Waayojoog: Halgankii Cuudka, Qalinka iyo Qoriga 1/4: Iskudhacii kacaanka iyo Maxamed Mooge Liibaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 апр 2023
  • Waayojoog: Halgankii Cuudka, Qalinka iyo Qoriga 1/4:
    Iskudhacii kacaanka iyo Halgamaa Maxamed Mooge Liibaan.
    Waxa ka warramay qoraa CabdiKariin Xikmaawi
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 33

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 Год назад +5

    Mashaallah abwaan c/kariim xikmaawi waad kumadsantay taariikhda aad soo ururisay, ihn macalin fanaan iyo waliba mujaahid m.mooge liibaan

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Год назад +5

    Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo mujaahid, halgamaa, macalin, aqoonyahan Mohamed mooge Liibaan.

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 Год назад +1

    Alle ha u naxariisto M.Mooge qabriga ha u nuuriyo

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Год назад +1

    Mujaahid wayn alle haw naxariisto mohamed Mooge liibaan

  • @hindacabdi1374
    @hindacabdi1374 Год назад +7

    Ilaahay naxaristii janno haka waraabiyo aamiin

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Год назад +1

    Ilaahay ha u Naxariisto dhamaantoodba Rag bay ahaayeen Aqoon iyo ilaahay siiyey.

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 Год назад +2

    Ilaahay haw naxariisto

  • @hamsehoopal8256
    @hamsehoopal8256 Год назад +1

    Ala how naxariisto maxamed mooge liban wuxu ahaa nin ku dayasho mudan

  • @cqaniwadaadyare3624
    @cqaniwadaadyare3624 Год назад +1

    Alle haw naxariisto m,mooge

  • @FoosivXasan-is4is
    @FoosivXasan-is4is 10 месяцев назад

    Alle haw naxariisto ❤

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 Год назад +1

    Allah yarxamhu fanaan lamida muu heesin intaan ogahay guud ahaan geyiga soomaaliyeed codkiisi wax leh ilaa hada lama hayo

  • @rashedguleed6736
    @rashedguleed6736 Год назад +1

    Cadaadlay may ahayn Oodweine ayuu macalin ka ahaa Ibrahim Mohamed siciid iskuulka ayuu haystay. Ilaahay how naxariisto dhamaantood

  • @yahye2001
    @yahye2001 Год назад +2

    Soo yaalka😂taariikhda in la qoro waa muhiim

  • @melmi9330
    @melmi9330 Год назад +2

    Waxan xikmaawi u sheegaya 1968kii horteed in uu dhigay riwaayadii macalimiinta oo isaga iyo fanaanin kale oo Sahra axmed ku jirtay ay boardingkii hablaha ee Hargeysa noogu keeneen

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Год назад

    Maxamed biixi yoonis qoraaga wax haka waydiiyo taariikhda fanaan Maxamed mooge libaan

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 11 месяцев назад

    Alle haw naxariisto

  • @adamhassanabdi3715
    @adamhassanabdi3715 Год назад +2

    Gaaraa bidhaan Gedo waxaa laga yirahdaa kaalbidhood

  • @mamoshamis2798
    @mamoshamis2798 Год назад

    Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo qabrigana hawga dhigo beer beeraha janada ka mida

  • @AhmedAli-qy4el
    @AhmedAli-qy4el 8 месяцев назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 Год назад

    Abwaankii abwaanada Hassan Sheekh muumin AHUN iyo fanaankii fanaanada Mohamed M liibaan fanaanadii fanaaniinta Hibo Mohamed Hodoon Hibo nuura

  • @ruqiyoxaydar7667
    @ruqiyoxaydar7667 Год назад

    Garaabidhaan haween biriq

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 5 месяцев назад

    Asc. M.Mooge waxuu ahaaba waa tegay.laakiin waxaa is weydiin mudan iyadoon la caadifayneyn ama la qabiileyn m.mooge iyo inta la midka ahayd ee ku dhimatay dagaaladii sokeeye ee ragaadiyey ummadaan isla markaasna galaaftay dad badan oo masaakiina meeshay doonaanba ha joogeene noloshoodii kuwii ka dambeeyey adinka agtiina maxay ka yahiin? M.mooge waxuu ka midahaa kuwaas haddii uu mujaahid ahaa iyo haddii kalaba maalinta xisaabta ilaahay horriisa ayaa laga weydiin doonaa waxay ku dhinteen . Marka adinkuqof aadnaan ogeyn wax ilaahay aktiisa u yaal ha ku degdeginin.

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Год назад

    sh.bashiie buudhigijiray waxay wada dhigijireen maxamed biixi yoonis

  • @SugalShirwac
    @SugalShirwac Год назад

    “Soo Jiidh wanaaga
    Jeenyaha ku soo qaad”
    Jiridaha ku so qaad maaha 😂

  • @moremath3378
    @moremath3378 Год назад

    Mooge is the only musician I wish I had met
    His multi-dimensional singer
    His hymingbird voice alone can not be match let alone his ability to connect with every word together with an multiple voices of
    Soft voice A+
    Deep voice A+
    Regular voice A+
    In between *A
    Amazing grace Mooge was one in a billion
    He had no weakness at all
    RIP to Aun MM L the greatest

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Год назад

    Dadkii yaqaanay wax kama noola miyaa, taasu warysigu ku fiicnayd

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Год назад

    Kulahaa Siyaad bare, Allah haw naxariisto, kkkkkkkkkkkk
    Ruwaad

  • @Ibrahim-vx1fu
    @Ibrahim-vx1fu Год назад

    WAXAAN KALOO MAQLAY IN UU MACALLIN KA N0Q
    DAY ISGUULKII DHEXE EE DAYAXA.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    Aun weliba hesaha kacanka logu durayo he's jacel kale lo qadi jiray hesaha life bur bur ki ka dib siyasiyintena lagu duro kale ma aheyn isaga Abe siyad wa fahmi jiray xabsi geyn jiray fananin ta qaran ka somaliyed waberi ma aheyn Kuwo cabsado Abe siyad guriga weyn u dhisayo mushar iyo babur ku socdan siyay anti ku ahayen lakin faninta kaso jedo waqoyi somalia u badna xarig

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Год назад

    HIBO MAXAMED HUDDOON

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад

    Maxay been isu sheegeen

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Год назад

    Beenaale. Heesta waayeel dadoow. Waxaa laxanka saaray Bashiir xadi oo hada ku nool borama . Taariikh been ah ayuu aqrinayaa