Waayojoog: Halgamaa Cabdi Nuurre Siyaad -USC- Qaybtii 3aad, Dagaalkii Gen. Caydiid & Maraykanka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 29

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Год назад

    Hg America aya ahayad waan sharaf kudhumo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +1

    Guryihii Iyo xerooyinka dhan Habargidir aa qabsatay

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 Год назад

      Hg dadka xoraysa 38 wadan kilokod obac dhigeen

    • @hugdheh
      @hugdheh Год назад

      xaa ka bedeli kartaa hhh

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Год назад +1

      @@hugdheh prime minister (hero) Ali Mohamed Ghedi ka wareeyso wuxuu ku sameeyay Markee Eithopia uu ka dalbaday in Suuqa Xoolaha ilaa control Afgooye Habargidir laga qixiyay to Ceelasha Biiyaha. Yaanan mar danbe idiin qixininee edeb yeeshta

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Год назад

      @@hibaali4311 beenleey. Haduu 38 wadan iska celin kari lahaayeen maxee Abgaal 4 bil ula dagaalameen ayagoo wato Biiyomaal, ogaadeen, shiikhaal, Duduble, xawaadle. War beenta iska daaya tuugo indho god god leh aa tihiin

  • @sharmaarkeabdiroble8566
    @sharmaarkeabdiroble8566 Год назад +2

    CBA waad dalacdeen

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 9 месяцев назад

    Kali manofiseto maxay kawadan horta

  • @Mudane-
    @Mudane- Год назад

    Asc dhamaan hadaan xaqiiqada kaa hadlo waxaan goob joog uahaa 4-malin markuu dagaalka kaa qarxay casimada muqdisho in waraaqihii wasaarada arimaha dibada ay laamiga dhexdiisa daad sanayeen siro iyo arimo dalka uu lahaa CID sidoo kale markaa maxaa harey

  • @abdiqanisuleyman3338
    @abdiqanisuleyman3338 Год назад +2

    Manefesto waa raga soomali burburkeeda ka telliyey

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Год назад

      Lakiin DAWLADDII KACAANKII MAXAY WAX WAX UGA QABAN WEYDAY. MISE IYADDII BAA XUKUNKA KU RAAGTAY OO DALKA MEESHAA DHIGTAY

    • @143-k1d
      @143-k1d Год назад

      askari maa wax qaban lahaa markaa? siyaad bare hadii la raacdeeye haka yaabin askari kale inuu xil qabto aqliga ha shaqeeyo

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад +1

    Cabdi nuur SIYAAD waa geesi Hawiye OO midnimida SOMALI u taagan 24 7...

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Год назад +1

      Haduu Cabdi Nuure Siyaad geesi ahaan lahaay Oo daacad uu ahaan lahaay Guryaha Somali Airlines Oo airporka ku yaalo xoog kuma uusan daganaan laheen ilaa markii danbe Xasan Sheikh xoog kaga saaray

    • @hassanbinadow1190
      @hassanbinadow1190 9 месяцев назад

      😂😂😂😂😂 Allahu akbar geesi hawiye cawa muxu haya war qabyalada ka il bax

  • @hersiabdi839
    @hersiabdi839 2 месяца назад

    Somalay ma waxaad ismoodeen Iyo waxa aadtihiin Iyo waxa laniihaasto. Ninka cad wuxuukuuhaastaa daanyeer kan Carabka ah na dameer kii cadow gaagii ahaa na waxaad unoqotay. Dooli marka dib ufakara.

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Год назад +1

    Waa say ku socoto soomaliland hadanay nabada qadan oonay isku tashan reer soomaliland

  • @moadam7003
    @moadam7003 Год назад +1

    Usc oo haystata waqooyiga xamar ayaa waxaa soo galay ciidamo kasoo cararay hiiran iyo shabeelaha dhexa ilaa 50 tikniko ah wata waxaa dadkaa la socday shacab badan waxaa ka baxsaday hal bebee oo ugudbay xaga hotel gurguurte oo faqashtu ku jirtay, anigu waxan ahaa 9 gaal jir lakin wax kast waN la socday oo walaalahay ayaa usc ku jiray oo habenkii guri iman jiray, ilahay intii dhimatay ha unaxaristo lakin halgama ma jiro ee dhaman jabhaduhu askar itoobiyan ushaqeeya oo wadanka iyo umada burburiyay oo dambiilayaala weeye

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Год назад +2

    HAWIYE XUKUNKII GACANTA KU DHIGAY OO DADKII SHACABKA QABIIL U XASUUQAY KADIBNA IS XASUUQAY . DADKA NOOCAAS MAXAA LOO YAQAAN DEE

  • @maxamedsaleebaan3956
    @maxamedsaleebaan3956 Год назад

    Dhiladi ku dhashay wase reer waqootigu waa dad dhaqankooda ilaashade dhaqan xumida raga is guursanaya waa reer koonfurta bal neefkan waraysanaya ee hortisa uu waxa ka leeyahay ayan ka yaabay

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Год назад

    Odayaashu Manifestadu waxay istuseen in askari kale oo Siyaad bare kadanbeeya talada aanu qaban sidaasay Caydiid ugu diideen inuu Madaxwyne noqdo Caydiidna nin soo halgamay oo hubkii wadankana gacanta ugalay ayuu isu arkay cid kamudana aanay jirin watana Heshiiskii Mustaxiil jabhada SNm USC SPM kusoo gaadheen inay wadanka wada qabsadaan kadibma awooda Qaybsadaan Caydiid Madaxwyne Noqdo Craxman Tuur oo Snm Raysalwasaare Axmed Cumer jees Spm ahina Wasiirka gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidamada oo dhan Noqdo. Halkaasaa ismandhaafku kyimid Manifesto ayaa kalajabisay oo isku dirtay.

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Год назад +1

      Caydiid haduu hubaa dhan heeystay Dagaal 4 bil socday Oo lagu kala adkaan Xamar kama dhici laheen

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 Год назад +1

    In dadka qabiil loo dilo xamar waxa bilaabey ciidamadii siyaad bare markii ay qaxayeen, ka dibna halkaasey ka bilaabmatey. Ninkani waxa uu runta u sheegi laayahey dad ayuu iska dhisayaa.