IDIRISKA IITABO OO CAAWO CHECKING IGA QAADAN WAAYAY DAGAALKA NADHAXMARAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024

Комментарии • 602

  • @somalifanprojfilms
    @somalifanprojfilms Год назад +52

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😥

  • @mocaashaq595
    @mocaashaq595 Год назад +75

    Maasha Allah Soomaaliyeey wiilkaan aan dhiiro galino waa nin fiican Cabdalla Buurane

  • @Ramos.films.1
    @Ramos.films.1 Год назад +97

    Team idiriska isoo raaca 🤣

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Год назад +39

    Legend Abdalla wanku wataa 😂😂😂 Idiriska meel ayad sartay wlhi 😂😂😂

    • @cayduruusfx9358
      @cayduruusfx9358 Год назад

      Idirska Xaran Ku haystay awal hore ,
      Laf Ka wayna yimi 😂😂😂

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 Год назад +41

    Welcome back cabdale 👏👏

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +41

    😂😂😂😂 wuu idinka raayay Abdalla 😂team Captan Baara ❤❤❤❤

  • @saciidshariif9716
    @saciidshariif9716 Год назад +20

    Baba jey lugha alha ku is tajiyo si niyda ah wslhiy❤🙏💯🙏🥰

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +12

    Ramadan mubaarak is coming soon 🔜 insha allah

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 Год назад +34

    Abdalla wllhi funny AA tahay saa uqoslaaye ilin iika timaate chalangiyada soobadi

  • @achiveking
    @achiveking Год назад +1

    Saan xaq ma ahan ...yaa report igula gudbinaayo asxapy 😢😪

  • @mohamedahmednuurjalwo577
    @mohamedahmednuurjalwo577 Год назад +13

    Sxb si walaalnimo iyo islaanimo ah ayaan kuu taageeraa in shaa alaah waad guuleeysaneeysaa waayoo nin qalbi wanaagsan ayaad tahay one love sxb sare

  • @ruweydoshucaybabdikarin7234
    @ruweydoshucaybabdikarin7234 Год назад +4

    Alla waan fuuray saan u qoslaay fiiraha xitaa wey I xanuuneen cabdale buurane caadi ma tihid😂😂😂😂😅

  • @Ak-nh7bz
    @Ak-nh7bz Год назад +1

    Ar xeethy ninka sida gare oo kale u dhugay 🍗🍗

  • @yasmiinahmed1493
    @yasmiinahmed1493 Год назад +4

    😂😂😂😂😂😂😂 inta udambesey wlh wax kaqosol badna ma malaha

  • @sakariyesayga5924
    @sakariyesayga5924 Год назад +7

    B.B.D Team idirska hadal xita lagu celinayo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fafitara1773
    @fafitara1773 Год назад +27

    9:45 is so funny idiriska 🤣🤣

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +1

    Abdalla buurane is not easy 😕 😒 😑

  • @najmokushkush7365
    @najmokushkush7365 Год назад +2

    Kulah adi ma calan junesid hhhhhhhhhhhhh idarska walhi waxa badan sidi Lucuno waa lagu barey hhhhhhhhhhhhh

  • @faizabashiir9925
    @faizabashiir9925 Год назад +7

    8:04 inta igu qosolka bdneyd 🤣🤣🤣🤣

  • @maxamed912
    @maxamed912 Год назад +1

    Coming soon 50k suppiscribe

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Год назад +8

    Legends from BBD mashaallah abowe mashaallah 1000k youtube subscribe kaarr inshllah keep going through hanbalyo hanbalyo 1000k hooyo cafimad Allah siiyo damantiina Allah kufdiyo abowe

  • @sabriinahmed1041
    @sabriinahmed1041 Год назад +2

    inta ugu dambeysay idiska iyo cabdala😂😂😂😂 iyo baabajeey o lug la rooraayo😅

  • @halimahalimaabdulkadir9360
    @halimahalimaabdulkadir9360 Год назад +3

    Welcome back my brother

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +19

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Enzo35778
    @Enzo35778 Год назад +5

    The best person ever the most knowledge able and the most shile all created prophet Muhammad scw ❤️

  • @axmedcolaad129
    @axmedcolaad129 Год назад +3

    Idirska naso badai video qosal wye 🤣🤣

  • @nadaraadan3099
    @nadaraadan3099 Год назад +1

    Ala kan eey waaye wuuba ka dhameeyay

  • @youyubeshorts203
    @youyubeshorts203 Год назад +1

    Asbucu waa inte ree liverpool me 777777

  • @asiyasalah6968
    @asiyasalah6968 Год назад +11

    Kkkkkkk❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂 I love it walahi more please

  • @ahmediid2523
    @ahmediid2523 Год назад +1

    Halabadalo magaca isoo raaca

  • @aman___happiness____offici4031
    @aman___happiness____offici4031 Год назад +29

    for idiriska ❤❤❤

  • @iqrayusufmohamed5631
    @iqrayusufmohamed5631 Год назад +1

    Idiriska foodada ka daaya

  • @bashiirbashiirabdixaashi2498
    @bashiirbashiirabdixaashi2498 Год назад +5

    Allaha unaxariisto xaaska idiris iitaabo 😭😭😭

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 Год назад +5

    Raga sxb dilka ka daa😢

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal3601 Год назад

    From baaba kabtan idiriska Muna miski iyo Queen....waiga mudhan tahy

  • @cadcadka3898
    @cadcadka3898 Год назад

    Wlhi caawa idiriska waala helay

  • @sakariyesayga5924
    @sakariyesayga5924 Год назад

    Babajey idirska adile kuso dacwonah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @omardayah8786
    @omardayah8786 Год назад +1

    ABI ABDALE BUURANE KEP UP

  • @ruweydoaadam8005
    @ruweydoaadam8005 Год назад +3

    Wlhi qosolkaa iga dhamaaday idiriska cawa waa laha Raaye😂😂😂😂😂😅

  • @roosohalima9978
    @roosohalima9978 Год назад +4

    Kkkkkkk alla idiriska xaaaasidka tahy cun🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +7

    Waa qoslay walahi caawa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @djmankacade5487
    @djmankacade5487 Год назад

    Team Abdalle buurane ✊🏻💉🩸✊🏻✊🏻✊🏻

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 Год назад +7

    Candle pr 2 please capon baar iyo idiris 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suhurdek8304
    @suhurdek8304 Год назад +2

    Horey usoco wllky😢

  • @axmeddaacadchannel
    @axmeddaacadchannel Год назад +6

    Keep going team cabdalla buurane

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Год назад +4

    Maasha alaah cabdalla waa wii qalbi wanaagsan keep going my brother adiga iyo team kaaga baabajeey iyo idiriska ii taabo 🫶🏻🫶🏻🫶🏻😁😁😁🥰🥰🥰

  • @radwaanabdifatah9460
    @radwaanabdifatah9460 Год назад +1

    Waa dhawahy

  • @saadaqofficialchannel
    @saadaqofficialchannel Год назад +1

    Tv

  • @Gatuza__26
    @Gatuza__26 Год назад +1

    Frome tictok 😂

  • @saciidofamily5599
    @saciidofamily5599 Год назад +1

    KKKKKKK,

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Год назад

    Idiriska ii taabo fuuny waaye walaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻

  • @kiincadeey5667
    @kiincadeey5667 Год назад

    Ala sa u qoslaay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Год назад +2

    AXLA CIYAAR WLH IDIRKA TAARIIIQ AALUGU DHIGAY WLH 😆😆😁😄😄😄❤💖💖💖💖❤❤❤❤❤

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад

    Idinka dheela waxa cunaayo cabdalla buurane saas waaye ciyaarta😂😂😂

  • @genmejor8451
    @genmejor8451 Год назад +1

    TEAM BBD MR abdale noosoo badiya

  • @deeqocabdule8102
    @deeqocabdule8102 Год назад

    walikay sas umaqoslin aan uguqoslay ninkaa muuran

  • @maxamedmustafaraxmanyacqub2718

    idiris cabdulaahi buurane kakeen waxa caloosha ogu jiro

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 Год назад +1

    From baaba jey from idiriiska taabo iyo from kapan baara

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV Год назад +1

    cabdala horey u soco

  • @MaryanCumar-l6z
    @MaryanCumar-l6z 9 месяцев назад

    Waa cusbaxay misoodhaweysin😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryanCumar-l6z
    @MaryanCumar-l6z 9 месяцев назад

    Waa cusbaxay misoodhaweysin😂😂😂😂😂😂😂

  • @laakhiishharaa5195
    @laakhiishharaa5195 Год назад

    Bisinka maba xishoneysid miyaa baahida ku hayso wlhi maba yaro

  • @farhiaaden297
    @farhiaaden297 Год назад +1

    From idiriska itaabo

  • @huruuseyare2294
    @huruuseyare2294 Год назад

    Ninka miskiin Kaa saakada hoyadadi burned wasse 😂😂😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Год назад

    Wlhi cawa walahelay idriska kusoco buurane

  • @lpnuune-db4vl
    @lpnuune-db4vl Год назад +1

    From idiriska

  • @Mustafa-maalim
    @Mustafa-maalim Год назад +1

    From idiriska

  • @samatermukhtar
    @samatermukhtar Год назад

    From idiriska sxb

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 Год назад

    Ninyahow qayanada daf athigo saan ucayilan ayaad saan wax uyuni yahuu war haisdilin iskunaxariso

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 Год назад

    WLHI MGCS BURANE KMA HELIN ANIGO SBBTO AH EREYGAS MRKAN CIYAL XFDA AHAN JIREY WLHI EREYGAS BAHDIL UU ARGAYA SXP XOGA MGC INOOO BDL

  • @AbdiShine-pq1nj
    @AbdiShine-pq1nj Год назад +3

    Baaba jey waa nin Soo dhoweyn fiican horey u soco

  • @yuusufmuuse-zc8bj
    @yuusufmuuse-zc8bj Год назад

    my from kabtan baara

  • @shukriabuukar5926
    @shukriabuukar5926 Год назад

    From idiriska Abdalla naso dhawey

  • @hamdiqueen151
    @hamdiqueen151 Год назад

    Cabdala wawil adufcn wlhi m.a

  • @asmacali5930
    @asmacali5930 Год назад

    wxn buuran oo imaanka la mxaaa idiriska ii taabo dba dhigy indhaha ku dhufo balo kula hunguri wynty ufff😒😒

  • @amiinyaxye2916
    @amiinyaxye2916 Год назад

    Cabdale hadì telka lagaqaban waayo caloshada kuyeeshay hhh

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 Год назад +4

    From idiriska iitaabo legendkaas

  • @samiyaahmed3410
    @samiyaahmed3410 Год назад

    Cabdale waalaguu xiisay xageed kumaqneed

  • @abdirizakmohamedabdi9543
    @abdirizakmohamedabdi9543 Год назад

    Idirka muxuu yiri.....Labada dhinac ayuu ka maray wuuu dhigay kuye kkkkkkkkk qosol iyo ooh inaa isku daray aaaa

  • @SAADAQ_SEERAAR
    @SAADAQ_SEERAAR 6 месяцев назад

    ᴛᴇᴀᴍ ᴋᴀʙᴛᴀɴ ʙᴀᴀʀᴀ

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 Год назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 Год назад

    Hhh albiitar lagend ah aatahy

  • @abuukardheere702
    @abuukardheere702 Год назад +7

    From idiriska😘😘😘😘

  • @deeqoahmed139
    @deeqoahmed139 Год назад

    Intiina daawatay wiilka kusoo biira oo dhiira galliya wallaalayaal boqol kun aan gaarsiino sitimaankaan

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Год назад

    Wallaahi qosokii baa ilin iiga timid .War idiris caawa see loogalay kkkkkkkk

  • @caqilmadar2735
    @caqilmadar2735 Год назад +4

    From idiriska team idirska isoo raaca 😂😂

  • @mohaa10
    @mohaa10 Год назад

    buuranow washamsi aa lagu qaada hadaa jugta aad ku heeso idiriska ka joojin weeso

  • @mohamudgulled9532
    @mohamudgulled9532 Год назад

    Idiriska cawa nin baa helay cbdalla kusoco waligaaa

  • @ilyaasxamariofficial5912
    @ilyaasxamariofficial5912 Год назад

    ABDALLA WLL BRANK KUSOO SAMEE IDIRISKA WALIBA GABDHAHA AAD LEDAHAY WAAN WADA JECLAHAY MAXAAD ISKUGU DIRAYSAA MUNA MISKI IYO WIILO

  • @samiishyusuf7569
    @samiishyusuf7569 Год назад

    Idiriska ooyin qosoloo isku daray🤣🤣🤣

  • @jaalle7777-ml8bk
    @jaalle7777-ml8bk Год назад

    I diriska walaahi waa midkaan wajikiisa labaad ayuu na barooyaa
    cabdalla burane waan ku haysanaa walaahi

  • @xasanbashiirqamsaxasanbash4416

    Kabtan baara iyo baaba jey kacawaaji idiriskey dhibeene

  • @ZakarieMohamud635
    @ZakarieMohamud635 Год назад

    Baba jey iyo idiriska ii taabo iyaga qaldan oo nin buuran oo daqiiqad walba gajonaya arbitro u dhibtay

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 Год назад

    Big Abdallah le nouveau nom de la chaîne

  • @ayoubmohamed992
    @ayoubmohamed992 Год назад

    Team idiris iyo baba jeey iyo kaptan bara aan ka sucda

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 Год назад

    Kkkkkkkkkk wixii hore been cawee kadaran tahay kabtanka ayaa cawa maqan kkkk

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf Год назад +12

    part 2 waiting🤣🤣🤣🤣

  • @bariise2366
    @bariise2366 Год назад

    From bbd

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Год назад

    Cabdale buurane ka daaya waaba sii cayilayaa ee dhaha cabdal dheere

  • @deeqodaahir7732
    @deeqodaahir7732 Год назад

    Man diirshe haloo balimiyo cbdala