IDIRISKA II TABO IYO WAA SHEKO KALE CIYARTII FINALKA YAA NOQDAY GULESTAHA 300 DOLAR IYO KOBKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2023

Комментарии • 2 тыс.

  • @baabajeey
    @baabajeey  Год назад +1056

    IGA RAALI NOQDA CAAWA MUQALKA AYAAN KU DAHAY IYO FARSAMADA 🙏 WAQTI BADAN AYUU IGA QATAY WLHI

    • @hulkeihulkei
      @hulkeihulkei Год назад +9

      Rᴇᴄᴘᴇᴄᴛ ʙᴀʙᴀᴊᴇᴇʏ🙏

    • @caydaruussaleebaan2380
      @caydaruussaleebaan2380 Год назад +7

      Baba Challengii Englishka Kaa suganaa 😅🙏

    • @muscab8581
      @muscab8581 Год назад +4

      dhebmalahan wll waa cadi 😍hawalwalin ❤️🤗

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. Год назад +8

      Saa'id buu u dheeraaday waan dareemi karnaa wuxuu usoo daahay 😂

    • @akpoy8191
      @akpoy8191 Год назад +1

      Muhiimada waa inaad soo daayso respect papa🙏🙏

  • @mahadreed242
    @mahadreed242 Год назад +403

    Waqti ma uhaysaa saliga nabiga (scw)❤️❤️❤️

  • @khadarmaxamed3748
    @khadarmaxamed3748 Год назад +142

    Team idiriska hadii aan nahay qofkii naga hor imaada dhulka ayaan lajaraynaa hadii aad taageerto idiriska like👍 saar 😊💯⚡️⚡️🔥

  • @hodaniman9003
    @hodaniman9003 Год назад +30

    Muu soo maariin qof ka wanagsan kana ruun badan Muhammad scw scw scw

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Год назад +504

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤

  • @najmamohamed1561
    @najmamohamed1561 Год назад +115

    Babajey 😢codsi ayan wataa waayo aniga waxan ahay hooyo hooyo aya dareemi karto wax walbo baaba waxan wata codsi mar lawaad wiilyar oo hooyyadiis dhimatay 😢alla yaraxma 😢baaba channel ka oo soodhigay kamaal Abdul hala fiiriyo waa wiilyar oo ciilan dhib badan kasoomaray nolosha channel kiisa waa salmaan kuluu official 😢babajey adigo wax kascodsaday wiilkaas yar oo ciilan sooqata soowada hana laga farxiyo waa codsi😢wlhi qalbiga ayan kagobana qoralkan adiga lee makosooqorin barbaarta adiga baabajey baara ilaahey dardiis wiilkas yar jwb kaso bixiya 😢😢😢

    • @sumayasharmaarke5504
      @sumayasharmaarke5504 Год назад +4

      wlh been maadan shegin runtiii ilhy dhibk haka qaado wiillka

    • @shoobare460
      @shoobare460 Год назад +4

      Wlhi waa arin aad u wsnagsan wilkas yar in lacawiyo😢

  • @mohamedfarah6535
    @mohamedfarah6535 Год назад +34

    FIFA barca idiriska what a comeback congratulations my bro ❤

  • @ifraaxabdixakim6930
    @ifraaxabdixakim6930 Год назад +40

    What a come back idiriska guul barca

  • @alibinali20
    @alibinali20 Год назад +210

    What a come back!!!😲😲😲 Idiriska big respect 🤗

  • @cimar7894
    @cimar7894 Год назад +116

    Wllhi waan rabay idriiska inuu guulesta years fifa Barcelona 🥰

  • @cabdiwasacabdiqaadir8287
    @cabdiwasacabdiqaadir8287 Год назад +22

    What a come back idiriska itaabo 😮🫡 respect ✊

  • @jamaalhassanmabruk.4553
    @jamaalhassanmabruk.4553 Год назад +89

    Vamos idiriska vamos Barcelona ❤

  • @shakkabrand
    @shakkabrand Год назад +281

    what a comeback Idiriska Hambalyo 🎉🏆

  • @sadamahmeddubane9739
    @sadamahmeddubane9739 Год назад +68

    Waxa kle oo aan kaa codsan laha marka aad fureyso barnaamijka inaad ku soo darto wll xiliga salada hadey kuu tahay salada soo tuko una soo laabo muqalka waayo labo qof mesha ay iskugu imadan hadey illahay ku xusi wayan waxbo uma hagago ee taas ku dadal waa codsi kaga yimid tagerahaga 🙏💯

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 Год назад +8

    anoo niyad jabsanaa comment yada akhriyay idiriska comeback buu sameeyay markaa arkay wlh waa farxay IDIRISKA HAMBALYO LEGEND🤣🤣🤣🤣🙏

    • @mahamettzhakir2744
      @mahamettzhakir2744 Год назад +1

      Walahi anba sidoo kale Lkn Idirska Wan wata Waa Nin Qalbi wanagsan 😂😂

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Год назад +6

    Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation brother,Idiriska FIFA World Cup ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🎁🎁🎁🎁😄😄😄😄😄🇺🇸 keep going brother wan gulay sanay. team (Idiriska )👑👑🏆🏆🏆🏆🏆

  • @ilyaascalixaashi9625
    @ilyaascalixaashi9625 Год назад +104

    Baba idiris ayaa badiyay win 🏆
    Qalad waye idiris legend 🙌

  • @updirahmaangureyofficial2798
    @updirahmaangureyofficial2798 Год назад +180

    Team.BBD Inta ila sugta Like
    600K froM Team Baba jeY👏💙❤️

  • @kinggooshe318
    @kinggooshe318 Год назад +3

    Baaba jay wllo barnaamij kaaga mar inaan ka soo muuqdo jclhy jigjiga ka imid taageeero ku ahay nio isoo qabo nio kuu bahanahaye

  • @kaabahawayn9908
    @kaabahawayn9908 Год назад +6

    Idiriska wax walbo walbo oo aad ku sameesaan kama guulaysanaysiin real legend 🙌 👏 😎 idiriska ii taabo caan caan dhalay

  • @yavquubahmed188
    @yavquubahmed188 Год назад +41

    baabajey ilaahay haku xafido dadka ku dulmiyano ilaahay haka abaal mariyo wlhi si qalbiyana kuu jeclahay 🥺🥺

  • @kingswaleh
    @kingswaleh Год назад +104

    What a comeback idiriska itaabo
    Congratulations 🍾🎊🎈 🎉 34:34

    • @ifrahabdi4089
      @ifrahabdi4089 Год назад

      Wow raye wilka haqayaminaha 20 qofka ku hormara iskaleh aya dhede baba jey secamalka

  • @abdirahmanbitiyoow6732
    @abdirahmanbitiyoow6732 Год назад +14

    What a comeback idiris cimaamad lama heysan karo forca barca🔥🎉

  • @abdirihiinhassan7943
    @abdirihiinhassan7943 Год назад +11

    The greatest of all time idiriska🐐

  • @afatahqurbo294
    @afatahqurbo294 Год назад +36

    Yes guushii waa dhankeena idiriska itabo the legend
    Ninkaa dar ilahay ujeclahay🥰😍

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +107

    wllahi so funny 😆 baaba
    waan sugaye cayaarta finale The chanbeyon idiriska iitabo 🎉😭boqorka 🎉🎈caaga waa idiriska iitabo yaa shaki kaqaba 👏

  • @maticcade4678
    @maticcade4678 Год назад +7

    Come back Caadi aheen Idriska caadi ma ahan Labadeyda Naadi Chelsea vs Barcelona Wooow Garsoryaaasha neh Wan Salaama

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan Год назад +7

    Goat 🐐 of the chicken 🐔
    Goat of Cunitaan Idiriska Legend Full respect
    CIIDANKA Caloosha full Respect 😁 player of the cup Idiriska baa lahaa

  • @wadajirtravels3546
    @wadajirtravels3546 Год назад +45

    ❤❤❤❤ asc three BBD iyo Waa sheeko kale , salaan kadib, idiriska ayaa guuleesanaayo caawa. ❤❤❤❤ team idiriska caawa kor isku soo qaada ❤❤❤❤

  • @maankacusub2912
    @maankacusub2912 Год назад +59

    What a comeback idiriska hmblyo hmblyo👑💪🤙🖐

  • @iskudayschannel5134
    @iskudayschannel5134 Год назад +11

    Congratulations to my brother idiriska boqorka weedow waxan kulenahy waxan nahay tagerahaga meelwalbo eey aduunka kajoogan hambalyo hambalyo guuleyso waliga wlal baaba adiga nh I.a soon 600k udabaldageyna sido kle captanka wa wadana lipaxena ♥️🙏🙏

  • @asc5398
    @asc5398 Год назад +1

    Idriska maskiin dheh waa la qayaanas markasta waan la bah dilaa idriska aya reyay ee waa la qayanaa wle bab jey idriska ayuu mar kasta qayamaa

  • @hassanyare3868
    @hassanyare3868 Год назад +16

    Baba hal codsi ayaan wataa horiyaalka magaciisa premier league waxaa ku dareysaa babajey premier league saan kadhig baba waan idin salaamay the legend captan baara legend idiriska i.o sxbtiisa munu miski waasheeko kle i.o peleyga somaliya the legend of the legends oo ah babajey✌️✌️

  • @axmedmjofficial5939
    @axmedmjofficial5939 Год назад +56

    Idriiska ii taabo wuu raayay ❤ idriis is so funy

    • @nimcoxassan2944
      @nimcoxassan2944 Год назад

      Idiriska waad qoyaan teen madaxa ninka qaatay baaleh hilibkana idiridka baalahaa

  • @mahadxasan8199
    @mahadxasan8199 Год назад +3

    igula sali nabi muxamed scw ❤❤

  • @medhassan8918
    @medhassan8918 Год назад +19

    Incroyable idriska ii tabo félicitations pour le final

  • @tjofficial8792
    @tjofficial8792 Год назад +34

    Team idiriska for ever 💪💪💪💪💪💪💪🥰🥰🥰

  • @xasanalimotto7397
    @xasanalimotto7397 Год назад +30

    Team idiriska ismuujiya😅

  • @yakubismail1107
    @yakubismail1107 Год назад +10

    What a come back IDIRISKA Hampalyo 🥰

  • @mahadabduqadir9094
    @mahadabduqadir9094 Год назад +2

    baabajeey jawaab baan kaarabnaa. inaad kabixiso arintaan hadaa nahay dadka ku taageero oo 🥰🥰🥰 cadalad daro aad weyn ayaad ku hesa idiriska

  • @ahmadsade6308
    @ahmadsade6308 Год назад +63

    Idiriska is a champion💪👊

  • @Cabdiqani7171
    @Cabdiqani7171 Год назад +32

    Congratulations 🎊 my brother idiriska

  • @maxamedabdirahman2349
    @maxamedabdirahman2349 Год назад +7

    BEST COME BACK IDIRISKA ❤️🔥

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад

    Five legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo and wa sheeko kale and baquli boy another's levels final champions league final congratulations 💯♥️👍♥️👍☝️💪😎

  • @lionakluka8740
    @lionakluka8740 Год назад +10

    Awy Dadki Nabigena Suuban Jeclaa 🥰

  • @muhacaday8806
    @muhacaday8806 Год назад +15

    inta cabtan baara jecel farta taaga 😅

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +2

    Boqorka RUclipsrada muqdisho iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ 🙌 from hargeysa ♥ ❤ baaba jeey

  • @yaphidmohamed2910
    @yaphidmohamed2910 Год назад

    The best match wlhi. Baaba io zabalaatarkiisa, kaptanka io Referee nimadiisa waalida ah, pele oo gadal ka yimid shidayna ciyarta. Ilyas io laga aruuriskiisa io Idiris ka oo comeback walan sameyey 🔥

  • @armaanmohamud2051
    @armaanmohamud2051 Год назад +20

    Hambalyo idiris itaabo the best comodian of somalia🎉❤

  • @user-wb4qf2dm9i
    @user-wb4qf2dm9i Год назад +72

    What a comeback idirska Congratulations👑

  • @sihaamabdiasiis
    @sihaamabdiasiis Год назад

    Waqti ma uhaysaa saliga nabiga scw

  • @abshirabdi6542
    @abshirabdi6542 Год назад +2

    Congratulations idirika walhi waa qof qalbi wanagsana oo cad ah asigo bad hadan 3darbo la dhahay Wu aqbalay

  • @zamiirahmed7107
    @zamiirahmed7107 Год назад +16

    Idiriska Hambalyo congratulations xaqa ayaa soo baxay 💯🙏🙏🙏

  • @sadamahmeddubane9739
    @sadamahmeddubane9739 Год назад +14

    Masha Allah Fifa Idirska Wlhi Si Niyada ugu duceyaa Ninka mar waliba inuu ku guleysto wax waliba oo la dhigo isaga io Kabtan Bara inkasta oo Idirska yahay asxabul ciyal hadana waa nin aad ugu bahan garab istag dhamantin rabi ha idin xafido

  • @roosi1670
    @roosi1670 Год назад +8

    Greatest of all time foods 😋 idiriska

  • @ayaanleandiazizdaljoogsoma3844
    @ayaanleandiazizdaljoogsoma3844 Год назад +2

    aynu ku wada salino subaneheenii mahamed scw

  • @sheydanwaseblackmanba5214
    @sheydanwaseblackmanba5214 Год назад +18

    The goat of caag idiriska itabo Lenglen Always Lenglen Congratulations 🎉🦍💪🔥

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 Год назад +111

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ

  • @umumuniriish650
    @umumuniriish650 Год назад

    Adeer ilhy ka baq wiilka ha dul mininah isga guulaysty Idiriska

  • @somalia641
    @somalia641 Год назад

    Hadalka afkaa kasobox waxa ugu wanaagsan saliga nabiga sallalahu caleyhi wasalim like saar walalayaal

  • @umuanwar4563
    @umuanwar4563 Год назад +9

    Idirska isago badiyay ood kagaga baxden 20 marku kenay ayuu hadaba sharaf ku huulaystay ❤❤ 🤜🏼 well Done

  • @AhmedMohamed-jn2zb
    @AhmedMohamed-jn2zb Год назад +7

    Hambalyo ideriska walhey waan taageeraayay guul

  • @abdimusearizona9367
    @abdimusearizona9367 Год назад +1

    baaba jey ilaahay kabaq idiriska cadaala darada kadaa ciyaarta 20 idiriska iyo 16 wa sheko kle ey ku dhamaate 20 qofki ku hormaro ayaa leh ayaa dhahdeen hadane ma ku dhaqmeesiin ilaah ka baqa ee xaqa idiriska iska ilaaliya💪💪💪💪💪

  • @user-fp3qe5ws6y
    @user-fp3qe5ws6y Год назад +1

    Froom hargaisa somalia kep goin🇸🇴

  • @zeerkasaki7819
    @zeerkasaki7819 Год назад +16

    Hambalyo idiriska iitaabo Champions 🏆🔥👑❤

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Год назад +6

    Team BBD horey usocda we love you from Australia.

  • @dylanchannel4535
    @dylanchannel4535 Год назад

    Baba idris xaqiisa wuu sodaahiray wlhi guusha marka hore idriska lahaa hiilo meesha ku jirtay

  • @djbakuuri4489
    @djbakuuri4489 Год назад

    Wllhi bilaahi talaahi waad qayanosiin idiriska wllhi qayanada ka dhaafa xaqiis halugu tumanin hambaliyo idriska

  • @wll__zenuu7039
    @wll__zenuu7039 Год назад +11

    20 jir ka adag bir idiriska 💪💪😂

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 Год назад +3

    Wwwwww guul taem idriska itaabo guul came back waali ah inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya waxay Idin tahay wangsn

  • @mohamedkhasin1002
    @mohamedkhasin1002 Год назад

    Dhaman mesha inta jogto waan salama ciyartan waa wada sugeynay balsa idirska ii tabo waa maskin dhibka ka dhafa ciyar oo badiyay aa Kusoo celisen waxasne xaq mahin ugu danbeyne woo badiyay ninka odoyga gula leyhay marlabad iyo mar sadaxad bo tiim idiriska ismujiya

  • @moofficial839
    @moofficial839 Год назад +1

    Baba Szp Muuqaalada 20 Minutes Haka Badin Waan Shaqaynaa Ka Badan Daawan Kari Maynee 🙏

  • @sidramrk
    @sidramrk Год назад +11

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @roblehmanish9259
    @roblehmanish9259 Год назад +4

    WlHi Wuu u qalmay idirisku I’m proud of you sayid cali my bro congratulations millions time 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimalik1021
    @abdimalik1021 Год назад +2

    Idiriska itabo keep going brother

  • @yaaayaizzr7363
    @yaaayaizzr7363 Год назад +8

    What a comeback idiriska

  • @lillyozmj4752
    @lillyozmj4752 Год назад +10

    Congratulations Idirizka 🎉 What Come Back!!!!!!!😮

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
    @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 Год назад +18

    Asalamucaleykum waraxmatullaah wabarakaatu_ ayuhaal muslimuun _ walalayal guusha wa sheeko kale number 1 wa Chelsea ❤🏆♥️⚽️♥️

    • @maankey6048
      @maankey6048 Год назад

      Chelsea bugley wixii tageero oo guleysaty wan wayy

  • @djbakuuri4489
    @djbakuuri4489 Год назад

    Qayanada jojiya 20 ayuu keni idriska guusha xaqiis waye wllhi bilaahi vamos idriska

  • @yuusufaxmedmursal5430
    @yuusufaxmedmursal5430 Год назад

    Baabajey adiga iyo captan baara iyo muna miski waxan idinka codsanaa in aad raali galisaan xaaska idiriska ii taabo ciyaar ma ahan hooyo haysa 9 ciyaal ah codsi wye wllahayga horey isocdaa waxa tihiin dad talented ah cadowgiina hoos insha allaah.

  • @maajidyare3525
    @maajidyare3525 Год назад +5

    Legend always legend baaba jey idiriska champions 💪💪

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Год назад +4

    What a come back__ idriiska hmplyo wd uqalantaa pro congratulations 🎊

  • @abdinoorshariff9804
    @abdinoorshariff9804 Год назад +1

    Congratulations 👏 Idris.

  • @kiki-mh8gf
    @kiki-mh8gf Год назад

    Babajay wlhi qalad waye captain bara ayaa dhahay qofkii 20 KU hor Maro ayaa guuleestay marka idiirska waad Ka qaldan tihiin koobka aşığa ayaa qaaday

  • @zamfx12
    @zamfx12 Год назад +16

    what a come back❤️

  • @ebubekir.hassan7367
    @ebubekir.hassan7367 Год назад +4

    Baba Jey haben walpa idiriska Waa gadaaa hbn wlpo xaqiisa ayaa kasoo baxo copyright dartis ayaa lagugu qabty marka sii Lacagta 😢😢

  • @cumeer___big___fan____fans
    @cumeer___big___fan____fans Год назад +1

    Idiriska win 🏆🙌😎💪👏❤🏆🙌😎

  • @maxamedcr1063
    @maxamedcr1063 Год назад

    Idirka win🎉 wllhi nin fany ah weeyaan ninkan vedio giisa inoo soo badi

  • @caskaaxmed6094
    @caskaaxmed6094 Год назад +9

    Tiiim Baba jeey waan idiin wataa From Baba jeey🙋‍♂️😘

  • @idilabdirahmanali385
    @idilabdirahmanali385 Год назад +7

    Baabjey wad qaldantahy idirka guulayistay wlhi xaq ilali bro 😢😢😢😢

    • @Live__quute1
      @Live__quute1 Год назад

      Xaq ma taqanid videoga siifican ufirso waa sheko kale aa badiyey

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад +1

      Idiriska aa leh wayo qofki ku hormaro 20 aya leh saxanka dhan iyo lacagta so idiriska aa ku hormaray

    • @idilabdirahmanali385
      @idilabdirahmanali385 Год назад

      @@Live__quute1 muxu ku badiyay wad qaldantahy adigu cadi u fiirso xoollo

    • @idilabdirahmanali385
      @idilabdirahmanali385 Год назад

      @@amalamuli376 haaa ❤️

  • @asadhagiofunnz5598
    @asadhagiofunnz5598 Год назад

    Baabajey waa qaldan tahay 20 ninkii ku hor maro baa guulaysanaya baa dhahdeen idiriskaana guulaystay xaqiisa hala siiyo 🥵

  • @ibicade8599
    @ibicade8599 Год назад

    Baabajey iyo kabtan baara ilaahay ka baqa markasta IDIRISKA IITAABO waad qiyaantaan isagana qalbiga ayuu ka hadlAA fadlan wan idin wada daageeraa balse wxad igu qasbaysaN inaan mar danbe idin daawan Waayo markasta qiyano ayad ku samesan Mr Idirska joojiya wxad wadaan please

  • @caanoboori2533
    @caanoboori2533 Год назад +6

    Congratulations 🎊 idireska 😍😍🥰

  • @badribaari5772
    @badribaari5772 Год назад +5

    Congratulations🎁🎊🎖🏆idiriska ciyaar inaba cadi ahena ka dhacday

  • @aarkahaamud1437
    @aarkahaamud1437 Год назад

    Viv Barc what a come back legend 🙌 Idirska Boqorka caaga waxbo lagama qawan karo
    Sikeston cadalad daro losameyo idirska waxba lagama qawan karo wad kudalesan baba jey ka hara ninkasi
    Doors dhimatay ayat dawada ka afufesaan wlhi

  • @iskasexo142
    @iskasexo142 Год назад +1

    Idiriska badshe wllahi 20 qof ki ku hormara dhahde idiriska ku hormare 🥺

  • @yahye_dufaaci
    @yahye_dufaaci Год назад +18

    What a comeback

  • @macanowmalabow9446
    @macanowmalabow9446 Год назад +11

    Keep going baba 🥰 🥰🔥

  • @hamzemukhtar8140
    @hamzemukhtar8140 Год назад +2

    baaba jey tirada waad khaladey 12 marku marayey waa sheeko kle idirskana come back ayu zameye wuuuna ku barajeeyey wa zaaz cidi ila aragtay like 🤣🤣🤣🥰

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Год назад

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu caleyhi wasalam 🥰🥰😘😘😍😘