GABAR MARKUU NINKEDU NAAG LAGURSADAY OO NACAY SI LAYAB LEH USOO JIIDATAY HEER UU KU,DUL OOYANA 😭G

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 315

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 года назад +120

    CAAWA AYAAN QEEBTA 6 AAD SOO GALUNAA GABAGABADA SHEEKADA HAMOOGAANIN INSHAAA ALLAAAH

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 года назад +12

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 2 года назад +32

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد

  • @marwo6101
    @marwo6101 2 года назад +30

    Naaayaa waa la soo dhaqsatay mantay inaa sugeynay maa ogeed😂 thanks Abaayo

  • @biyowmukhtar1230
    @biyowmukhtar1230 Год назад +3

    Allah qosolka iga dhameysaa markasta markat dhaxadid waa kuu jeeda marka qaar anoo dhulka tirtirayo aa waxaa dhexe naaya waa kuu jeeda meesha ii iskobe dheeranin dhulka ayaa jiiftey saan u qoslayey horey u soco abaayo ❤❤

  • @aminamahamed2707
    @aminamahamed2707 2 года назад +5

    Maasha allah axsan cod adaaba wada jacayleey awlaad jacayl udgoonkaad kugarataa

  • @zhayma4865
    @zhayma4865 2 года назад +7

    Fankaa kubaahaan ayaanay wlhi codbaad haysaa m.a 🤩

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 года назад +8

    Thank you so much My sister 🧕💋😘🤩😍 xili fiican aya noso daysay

  • @Haffyy
    @Haffyy 2 года назад +12

    Ayan cod heysa walahi dad badan fanka way kasari karta 😂❤❤lkn fananima illah kamagan galnay

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 2 года назад +7

    Wacaleeykumu salaan waraxmatulaahi wabarakaatu ayaan qxuruxeey masha allah alla ayaaneey maxaa soo heestay marar badan ayaaneey walaahi waa cod macaantahay 👌👌👌👌👌🥰🥰🥰 mahadsanid

  • @shukriinah2555
    @shukriinah2555 2 года назад +11

    Habo mcn wllhi wan sugilaaa thanks habo mcn
    Allha kuxafido ❤

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 2 года назад +5

    MashaAllah TabarakAllah codkada waa beautiful xaada aa shabaaax itiri. Ilahey shaydaanka ha kaa ilaaliyo abayo macaaneey.

  • @fardowsa2236
    @fardowsa2236 2 года назад +12

    Nin aaminaad male eegabdhoow ninka hawada jeclaaninee 100kiiba 100qol ee jeclaada boqolkiiba 20 best inta kalejecloow caruurtaada iyo naftaada si andanberiugu shalaaynin

    • @ummumuxamad2046
      @ummumuxamad2046 2 года назад +1

      Whi taaa been maaaha raga soomaaliyeed aaamin maleh

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 года назад +6

    Alla ayaaneey maanta xbbti mxaa kugu duceeyaa😿😥
    Maantaa noosoo daysay😋❤😗😗mahadsand.qli😍

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 года назад +7

    Woooow codka mashllh ayaa thy wllhi qli markaa heesta qaadayso.😔😔🤣

  • @dhammoabdirahman7358
    @dhammoabdirahman7358 2 года назад +4

    Mashaa Allah Ayaan qurux fanaanad afkaaga caano lagu qabay
    ♥️♥️♥️

  • @rahmocasayr4587
    @rahmocasayr4587 2 года назад +3

    Nayaa ayeeney la'aantaa abaar shukran xabiibtii❤❤❤

  • @macaneyzahur6658
    @macaneyzahur6658 2 года назад +5

    Asc ,Masha alaah Masha, waw axasan cod ,alaw aan lagu cayuumin

  • @hodanss1511
    @hodanss1511 2 года назад +9

    Sidda iga farxisaya allah haa ka gaa farxiyo abayo mcn maxa yeel hada agan wada dawanayee 4taa qeb markan oo gadaya iino san qaabta afarda kudhamenin wan murogodaya maxa yeel qisadaa aya igu sucotay shugaran

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 года назад +13

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 2 года назад +5

    Asc abaayo alle haku dhawro
    Xbbti asxaapta iigu soo bandhig inay iisoo duceeyaan arin ayaan mustacjal u ahay Inuu alle iifududeeyo 🤲🤲🤲

  • @mohameddahir2149
    @mohameddahir2149 2 года назад +2

    Mansha Allah ayanney hees waayo waayo aya isoxasusey.

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 года назад

    Wooow m.a san u sugaye leeee ileen manta dheer aya so gilisay ane cawa lee qadka so galay waxn isleyhy mow gambalelka so dhaco thnkis xbbt

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 года назад +6

    Ayaaney gabdhihi dhama naaya aya wada barta maca aniga ano naya kuhaya arka astaqfurulah😂😂😂😂😂 thanks xabibti 💯👸❤🥰🙏

  • @H-Abdull
    @H-Abdull 2 года назад +7

    Ishcala cod ☺️Manshallah tabarakaAllh

  • @raxmaruuxi2327
    @raxmaruuxi2327 2 года назад +2

    Heeey naa ayaanay waa cod macan tahay mashalah xapipiti ilahay ha ii ka xafido

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 2 года назад +1

    Abaayo codmacaan oo xaata nakiciyey baad leedahy masha allah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Год назад

    Waaaaaaw ❤❤❤❤❤ waxas laga dhah jaceyl shiib iska dhah 🥰♥ ♥ 🎉🎉

  • @diamond5726
    @diamond5726 2 года назад +3

    Habo qli wan Ku tagera wlhi wxan ahay gabarb16 jir ah dhiragali ayad ithy erayda anka jeclhy wxa ka mida ilmada IGA tiri shabaaax😋😁😂😆sharaf Ku nolow HBO qli😍😍

  • @faceedkaroon5377
    @faceedkaroon5377 2 года назад +3

    Naya wa ku salame hada hawada kuso labtee laso dhaqso qabta 6 axsan cod wakula qadaye m.a🥰❤❤

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 года назад +7

    Sodhacday bismilah ❤❤❤❤❤🙈💯💯🙏

    • @Fardawsafiican1
      @Fardawsafiican1 2 года назад

      🤣✋naaya deeqa isku magac ayaa nahay😋

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 2 года назад +1

      @@Fardawsafiican1 🤣🤣🤣🤣nayaa maca gabadha qisadeda socoto isku magac naha my samideyda 🥰❤👸

    • @Fardawsafiican1
      @Fardawsafiican1 2 года назад

      @@deeqacali_23
      Naa waa darajo ogow🤣🤣✋
      Naag deeqo la dhahoo doqona ma arkin wllhi mcnto.🙄

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 2 года назад

      @@Fardawsafiican1 doqoni mo naga dheer hada nahay team deeqo xabibti masha allah alxamdulilaah 🥰🙈👸👸❤🩸🩸💋💋♥️♥️👸😍🤣🤣faaan

  • @samiyabilan2323
    @samiyabilan2323 2 года назад +4

    Ayaaney macnto saan chanelkaga indhahaga ugu hayey ayaa iskeentay thanks 🥀🌺🥰

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 2 года назад +11

    asc wll ayaan wan idin salamayaa adi iyo asxaabtaadabaa wll codsi baan wataa waxaad igu soducaysaan adeerkay o manta dhintay maxamad adan geele curi adeer alle haku naxariisto 😭😭

    • @dahraandaahir9074
      @dahraandaahir9074 2 года назад +1

      Allaha unaxariisto ehelki iyo asxbtii uka baxayna samir iyo iimaan Allaha kawada siiyo qaasatan adiga walal qaali

    • @drsyasminasaeed7307
      @drsyasminasaeed7307 2 года назад +2

      Allah ha unaxriisto abyo mcn samir iiman alle ha idinka siiyo qaali😭😭😭😭😪

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 года назад +4

      Alaaa yaraxma xbbt qabriga alaba unuursho dambigiisana alaha dhaafo adoon rabi unaxariisto alaha kadhigo qabrigana alaaha unuursho sabar iyo iimaan alaha idinka siiyo anagana gadaashii rabi nama fidneeyo

    • @yasmiinmahamed5965
      @yasmiinmahamed5965 2 года назад +1

      Aamiin aamiin allah hau naxrsito sabar io imaan allah haidin ka siyo abaayo

    • @niifnadiifo8010
      @niifnadiifo8010 2 года назад

      Ale haunaxristo ader

  • @hipanour743
    @hipanour743 2 года назад +5

    Jah🥺qisadaan part one ayaa maanta kasoo bilaapay ila hadda part 6 aa ii soo hary
    Wllhi ayaaney aniga qiso igu dhacday LA talinawaan u baahanahy sideen kuu helaa🥰

  • @khadiijoxasan5830
    @khadiijoxasan5830 2 года назад +2

    Masha alh guuul ayaan hooray usoco abaayo qaali tank 💯💯💯💯💯♥️🖤🤎💛

  • @cabdiwaaxidabdi7773
    @cabdiwaaxidabdi7773 2 года назад +5

    muqaalka like saara meesha haso indha weeynaninee🙄🤣 plz like saara walaalayaal✌️

  • @xareeydocali701
    @xareeydocali701 2 года назад +2

    Ayaaney habo telefanka bakaaro leyga qaaty kan kala socdaa habo mcn aniy malihi lkn 🥰🥰 aaad ku jeclhy wan kusaray 👍

  • @rodajameyusuf9539
    @rodajameyusuf9539 2 года назад +1

    Wooow ayaan cod macan bad ledahy keep going 🥰🥰

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 года назад +1

    Wcs abaayo macan oo maanta xili hore ayey soo dhacday ana maba arkin waaaw axla sowd maanta waabad heeseysaa

  • @maryamamohamedcabdimaryama4616
    @maryamamohamedcabdimaryama4616 2 года назад +1

    Mhdsanid xabbti San usugayey lee😍😍

  • @zamzamadam4811
    @zamzamadam4811 2 года назад +3

    Aslm ayaan waxaan kasosalamaya London sheqoyenkaga wan jeclahay xafiiska markaan joogu ayaan degeeysta .Thanks

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 2 года назад +3

    I can't wait part6😭☹

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 года назад +2

    Soo daa hee qeybta lixaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @nabihamed6455
    @nabihamed6455 2 года назад

    Waa mahadsataya sahib thanks horee u soco

  • @queenfardowsa5926
    @queenfardowsa5926 2 года назад +3

    Khayr allaah haku siiyo xbbti waanoolasoo dhakhsatay

  • @fardowsaahmed1734
    @fardowsaahmed1734 2 года назад

    Masha allah ayaney markaa noheseyso cod mcn aa ledahay

  • @mshabibaadow8319
    @mshabibaadow8319 2 года назад

    Mansha Allah

  • @cabdirixmaanyaasiin6780
    @cabdirixmaanyaasiin6780 Год назад

    Codbaa hysaaa fankaa kuubaahan 😍

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 года назад +1

    Asc abyo mashallh gul inshallh

  • @cashacuud7659
    @cashacuud7659 2 года назад +1

    M.a abyh mcn Allh hku xafido ❤❤❤

  • @hodanindhayare763
    @hodanindhayare763 2 года назад

    Waaw wataa ayaana caawa hess jecayl inoogu dhufatay waliba cod mcn

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 2 года назад +2

    Sheekooyinka jacaylka aad Baan u jeclahay lkin jacaylka xumaada waan ka xanuunsadaa

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 2 года назад +4

    wacalaykum sallaam ayaan cadeey ❤

  • @raxmowalacaaakadhaxarkeekk1162
    @raxmowalacaaakadhaxarkeekk1162 2 года назад

    Naayaa ayaanee ileen fanaanad aaba eheed waad ii qarsoonee maasha Allaah abyo

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 2 года назад +4

    First AYaan pin💯🥀🙏🖤🖤

  • @simanmoha6064
    @simanmoha6064 2 года назад +8

    Alla abayo mahdsanid xilli fiican nooso daysay😘

    • @nayruus18
      @nayruus18 2 года назад +1

      Thanks 😊 🫂 🙏 🙏 😊 🫂 🙏

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 года назад +1

    Jah ar ayaaney cod macaanida haddan nin ahy waa ku jeclaan lahaaaaaa 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 2 года назад

    Masha allah ayaan allah ku xafido waxaad lee dahay cod qurux badan abaayo

  • @zahramaxamed985
    @zahramaxamed985 2 года назад +1

    Wacalykum sallam wr wb

  • @xamdifarax6217
    @xamdifarax6217 2 года назад

    Mash allah ayaanay waad laso dhaqsatay allaha Ku xifdiyo

  • @sadiaibrahimyusuf6841
    @sadiaibrahimyusuf6841 2 года назад

    Abababa fanaanad iga dheh wlhi galbigaa idilaacey keep going

  • @malyunibraahimissack9482
    @malyunibraahimissack9482 2 года назад

    M.a hes noga turte farxad wlhi cod macan le dahay xappti allah haku dayo

  • @laylaali9203
    @laylaali9203 2 года назад

    Manshallh xbbti thankz waa sheeko inbada dhacdo wana ka halay wana aduunyo

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 года назад +1

    Codkaba idilay manta masha allah 💋💋💋❤

  • @rayaanaxmed8470
    @rayaanaxmed8470 2 года назад

    M.a wow ayaan cdey axsan cod m.a

  • @bishaaroxaaji4261
    @bishaaroxaaji4261 2 месяца назад

    Abayo wuu ugu danbeye ma ah wuu ugu horeye dheh😂

  • @xaawoxuseen9943
    @xaawoxuseen9943 2 года назад

    M.a codkaa idilay qiso cajiin Ayaaney Allaah kuxafido

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 2 года назад +1

    Asc xbbt saa ula soodheeraysay wanku farxay master dagdag baa ahay waxba masugikaro

  • @ashahussein4483
    @ashahussein4483 2 года назад

    Wcs shabaxeey waan ku salaamay keep going my sweet heart

  • @drxaawo3414
    @drxaawo3414 2 года назад +1

    Keep going habo

  • @queenhawa2469
    @queenhawa2469 2 года назад +1

    Ayy maan fileyn sidaan
    Thanks quruxsan👸🥰

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 года назад

    Waaw ilhyba ayaan cod ugu deqy masha allh

  • @sihaam5277
    @sihaam5277 2 года назад +3

    Mahad sanid macanto🥺❤️

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 года назад

    Abyo mahadsanid waan sugayey qisada shukran qaliyey

  • @canabdaud2132
    @canabdaud2132 2 года назад

    Wcs xbbti ishacalaa fanaanad ayaneey waino gabaneed❤️🥰😍

  • @asmaabdirahman2416
    @asmaabdirahman2416 2 года назад

    Farid wad so dadajisey🙏😘 shukran xabibti

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 2 года назад

    Fanaanad iga dheh Qalbiga Ku Salaamay Ayaanay

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 2 года назад

    Waah waah ayaaney maanta waakatuuratay cod halaasi ah fanaan waa noqon kartaa dadkii horaa tahay asal dalat

  • @idilabdi7535
    @idilabdi7535 2 года назад

    Mashallah hooray usoco walal

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 года назад

    Subxaanalah alaha nin wax la amini karo maha Ar ninaa ninow xaal qaado shukran ayaan mcnto

  • @fartunkaliif946
    @fartunkaliif946 2 года назад

    Waa iga khoslisay ayaney

  • @susucdy2126
    @susucdy2126 2 года назад

    Masha Allh Abaayo mcn❤️😘

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji1868 2 года назад +1

    Anaa ugu horreeyay xppt

  • @dahirolow9729
    @dahirolow9729 2 года назад

    Waaw Ayaaneey cod ayaa kuugu duugan

  • @sumayomaxamuud1372
    @sumayomaxamuud1372 2 года назад

    Ayaan waa ujeeda manta waa jecelenesa

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 года назад

    msha allaah tabaara kallaah 👑👑💕💕 isku waaran abaayo iyo aabowe mudan qeeyr qabana allaidin kla siiyo reerkii lagu nastow lagu nagaado rabi hadinka dhigo wada jiroow nabad kla lamaanha qarniga 👑👑😍😍💕💕geedkii lagu nastoow lagu herhagalo rabi hadinka dhigo insha allaah😍

  • @xamdaancadeey9763
    @xamdaancadeey9763 2 года назад +1

    Naya ilen fankana waku fcneyd 😁🤣 cdey kujeclhy mcney wankugu hesta qaliyey waiga qoslisa ayaney 🥰💋💋💋❤❤❤💞

  • @rosebash8552
    @rosebash8552 2 года назад +1

    Hadaan radinayay inad so galisay 😍

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 2 года назад

    Wll macn qosol igu dishy cwa

  • @jessikanunowxussein8168
    @jessikanunowxussein8168 2 года назад

    Inshaallahxabbitii💛💋

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 года назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @drsamrandagan3912
    @drsamrandagan3912 2 года назад

    Masha allah ayan xabibti allaha ku dhowro

  • @aasiyaxasan5123
    @aasiyaxasan5123 2 года назад +2

    Ayaaney xiisaha aa uqabno ayaa ogeed yaah

  • @kifahisak2183
    @kifahisak2183 2 года назад

    Thanks abyo waaba sugayay qeebtaan

  • @aminasaleban6361
    @aminasaleban6361 2 года назад +2

    Ayaaney hees maa noogu dhufatay zxbey codkaaga waa ka helay😂

  • @Bbulshawi
    @Bbulshawi 2 года назад

    السلام عليكم ماشاء الله حبيبتي اليوم غنيت

  • @nasteehnalka5803
    @nasteehnalka5803 2 года назад

    Wcz wll ayaan

  • @alihussein7541
    @alihussein7541 2 года назад

    M.a ayan qisoyinka markee dhiin dhiin noqoto sidaan oo kale hal hees inoogu tuuri haay

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 2 года назад

    Mashallah 🥰

  • @umucazam964
    @umucazam964 2 года назад

    Keep going xbbti ayaney🥰🥰