NEW CHALLENGE IDIRISKA II TAABO IYO BAABAJEEY GARSORAHA CIYARTA KABTAN BAARA BIG GAME

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 929

  • @sadam_29
    @sadam_29 Год назад +90

    idiriska ciyaarta dartiisa ayaan udawadaa best comedian

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Год назад +456

    Ninka iga Qosliya waa idiriska ii taabo Hada ila tageerto Liike Ha La Dhafin Hee 🤣🥺💔😭

  • @teambabajey1183
    @teambabajey1183 Год назад +321

    Inta quranka jacel plz 🙏 like

  • @omar_hassan7158
    @omar_hassan7158 Год назад +161

    Ninka iga qosliyo waa idiriska hadaa ila mid tahay
    Adna like saar 👍🤣🤣

  • @Kulmiyemedia27
    @Kulmiyemedia27 Год назад +123

    Wlaal kusali nabiga scw🥰 intii jecel nabiga isoo raaca❤️❤️❤️❤️

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Год назад

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @abdifatahaden8672
      @abdifatahaden8672 Год назад

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @ahmedlakichannel3369
      @ahmedlakichannel3369 Год назад

      Salalahu caleyhi wasalim 😭 ♥️

    • @caynixasan3540
      @caynixasan3540 Год назад

      Scw scw😇🥰

  • @khadromohamett407
    @khadromohamett407 Год назад +46

    idiriska halaga joojiyo garsoornimada🤣🤣🤣

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 Год назад +22

    Hadii aad aragto magaca xabiibkeena Prophet Muhammad Peace Be Upon Him 😍❤️❤️ PLEASE LIKE SAAR WALAAL QAALI 👍👍

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Год назад +116

    Idiriska big funny 🤣 amazing challenge baaba jey keep going lbx

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +28

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial Год назад +22

    MaaShaaAllaah
    Garsoorihii Abid ugu Fiicnaa dhanka maamulka iyo Cunada
    Kabtan Baara Legend Xoogsade Qeyla quute.

  • @macruf9777
    @macruf9777 Год назад +39

    Idiriska dartii inta u fiirsta like saar.❤💯

  • @lildurky030
    @lildurky030 Год назад +6

    war nio somalida horta quranka ama nabi mohamed scw like maxee agu radiyaan ufff

    • @abdiazizmohamed2713
      @abdiazizmohamed2713 Год назад +1

      Adiga islam matihid miyaa marka waxaas maqasho waxanaqe miya

    • @lildurky030
      @lildurky030 Год назад

      @@abdiazizmohamed2713 wll aniga maxa nagin lkn ma fiicno in nabiga like lagu raadsadho

  • @Opdyshakour_aLi_Atem
    @Opdyshakour_aLi_Atem Год назад +48

    DUNIDA MA SOO MARIN QOF LAMIDAH NABIGENA MAXAMED SCW HAL MAR LIKE SAAR ❤

  • @aknoor4
    @aknoor4 Год назад +26

    Keep going baaba jey lknse Idriska waa in oo noqdo garsuure cml ciuaarta😂

  • @maxamedcabdixakiin8404
    @maxamedcabdixakiin8404 Год назад +30

    الحمد لله الذى أنعمنا ورزقنا من غير حول منى ولا قوة🤲🤲🤲

  • @mohamedaliahmed1968
    @mohamedaliahmed1968 Год назад +70

    Ku sali xabiibkeena muxamed scw ❤❤

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Год назад

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @farhiyaqueenqueen1235
      @farhiyaqueenqueen1235 Год назад

      Salalah caleyhi wasalam

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Год назад +5

    Wlhi idriska itaabo best comedian baaba jey waad kumahadsantahay kenitaankiisa love from Australia

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +41

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo this is challenges hard work 💯😆😆😎

    • @khadijamohamed5402
      @khadijamohamed5402 Год назад +1

      Three legends always legends keeps going babeyey and captain baraah and idirsika itabo this is challenges hard work 💪 👏 💜 🙌 💙 ❤ 💪 👏 💜 🙌 💙 ❤ 💪 👏 💜 🙌 💙 ❤ 💪 👏 💜 🙌 💙 ❤ 💪 👏 💜

  • @Curiya12
    @Curiya12 Год назад +9

    Sawira iga xareeysan Ayaan rabaa in aan ku kiciya ciwaan iga xareeysan walahi waan qoslay kabtan baaraa legend best funny refree 😂😂😂

  • @abdiqaniibnuadan8287
    @abdiqaniibnuadan8287 Год назад +15

    Captan baara ayaa ugu qosal badan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sakatanakata2525
    @sakatanakata2525 Год назад +14

    Ciyaar aan idiriska ku hiring xamaasad ma lahan
    Idiriska legend 🙏✌️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +21

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW☝❤🕋🥺

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +17

    team ogaansho
    team baaba jey
    team dadwaynaha
    team ashqar boy
    team asad hagiyo
    team captain baara
    intaas yatagero 🤔

  • @abdirahmanali3249
    @abdirahmanali3249 Год назад +10

    Idirska funny person wlhi Habeenku joogo video wa hit 😂

  • @hamuumedia964
    @hamuumedia964 Год назад +19

    Dad loo xiisey team BBD✊😂

  • @yaayacade4070
    @yaayacade4070 Год назад +2

    Baaba vidio walbo idiriska hakasootagin Ana la.aantiisa mafiirsakarno

  • @subansaid9841
    @subansaid9841 Год назад +14

    IDRISKA IDAABO 🤣🤣🤣🤣🤣 waalahii waa so funny

  • @hasandiyaabitube652
    @hasandiyaabitube652 Год назад +5

    hada u jedo saliga nabiga like sheh wll

  • @hamdimohamud791
    @hamdimohamud791 Год назад +7

    Cabtan baara dhib badna yaa guray kulha 😅😅😂😂😂😂

  • @ismailibnuomar7887
    @ismailibnuomar7887 Год назад +17

    Ramadaanka nabad allah nagu gaarsiyo ❤🤲

    • @umucaaishaumucaaisha596
      @umucaaishaumucaaisha596 Год назад

      Goorma waaye

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Год назад

      اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @farhiyaqueenqueen1235
      @farhiyaqueenqueen1235 Год назад

      Ameen 🤲

  • @cnuurxusen4983
    @cnuurxusen4983 Год назад +75

    Capitan baara the best al piiitaro 😂

  • @rayanabdirashid884
    @rayanabdirashid884 Год назад +8

    Idirska ayaa 3dexda kenay ee xaqa kashaqe kabtan 👏👏👏

  • @mohamedabdullahi6500
    @mohamedabdullahi6500 Год назад +5

    Idiriska ii taabo funny 😁 keep going team BBD Wa idiin Wataaaa

  • @muniiralhadaadi
    @muniiralhadaadi Год назад +3

    Bara big funny 😂😂😂😂😂 wan naxay kula ha😂😂😂❤

  • @ilhamosman9630
    @ilhamosman9630 Год назад +27

    Three legends keep up 🥰

  • @drarab3816
    @drarab3816 Год назад +2

    Sxb waan kaxumahay idiriska itabo sida loo galay waayo asiga ayaa xaq ulahaa maxaa looga kala jara waad ujeday sida uu kudhaya yan leyga jarin dumashi ayan ugeyna ayuu kudhahay lkn waan kaxahay sida aad uga korsocoten aniga ahan waxaan jeclahan laha in idirika laga rali galiyo oo markale loo dalbo si uu uhelo rafxad qofka wajigisa ayad ka aqrisankarta in uu kaxunyahay

  • @yuusuf2m
    @yuusuf2m Год назад +4

    Kusaliya nabi geena muxamed❤

  • @bakarfarahbashi9312
    @bakarfarahbashi9312 Год назад +3

    Idiriska iyo captain baara iyo baaba jeey haday san kujirin channelka ma
    Shidno inta igu raacsan like saaro

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Год назад +4

    Idiriska big funny 😆 amazing challenge baaba jey keep going ilbx masha Allah

  • @aminasad6505
    @aminasad6505 Год назад +71

    WA challenge Qatar eh

  • @awilfadheye3939
    @awilfadheye3939 Год назад +56

    Captain Bara Best Referee 👌

    • @abdinasirhashi4294
      @abdinasirhashi4294 Год назад +1

      Cabtan baara 1982 asaga iyo jama tuug dhar noo warnaa ay gurigena kaxadeen

  • @cabdiwaasac8945
    @cabdiwaasac8945 Год назад +1

    Wllh idiriska ceebaa ku gu dhacday adoo naag qabaa naag kale see yeelee oo kaa yar subxannalaah

  • @abdiwahabyussufamin8669
    @abdiwahabyussufamin8669 Год назад +5

    You have good job 👍 Masha Allah walal good luck forever inshallah

  • @anfac559
    @anfac559 Год назад +2

    Kabta baara, baaba jay iyo idiriska saaisku fahanteeena wlhi iyo kaftankiiina caadi maaha 😂😂😂

  • @nuurcade3142
    @nuurcade3142 Год назад +4

    Malmahaan sifcn ma uqoslin cawa ayaan gudaaa idiriska 🤣🤣

  • @charliechablin5488
    @charliechablin5488 Год назад +1

    Babajey wllka idiriska miskiin wye yaa lugu ciyarin wllhi waa dacad waa ninka kliya ciwankada kala kiciya wllhi idirsika waa tageraa ani wllhi miskiin sidaa kabtan baara u xushmwysid u xishmey wll please waa ninka kliya wllhi ciwankaada kala kiciya iphone sii suda kabtan baara ugu farxisey ugu farxi wllka wallhi waa miskin daacad ah ani waa ninka kliya aan tagero aan ciwankada uso galo xita sebsicrbka dartisa aan kusiyey wllhi marka wallha kafarxi ❤🥺

  • @Mr_xarabo
    @Mr_xarabo Год назад +17

    This beautiful face that is looking at me, I pray to God to meet him and his parents in heaven, subscribe 🤲

  • @shuceybmaxamuudisxaaq2643
    @shuceybmaxamuudisxaaq2643 Год назад +2

    Idiriska caawa Hargab Ayaa haayo haloo dulqaato

  • @ibraahimpoi8548
    @ibraahimpoi8548 Год назад +6

    Captain baara best alpiidaro😂😂😂😂

  • @abdirahmanafrah878
    @abdirahmanafrah878 Год назад +2

    Kabtan caaaw wax fican masmeenin idiriska waa ku jiftay lakin dhibmalahn waligaaa xaq Iska ilaaaali kabtan baaro

  • @rahmahanshi8926
    @rahmahanshi8926 Год назад +13

    😂😂😂 I love you guys 😅

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 Год назад +2

    Saan qalad waye idiriska iska leh kkkk

  • @Curiya12
    @Curiya12 Год назад +3

    Idiriska ii taaba weey gaadeen caawa lakiin waan amisanahay in ay siiyeen jabka kale 😂😂

  • @macalimbashaash7385
    @macalimbashaash7385 Год назад +2

    Idiriska markii la qiyaamay dareen qalbiga taabtay ayuu muujiyay wlhi😱😱 war sidaan iska daaya ama ninkaan maskinkaa qiyaanada ka daaya

  • @asma.apdifatax
    @asma.apdifatax Год назад +10

    coming soon team baaba jey 600k insha allah

  • @abdikarim695
    @abdikarim695 Год назад +1

    Nio ninkaaz faraha ha nuug waa sunada nabiga waaye marka waa saxan yhy😊

  • @munoyuusuf275
    @munoyuusuf275 Год назад +4

    Kabtan baara ala biitaro halaga dhigo qosol wlh 😂😂😂

  • @fasalka_f4
    @fasalka_f4 Год назад +2

    Imtixaanka kaalin fiican filayaa isoo duceeya asxabey codsi waaye

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Год назад +12

    The best ever referee El-Capitano Baara 💙✌️🐐💥

  • @maxamudqorane7880
    @maxamudqorane7880 Год назад +1

    wll babajey waa iga waano qof waxa thy wllkey somaliyed hda curiyan ah adiga oo lixdada lixad ilahy ku dhamystirn oo lobahan yhy in aad ilahy rali galisid hadad xaran ku darsato wll waku ayan daro ee iskada ciyalkdana xaran haku korin

  • @darajomohamed5280
    @darajomohamed5280 Год назад +4

    Saan usugayay hada ogaan lahaydeen 🤣🤣🤣🤣🤣 kabtanka iyo idiriska waa mucjiso wlhi 😂😂😂😂😂

  • @bocoryare185
    @bocoryare185 Год назад +1

    Baaba jey codsi waaa neef dheylo ah Aalbitaraha ha qabto

  • @hamuumedia964
    @hamuumedia964 Год назад +5

    1M iyo kabadan uqalantaan✊✊

  • @cabdiraxmaanaxmed5162
    @cabdiraxmaanaxmed5162 Год назад +2

    intii idriska dartii u daawata like ta ha ila dhaafina 😅🙏

  • @alhamdulilaah114
    @alhamdulilaah114 Год назад +3

    Good challenge lkn idiriska yaaala qayaamin saaxibyaal 😁

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 Год назад

    Kaptan baare ,baaba jey iyo idiriska walahi qosolka aduunka Waxanun sanyahay😁😁😁😁😁😁 🇬🇧

  • @MULLER-b5l
    @MULLER-b5l Год назад +3

    Wlhi hawenki aan idin daawan haween ima ahn waa ku hysta challengan 😂😂👍

    • @bashiirtimo5351
      @bashiirtimo5351 Год назад +1

      Captan baara cadalad matihid

    • @bashiirtimo5351
      @bashiirtimo5351 Год назад +1

      Idiriska wankuku kalsonahay ayu ku yiri adikana cadalad daro ayad kuwadaa

  • @user-uu8bt2is1i
    @user-uu8bt2is1i Год назад +1

    Garsoore Xerkiisa sas wYe Legend kabTaN👍👍👍👍
    BABAJEY NINKAN GARSOORENIMADA KABARO
    xasHaLilaH wa idin waTaa 3B One Love🥰

  • @mowlidabdikadirmohamed3042
    @mowlidabdikadirmohamed3042 Год назад +4

    what'a challenges keep going legends🙏

  • @mahadyare3355
    @mahadyare3355 Год назад

    Garsoore fcn wye captan baara Ciyartii uga ficned abid an dawado wye midan hda kadib isaga albiitar haloo dhiibo

  • @izmaeljp9360
    @izmaeljp9360 Год назад +3

    best reef kabtan baara😂😂✌️

  • @ahlammaxamed9033
    @ahlammaxamed9033 Год назад +1

    Baba jeey wali comment kuma so qorn cawa igu horeysa plz neef dhaylo ah keen idirs garsora ka dhig😂

  • @hawaofficial5448
    @hawaofficial5448 Год назад +3

    Three legends wlh so funny 🤣🤣

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh Месяц назад +1

    Hadi ad firsaneso muqalkan 2024 Like isar 😂😂😂😂

  • @ASMRRELAX387
    @ASMRRELAX387 Год назад +3

    Profile ka ayaa qaladey babajey 🙄

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 Год назад

    idiriska hadusan ku jirin ciyarahan oo kale farxad ima lahan runtii, xaqiiqdina asan ku dawada (idiriska is a funny comedian with great comedic timing).

  • @muniir_official
    @muniir_official Год назад +7

    Challenge laastiiga inta rapta in lasoo celiyo like💪👍

  • @heythampoi6569
    @heythampoi6569 Год назад +1

    Babajey plz vedioga 30 daqiiiiqo eh naga yreeee plz 18 kadhig😮

  • @hamzejamac1271
    @hamzejamac1271 Год назад +3

    Lefista faraha ha loo fasaxo idiriska 😂

  • @streetjameeco324
    @streetjameeco324 Год назад +1

    Sidaani xaq ma ahan team idiriska kaca hatrick ayuu keeney waana laga diidey captan para iyo baaba jey idiriska xaqiisa hala siiyo cadaalad mataalo team BBD saan miyaa

  • @yusufabdirisaktumey8474
    @yusufabdirisaktumey8474 Год назад +1

    Ciyartan xaqmahan kabtan baara idiriska waa ku jiifta sxp

  • @boojadheere
    @boojadheere Год назад +1

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @zakariamuhudin9150
    @zakariamuhudin9150 Год назад

    Idiriska waa roox daaxad ah oo waxa afkiisa sooqabta war fani ah

  • @mett0pess594
    @mett0pess594 Год назад +1

    Best albiitare captanka

  • @Kaisar-gaming855
    @Kaisar-gaming855 Год назад

    Captanka albiitaraha haloo daayo wuu ku soo baxaa👌😯

  • @jeepjaapjamac6588
    @jeepjaapjamac6588 Год назад +2

    بابجي استمر اخي الغالي سلم عليه كبتن باره وكمام ادرسكا اتاوو اليوم انت تلعب صح ههههههههههههههههههههههههه

  • @shiishboy3398
    @shiishboy3398 Год назад +1

    Babajey mar walpa ha ciyaro yaa igu racsN 🤚

  • @salmalove8326
    @salmalove8326 Год назад

    Labada nin rabnaa dad kale Ha keenin baba captanka iyo idirisk

  • @kingmaankaofficial939
    @kingmaankaofficial939 Год назад +2

    Wlhi baabajeey waa ku qaldaneed video ga prank iga ahaa maadama oo diiday idriska in lasoo dhigo

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад +2

    Caga badal kulahaa ar cabtan baara umadeyna maaha 😂😂😂😂😂😂

  • @user-ou4ho6mt9m
    @user-ou4ho6mt9m Год назад

    Baba jey iyo kabtan baara waxiina ciyaar maaha ee miskiinka xaqiisa siiya haddiiba aad ciyaaraysaan hadiikale hasirina kabtan baara babajey waad u eexatay isku xishoo

  • @khadarmahdi1885
    @khadarmahdi1885 Год назад +1

    BBA aadbaan kuusalaamay Sharad wadaa Ii ah inaan noqday qofkii uguhoreeyey ee komanti kadhiibta ,👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sweigeridirizdiamnd8744
    @sweigeridirizdiamnd8744 Год назад

    Saaxiip walhi la izma xaqiree idirizkan ku joogana meesha idina waan idin wadanaa horay u socda saaxipayaal

  • @abdisamadadow4098
    @abdisamadadow4098 Год назад +1

    Idriska waa qiyaamteen markii uu dambeesay diidinka

  • @omanahmed3104
    @omanahmed3104 Год назад +1

    Idiris itaabo waa nin qosol badan😀😀😀😀😂😂😂😂😂😂

  • @yuyekb5077
    @yuyekb5077 Год назад +2

    Idiriska ii taabo cawa wuxu xidhan yahy funaanadii ababala 😂😂😂

  • @omarcirguje3072
    @omarcirguje3072 Год назад +1

    LEGEND waaan kuwataa qofkii uguhoreeyay me oo soohadla

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 Год назад +1

    Ciyaarta khiyanada ka dhafa
    Idiriska badiyay runti ayaa igu raacay

  • @saygacade1290
    @saygacade1290 Год назад

    cawo idiriska wuujiran yahy umaleyna codkisa waxa kaqaldan team bbd wan idinwata

  • @Nasab803
    @Nasab803 Год назад +1

    Jecliya 3 nin wey iga qosliyan idiriska aad bad iga qoslisa wad ku mahadsan tihiin madadalada sida musasalka udawada