WALEE DAD BADAN AYAAN NOLOSHAYDA KA JARAY WANAN KA REYSTAY MASKAX DII AYAA II DEGTAY LOVE YOURSELF

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 мар 2022

Комментарии • 80

  • @WhiteOreotastic
    @WhiteOreotastic 2 года назад +12

    Thank you mama I'm going through this now and I feel like your video came to me at a much needed time thank you.

    • @shukrimohamed4734
      @shukrimohamed4734 2 года назад

      Maamo somaali wax badanaa ka faiday maamo lanbarkaaga iso dir arinbaan raba inaa kuu sheegto

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 года назад +5

    Saxixi walahi aniga walalo aan cawiyo joogan somalia hadday lacag iga wayen waa laa isoo cayaa sandad kan telfunka kabadashy waa karesty keep going mama

  • @haliimomaxamedrashiidaxmed480
    @haliimomaxamedrashiidaxmed480 2 года назад +4

    Maasha allah maamo anigoo murugo ku jiro markaan markaan ku dhageystay wan qaboobay waa mahadsantahay maamojasaakalaahu qeyr

  • @shamsocabdirashiid4755
    @shamsocabdirashiid4755 10 месяцев назад

    Maashaa allah aad ayaad noo dhiiri galisaa kalsooni badana waad nagu sii abuurtaa jizaakallaahu qeeyr

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 2 года назад +5

    Absolutely maama that is true

  • @saido-247
    @saido-247 2 года назад +4

    Habo macan thank you for your advice and experience 🙏 ❤. Waxaan ka xumahay inaay dad qashin ah comment xun kuu qorayaan. May God bless you and your family habo macan, keep going our halyay

  • @ommusalehen6130
    @ommusalehen6130 2 года назад +2

    Let it go
    Hooyo wacaneey Waa xikmad aan dhawaan fahmay kuna diirsaday runtii, caleen kasta oo ku daashay inay laanteeda kutaalo LET IT GO.

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 9 месяцев назад

    Allahu akbar run badanaa mama somali laftigaygu dad badano negative a oonu ehel iyo asxb ahyn oon wakhti siin jiray anoo qurbe joga hawla badan iyo hoyanimo iisaaran yihin lkn not anymore allxm
    Noloshaydana aan ka jaray waana ka raystay
    Tartiib tartiibaan xirirka ugu jaray wadani walala ilahy nahay qof qof ilahy darti iyo positive nimo anu ku walaalownay
    Iyo inyar oo familka kamida oo 🥰hoyo mcn kamid tahy bas

  • @sahramaydhanan9216
    @sahramaydhanan9216 2 года назад +4

    Eedaday MCN aragaagu abshir ilaahay haku xafido

  • @xaawojaamac3087
    @xaawojaamac3087 2 года назад +3

    maamo canab in badan ayaan kugu xir nahy maalintan ku barty noloshayda wx badan ayaa iska badashy khyr badan allaha ku siiyo 👏💋❤️

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 года назад +2

    Mash allah maamo allaha ku xafido waa talo xikmad waayo aragnimo iyo qiimo badan. Dadka 100% waa daneeystayaal xaqiiq . Rabi talo saaro dadaal iyo kartine la imoow ileen waxaa adiga qabsanweyso bini aadamka kuuma qabto. Muuqaalkan xaaskeyga ayaa rabaa inee daawato markee shaqada ka soo laabato insha allah si ee talo iyo tussale ugu qaadato

  • @IM-ud1pq
    @IM-ud1pq 2 года назад +1

    Maamo soomaali waan ku daawadaa maashaa alaah waa runtaa ilaahay baa weeyan sax👍🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 2 года назад +2

    Mashallah wise woman

  • @nimonimo6068
    @nimonimo6068 2 года назад +1

    Thanks habo your advice

  • @farxiyo6060
    @farxiyo6060 2 года назад +2

    Asc habo mcn xaqiiqatan vedio Kasto oo aad sogaliso aniga ayuu iga hadlaa dhibka ihesto iyo dhamaan waxa igu heeraarsan waxan heestaa 2ba wiil oo aad uyar yar oo leygu furay oo aan garab kaheysan ninkii iyo waalidkeygii walaaladeydii dhamaan markaan ciishoodo wxan dhageystaa vedio gaaga si maskaxda iigu dagto òo aan dhiiri galin kaaga helo thank u from somalia muqdisho cimriga iyo caruurta alle hakuu barakeeyo maama qaali

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 года назад

      Habo allah ku barakeeyo caruurtana haku kor iyo horey u soco waad ka I I insha allah

  • @Mohamedxamze
    @Mohamedxamze 2 года назад +1

    Mashaalah I really support your ideas And it helps me thank you mamo

  • @user-ul2ou5up6r
    @user-ul2ou5up6r 8 месяцев назад

    Maman wallhi wax badan yan kafaiday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ thanks you for

  • @khatrinahzadeeq60
    @khatrinahzadeeq60 2 года назад +1

    Masha Allah thank you mamo keep going
    And noo soo badi dhiirigalinta

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 2 года назад +1

    that's true mom aniga ayaa soo arkey oo warkaan goaangaarerey Ayaan caafimaaday

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 года назад +2

    Mom we love you so much 💖

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 2 года назад +1

    Masha allh guul iyo gobanimo ❤ maanta waxad nasiisay cashar dhaxalgala keep going

  • @aliyahashkir453
    @aliyahashkir453 2 года назад +1

    Maamooy let them go
    Miyaaba ag. Markaad isku dhacdaa
    Ninka iyo Adiga. Waladkii baa inteey
    Soo mas laxaan Ayeey leeyihii
    Intay u tagaan. Maan dhoow
    Waa kubaryeeynaaye Gabadha
    Dhaqo. Intay waalidku ujoogaan
    Marka maba ladhihi kari
    (Go and way)

  • @nasroaden2469
    @nasroaden2469 2 года назад +1

    Thank u mama waxaad nootahay mamo aan kafaa idno nolosha iyo samirka guusha loo maro thank u again

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 года назад +2

    Thanks mom 💖💖

  • @sarahconcell1182
    @sarahconcell1182 2 года назад +1

    maama qeer badan alaha kusiiyo aad baad umahadsan tahay waanadaada wanaagsan ❤️❤️❤️

  • @kingaj4052
    @kingaj4052 2 года назад +1

    Thanks you mam

  • @ashaaden2819
    @ashaaden2819 2 года назад +1

    MASH allha mama aqli madan

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 2 года назад +1

    Mashalah walahi wa runta ilaheyow ku sidi aqaligada Mashalah ❤️❤️❤️❤️👍👍👍✅

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 2 года назад +2

    Masha Allah tabarka Allah habo hore u soco caqliga Allah ha kuu barakeeyo

  • @twilight775
    @twilight775 2 года назад +2

    Mama waa runta

  • @sahraabdiqadir5595
    @sahraabdiqadir5595 2 года назад +1

    M.a allahakuhafido mamo wan jeclahay wanadaada🥰❤❤❤

  • @leylacabdirizak1179
    @leylacabdirizak1179 2 года назад +1

    Thanks 🙏 habo mcn waxkasto o kaweyn ilahay ba kaweyn♥️

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 2 года назад +1

    Mahadsanid

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 2 года назад +1

    ASC mama qali mama sharafeey Mashaa allah jazaa ka allahu kheyran that is true 💯💯💯♥️♥️♥️💯💯💯♥️♥️♥️💯💯

  • @vicky_vfx2983
    @vicky_vfx2983 2 года назад +1

    Maashaa alaah waa run

  • @shariifomaxamud2454
    @shariifomaxamud2454 Год назад

    Masha allaah maama ilaahey hakuu siyaadiyo yaa rabbi

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 2 года назад +1

    Aadbaa u jecelhy barnaamij nocan aan kugu bartay ee dhiiri Galinta ah thanks

  • @Jamac1573
    @Jamac1573 2 года назад +1

    Guuleyso mama ❤️

  • @c.salaanmahamuud4447
    @c.salaanmahamuud4447 2 года назад +1

    Waa sax waa inay gogaga iyo jilaalkaagu kalo fogadan

  • @faadumoali114
    @faadumoali114 2 года назад +1

    Maasha allah

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 Год назад

    Xaqiiqah wlhi waan kugu raacay hadalkaa

  • @ima6291
    @ima6291 2 года назад +1

    Masha alah abaayo

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 2 года назад +2

    Absuletly maama role model ayaan no tahay waxaan dan noku jirin maaha in aan ku mashquulno thanks good advice🙏🌹❤️

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 2 года назад +1

    Mashallah

  • @cabdisaaqxasanfiiwdow2897
    @cabdisaaqxasanfiiwdow2897 2 года назад +2

    Barashada hire ayaan kugudabajoogaa

  • @deeqsancusman6655
    @deeqsancusman6655 2 года назад +1

    Msha alh edo qali qofnool ayad thy

  • @sahrayuusuf6217
    @sahrayuusuf6217 2 года назад +1

    Maansha ala aqliga alaha ku dayo

  • @dulmarmaxamud714
    @dulmarmaxamud714 2 года назад +2

    Waxaa tahay qofka kaliye een kawaana qaato

  • @xamsety9685
    @xamsety9685 2 года назад +1

    alle kugu guuleyey

  • @Flagquiz3344
    @Flagquiz3344 2 года назад +1

    Mashllah wlhi waa runtaa aniga arkey

  • @dulmarmaxamud714
    @dulmarmaxamud714 2 года назад +1

    Aad ayaan oogu qancaa waanadaada habo mcn

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 года назад +2

    Please video noofur

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 года назад +1

    Xooxoaleye waxa aanye waxaba kaa aqoon shilling kaa dhigo

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 года назад +2

    Walee been kumaadan sheegin taa

  • @YusufYusuf-ut5gu
    @YusufYusuf-ut5gu 2 года назад +2

    Maa maamada saxda ah

  • @hodanmohamed5401
    @hodanmohamed5401 2 года назад +3

    Thank you so much mom🤩🥰
    I needed this advice wlhi.

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 года назад +1

    Walaahi waa run jiljilaca ma fiicno qof kasta oo kaa tago adiga ha isu jibin rabbi tala saaro waad guuleysan

  • @twilight775
    @twilight775 2 года назад +1

    Hooyo macaanto

  • @YusufYusuf-ut5gu
    @YusufYusuf-ut5gu 2 года назад +1

    Manafistay maamo

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 года назад +1

    Walaalo runta ayaad ka hadashay

  • @mudalibshidaal3496
    @mudalibshidaal3496 Год назад

    Really wllhi 🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕

  • @cabdisaaqxasanfiiwdow2897
    @cabdisaaqxasanfiiwdow2897 2 года назад +1

    Waayahan waxaa bedalan

  • @YusufYusuf-ut5gu
    @YusufYusuf-ut5gu 2 года назад +1

    Managistaa

  • @madinacadey1924
    @madinacadey1924 2 года назад +1

    WALEE BEENTA MAAHA MAMA SOMALI. ANIGEY IGU DHACDAY GABAR DUMASHIDEY BAA LACAG SIIN JIRAY, WAA AWOODI WAAYAY INAA SII SIIYO WALHI XIRIIRKA AYEE II JARTAY, MARKAA LACAGTA SIIN JIRAY HABEYN IYO MAALIN WAA ISOO WICI JIRTAY WALEE MAMA SOMALI QEYR ALLAHA KUSIIYO

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 года назад +1

    Cawaro dawaro afka aad kuu xaarysa iiska daa oo kuu haadle
    Afkaga hooyo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 года назад +1

    Oo maad kaa haadhida maarkada
    Niinki isaaqa ee aad kaa daaba cararyse ee aad caaqli xumadada
    Adeerka afweyne uu xaasuqaye ee uu qaxaye eedkuu soo doontye
    Ee kuu soo ceerye eed taage weyde
    Illa iyo odayashi kuu yeedhadan orodo naa dhaaf

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 года назад +1

    Isaaq markuu ka tuurey taashka ayaad cay u la kalabaxday kaalaxad yahay ina afweyne

    • @manaalmuse3247
      @manaalmuse3247 2 года назад +6

      Dumarku waa weel 4 bey idiin dhashay laakin waad heysan weydeen waxaase nasiib uhelay mid hantay markaasey u daday sidii roobkii waad qaraareysaa dayuusad baad tahay iidoorad ah oo qadaadweyn 12 million ka somaliyeed hadii ay idiin codeeyaan inaad go daan Boosaaso Kismaayo Gaarisa Jigjiga intaas daarood ayaa kataliyo markay idin ogolaadaan ayaad ictiraaf helaysaan nacalaa jaad idiin cuntay ee

    • @ommusalehen6130
      @ommusalehen6130 2 года назад +6

      Ceeeb Ceeb, qof dhiirigeliya ah oo noloshiisa kaaga waramay si uu kuu siiyo Tamar inaad caydaa waa khalad.