Muranka wabiga niil ee u dhexeeya masar iyo Ethiopia xagee salka ku hayaa? Somaliyana maxaa dhex ..!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 июл 2022
  • Muranka wabiga niil ee u dhexeeya masar iyo Ethiopia xagee salka ku hayaa? Saamayn inteese le’eg ku yeelan karaa somalida?
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 199

  • @ibnujigjiga7043
    @ibnujigjiga7043 2 года назад +32

    سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 🌼💛

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 года назад +40

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @calicusman141
    @calicusman141 Год назад +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 года назад +7

    igula Sali Nabi Muhammed scw ❤️🤲

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 года назад +5

    Keep going my brother guuleso waligaa wadna mahadsantahay sxb qali thank you

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 2 года назад +36

    Waxay ila tahay In Wadciga Aynu taaganahay la jirka hal dhinac inooma Wanaagsana,Arinka Dhex-dhexaadinta is jiid-jiidka Siyaasada Ah in aynu ku sii jirno,Inta Soomaali Mid Ah Awood leh aynu ka Noqonayno,Kolkaa Sida Noola Gudboonaata Uu Allaah ina Waafajiyo.

  • @ibrahimdhagax8175
    @ibrahimdhagax8175 2 года назад +4

    War tayo iyo muuqal fican leh
    Abdirahman walL wan ku salamay
    RESPECT 🥰

  • @ahmedshutter2359
    @ahmedshutter2359 2 года назад +5

    Waan ku tageera shp qali keep going 💚

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +2

    Waabari Media 🎤👍
    Cabdiraxman Cumar 🎤👍

  • @fantastic48art10
    @fantastic48art10 2 года назад +5

    masha allah
    wll horumarkaaga ilaahay ha kuu fududeyo❤

  • @bashiirmohamed5106
    @bashiirmohamed5106 2 года назад

    Keep going
    Ustaad

  • @sahalcumar9727
    @sahalcumar9727 2 года назад

    Masha allah

  • @cimraanyare4480
    @cimraanyare4480 2 года назад +3

    Qof kii ugu horeeyey ee fiiirsada

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 2 года назад

    Keep going

  • @mohamedupdy9020
    @mohamedupdy9020 2 года назад +7

    Coming Soon 300k Insha aLah

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 года назад

    Tanks pro

  • @naseexo3234
    @naseexo3234 2 года назад +9

    Coming soon 300k in sha Allah

  • @mohamedaadandon7874
    @mohamedaadandon7874 2 года назад

    keep going waabari media

  • @user-bp1hh4oq5i
    @user-bp1hh4oq5i 2 года назад

    Keep up bro🥰

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +8

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

    • @Hsn1224
      @Hsn1224 2 года назад

      dakada ugu weyn ee ay Ethiopia kutiirsantahay maahan berbera ee waa dakada jabuuti ismaciil cumar geelana waa diidey inuu dhinac gaara lasafto waayo deni ugama jirto dakadana waxay udhisayey inuu dhaqaalo kasoogalo dalkeeda

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 года назад +2

    Ilaahey madaxweynaha dalkena ha ku hagaajiyo meesha maslaxada umadena ku jirto mahimaduna waa inaan ogaana in masar aysan maslaxda somaliya ka talineyn xabashiduna sido kale marka waa inaan qaadana wadadii dhex dhexadinta horeyna u u sameyay farmaajo alaha garansiyo somali danahoda iyo jiritankoda inay u midoban kana tanasulaan waxyabaha aan macnaha badan sameyneyn ilaahow rageena kuwa masuuliyada dadkoda iyo dalkoda ka saaran kuwa garta ka yeel xaqana waafaji aamiin

  • @abdullahi91
    @abdullahi91 2 года назад +4

    Wakhtida maanta lajoogo Labada Midana Lama safankarno.
    Lkn haday garab istaag Noqoto waxaa is kaleh Masar.
    Sababtoo ah abaalka ay inagu leeyihiim waa wadankii garab istaaga inoo mu jiyay 1977 markuu aduunko dhan inala dagaa lamayay.
    Insha allaH HadaY dowladeenu dhisan tana waa wajib in lagarab istaago🙏

  • @Cabaasapdirahmaan1
    @Cabaasapdirahmaan1 2 года назад +1

    Wll alle maskaxda xaguu barakeeyo

  • @abdiqudusadan4056
    @abdiqudusadan4056 2 года назад +39

    Somalia 🇸🇴 should not join one side but rather be neutral (just like Farmajo did) until somalia becomes stable I would advice we should pay attention to ourselves rather than meddling into the issues of other countries

  • @hassanmuuse2179
    @hassanmuuse2179 2 года назад +5

    C/cumar sxb waxa rabn in aad kaso sameyso muuqal wabiga somaliya xili qaleel noqda marna fataahadaha sameeyo fadlan wa codsi inoso samay muqal ku sabsan arinkan aan kaa codsaday plz🙌

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 2 года назад

    First comment 👍

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 2 года назад

    Allah hku sharafo

  • @user-iy9rc1in9f
    @user-iy9rc1in9f 2 года назад +2

    🇸🇴🤝🇪🇬

  • @user-mx9zd9zv6k
    @user-mx9zd9zv6k 2 года назад

    First person🤞

  • @oslolondon7468
    @oslolondon7468 Год назад

    Ok

  • @shablaalehd3997
    @shablaalehd3997 2 года назад +4

    Hadii Soomaaliya Nahay anaga ayaa Kala Qeybsan Maxaa Masar Garab siinaa Marka Hore si aan dunida uula jaan qaadno waa inaan Dhaxdeeeda Noqonaa Dadka ku midooba Magacooda masabkooda iyo Qaranimadooda

  • @aarameeyhussein8800
    @aarameeyhussein8800 2 года назад

    ❤️❤️

  • @caalimfx
    @caalimfx 2 года назад +5

    Xiligano kale maha xili si fudud cid lola safto goanka ay manta madaxdu qadatona mustaqbalka dalalkena ayey sameynayan kumana habona fikirkeyga in lagu dagdago la safashada cid goniya

  • @cabdixakiinmaxamed9468
    @cabdixakiinmaxamed9468 2 года назад

    m.a guul waabari media

  • @apdishakurupdala6057
    @apdishakurupdala6057 2 года назад +3

    ZIIZII...WALHI JAHIL WAYE 《MAFAKARE》💔🤧

  • @cimraanyare4480
    @cimraanyare4480 2 года назад +3

    Asc

  • @user-zu3rl6ug5f
    @user-zu3rl6ug5f Год назад

    😢😢😢

  • @nagmiitoqueen1573
    @nagmiitoqueen1573 2 года назад

    🥰🥰🤝

  • @abdikariimsh.hassan5015
    @abdikariimsh.hassan5015 2 года назад

    A.OMAR WROURG IT FR. L.VIKTORIYA Uganda to Sudan to blue Niili

  • @fartuunmohamed369
    @fartuunmohamed369 2 года назад

    Bismilla w niil masara xaq uleh

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 2 года назад

    Waberi media soo gudbin wanaagsan. Marka hore aniga waxey ilatahay itobiya in cadaadis lasaaro maxaa yeelay somaliya waaka mid wadamada dhibka kaheysto webiyada hadhow haddii aan lataagerin Masar sameyn ayey nagu yeelan doonta xitaa labada webi shabeele iyo Jubba weyxiridoonta haddii aan cadaadis lasaarin hadda dhex dhexaad kama noqonkarno waa in xabashida cadaadis lasaara.

  • @s.xogahacusub
    @s.xogahacusub 2 года назад

    Walaaal si gaara ma kula xidhiidhi karaa

  • @lajankaxafada4765
    @lajankaxafada4765 2 года назад +3

    Ani ahaaan ethopia hakuqaspo in lapada wapi ee san xirin oo la gaqado palan si ay san uxirin lkn xassan hajojiyo wxyapaha dalka mcna weyn ugufadhin inuu waqti kulunsho manta muqdisho waa malgada ugu amniga xun somalia mrka wx hakaqapto ee waziiro hasameyo😔

  • @yamays
    @yamays 2 года назад

    Xasan shiikh waligay ma arkin qof ka siyaasad xun ,musuqmaasuqii iyo hanyaridii ,waxa u raacda damiinimo siyaasadeed

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 2 года назад

    Wan kusalamy walal c/raxmaan

  • @abdullahiosman8062
    @abdullahiosman8062 2 года назад

    Doqon hawiyo waa

  • @suhaybxasan7725
    @suhaybxasan7725 2 года назад +3

    Arinta biyo xidheenka runtii waa horumar itoobiya gaadhayso LKN hadii arinkaasi khatar ku yahay jiritaanka umad kale waxa mudan in laga fiirsado lagana wada hadlo

  • @maxamedcabdi462
    @maxamedcabdi462 2 года назад

    CRAXMAAN CUMAR NIN UQALMA IN LAQADERIYO WAAYO WAXAD TAHAY QOF XISHOOD IYO RUNSHEEG AH HORE USOCO SXP QLI FROM CAYNABA SOMALILAND

  • @somalia9451
    @somalia9451 2 года назад +1

    Xabashida Hala buufiyo

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 2 года назад +1

    Soomaaliya muran biyoodka Ethiopia iyo Egypt udhaxeeya dhexdhexaad haka ahaato,nabadgelyadeena ayaa saas kujirtee. Midkoodna taageero aan siino wax ka faaiidimayno adduunka maanta na dalkaaga ayaa dantiisa lahormarshaa kahor dalkasta oo kale. Egypt ama Masar faaiido hadey leedahay Falastiin ayey xabsiga kasaarilahaayeen. Yeynaan kukedsoomin arimahan isdiidan Soomaalaay.

  • @mahamedcaydaruuzmuhumed1359
    @mahamedcaydaruuzmuhumed1359 2 года назад

    Ku sali nabiga SCW SCW SCW❤❤❤

  • @cabdiladhiifmaxamed1944
    @cabdiladhiifmaxamed1944 2 года назад

    Arinkaan somlia dhex dhexaad haka qaadato kahorna ha.iskudeydo iney xaliso labada dhinac wabilaahi towfiiq

  • @suhaybxasan7725
    @suhaybxasan7725 2 года назад +9

    Somalia waxa u fiican inay dhex dhexaad ka ahaato arinkaas,

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 2 года назад

    Soomali wali waa dawlat daciif ah 👌
    Marka siyaasat Loobahany

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 2 года назад

    Dhadhaxaat u arkaa

  • @zakariyeidiriz7514
    @zakariyeidiriz7514 2 года назад

    Fikirayga Hassan sh.maxamuud waxa ka galaybaa iska yar wabigah nile

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 года назад +11

    Hadaan fikirkayga ka hadlo somalia 🇸🇴 dan uguma jirto waayo Ethiopia 🇪🇹 5 sane udanbaysay ayaan ka nasanay taageerida mamul goboleedyada ukala ordi jiray iyo fara halinti hadii xasan sheekh ku dhaco arinka Ethiopia qorshaheeda koowaad waa taageerida butland jubaland somaliland kadib wabiyada somalia 🇸🇴 mara ee ethiopia ka imaada halkaasna qorshe somalia abaar ka dhigaya ka iman karto hadii somalia 🇸🇴 rabto danta dadkeeda waa inay dhax dhaxad qadata si ay masiibada masar maleegayso uga badbadno aniga ahaan Ethiopia 🇪🇹 yaan la inagu soo leexin wakhtigan ka fiirsasho wayn ayay ubaahan tahay wabilahi tawfiiq
    Gashan le dhaxe luyuu bolize Somali galbeed wan ku salamaya wll Abdirahman iyo asxabta nigu xidhan ✋✊

    • @ifiye258
      @ifiye258 2 года назад

      Hanbalyo museum

    • @zacka.j3976
      @zacka.j3976 2 года назад +1

      1977 so xasuso wadanka kaliye ku garab istagay waa masar

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 Год назад +2

      Waar ma doo somali galbeed ah ayaad waxaa kuhadlaysaa isku xishood somaliland waa dal madax banaan cid amraysaana masaarna aduunka

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 Год назад +2

      Ithopia way aqoonsantay naa naab yaw ogaadeenkii hadii aa naad ithopia kujirin ciidaan kula similaa balse waxaad igaga badbaadaysaa walaa lahay ithopia seediyaashay abtiyaashay ee isku roonaw itopia waadaljira zxp

  • @adem80663
    @adem80663 2 года назад +2

    Asc wall wabiga Asal ahaan waxa ka so burqada Ethiopia mana jirto cid guririisa in u dhisto kaga idin qadanayo ma jiraa Masar waa ku qalad in anaga luga no galiso

  • @sahrujagadakaroor8382
    @sahrujagadakaroor8382 Год назад

    War waxaan waalan nooga badbaadiya dalka masartiisa ma naqaanee xoolahaan mw ma ahane

  • @mowlisyusufmatan
    @mowlisyusufmatan 2 года назад

    Warbixamtan hadi 30 idacad kale duwan o somali ah 2sanodhageysato war bixinta o kale kama heleysid
    Dhankasta wad ka hadahsay mahadsanid

  • @mohacj3325
    @mohacj3325 2 года назад

    Dhex dhexaaad baa inoo fiican wadan kasta Dantiisa ayuu wataa

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 года назад +1

    War adigaa haya wadna alle ciraxman cumar sodaa warka wll

  • @maxamedidiris2105
    @maxamedidiris2105 2 года назад +1

    Hadii ay Masar Somaliland ay xiriir la yeelato waa ay guulaysanaysaa hadafkeedana way gaaraysaa

  • @capdishakuursaalax2301
    @capdishakuursaalax2301 2 года назад +4

    Keep goin wallal somaliland kaso samey tarikhdeda

    • @maxamedyuusuf2429
      @maxamedyuusuf2429 2 года назад

      Somaliland xagey ku taal🙄🙄

    • @capdishakuursaalax2301
      @capdishakuursaalax2301 2 года назад +2

      @@maxamedyuusuf2429 waxay ku taala bariga qaradda africa
      Somaliland ha noolato
      🟢⚪🔴

    • @apthrizakpihi123
      @apthrizakpihi123 2 года назад +2

      @@maxamedyuusuf2429 kkkk Somalia 🇸🇴 Halkey Ku Taala Somalia Ha Dhimato 😅😅😅

    • @apthrizakpihi123
      @apthrizakpihi123 2 года назад +2

      @@capdishakuursaalax2301 Hanoo Laato Somaliland Brother

    • @maxamedyuusuf2429
      @maxamedyuusuf2429 2 года назад

      @@capdishakuursaalax2301 OK maxuma lkn waxd ku hadleysa luuqad ladhaho somalia intad luqadan ku hadleysan somali ayaa tihin adban uga xumahay ado wiil yar inad jeclaato iney somali kla go'do dambigas waxa iska leh maxamad siyad barre markasto ku duceyso inuu alle somali mideeyo allow 5ta somali mideey😪😌🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @BssoBri1997
    @BssoBri1997 2 года назад

    Wll tagada Barbara Amar Muqdisho kaso baxa uun ba ku filan

  • @roozacadde3906
    @roozacadde3906 2 года назад

    dhax dhaxaad nimo wx dhama lawaa

  • @omarshariif1342
    @omarshariif1342 Год назад

    Azizi wa nin aad uneceb falasdiin isago ka Amar qaata Mossad o ah sirdonka Yahuuda

  • @moalinsaiid9256
    @moalinsaiid9256 2 года назад +1

    Xasan sheekh wuxuu ku dhacay dabin ama halis cad oo aaysan ka bixi karin dal sideenoo kale tabar yar wana halis muuqata alle ayaa jooga allow naga badbaadi dhibaatada gobolka lala rabo dalkeena

  • @farxiyohirsi7618
    @farxiyohirsi7618 2 года назад

    Wabiga caalamka ugu dheer waa amason

    • @daniolmo4432
      @daniolmo4432 2 года назад +1

      waa kan ugu balaaran ama ugu bed weyn😌❤️kan ugu dheeer xagga masaafada waa niil🤞✅ thanks

    • @writter5379
      @writter5379 Год назад

      @@daniolmo4432 sax pro

  • @abduldaad2387
    @abduldaad2387 2 года назад +1

    Ethiopea sanadadii ugu dambeeyay faraha ayay nagaqaady oo hishiis baanunahy
    Marka anigu garan maayo somalia in ay dan ugujirto lasafida haldhinac.
    arintaan anigu waxaan dhihi lahaa dhexdhexaad!

    • @Zakily-tiktok
      @Zakily-tiktok 2 года назад +1

      Haa hadii kale Ethiopia waxay ku soolaabanee sidii hore OO ay iyada iyo Kenya taageerayeen maamul goboleedyada

  • @khtr7
    @khtr7 Год назад +1

    Ma oGthY in Ethiopia 🇪🇹 ¡Yo3 somaliland 💚🤍♥️ aY xidhiidh Ganacsi ka dhaxeeYo 🤔

  • @uploadcentral8753
    @uploadcentral8753 2 года назад +2

    Abdirahmaanow maad ka timid turkigii

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 года назад

    Maanta layma cunine waxaa lay cunaey Marla cuney dibigii cadaaa allow Alle somali waa danteed moog😢😢

  • @muslimbythewillofallah.9860
    @muslimbythewillofallah.9860 2 года назад

    Waa waali cas in aan xiligaan ku milano muranka dooladaha naga awooda weeyn madax weyne xasan na malaha shaqada loo doortay ayuuba safar u qaatay
    Dhanka kale cida danta leh iyadaa iman jirtay balse waxaa yaab ah in cid walba oo dan leh eey u yeeraneeyso

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 2 года назад +2

    Labada madaxweyne ee masar iyo ethopia danaha shacabkoda ayey ka fikirayane horta madaxda somalidu maxay ka fikirayan?

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 года назад +1

      Dantiisa gaarka ah iyo inoo lacag jeebkooda ku shubtaan.

  • @kamaalniyaas1014
    @kamaalniyaas1014 Год назад

    Xasan Guurguurte Waa NEEF Aan SIYAASAD iyo Waxay Tahay Aqoon Oo Dhuuni Raaca Maxaa Masar iyo itoobiya Ka Galay Anigu Waxaan dhihi lahaa Adeerayaal Buuqa ila Dhaaf Nacalad Baad Tihiinee Oo Mid Kasta Waan Erin Lahaa Markuu Arintaas iila Yimaado waayo Mustaqbalka Umada SOOMAALIYEED Uma Fiicna Siyaasiga iyo Hogaamiyaha Dhabta Ahna Waa Ninka iLNA Mustaqbalka Ku Fiiriya iLNA Taaganta Taagan

  • @zalelaz143offical5
    @zalelaz143offical5 2 года назад

    Waa khalad ee waliga ha colaysiisanin wehelkaaga ama jaarkaaga ilahy ayaa kugu qabsini arintaas ee labada dalba ha iskaga dhaxbaxdo intay dhawdahay ama ha dhaxdhaxaadiso somalia

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare8954 2 года назад

    Dhexdhexaad baan kanahay waayo dani nooguma jiro la safashada middoodna

  • @hamsemustafe7884
    @hamsemustafe7884 2 года назад

    schoolarshipska kasoohadal axb

  • @ibrahimosman9445
    @ibrahimosman9445 2 года назад +3

    Wax dan ah oo noogu jiro malahan in aan Ethiopia iyo Masar aan xiligaan la kala safano, anagaa teena ka adkaan la, Tiisa daryeelaa tu kala ku dara ayey sheekadeenu mareysaa🤔🤔🙄 Soomaaliya siyaasadeeda arimaha dibadda ma fadhiso, nin walba siduu doono ayuu u walaaqaa😏😏😏😏

  • @maxamedidiris2105
    @maxamedidiris2105 2 года назад

    Somalia 🇸🇴 iyo Somaliland ha dhexdhexaadiso Masar hadafka ay ka Leedahay beyo xireenka way gaari

  • @najmagedi4519
    @najmagedi4519 2 года назад

    waxan u arkaa anigu inay somalia cidna lasafan midna waxba nagama galin dana noguma jirto dawlad iyo shiciba inan lasafano labada midna

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 года назад +1

    Muslin iyo gaal hadee isqabtan waa jib waxa nagu ah inan muslinka lasafano
    Hadii sidakale lofiro Ethiopia waa cadawgena kowad inan ka argudanane waa no muhiim
    Ethiopia ine awodeda in lawiiqo uma soomaaliyed ayee dan utahay

  • @alkaraamamedia1154
    @alkaraamamedia1154 2 года назад

    Waxaan kaasugaynaa qisadii يأجوج ومأجوج

  • @ahmeddeq53
    @ahmeddeq53 2 года назад

    aragti ahaan ma boona inaa cidna dhinaca lasaaro ma .awoodno hada khilaaf siyasadeed gaar ahaan itoobiya . masar iyo itoobiya xidhiidhka itoobiya fiican in wanajiyyo maxaa yeelay samaynt labada dawladood tan itoobi badan
    xag xun iyo xaga wanaagaba.

  • @Shiinkayj
    @Shiinkayj 2 года назад

    Madaxweynaha maxaan u sheegna wuuba iska qoslaa. madaxweyne xilka wxa nogu qabatay inaa danaha dalka ka shaqeyso ee ma'aha gabaha carabta inaa shumiso💋.
    Wax walbo wxa iga daran weyska qoslaa😭

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 2 года назад +3

    Fadlan YouTubkayga subscriber isar asxabta 1k igaarsiya

  • @alina__army3770
    @alina__army3770 2 года назад

    Masar intaanan kahadlin qofka somaaliga ah ee xil uhaya soomaalida siyaasada u ku hawlgeleyo ee arimaha dibada ma waxaa biyoorati u ah ilaalinta danaha iyo masaalixda dadkiisa iyo dalkiisa mise danihiisa iyo danaha xlafadiisa aynu kala qeexno 2daas

  • @ahmedwarfaa1551
    @ahmedwarfaa1551 2 года назад

    Afgambigii xeyle zalaase ma 74 ayey eheed iska sax taariikhaha

  • @ambasexashioffiall1487
    @ambasexashioffiall1487 2 года назад

    1aad illaa 12 aad intaan dhiganayey baa lacag lanaga qaadi jiray xataa xafiisyada lama dhaafin wabigan dad dhan 100M oo qof baa iskugu tagtay waxba lagama waban karo anigaygan kula hadlaya kacag baa igaga maqan nio🫤

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici8871 2 года назад

    Xiligaan looma baahneyn in soomaaliya lasafato haldhinac labo dal oo xisadi kadhaxayso aan dhamaad keeda la ogeyn

  • @alina__army3770
    @alina__army3770 2 года назад

    Dagaalkii 77 siyaasada inagalisay 100/70 masar baa lahad waxaynuna ka dhaxalay dawlad la aan burbur qax iyo baaba ina gaaray

  • @sacdiyoyusuf1164
    @sacdiyoyusuf1164 2 года назад

    Mareykan marku ladagalamayo dalkale waxaa Xero uah CIRAAQ
    Masar iyo Ethiopia waxaa Xero u noqoneysa SOMALIA🇸🇴🥺
    MANTA haray mideysana lahayeen Somali ooidil madhici laheyn dhipatadan

  • @ckariimyuusuf4985
    @ckariimyuusuf4985 2 года назад

    Soomaliya wxii maslaxad ah waa ianay ka shaqaysaa

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 2 года назад

    Madaxda Soomaaliya waxa laga bahan yahay in dalkooda ka fikran, dhibaatada heeso dalkooda wee in kooda horey xaliyaan.

  • @fahadinhomohamed2569
    @fahadinhomohamed2569 2 года назад

    Waa in masar ay lasafato somalia

  • @farhiaquen5402
    @farhiaquen5402 2 года назад

    Aniga ahaan wxa ila ficn inan maser la so safano itobiyanka cadawgena kowaad waye marka maser ayan garabsin laha

  • @mohamedabdullahi2824
    @mohamedabdullahi2824 2 года назад +1

    "Webuild"shirkadan wll Italy 🇮🇹 Ayaa laga leeyahy halkaa iska sax Mahadsanid

    • @24hours10
      @24hours10 2 года назад +1

      Webuild SpA is an Italian industrial group specialised in the construction and civil engineering business headquartered in Milan.
      Waad saxantahay inuu ogaado ayaan rajeynayaa Walaalka.

  • @alina__army3770
    @alina__army3770 2 года назад

    Ogaada somaaliyey enefdhii bixinteedii keenya lagu daray masar qaba bay kaahad raadiya taarikhdas ingiriis bay kula socotey

  • @cabdixakiinmaxamuud6029
    @cabdixakiinmaxamuud6029 2 года назад

    Masar halasafato maxaa yeelay waa islaam