DHAQAALAHA DAAH DEYN AH IYO LACAG IYO RAASHIN QASHINKA LAGU GURO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 92

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 Год назад +2

    Dadaalaa xaaji cabaas waa gaaraa Manta wa 8/23/23 allxm is badal khayr badan baa isuurta galay Masha allah
    Mahada kobaad allah aya iska leh mida labad na mamadena qaliga ah mama somali shukran & horusoco habo mcn

  • @salmansalat1571
    @salmansalat1571 4 года назад +7

    Hadaan sidan wax udhaqaleyn lahaa marhoraan taajir noqon lahaa, mashallah waa talo wacan 😍😍💐💐

  • @leilacaynab6305
    @leilacaynab6305 4 года назад +5

    Maansha allah wllo qof caqli badan ayyaad tahey dumarka soomaaliyeed wacyi badan ayeey u bahanyihiin wax badan ayaa ka bartey jaasakalah qeer

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 4 года назад +11

    Masha Allah, habo runtii aad iyo aad ban ugu bahanahay barnamijyada dhaqalaha iyo abuse ka carurta Noo soo badi fadlan
    Allah haku xifdiyo

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 года назад +1

    Momo no no soo badi reerka familiga mar kasta ku soo wacayo oo ku leh lacag noo soo dir bal arintaa ka soo waran momo dhib badan baa familkii naga heysto bal ka soo waran arintaa momo.thanks momo.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 года назад +2

    Masha alaah moma somalia jzklq Runta Iga dheh. Hadey dumarku ku waano qaadanayaa. Kuwii wanadaada qaata all ha naga dhigo.

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 4 года назад +3

    Ku jecliyaa maama soomaali thanks waa noo aqliyeeysay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 года назад +2

    masha allah gabdhan wa fariid danteeda taqna meesha dharka duuga ka iibsatay shalamahada inkasto meeshaa waxa la yidhi waxa ka soo habxa dadka lagu gaaleeyaa hadana danteeda ku gadhay dhaqlaaheeda ilaashatay wana run nagaha wax iibiya waxay ku odhan qaado cidna kuwaydiin mayso markaad hesho ii keen hada in yar ka dib wa ku dul tagan tahay war aniga somalida waxa laga iibsado walahay beri hore baan nacay kuwa wereejinay wax

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 4 года назад +6

    Habo aniga hada sifiican ayaan u bartay dhaqaalaha need bes lee soo gataa adeega gurigana waan fiiriyaa intaan bixin waxaan u baahanahay waan qortaa sanadkii halmar ayaan dharka soo gadanaa family oo dhan allah noo naxariisto hooyooyin hadaan nahay waa inaan ogaanaa waxa noo fiican

  • @maymunamaxamedxirsi2076
    @maymunamaxamedxirsi2076 4 года назад +3

    Mash llh mamo caqli badan caruurtaada iyo odagaaga nasiib badan 💋❤

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 4 года назад +2

    Maashaa Allaah Qaali wac fiican ayaa u sheegtey, Gabdhaha Soomaaiyeed

    • @nimcadahir1654
      @nimcadahir1654 Год назад

      Ninkaga.marķuu.wahbaa.kusinen.iinade.xahdoh.ssomahaa

  • @sacdiyosiman3733
    @sacdiyosiman3733 4 года назад +16

    Waa waxa nahysta nag dhar warejinaysa bilkasta lacagken nosobadi barnamijkan wan ubahanhy

  • @qali0mar645
    @qali0mar645 4 года назад +1

    mashalah hawo so baday marnmijak dhaqalha waaan ka soga dhaaqalh

  • @fatoumafoureh7281
    @fatoumafoureh7281 4 года назад +5

    Walahi WA runteeda walahi anageyna haysata

  • @hodanqurux9467
    @hodanqurux9467 4 года назад +3

    Masha'Allah Tawaraka'Allah habo mcn wax badan kaa faa'idey video's yashaada 😘

  • @rahmaabdi8960
    @rahmaabdi8960 4 года назад +6

    Habo mahadsanid talooyinka aad nasiisid ee qaaligaa anniga lacagtaydu waxay ku baxdaa adeeg siiba dharka 'iyo gabaha qaaligaa bil walba waxaan dhahaa bishan baa iigu danbaysa mana daayo.

    • @fatumashire3406
      @fatumashire3406 4 года назад +1

      rahma abdi abaay kaligaa matihid kulomidbaa nahay

    • @mimimankin111
      @mimimankin111 4 года назад +1

      Hadaf sameyso abayo oo weyn oo dartiis lacag u aruurisid bil walba

    • @rahmaabdi8960
      @rahmaabdi8960 4 года назад

      mohamed mahadsanid wall hagaag insha allah

  • @user-ce8dj8id4z
    @user-ce8dj8id4z 4 месяца назад

    Shaydaamad waa habartaan maama soomaali labaxday oo ilaaheey diintiisa ka fogaatay.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 года назад +2

    Runta iga dheh ...that is true mom somali. Jir oo joog....

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 года назад +1

    Thank you for sharing momo waa mahadsantahay jzklq.

  • @nasraibrahim4637
    @nasraibrahim4637 4 года назад +2

    Maashaa allaah habo runtaad ka hadshay.

  • @faruuxamahamad5076
    @faruuxamahamad5076 4 года назад +1

    Masha alah Mamo qaaliya Aa Tahay Waan kaa Faa iidnaa

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 Год назад

    Barnamij kan laba saniyo badh ka hor bn dawan jiray aadbaanan uga faiday dhiri galinta dhaqale ee mama somali jizaakumullaah khayran Mamo. hadana wakuso ceshadaa videos kaga markan arko inan waxyala bila macni ah gad gadayo

  • @deqamohamedboqorada2448
    @deqamohamedboqorada2448 4 года назад +1

    Maasha Allah illahay haku barakeeyo mama somali ❤❤❤❤👍👏👏

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 года назад +3

    walahay 2000 kun bay xidhaan qaar kood 2 kun dollar ilaah igu og bay xidhan qaaar spmalida shandadadooda reerkoodii gaajaanayo qaarkood wale waaan arkay

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 года назад

    Mom waad iga qosol siisay bagah hadilaan dhaaf. Sax weeye momo. .I love your show keep it up good work xabiibtii.

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 4 года назад +2

    Waa saxa maamo

  • @iskufilancadey9054
    @iskufilancadey9054 4 года назад +1

    Masha. Allah. Mama. Wad. Quruxbadan. Tahay

  • @munaabdi96
    @munaabdi96 4 года назад +3

    Habo walaahi maantay anigay i haysataa xalay gurigeyga cunto xabad bur yaa ku waaberistay dhar winter baa lacagtayda dhameeyey lakiin insha alla waa loo noqon doonin anigoo fikiraaya ayaan kalibkaaga arkay

    • @munaabdi96
      @munaabdi96 4 года назад +1

      @Fowsiyo 86 haye xubiyeey insha allah keyd u sameenayaa ileen dhar sommer la soo gadayaa xoogaa meel dhiganayaa

    • @umuislaax6186
      @umuislaax6186 2 года назад

      Abaayo wax maiskaakaa badalay?

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 3 года назад

    Mansha allah noso badi barnamujkaan dhaqaalaha

  • @jiijamaxamed8365
    @jiijamaxamed8365 Год назад

    Masha alah hadalkada wax badan ayan ka fahmay qeyr ale haku siyo

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 3 года назад +3

    Masha Allah, thank you mama💕💖💕

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 года назад

    Run badnedaa momo waan xasuustaa mis Islaan ayaa ii keenly oo iga iibisay Dirac 300dollar I Dirac waa runtaa momo soomali qeyr badan alle Haku siiyo runtaa weeye thanks for sharing qaaliyeey.

  • @fatimasalat2398
    @fatimasalat2398 4 года назад +1

    Manshaallah habo 💞

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 4 года назад +1

    Masha Allaha.i love you maamo somali😍💕❤

  • @faadumaabdi6184
    @faadumaabdi6184 Год назад

    Maamooy dhibkaan dharka iyo daahmanka la wareejinaayo xitaa somaaliya waa ka jiraaan weliba marka luguu keenaayo qofka farxad iska qaado waad dhiibee deynka waa lugu dhaqan yahay markaad 20beri ka qabtadne lacagteyda isiii aa meel kuutaal gabdhoow ka digtoonaada taas waa baraamij isku gaad ah

  • @munaomarali466
    @munaomarali466 4 года назад +1

    Maansha Allah Allah ku dhaafo

  • @ineedyourlove287
    @ineedyourlove287 4 года назад +2

    Masha Allah

  • @asmaabdullahiahmed9565
    @asmaabdullahiahmed9565 4 года назад +2

    Allah maxaa runbadantahay Somali runmarabtee anaa kudaalay taas habo allaha kuxifdiyo kujecliyaaaaaaaa qalbiga ayaa idajisay

  • @munaomarali466
    @munaomarali466 4 года назад +2

    Asc abaayo deyn maba qaato daahana naag Somali kama qaato daahyada jarmalka aan xirtaa

  • @khadromohamedali7469
    @khadromohamedali7469 4 года назад +2

    MASHA ALLAH HABO QAALI MAR MAR WAXAD KAHADASHA VIDEO AAN INABA CAADI AHAYN 5JEERFIIRSATO KUGUSOCODA WALAHI WAXAD SOSHEEGTAY MA ISTICMAALO INTA BADAN WAXAYALAH BILAMACNAHANA KAMABAHELO INTABADAN 2SANAN JOOGAYO WAXAN 500K GURI AH INAAN QAATO HADAAD UMALAYSA INAAN SABOOLKORIYE KA IMID FAAJO FAAJODKIYO DHALANTEETKU WUBA IDHIBA KUWAANO MIIRAN KASOHADAL HABO KALIIBKANI INABA CAADI MAHAN MAHADSANID MALYANIS.

  • @sahrasheekh7691
    @sahrasheekh7691 4 года назад +1

    Masha Allah habo keep going

  • @laylomahad909
    @laylomahad909 2 года назад

    Mansha allah mamo allaha ku xafido

  • @fatumashire3406
    @fatumashire3406 4 года назад +3

    Habo waxaa ladhahaa releif shopping waxa waye adeega la aado without good reason stress laiskabaabiiyaa

  • @shukrimohamed4734
    @shukrimohamed4734 2 года назад

    Masha allah maamo allaha ku sharfo

  • @sadiasheikh1692
    @sadiasheikh1692 4 года назад +1

    I like your video mama Somali

  • @umuaisha2318
    @umuaisha2318 2 года назад

    Masha Allah hobo Allah ku xafido

  • @omarhaji665
    @omarhaji665 4 года назад +3

    Maamo Dagaal Baad Rabtaa Waayo Ha I Wareeintaa Dagaal Ku Wadaaa KKKKK

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 4 года назад +2

    Please habo barnamijkan noo soo badi

  • @safiyaabdillahi7648
    @safiyaabdillahi7648 8 месяцев назад

    naanaystado waa Mama Soomaali laakiin nasiib darro waxaad ku hadashaa oo kaliya inaad dadka ku kiciso Soomaalida dagaal 😭😭
    dagaalkana waa ceeb!

  • @ineedyourlove287
    @ineedyourlove287 4 года назад +3

    Run badana

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l 6 месяцев назад

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 2 года назад

    ASC Mashaa allah runta aad kahadashey

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 4 года назад +3

    Kuwa Supermarkt kaga baxdo ban ahay , soo duceya in an dhaqale samaysto insha Allah

  • @fartuunabdalle6849
    @fartuunabdalle6849 4 года назад +1

    mamo ganacsatada soomalida qaybtod wa dhiigmirato tas anigaba og

  • @xabiibiahmed53
    @xabiibiahmed53 Год назад

    Asc

  • @luckystart1366
    @luckystart1366 4 года назад +1

    Habo warun ayaa tabata caqliga haku siyadiyo

  • @fartuunabdalle6849
    @fartuunabdalle6849 4 года назад +3

    dharka iga qaad ankuqabsadee ba somaliya xitaaa wakasocotaa. ti dharka kugu baryeyse tiba ma aha. wajigay kubadalysaa

  • @naimamahamud4194
    @naimamahamud4194 4 года назад

    Mashalahay walala qaali ♥️❣🥀💝🍰🍰🍀🎁💝💞🏩

  • @maryanhaaji1465
    @maryanhaaji1465 4 года назад

    Mha waa nin gabaryar bu fara xumeyay

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 4 года назад +1

    Alla maxaa Somali baratay mama noolow

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 4 года назад +1

    Dubai bay kaqadan waraqiis idinkay idinkuqaliyeyan hada ubahantihin anajoga

  • @lulmohamed2134
    @lulmohamed2134 4 года назад +1

    Sorry habaryar live ka waan kasoo daahay illaahey haku xafido

  • @sacdiacubedaxmed9383
    @sacdiacubedaxmed9383 4 года назад +1

    run.badanaa.

  • @habooncadeey835
    @habooncadeey835 4 года назад +2

    Walee waa xaqiiq waxba mahayastaa

  • @waayaab2613
    @waayaab2613 2 года назад +1

    🔟😂😂😂🍌😂🍌

  • @munohasan3912
    @munohasan3912 4 года назад +1

    Mashalla waad no caqli celisay talo fican ayaad na sisay

  • @isafaricom9876
    @isafaricom9876 4 года назад +1

    Kow kow

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 4 года назад +1

    Dharka waan kugu raacsanahay lakin cuntada kuguma raacsani

  • @fadumoyusuf5550
    @fadumoyusuf5550 2 года назад

    Americo hadu ku yall e soo sheg

  • @abdirahman5677
    @abdirahman5677 4 года назад +1

    xisaab la aan ma fiicno

  • @NimaHassan-nb9gg
    @NimaHassan-nb9gg 7 месяцев назад

    Asc 😂😂😂😂

  • @nacimanacima4981
    @nacimanacima4981 3 года назад

    Waano dada wn jeclhy habo canab

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 4 года назад +1

    Maama ilmaha cunto fresh ukari please cuntadii shalay weeyku xanuunsanayan

    • @ayanmohamed134
      @ayanmohamed134 3 года назад +1

      Cuntada talaajaa ku jirtee maxaa qaldan.

  • @bulshoabdirisaq5222
    @bulshoabdirisaq5222 4 года назад +1

    Ilaahay ayaa qoray walalo

  • @aminasaeed9617
    @aminasaeed9617 4 года назад +1

    ALLAH ayaatkisa yaanan kadaba hdlin ALLH aya baneyay lkn mxa ku gysan iyo dadran kas hala iska jiro walalayalaw xaaramta sas uga diga aad mubaaxaatka ilhy raali kayahy aad uga digysaan

  • @fadumoyusuf5550
    @fadumoyusuf5550 2 года назад

    Americo hadu ku yaal xage waye e soo sheg

  • @amalsalad7814
    @amalsalad7814 4 года назад +3

    2xaslow nabad kadhamatay

  • @abdirahman5677
    @abdirahman5677 4 года назад +1

    ok

    • @fadumosalad57
      @fadumosalad57 4 года назад

      Mashaa allah mamo barnamijkan okale nosobadi jazakallah