6 ARIMOOD WALIGA NIN HA U SHEEGIN

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @sallymun2933
    @sallymun2933 4 года назад +30

    Mashalaah u are 100% right I agree with u walahi ur very clever and I learned alot from you mahslaaah pls keep us updated with information like this ur beautiful may Allah keep u happy and give u long life ur funny too 😂

  • @milyan_milyanweroow2317
    @milyan_milyanweroow2317 4 года назад +30

    Asc habo canab iyo asxaabteeda like iyo sabscribe iigu dhac sii anigna waa idin saarayaa 😘❤️.
    Waalahi waa qoslay maseerkaaga laq ha dareensiin🤣🤣🤣

  • @queenqurux65
    @queenqurux65 4 года назад +7

    Haa maamo waxa la yidhi walaalkana wiilal ka lahaw wiilkagana walaal ka lahaw waa sidaa waayo way kuu qabanayan haduu wiilku kaa xumaada allah awlaada baari haynooga dhigee❤❤❤❤😘😘😘

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 6 месяцев назад

    Last 3 years waya aragnimo iyo dhiri galin badan bn kaa faiday Hbo canabey shukran & jizaakumullaah ❤️🫶khayran ka faaidaysi wacan gabdho iyo hoyiyinka yaryare guurkodu cusub yahy

  • @shadiyaali3161
    @shadiyaali3161 4 года назад +3

    Maansha alaa caqliga ilaahay hakuusiyaadiyo walaashay walaahi wad iga qoslisay waxan kula aaminsanahay ragu markuu shana shaneeyuu shakigu galaa shamsuula taagnaa iyo shuhuumihiisa lama dhexgalo shibbaa ladhahaa shaqadaa daa lasuubsadaa

  • @maym00nahassan26
    @maym00nahassan26 4 года назад +3

    Mama Somali you’re awesome.
    Thank you so much.

  • @hothansharrif4036
    @hothansharrif4036 4 года назад +2

    ma sha Allah, tabarakallah
    point taken,
    thanks🔥💕💯

  • @habibaali51
    @habibaali51 2 года назад +1

    Masha Allah habo MCN I wish i knew this advice before.

  • @ubahfarah6702
    @ubahfarah6702 4 года назад +3

    Mashaalaah good advice ❤️❤️

  • @sihambillow3607
    @sihambillow3607 4 года назад +7

    Thank you mama. God bless you

  • @Lovely-hm1wb
    @Lovely-hm1wb 4 года назад +1

    Love you habo
    Every single day your motivations are wonderful ❤️❤️❤️👌

  • @Nuura2
    @Nuura2 4 года назад +9

    I couldn’t watch this video because I thought it was mamo malyuun i was scared to click the video in a minutes but she’s better habayar❤️😻

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 года назад +3

      Thanks habo my name is anab mama soomaali

    • @AminTeamMedia
      @AminTeamMedia 4 года назад

      i don't think she is slightly better than mamo Malyun, that is my two cents any way!!

    • @Nuura2
      @Nuura2 4 года назад

      mama soomaali ❤️🥰

  • @ShukriAbdirahmaanAfjar
    @ShukriAbdirahmaanAfjar 4 года назад +18

    Is true but remember all men aren't the same mama

  • @nimconimco8622
    @nimconimco8622 4 года назад +5

    Wallahi runta kahadasahay jazakal Allah. habo wa markii kowad an ku arkey ayan taladada ka helay masha Allah..

  • @barkhadleblogsmediachannell
    @barkhadleblogsmediachannell 2 года назад +1

    Hats -off !
    Thanks a million mama for imparting knowledge. Be blessed innaadheer

  • @habibabishar1905
    @habibabishar1905 4 года назад +1

    Jazak Allah hooyo mcn wad nagafarxise runtii bad kahadashey ....love you sweet mom

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 4 года назад +17

    Hooyadii soomaaliyeed!! I came to this video in the right time.. Alhamdulilah Allihii ituusay😘♥️

  • @leilaabdi5442
    @leilaabdi5442 4 года назад +12

    wallahi mama canab dhagaysta waad ku liibaaneysaan haddana runteeda waxay taabataa run lagama leexdaana

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 4 года назад +2

    Waa run abaayo thank U sister sharaf ilaaheey haku xafido AAMIIN

  • @fardowsabashir8009
    @fardowsabashir8009 4 года назад +2

    Manshaallah mama maxadsanid Allah kubarakeyo o kuxifdiyo

  • @fartacabdulahi7326
    @fartacabdulahi7326 4 года назад +3

    Nin wa layska jiraaa marna walala jiraa sidii jir jiroole aya lola dhaqmaa
    Hdi aad qof iska adag noqoto qofna ma awoodo inu sirtaa hoose ogaado xitaa ninkada ha ahaade
    Wax la rabaayeeyo ninkaada aya ugu fudud
    Always smile 👌👌👌👌

    • @funnychannel1260
      @funnychannel1260 4 года назад

      Mazh Allh xaqiiq nin waa lala jiraa marna waa layska jiraa hadalan ka helay

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 4 года назад +6

    Maamo soomaali waad tahay waxaan kaa faa iiday hooyadey iima sheegin mahadsanid hooyo soomaali ♥️

    • @rijaalyare4609
      @rijaalyare4609 4 года назад +2

      Duqdaan Gurigeeda Ayeey Dumisay Kaagana Uma Naxeyso Ee Hooyadaa Mcn Oo Sagal Bilood Iyo Sadkeeda Caloosha Kugu Siday Ha Eedeyn

    • @maryanmahamed4147
      @maryanmahamed4147 4 года назад

      @@rijaalyare4609 😂😂 fariid

  • @fariidahassan7382
    @fariidahassan7382 4 года назад +2

    I love it your advice maamo 🥰😘

  • @nafiisamaxamedkaariye4923
    @nafiisamaxamedkaariye4923 4 года назад +2

    Maansha allaah habo sifiican ayaad wax noogu sheegty kuwii waxku qaata alleh hanaga dhigo thanks alot

  • @suususacdiyo1426
    @suususacdiyo1426 4 года назад +6

    Saxix masha alaah wali ma arkin qof sidaan ruun isheegeso mamo mahadsanid

  • @wippyyodailylifelessons5751
    @wippyyodailylifelessons5751 4 года назад +7

    Mom raga dhan maxuma waa intaas dhexdiina soo galaan You sound positive mom but ha kuwaanin naagta dhibka ku haayo in ka qarsato maahan

  • @qamarmohamoud2818
    @qamarmohamoud2818 4 года назад

    Jazakallaahu khayr abaayo allaaha kuu xifdiyo

  • @makeupartistreemmakeup7373
    @makeupartistreemmakeup7373 4 года назад

    Alhamdulillah aniga mid ixaaq dhawro oo adunka ijecel aya alle igu deeqay waxwalbana isameyo alle jamada hageyo adunka wan isku helnay aqirana wan ku ducaysana in alle isken siyo marlabad inzha allah ubadna alle hana siiyo anaga io inta haysanin inzha allah qof aad u wangsn wye alle hawanajiyo oo xaqayga yaqano wye alle hasharfo

  • @hawash4217
    @hawash4217 4 года назад +5

    Asc aniga an ahay carurta wa wenaden gabdho wiilal alxm ninkeyda waxu bartay inaa sugayo oo asaga soo waregayo nadi jim ayaan bilaway inan aado ciyow ayuu imana aaway hoyadina weli ma imaninin asani igeyo asana isoo naqo soo cajiib maha hhhhh

    • @umuiqra1092
      @umuiqra1092 3 года назад

      Kkk runto arkay masha allaah

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 4 года назад +3

    Masha Allah canab tahlil ku jecliyaa nolow in Baden xbbti😍😍

  • @umusumayawabari4016
    @umusumayawabari4016 4 года назад +1

    Mamo somali waa wax xigmad badan waa naag maraxan manta malyun qabilkad kaso o gaday waa hormudki somali horay u soco

  • @daganabdikareem8836
    @daganabdikareem8836 4 года назад

    Walaahi wan u bahna qof adigo kala ah maamo qaaliyad tahay waxyaabo badan oon hooyaday kalacishoodan adiga kasheekeysa masha allah ilaahay ha kuxafido maamo qaaliya ❤️❤️❤️

  • @xayaatmaxamud2893
    @xayaatmaxamud2893 4 года назад +6

    Mansha allah mamo wanadada wa qata mar walba role model ba notahay

  • @nalkahajiabdi2
    @nalkahajiabdi2 4 года назад +3

    masha Allah hbo mcn shukran iso boqo insha Allah shukran

  • @AsmaAli-tw4ob
    @AsmaAli-tw4ob 4 года назад +1

    Mama thanks 😊 for the advice 🥰🥰

  • @rayaanabdihakim927
    @rayaanabdihakim927 4 года назад

    Jazakallahu qeyran habo😍😍

  • @hodanxasaj6202
    @hodanxasaj6202 4 года назад +4

    I love mama canab khyr allah haku siiyo talooyin badan nasiisya

  • @zmzmo8387
    @zmzmo8387 4 года назад +8

    Canab kusaacida in aydaan kahilmaamin maashaa allaah
    Wahal yeeyad u soo baxday gabdhaha soomaaliyeed iyo caruurtooda horu markooda
    Canab maadiga waa qof kadhisan
    Waxaan ka codsanaynaa gabdhaha ducaada ah in aan kahelno mid is xilqaanta oo canab oo culuumta diiniga ah
    Ubilowda
    Si ay unoqoto qof kaamilan
    Waayo qofku markuu bulsho wax l kasaxayo
    Waa in uu uceliyaa ama waafajiyaa
    Waxaa uu ALLAAH kayiri arinkaa iyo wax uu kayiri RASUULKEENU SALALAAHU CALAYHI WASALAM

  • @farihamuhamud2302
    @farihamuhamud2302 4 года назад +2

    Mama canab ilahay haku dayo waku jeclahay hooyday MCN bad la magactahay ilahay haunaxariistee

  • @user-gz5hc7dz1m
    @user-gz5hc7dz1m Месяц назад

    Shukran mm❤

  • @kafeyasiciid3326
    @kafeyasiciid3326 4 года назад +3

    😀😀😀😀 Really waanka helay shekadan mama canab

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 4 года назад +10

    Waligay kama maseeren ninkayga Haduu baxo waxuu dhahay waligaa imaa Soo wicin hadoo baco tel dhan off ayaan ka dhiga nin anaa ka aarsaday anigu iga Maseraa

    • @nimodeeq2731
      @nimodeeq2731 4 года назад

      😂😂

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 4 года назад

      waa sax

    • @sukeynaxusen751
      @sukeynaxusen751 4 года назад

      Wlh anaa dhibkaas ihestaaa inaa woco ma ahane maba jogi Albaabka haduu ka boxo3 waxaanba modaaa inuu naag la hadalayo mx sameyaaa ila taliya

    • @najmadiriyesirad5824
      @najmadiriyesirad5824 4 года назад +2

      @@sukeynaxusen751 abaayo kalsoonida waa shay aad umuhiim ah abaayo mcnto ninkadha ilaasho gurigaaga neh haa iska borborin oo shaydhaan yuisan kudirin abaayo mcnto waligaa kukalsoonow ninkaadha ilaahay neh latasho oo ilaahay waa kan baryadha maqlo nabigeena scw baa nagu yiri 'labo qof haday isla joogaan sadaxeeya waa shaydhaan abaayo mcnto be carefully ninkaaga haa ka gardarnaan waayo bari hadii kala tagtaan ciyaal kala aabo eh mafcno asc

    • @sukeynaxusen751
      @sukeynaxusen751 4 года назад

      @@najmadiriyesirad5824 insha allh abaayo waad mahasan tahaya sida wanagsan aad ila talisay

  • @basraabdi6471
    @basraabdi6471 4 года назад +1

    Alhamdulilah Rabil Calamiin 🤲🤲💖

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Год назад +1

    اي والله كلامك صحيح حمد لله حمد لله على كل حال الحمد لله العافيه الحمد لله الحمد لله اشكرك يا الله يا رب الحمد لله الحمد لله الحمد لله كلامك صحيح يا حبيبتي الله يسعدك دنيا واخره ويسعدنا انا واهلي وجميع المسلمين الحمد لله الحمد لله على كل

  • @hamdifarah3749
    @hamdifarah3749 4 года назад +17

    Fiicnaan lahaydaa in aan wahore maqlo hadalkan

    • @aishacuud4910
      @aishacuud4910 4 года назад

      Sido kle wlhi taas ayaan ku fikiray

    • @rayanadam4762
      @rayanadam4762 4 года назад

      Wali wqti idinkma tagin abayoyin oo waad noshihn wli hda dhqan galiya insh

    • @lovelysamawada2560
      @lovelysamawada2560 4 года назад

      Dhibmle kafeejinoow laga bilaabo hadaa

    • @zalma1437
      @zalma1437 2 года назад

      Wlhi waa runtaaa😭😭😭 hada mar horaa wax kasta faraha ka bexeen

  • @hafsahassan8731
    @hafsahassan8731 4 года назад +5

    Alx illah baa mahad leh oo yaranteydii aqligaas isiiyay waligiiy ka mashegin reerkeyga waana runtaa taas

  • @maryanali8409
    @maryanali8409 4 года назад

    Jazakalah qyr shukran Habo
    Horay Somali waxay u dhaheen dhagax mel dhow ku dhaca dhawaqna mel dher wasiida tiri afdaboolan dahab
    Masha Allah
    Allah ku barakeyo amin 😍

  • @bintyuu2576
    @bintyuu2576 4 года назад +2

    Asc ww masha Allah tabarakallaah almost 2 weeks ago ba layguursaday walashey ba iso dirtay video gan perfect time Alxamdulillah wajazakallaah habo yar mcnto ❤️❤️💋💋💋 iiso duceya in guurka Allah ii barakeyo idinkana Allah haydinku xafido diintisa iyo kitaabkisa munazalka rmubaraga ah Allah yaa baarikfiiikum my sisters, ❤️❤️

    • @bintyuu2576
      @bintyuu2576 4 года назад

      Mataanaha maryama iyo muxammad na kuso duceeya

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 4 года назад +5

    Habo waan ku salaamay family ka dhan see tihiin caafimaadka allah ha idiin siyaadsho khayr.iyo barwaaqo kuu rajaynaa

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 4 года назад +3

    Masha alaah habo thank you 😘😘🌷⚘😘🌹

  • @laylaqadi7409
    @laylaqadi7409 4 года назад +1

    Thanks wall wanadada aad habalah waaniso waad ku mahadasan tahay

  • @samsamhussein2694
    @samsamhussein2694 4 года назад +2

    Mnsha Allah caqligu waa sheyga layskudhafay waxbadan oo macqula ayad soogudbisaa jasakala kheyr wll

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 4 года назад +3

    waa hadal caaqiba leh maasha alaah ilaah haku barakeeyo gabar soomaaliyeed

  • @yasmiinabdisamattasmiin3636
    @yasmiinabdisamattasmiin3636 4 года назад +11

    What creative nd genius ur really love you mummy ❤💕

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka 4 года назад +1

    Soo true wallahi thank u

  • @misripak3344
    @misripak3344 4 года назад

    Walaal. Halkaadi. Kawad.. Shukran

  • @nihaamnihaam9828
    @nihaamnihaam9828 4 года назад +3

    Masha Allah habo khyr ilahay hakusiyo iso duce

  • @wanagsansidahoyaded3296
    @wanagsansidahoyaded3296 4 года назад +54

    Allah hooyo mcn ku jcliya wacadala hooyaday labaad ba kadhigtay😘😘😘😘

    • @lasus1922
      @lasus1922 4 года назад +1

      Walahay beenmaha hooyo soomaliyo dhan hooyo waliba hooyo yarweeye aadna u qiimo badan alamaxan waxkafaa iiday

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 года назад

      Walaalo qaali isooboqda🙏♥️

  • @halwahassan4454
    @halwahassan4454 Месяц назад

    Mashallah good advice

  • @sucaadoabdi2947
    @sucaadoabdi2947 4 года назад

    Thanks mama 😘for your warning

  • @deeqafaarax7021
    @deeqafaarax7021 4 года назад +5

    Maasha allaah habbo allaah haku xafido

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil7241 4 года назад +7

    Mansha allaah mamo alle haku xafido

  • @honeyqalanjo892
    @honeyqalanjo892 4 года назад +1

    JazakaAllah mama

  • @fathiyaismail4627
    @fathiyaismail4627 4 года назад +1

    Masha allah mamo mahadsanid 🥰🥰

  • @maydhyuusuf562
    @maydhyuusuf562 4 года назад +33

    Dumarow xaqa ragiina ilaliya sunaha nabigena kula dhaqma scw walayal

  • @maryamabdidhiif3199
    @maryamabdidhiif3199 4 года назад +6

    Thnks mama

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 3 месяца назад

    Masha allaah tabarakallaah allaha kubarakeeyo habo

  • @fatikaahajiqueen9781
    @fatikaahajiqueen9781 4 года назад +1

    Wwww thank you habo mcney i love you so much and thank you ❤🔥😘

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 4 года назад +4

    Manshallah hafidakllahum wale taas 4 ayaan ahay beenta mahan manshallah

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 4 года назад +24

    Mama funny aatahy lkn maseerka mala xakameen karo xoogaa pointigas xanuun waye ani maba aamusi karo wlhi
    Ninka iska maqnaan ka aamus caqli gal ma aha mama adiba masameen laheen
    Wax caqli gal ah noosheeg adiga gurigaga waad ilaashatay

  • @dheemandhashikiiin6365
    @dheemandhashikiiin6365 4 года назад +2

    Masha Allah habo canab alle aqligaga haku daayo runti waxbadan baad iftimisay qosolka Iga dhameesay wlhi habo alle haku xafido Adi Iyo familkaba

  • @munashafat2709
    @munashafat2709 4 года назад +1

    Mashalaah Mamo soomaali hada ayaan kugu soo biiray wanakaheelay wanadada thanks

  • @honabdidhubad3059
    @honabdidhubad3059 4 года назад +5

    Masha.allah walaashay waa talo iyo tusaale fiican.
    اللهم لا سهل الا ما جعلته سهلا فجعل أمرنا سهلا ياقادر الرحمن الرحيم.

  • @ashaasha4547
    @ashaasha4547 4 года назад +7

    Mamo kalarka blue ga ayad jeceshahay MashaAllah.😘😘😘😘

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 года назад +9

      Haa waa calankeeni

    • @ibrahinsheikh3469
      @ibrahinsheikh3469 4 года назад +1

      Mama ibrahin sheikh Mohammed Oo jooga jigjiga Ethiopia mama waxaan rabay in Aan si khaasa kuulahadlo fadlan this may Email ibrahinsheikh71@gmail.com or whattsup number +25191506711, illahay dartii ayan kuujeclahay.

    • @ayaancabdi1156
      @ayaancabdi1156 4 года назад

      mama soomaali mamo halke kala so xidhiidha

  • @nimcoofficial5534
    @nimcoofficial5534 4 года назад +1

    Thnkx momo❤😍wlhi taladada waan qadan isha alaha wlhi waa progarm ficin

  • @nastehohussein1645
    @nastehohussein1645 4 года назад +1

    Msha Allah marwo mudan inladhagaysto mahadsanid inbdn Alle wanag dhaxdeena hadhiigo ruuntii inliis xakameyo way fcntahay

    • @nimosaleban8465
      @nimosaleban8465 3 года назад

      Miskiin ragu inlagu mashqulo ma mamudna wll

  • @sagalsamolifestyle9261
    @sagalsamolifestyle9261 4 года назад +3

    Mansha allah ilahay haku barakeeyo wll❤️🙏🙏😂😂😂

  • @sucaadmaxamuud5589
    @sucaadmaxamuud5589 4 года назад +3

    Maasha allah mamo mcn allaha kudhowro waxaad inoo thy lataliye wngsn waxbadan baa noofaaidaysay💕❤

  • @princesshaniifa9279
    @princesshaniifa9279 4 года назад

    M.a mom in badan ina dhageysto wanagaga ama dhira galintada ku sabsaan inta dunidaan iga so horeysay wan radiyey ina dhagesto lkn hada alx video gii labad oo adiga ad ledahey oo an dawadey ayuu ii noqdey videogan ama kii kowad oo an ku ogadey ina yutubka ledahey ayuu ii noqdey videogan😍😍mom ciimri rago iyo cafimad sareco leh rabi haku siyo👸💋❤

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 4 года назад +1

    Maasha allh waa runta waa talo fiican

  • @kheymabadanofficial6070
    @kheymabadanofficial6070 4 года назад +6

    Masha allaah iii nolow waliga

  • @xikmamaal4805
    @xikmamaal4805 4 года назад +13

    “Adiguna malinka dambe wiil fiiri” I like that part 👌

  • @rahmaabdi6431
    @rahmaabdi6431 4 года назад +1

    Thank you mama somali

  • @laylamaxamed7907
    @laylamaxamed7907 4 года назад +2

    Maansha allaah hbo alle aqliga hakuu barakeeyo ❤❤❤❤

  • @nasriin22bashir29
    @nasriin22bashir29 4 года назад +8

    Walee 6dan arin aad sheegtay qeyb ka mid ah wan ku dhaqmaa lkn hadan iska joojinaa thanks 🙏

    • @ilwaadugaas8143
      @ilwaadugaas8143 4 года назад

      anigana sidookale qaki adbaan ugu dhaqmaa. lkn wankata shan insho insho alaah

    • @asmaali5085
      @asmaali5085 4 года назад

      Iskajoooji byo

  • @safadaimond1068
    @safadaimond1068 4 года назад +64

    Waligey rerkeyga inan wanagoda uga shekeyo mahe wa xun yihin maba dhaho wx kaste o ay yihin wey i dhalen nin an shaley arkay muxu I shegaya

    • @fertunmehamud843
      @fertunmehamud843 4 года назад +1

      Caqliley aya tahay Masha alah

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 4 года назад +1

      Safia g/ girl allaha ku xifdiyo.

    • @firdousahmed2485
      @firdousahmed2485 4 года назад +1

      Waa runta nin aad shaley araktey asagoo weyn berina naag kula guursanayo maad la Simi family kaga ku dhaley

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 4 года назад +1

    Maasha allaah walee waad i anfacdee allaah ha ii kaa daayo

  • @maryanaadan820
    @maryanaadan820 4 года назад +2

    Masha Allah maaaama Allah kuxafido barakallah fiiikum😘😘❤🥰

  • @ibtisammohamed4196
    @ibtisammohamed4196 4 года назад +4

    Mansha allah hbo macaaan

  • @munasaid5297
    @munasaid5297 4 года назад +3

    Mom canada 🇨🇦 iman ma ikusodhawen form 🇺🇸

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 4 года назад +1

    Mama Somali dar ilaaaahy ku jecelhy mamo hoyo malihii alle hoyaday how naxariisto adi mamo ka dhigtaa mamo wanadada ayaan qataa dhageestaa mamo alle haku dhowro adi iyo familkaga

  • @ramladhameys6570
    @ramladhameys6570 4 года назад

    Ninkeyg waan uga sheekeya qoyskeeyga lkn mahan mid xun ee wanagoda unbaa usheega iyo inaa ahay boqoradoda asna aad bu ugu farxaa in gabar walidked jecelyihin o ducesan ay xaskisa tahay alx alx🤲

  • @ubaxmohamed2894
    @ubaxmohamed2894 4 года назад +4

    Wcs wllo qali wad mahad santhy horo usoc

  • @umumanzar6149
    @umumanzar6149 4 года назад +3

    walhi ruun waye Mashaallah ilahay hakudowro walashay

  • @fardowsamaxamud7554
    @fardowsamaxamud7554 4 года назад +3

    Asc abayo wan ku salamay mashaa Allah wl waxan ka codsanaya adiguba wax wanagsan ayad.ino shegtay Ana waxan ku shegaya ado iga raliyo in ad xijabka qimaha badan o AllahS W T. Gashatid.wa.ayad.dhan.

  • @einihussein2106
    @einihussein2106 4 года назад +1

    100% true jazaki allah qeer

  • @naimaomar2485
    @naimaomar2485 4 года назад +10

    Maamo adag walhi mashallh ❤️

  • @ismahaanibrahim9929
    @ismahaanibrahim9929 4 года назад +7

    Mamo qiimo naagaha aan isogeen u aqliyeey 👍👍👍👍👍👍👍

  • @sabrinaahmed5107
    @sabrinaahmed5107 4 года назад +1

    i love ur advice mashallah hore usoco hoyoo . so nice noso badhi vedio yasha . inshallah

  • @lovelysamawada2560
    @lovelysamawada2560 4 года назад

    Xaqiiqa waleeee mahadsanid good advice