IDIRISKA OO ALBITARE LAGA DHIGAY MARAKOW ISCELIN WAAYEY KADIB GACMAHA LAGA XERAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 673

  • @idiriskaiitaabo9239
    @idiriskaiitaabo9239  Год назад +351

    Asxaabta waacodsi hala boqdo ciwaankan ruclips.net/video/-g8um4cRIaY/видео.html

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +215

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

    • @caashoxuseen3702
      @caashoxuseen3702 Год назад +2

      Scw scw scw

    • @saadiacadey3960
      @saadiacadey3960 Год назад

      Salalhu caleyh waslim udgonow xabibki allow naxrisnabd galyokirkisa ha ahto scw scw ❤️ scw scw ❤️ scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @qadarcismaanwehliye3084
      @qadarcismaanwehliye3084 Год назад +1

      Scw scw scw

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Год назад +279

    inta iska godbisay qadar only like saara🤣🤣

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +51

    waxan odhan saliga nabigena ka muhimsan 🥺🥰🥰

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +62

    Walahi Rashiin aa cunaayay waa ku saxday anigoo qoslaayo bacda markaa ku xerwyseen 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mdeekhyareofficial6267
    @mdeekhyareofficial6267 Год назад +39

    Barnaamij oo idiriska ka maqanyahay mawadawado big funny waayo yaa ilaqawo ☄🥺😅😅😅😅💸

  • @fatush143mohamed6
    @fatush143mohamed6 Год назад +17

    😢😂😂😂😂 walac aan ahay mana sameysan Karo 😂😢😢 Allah idn daweya

  • @abdimalikali4453
    @abdimalikali4453 Год назад +1

    Sxp idriiska wn kuwata taliye

  • @Mowlid-mp2rg
    @Mowlid-mp2rg Год назад

    Waxaan camal waxaa layiraa daa maanta waa jimco ee aan quraacano hhhhh waa sax🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Lakum100
    @Lakum100 Год назад +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @barrydiis234barey5
    @barrydiis234barey5 Год назад

    Keeping going bloody idriss

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Год назад +111

    Idiriska is the best referee I ever seen in my entire life 👷‍♂️😆

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +22

    Kkkkkk sanaaa B.B.D salan sare anagoo ah team Captan Baara ❤❤❤❤❤ be together

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 Год назад +7

    Ilahow 3dan midkii masakinta bahan soo xasusta faraj qeer ufur aamin

  • @hoodoali5494
    @hoodoali5494 Год назад +9

    Walhi san u qoslayay reerkiiba igu soo wada toosay😂😂😂😂😂😂🤣🤣 best comedian idiris 😊🤣 from Somaliland ☺😍

    • @mohamet35
      @mohamet35 Год назад

      Somalididka ma qoslan talow waa yabeh😱

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +123

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Год назад +2

    Mashaallah abowe 1000k subscribe youtube kaarr keep going inshllah abowe

  • @ama-aidarusmohamedali1184
    @ama-aidarusmohamedali1184 Год назад

    Baaba joy iyo captain para maskiinkan Idiriska wa utashaten ee mardambe ha sameenina tano kale

  • @sacdiyoaxmed9969
    @sacdiyoaxmed9969 Год назад +1

    Bisiinke idiriska maxa kudhacay awaar socodo waye iskabadala kan maxishonayo manadharkayo yowniiku baqiin subxanalah

  • @apdidhoof1676
    @apdidhoof1676 Год назад +1

    Waa kuwataa idiriska iitaawo

  • @keynaanmoha3422
    @keynaanmoha3422 Год назад +43

    Hda is dhafisay xayesinta like 👍sar

  • @adarali5636
    @adarali5636 Год назад +8

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walaahi idiriska caadi mahan he’s absolutely funny keep going brother

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +7

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @upeidmohamed1508
    @upeidmohamed1508 Год назад +44

    The 🐐 of food idiriska gar iyo gardarapa🤣😂

  • @mokhtaarkhadar8178
    @mokhtaarkhadar8178 Год назад +1

    Baabajeey Gacanta Bidix wax haku Cabin wll Mcn

  • @Heybadofficial301
    @Heybadofficial301 Год назад +23

    Big lagends BBD idiriska cunto lagama karayo
    Sxb iga qosliyo lagend hormar wacan 💪💪❤️

  • @ahmedmahamoud1081
    @ahmedmahamoud1081 Год назад +1

    Walahida asxaab qaaliya ayad tiihin wayo wan idiin jeclahay

  • @mahamedahmed2438
    @mahamedahmed2438 Год назад +1

    Wr ALLE kabaqa wllyal dad Aya gajonya oo wxy cunan la idinkana neef dhaylo ah ayd Ku cayarysan war Isha Masa kintu yayna idinku dhicin

  • @abdiadimahmed-bk8nm
    @abdiadimahmed-bk8nm Год назад +1

    m.a idriska

  • @warsamemaxamuud821
    @warsamemaxamuud821 Год назад +1

    bagaad gacmaha uga xidheen

  • @CabdimaalikxasanReerxasan
    @CabdimaalikxasanReerxasan 6 месяцев назад

    Waan kutageeraa idiris waxaad uqalaanta 1m😂😂😂❤❤❤

  • @dahir3629
    @dahir3629 Год назад +1

    Niman ka Egan arko walahi wan sika qosla lkin Hal cosi iga aqbal saxibayalow baquli boy oo albitara ah nososameya pelis

  • @ramadanfarah1190
    @ramadanfarah1190 Год назад +3

    idiriska waxaad tahay nin qalbi fiican horay usco insha Alaah 200k

  • @farhioabdi5307
    @farhioabdi5307 Год назад +1

    Kkkkkkkkkkkk idiris hada kdb garsoraha halaga dhigo

  • @nuurcli2259
    @nuurcli2259 Год назад +5

    Wlaalyalow idriska albitarka kadaaya uma qalmeee

  • @kwolfsgeming4849
    @kwolfsgeming4849 Год назад +5

    Kabtan ka ciyaartu waa soco taa xaa qaldan waa soco taa ciyaartu idiriska keep going gar iyo gardaraba waa soco taa ciyaar tu meeqay ku dhamaaty🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад +40

    B.B.D + + Asxaabta meel kasto aduunka🌍 ka joogtaan waa idin👋 salamay Salaan✋ ka ti mid qalbiga ku dheehan walaalnimo 🙏🙏🙏🙏😥😫💉❣

  • @farhiyasidi270
    @farhiyasidi270 Год назад +6

    Mashallah Ilahey haidin xafido hana idin barakeyo

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 Год назад

    Guuleeso Walalkey Idiriska

  • @cabdiqanicisman846
    @cabdiqanicisman846 Год назад +24

    idiris big fun sxp keep going 💙

  • @kacadekacade-fx5dj
    @kacadekacade-fx5dj Год назад +12

    Like ya la isarim

  • @maxamedcali8555
    @maxamedcali8555 Год назад +19

    Legends team B.B.D guul io gobanimo 🤩

  • @iskudeys8643
    @iskudeys8643 Год назад

    Sxp sare idiriska iitaabo Wan ku salamey

  • @cabdishakuursaalaween6209
    @cabdishakuursaalaween6209 Год назад +1

    Wlaee idiriska iyo cunto maba arki karo walhi

  • @khadar7694
    @khadar7694 Год назад +1

    Adiriska kaliya alpitara halo dhipo

  • @mahamedalibukoow6030
    @mahamedalibukoow6030 11 месяцев назад

    The best ref

  • @cabdishakuursaalaween6209
    @cabdishakuursaalaween6209 Год назад +1

    Kkkkk kabtanka nin kan moto bajaj ayaba kashigten

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +11

    MAASHA ALAAH IDIRISKA CABTAN WANAAGAADA. RABAA IN AAD SIWANAAGSAN CHANALKA WAX ISOOGUDBISO. CUNITAANKA YAREESO SEE WAX UJIRAAN BAAHI KUMAHEESO SEECAL BOOWE JOOJI WAXAAS. BBD TOGATHER❤❤❤❤❤

  • @xafsomohamed863
    @xafsomohamed863 Год назад +9

    Aniga wn kaso horjeeda in sidaan lola dhaqmo idiriska waana bahdil 😣😣😣😣hada nhy Team Idiriska

    • @ikranfatxi3544
      @ikranfatxi3544 Год назад

      Wuu uqalmaa hadii laga celin wuu kala dilaaci rabaaa kabtanka wax fcn buu sameeye

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Год назад +1

    Idriska cwo wa garsore fcn keep going

  • @ciieight1635
    @ciieight1635 Год назад +7

    idiris legend inan kula kulma ayan ubahana 🇰🇪🇰🇪✌✌

  • @najmatuuryarecismaan3884
    @najmatuuryarecismaan3884 Год назад +1

    Alla manooli runti qosol badanaa

  • @sekeriyecali7304
    @sekeriyecali7304 Год назад +6

    Idiriska albitaro yn lo dhipin
    Inta iku raczan like 👍

  • @sakariyesayga5924
    @sakariyesayga5924 Год назад

    Albitarah ugu wngsan dalka somalia

  • @abdullahiaden9903
    @abdullahiaden9903 Год назад +2

    Albiitarihii ugu fiicnay ebed ee Viva soodirto idriska 😂😂😂

  • @mameyare3987
    @mameyare3987 Год назад +2

    idiriska iitabo keep going 200k comtiga iigu horeeyay

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Год назад +1

    Kkkkk waaba musasal warkiinu saw lama idhan kara bbd

  • @mohamedamiin2828
    @mohamedamiin2828 Год назад +15

    Qadar waaxaliyaha 1xp lkn idiriska waa funny 🤣 ka Anaka Naka farxiyo

  • @retwanneman3536
    @retwanneman3536 Год назад +1

    Pls ciyarta xigtana Idiriska Albiitare ka dhiga

  • @maryanmooge6192
    @maryanmooge6192 Год назад

    Cabtanka zxp san xaq mahan rashin miyad daryis udilaysaa nio

  • @mahdimahamoud7962
    @mahdimahamoud7962 Год назад +2

    You're so funny brother Idiriska, keep going from Djibouti 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdifatahjelle9103
    @abdifatahjelle9103 Год назад

    Big fan from Kenya 🇰🇪

  • @ABDIRIZACKARK
    @ABDIRIZACKARK Год назад +1

    Idiriska caawa lee si fcn yeesheen saas ku wada

  • @fardowsaahmed1331
    @fardowsaahmed1331 Год назад +1

    Jaa 175 War nio caadi matihiin

  • @feysalcusman3243
    @feysalcusman3243 Год назад +8

    B.B.D ilaah manii kala fogeeyo sxbyaal🙌

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 Год назад +1

    Wakaas saas waaye

  • @lajanx77
    @lajanx77 Год назад +1

    hhhhh kabtan bara anather

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Год назад +1

    Idriiska waa lagu xadgudbey.

  • @calixasan5203
    @calixasan5203 Год назад +4

    Maasha Allah soo dhawaada

  • @AliSalah-ps8uz
    @AliSalah-ps8uz Год назад +1

    Hhhh walhy wa qosley idirsaks wa na walsyeysa

  • @khalifabdi8376
    @khalifabdi8376 Год назад +1

    Babajey marki albitara hayo waa cuna ee captain bara idiriska kaqalee nh babajey adiga ayu kugudayda

  • @caliyuusuf2185
    @caliyuusuf2185 Год назад

    Idiriska guul Ayaan ku rajeenaaya

  • @abdirahmanofficial840
    @abdirahmanofficial840 Год назад +1

    Kkkk gacan ma xerno idirisow nin yahoow cunoow iyo adi maxaa nii kala haaysto hhhh

  • @abdirahmaan9085
    @abdirahmaan9085 Год назад +1

    Nin walan ayaan albitaro noqo ku idhi

  • @ahmedmuumin8383
    @ahmedmuumin8383 Год назад +1

    Tan waa cyaarti ugu shidneed🤣🤣
    Baba jey idiriska mar walp albiitare ka dhiga vamos idiriska 😚

  • @yuusufaadan2857
    @yuusufaadan2857 Год назад

    Idirisska waa ku mahadsan thy RIFIRIIGA amaALBIITIR NIMADDA THANS PRO

  • @maryanosman8603
    @maryanosman8603 Год назад

    22:9way socotaa ciyaarta hhhhh idiriska umadeena ma ahan

  • @abdulkadirmahaned4243
    @abdulkadirmahaned4243 Год назад +1

    idiris mardhow in uu ciyaalka yaryarkaa cuni donaa umaleen

  • @najiibali3454
    @najiibali3454 Год назад +9

    Wllhi qosol dartiis ilin ika timid idiriska dhib badnaa 😂😂😂😂

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 Год назад +1

    Ar duudka lee haka jeexmin idrisoo

  • @AyuubAadanXasan-hj7xx
    @AyuubAadanXasan-hj7xx Год назад

    Ninka kaliya aan taageero idiriska

  • @akramyare7235
    @akramyare7235 Год назад

    Albetirihii ugu shidnaaa
    Mar walba albetire ka dhiga

  • @maxamedaxmed6455
    @maxamedaxmed6455 Год назад +2

    Hhhhh waa yaab

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Год назад +2

    Kkkkk war maskiinka Gacanta ka fura

  • @khalidomar4103
    @khalidomar4103 Год назад +1

    Qamaar ka iska daaya aat xayeysineysaan inta kale waa funny
    Dukamada, cunada waxaas ayaa niga badan mxaa qamaar u xayeyineysin
    Indhaha ayaa nii hayan adin koo nigu la dhagan yahay aan arki doona

  • @salmahaji5864
    @salmahaji5864 Год назад +4

    🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂 idiriska so funny waye wallahi😂

  • @djkarrama
    @djkarrama Год назад

    Wlhi caawa sidaan u fuurey ma maleysan kartid waa hbnkii iigu qosolka badnaa

  • @axmedshawush2317
    @axmedshawush2317 Год назад

    Idiriska qosol miiran waye wllhi

  • @abdialian1501
    @abdialian1501 Год назад +3

    MashA Allah

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Год назад

    Idiriska albitaro ku ficnthy hada kadib albitaro lee qabo😀😀😀😀

  • @saacidabdullahi2871
    @saacidabdullahi2871 Год назад

    wllhi cawada saa uqoslay weligee uma qoslin

  • @maxamoudcumarmuuse5889
    @maxamoudcumarmuuse5889 Год назад +1

    Wxaan maqlaayey dhuuso may ahayd

  • @Sports_history77
    @Sports_history77 Год назад +1

    idiriska intuu ka qosliyo ismuujiya

  • @cabdishakuur7893
    @cabdishakuur7893 Год назад +3

    Wan ni salamay bbd coming soon 200k

  • @AbdiKuuniyow
    @AbdiKuuniyow 3 месяца назад

    Keep going pro❤❤❤😂❤

  • @hamuumedia964
    @hamuumedia964 Год назад +1

    Markasto idiriska lee reveree halaga dhigo

  • @maxamedzakariye-rr7ny
    @maxamedzakariye-rr7ny Год назад +8

    Saan xaq maha in baabajey uu marku albitaro yahay uu cuno Idiriska gacmaha laga xiri 😢

  • @kimushirar5120
    @kimushirar5120 Год назад +1

    Hadaf tv waxaan idinka codsanayaa inaad igu so dhaweysaan sxbyaaal
    Mar bdn baan idinka codsade xmrna waa idinla joogaa

  • @abdulahicechaadan4919
    @abdulahicechaadan4919 Год назад

    Asc dhmn chalenjigan waa uu khaldan yahay because ilahay ayaa leh وَلَا تَأْكُلُوٓاْ أَمْوَٰلَكُم بَيْنَكُم بِٱلْبَٰطِلِ وَتُدْلُواْ بِهَآ إِلَى ٱلْحُكَّامِ لِتَأْكُلُواْ فَرِيقًا مِّنْ أَمْوَٰلِ ٱلنَّاسِ بِٱلْإِثْمِ وَأَنتُمْ تَعْلَمُونَ

  • @saaroabuubakar-iy2tm
    @saaroabuubakar-iy2tm Год назад

    Walaalayaaloow qosolka ikadhameesee inaa ooyaayo inaa qoslaayo Kara Kara waayay