(2) Faylasha Sirdoon | sababta guusha Somalia | is barbar dhigga awoodda cirka | gurmadka USSR |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 мар 2024
  • Taxanaha Faylashii Sirdoon ee Dagaalkii 1977 | Sababtii Guusha Somalia | Is Barbar dhiggii Awoodda Ciidanka Cirka | Loojistikada iyo Saadka
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 21

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 3 месяца назад +2

    Ma. ad iyo ad ayad umahad santahay ustaad❤❤

  • @farahali
    @farahali 3 месяца назад +3

    Mansha Allah mahadsanid walal

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed7175 3 месяца назад +2

    QAMUUS horay uso ugass Suxufi dhab ah aya Tahay 👌

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 3 месяца назад +2

    Sxb aad iyo aad ayaad ugu mahad santatahay soo tabinta taxananahan xiisaha badan

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 3 месяца назад +1

    Mahadsanid wll

  • @user-mt9pm2xo9w
    @user-mt9pm2xo9w 3 месяца назад +2

    Asc soobadi dhukumiintiyada sirdoonka

  • @MuunaCali-ms5hk
    @MuunaCali-ms5hk 3 месяца назад +1

    Ussr noosheeg barmamujka dabe

  • @user-xd7nz2gs6w
    @user-xd7nz2gs6w 3 месяца назад +1

    😢😢wanisalamay

  • @user-xd7nz2gs6w
    @user-xd7nz2gs6w 3 месяца назад +1

    ❤❤

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 3 месяца назад +2

    Somalia Dagalka way ku gulaystay Lkn Siyaasad Xuma Haysay somalia, ugu danbayna Waxay Lumisay Xulufadeedi isago USA ku qanciyaya madaxdi Jahilinta ahayd inay Soviet ka u jaran xidhiidhka anaguna Waan idin Cawinayna, wana Wax lagu qoslo
    Mig 23ka Soviet ka ayaa samayn jiray iminkana ruushka ayaa sameeya

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 3 месяца назад +1

    Dagaalkii ay Soomaali u duntay

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 месяца назад +3

    dagaalada carabta iyo kuweena intaan ka arkay
    waxaa ugu muhimsan marka ladagaalamayo ardayda baraty sida loo sameeyo hubka iyo warshado hub ina leedahay
    waayo dagaalka inta kaare iya diyaarad aadku gasho 3meelood 2meel ayaa ku baaba'da

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 3 месяца назад

    Ethopia waa jilicsan cagtan marin laha balse gaalo dhan ba isku kay so baahaysatay

  • @mahamedmajor4679
    @mahamedmajor4679 3 месяца назад +1

    Mig 21 ma america sameysay hhh😂

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 месяца назад

      Raashiya ayaa samaysay Mig 21

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 3 месяца назад

    Itobiya guuul

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 месяца назад

    Aduunyada wali dad gardarrada, gaadmada iyo weerarkaba iyagu ku horeeyay oo markii loo gacan qaadayna la jabiyay oo lagu ciyaaray guudkooda oo waliba qaybo dhul cusub ah lagaga darsaday oo hadana guul ku faana lama arag duulkan horteed.,,Toloow dadkani ma guul darraday guul u yaqaanaan waa yaabe???

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 3 месяца назад

    Itobiya waligeed lagama gulaysan waxan ad akhriyaysana waa kutiri kuteen ethiopia 🇪🇹 🎉

    • @dromar.abdullahimoallim6490
      @dromar.abdullahimoallim6490 2 месяца назад +1

      Xogaha Sirdoon sida kuwan oo kala noo soo badiya,Jasus E 4280 ayad tahay,4281 aya lagaa dhigaya.😂