(3) Somalia Oo Qabsatay Diridhaba | 12 Jiho Ka Weeraray Xabashida | Holaca Dagaalka | Siraha CIA-da

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 мар 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 38

  • @QAAMUUS
    @QAAMUUS  3 месяца назад +5

    Dhammaan akhyaarta halkan Dhiirri galinta iyo Talooyinka ku soo gudbiya waan u mahad naqayaa mid mid inaan ugu jawaabana waan isku dayi doonaa. Mahadsanidiin dhammaantiin. Kanaalku waa kiinnii idinka ayuu wax idinku yahay ee sii faafiya.

    • @mahamedabdi4713
      @mahamedabdi4713 3 месяца назад +1

      Sxb waxan ku oranlaha erayga ogadenia iskadhaaf oo dheh somali galbed

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 месяца назад +5

    Xogtii ugu muhiimsaneyd ee aan maqlo guul sxb

  • @user-fj5ot8uw3f
    @user-fj5ot8uw3f 3 месяца назад +1

    Masha allah masuul guulayso xogo badan oo naga qarsoonaa baad noosoogudbisay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 месяца назад +2

    Masha alaah hore usocda

  • @mustafeabdifatah6307
    @mustafeabdifatah6307 3 месяца назад +2

    Xog aad u muhiimzan weeyan mahadsanid captain

  • @user-xd7nz2gs6w
    @user-xd7nz2gs6w 3 месяца назад +3

    Ilahay.ha.usooceliyo.awoodeedihore

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 3 месяца назад +4

    Wcs sxb qali mahad sanid inader

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 3 месяца назад +2

    Masha Allah

  • @garashiyogaraad359
    @garashiyogaraad359 3 месяца назад +2

    Qaaamuus Mudo badan ayaan ku taxanahay taariikh badan ayaana ka bartay Allaha barakeeyo walalka noo dadaalay

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 месяца назад +1

      Mahadsanid waa ii sharaf taasi.

    • @garashiyogaraad359
      @garashiyogaraad359 3 месяца назад +1

      @@QAAMUUS Guulayso walal Dadaalkaada waanu kuu ogsoonahay xogaha iyo macluumaadka aad nala wadaagtana waan ognahay inaysan sahal ahayn soo diyaarintooda.

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 3 месяца назад

    Alahayoow Soo kici Libaaxi geska Africa

  • @Colaad
    @Colaad 3 месяца назад +3

    Sax liibaax horay usoco

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 3 месяца назад +2

    Waan qabsandoonaa diridhaba

  • @ZakiZakiosman
    @ZakiZakiosman 3 месяца назад

    Wàan kuu mahan noqday walalkey❤😊

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 3 месяца назад

    Mahadsanid sxb aad bn udaneyaa barnamijyadada kusoco ina ader

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt 3 месяца назад +2

    Qamuus waxan ku xiranahay
    2019 ila hadda ❤

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 месяца назад +1

      Mahadsanid

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 месяца назад +2

    Xogtani.waa muhiim joogto ka dhiga aanad ku mahadsantihiin

  • @khadaribnufaysal7321
    @khadaribnufaysal7321 3 месяца назад +3

    Akhiiyow waa mahdsantahy marka hore lkn miyaadan ogeyn in hader laga baxay vedio yadii gaagaabnaa ee 10 minutes ahaa iwm welibna documentary baad sameyneysaa hdna 10 minutes baad la soo istaagey wx ila fcn inaad ka soo badiso

  • @mahamedabdi4713
    @mahamedabdi4713 3 месяца назад +1

    Sxb waxan ku oranlaha erayga Ogaadenia iskadhaaf kuna badil somali galbed mahadsanid

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 3 месяца назад +1

    Sxb walahi kuma garanayee lakin waxan ku shegayaa in aad Tahay nin hibo talent u leh Tqbinta warbixinta waxbadana waan ka faiday
    Illahay hadafkaada iyo umurahaaga ha kula Garab galo.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 месяца назад

      Abdifatax, waa ku mahadsan tahay dhiirri galintaada.

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 3 месяца назад +2

    Asxbti horana

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 месяца назад +2

      Asaxaabta hore waa kaalinta koowaad.

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 3 месяца назад +2

    Like-ta ,share-ta iyo faalladu ma lacag bay idinku qoraysaa?
    FG. Wax aqoon ah Uma lihi mulkiilaha channelka wax xidhiidh ahina nama dhex Marin weligayo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 месяца назад

      Mahadsanid walaal Baxnaan

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 3 месяца назад +4

    Channelkani xaqiisa ha lasiiyo Soomaaliyeey. Ninkani wax fiican buu soo gudbiyaa had iyo goor. Channeladan oo kale dadyowga fund ahaan ayay u kabaan balse idinku faafintiisa ayaad ku fillaan weydeen.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 месяца назад

      Mahadsanid walaal Baxnaan dhiirri galintaada waan kaaga mahad celinayaa.

  • @asadyare6879
    @asadyare6879 3 месяца назад

    Dagaalkan somalidu bilaash bay ugu faanta walhi sowkuwa wali naga haysta dhulkeeni yanan ku faanin ee uurka aan ka ogsoonano inaan ka Soo ceshano dhila dhashay xabashiye

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 3 месяца назад +1

    Ninkì guutada watay wuxu ahaa cornel hilaac ayuub sh isaaq dibna loma arag

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 месяца назад

      Mahadsanid walaal. Taariikha Ninkaasi halkeen ka heli karnaa ama cid wax ka diyaarisay.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 месяца назад +1

    Waxaad raadisaan xogtii.iyo magacyadii mujaahidiintii isku qarxiyay Goday kuwaasoo badan loogu ahaa reer waqooyi isaaq iyo samaroon

    • @muxiyadiinm5687
      @muxiyadiinm5687 3 месяца назад +2

      Axmed teerso oo isaaqa iyo maxamed dabagoye oo dhulbahante ah baan kagaranaya sxb

    • @abdifatahmohamud620
      @abdifatahmohamud620 3 месяца назад +1

      Ilaa waa gaa is qarxintu may jirtey

    • @muxiyadiinm5687
      @muxiyadiinm5687 3 месяца назад

      @@abdifatahmohamud620 haa😂

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 3 месяца назад

      ​@@muxiyadiinm5687 ahmed teerso isaaq ma aheyn, nin hawiye habargidir ah ayuu ahaa. Ismana qarxin ee buundada goday ayaa lagu dilay isaga oo nuuc jabhad ah dagaalka ugu jiray. Waana wakhtigii dagaalku uuna si rasmi ah u bilaaban