SADEX ARIMOOD OO NINKU HADUU KAA HELO WALIGIIS KUGU JECLAANAYO

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 212

  • @maymunamaxamedxirsi2076
    @maymunamaxamedxirsi2076 4 года назад +5

    Anaa la ii imtixaanay walle waana ku guulaystay neef nool baa la iisooxiray anoon waligay neef meel lagu qalayo aan arag I love you maam soomali❤

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 4 года назад +20

    Kuli somalidu may fahmin arintan guurka
    War ninkaadu maha noloshada o dhan e wa qayb kamida noloshada xaqa alle ku sarayna alle dartii ugudo
    Noloshada iyo tan caruurtadana dhis o ha iloobin adoo diintadana ilashanaya
    Wlhi hadi alle isku xidho ma hogaysid
    Furiin bay noqotay hablo haka biqina mararka qaar ayu jano yahay
    Hadii ad isku filaato qof walba ku jeclaan
    Qof kuraba marna kama tagayo qof aan ku rabina ma xajisan kartid
    Wxn ka yabay meel walba gabdhihii ba radiya maxan ku soo jitaa asaga marna maradinayo maxaan kusoo jitaa
    Ee horumarkisa ayuu ku dadaalaya adna sidaba laga raba

    • @faiziinakanzi3205
      @faiziinakanzi3205 4 года назад

      Dabcan..
      Indheer garad😘

    • @hodanxasaj6202
      @hodanxasaj6202 4 года назад +1

      Walaaley runtaan kugu jeclaaday. Waa run ninku horumarkiisa iyo tan familkiisa ayuu ka fekerayaa lkn kama fakarayo.see xaaskaaga kusoo jiidataa. Gabdhaad aragto waxay lasoo taagan tahay sidee nin usoo jiitaa yaabay

    • @ummkhayrkhayr6825
      @ummkhayrkhayr6825 4 года назад +1

      Suad Hersi
      Wa runtaa dumarka iyo habluba waa inay is qiimeeyaan wllo

    • @xamdixayaadbashiir9059
      @xamdixayaadbashiir9059 4 года назад +1

      mahadsanid wllshay dhaxal.gal ayaa ka hadashay masha alah tabarka lah

    • @aminahashi3757
      @aminahashi3757 4 года назад +1

      Suad Hersi hhh

  • @inantareerka1103
    @inantareerka1103 4 года назад +19

    8:00 maamadu ragii aqliga lahaa ee barigay iyadu guur doonka ahayd shukaanssn jiray bay moodaysaa inay jiraan.. naagay naag ma tahay iyo ninoow nin ma tahay baa qarniga la isku guursadaa eddo macaan..

  • @hamdisomali4037
    @hamdisomali4037 4 года назад +6

    Mamo meel dheer baad kafikiraysaa wlh ilaahay haku barakeeyo

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble7323 4 года назад +3

    Masha allah mama xaqa xaska lagu leeyahay washeegtee xaqa raga lagu leeyahana sosheeg maama

  • @fatxiyosheeq9037
    @fatxiyosheeq9037 4 года назад +6

    Naagta markey uur ledahay ayada u bahan in la cawiyo
    Nina
    naag laga ma ilaalin Karo hadu naag kale raboodo ilaahow hadii sidii xuuralcenta cml u egtahay marka naagta uur ka leh ayada u bahan waqti in la geliyo mahan iney nin raali gelintiisa ka dawa ordo mid waan kugu racasanahay in la isnadiifiyo oo naftaadi laga fikiro taas waa waxa nafasada u bahan lakiin nin. Dartiis ma u samenayo waxa hadii aan aniga nafteda u samenenin

  • @rukiawarsame4794
    @rukiawarsame4794 4 года назад +7

    “Nin saan nin saas nin saan u samey nin saan hayeelin nin sow kaga tagin nin sow kugu imado nin bla bla”
    Nin maa lo noolyahay wa yabe war nagayahow dantina kafakara 🙄 naag ayadon is bahdilin cid kale mabahdisho

  • @maskiintiiallemawalwasho726
    @maskiintiiallemawalwasho726 4 года назад +8

    Raga uma shegeysid miyaa cidiyaha ku baxay aan kilkilaha iska nadiifineynin oo wasaqda badan leh wax usheg

  • @sumayamaya
    @sumayamaya 4 года назад +1

    Masha Allah.......wadkumahadsantahy raigaaa quruxda badan🙏👌👌👏👏

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 года назад +34

    Waxad tahay in lagugu jeclaado aya fiican marhadad qof daacada adtahay qeylo badneyna ad tahay.Yaa nin qancin karo.Naftiina unoolada.wa aniga fikirkeyga.

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 года назад +2

      Salaado Omar salada Bentaa mahan naftiina u nolada

    • @rodawaiss5967
      @rodawaiss5967 4 года назад +3

      Sax...qof biniaadama cidi ma raalin galin karto

    • @caishaahmed2834
      @caishaahmed2834 4 года назад +1

      salaado daawo wll vedioga 6 calaamad ee ninka laga qarsho lkn aniga wxn u bxshy 6da dilaa ama sixirka banaan eee ninka mrka loolama jeedo inaad qf bini adam qancintiisa kashaqeeso mhdsanid

    • @najmamohamudhassan3965
      @najmamohamudhassan3965 4 года назад

      @@caishaahmed2834👍👌

  • @hadiyaali2622
    @hadiyaali2622 4 года назад

    masha allah shukran habo macaan

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 4 года назад +2

    Horta ani ninkeyga karti ayan ku raacay halka dumarku firiyan lacag wana ku faiday waligey qof igama dananin 🙏❣️ wa runta hpo

  • @omarhassan9247
    @omarhassan9247 4 года назад +4

    Well done Mama somali today

  • @halimaibrahim9274
    @halimaibrahim9274 Год назад +1

    Waligeyba nin wax isi madhihin anaba isku filan Allena Wu isaqaray Alxamdulilah

  • @royaltv9227
    @royaltv9227 4 года назад +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @sahromoha6488
    @sahromoha6488 4 года назад +1

    Jasakumulahu qayran mama

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 4 года назад

    Mansha allaah hbo caqliga rabi haku xifdiyo 🔥🔥🔥🔥

  • @theand3973
    @theand3973 4 года назад

    Abaayo mahadsanid waxaatahay gabaadhpaaliah alahanookaadaayo aamiin

  • @ashaasha4547
    @ashaasha4547 4 года назад +1

    MashaAllah mamo guuleyso .

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 4 года назад +5

    Wey is hubtaa Share ma tirahdo Sharka haku xasidina

  • @ahmedabdi1066
    @ahmedabdi1066 4 года назад

    Manshallah abayo

  • @binticali2421
    @binticali2421 4 года назад +7

    Anaa noqday raaliyo biyaha intay kululayso lugaha ugaliso markuu soodaalo waana layga tagay mar ka waaka xanaaqaa raaliyo nimada hadana alx waanka raystay iska faba wareegiisa iyo qayaanadiisa nin na ma hayn karto naag daacad ah waa saa aaminsa na hay

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 года назад +1

      NIN so kasto o ad ugu dadasho ma arkan qarkod

    • @umuhamzaahmed1398
      @umuhamzaahmed1398 4 года назад

      Sax
      P

    • @cadeeycadeeyqurux4104
      @cadeeycadeeyqurux4104 4 года назад +1

      Binti Cali Marka hore maso dhacdey adiga hadii adiga kugu bilowdo sidas ma noqden

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      @@cadeeycadeeyqurux4104 hadii kugu bilaado

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      @@cadeeycadeeyqurux4104 adi hadow kugu bilado maxa ka wada

  • @zaynabahmed7999
    @zaynabahmed7999 4 года назад +4

    Maamo horta waxaynu rabno iyo hobigeena waxaa ka wayn sharciga Ilaahay sidii uuna faray waxabadan buu Alle quraan kakaga hadlay in aynu guryaheena joogno rageenana adeecno tii nin keedo kafayn karo waa inay ufadhidaa guriga oo ay marxalad kasta sawj keeda raali galisaa waana waxa ay jano kugalayso ajarna Alle kaga helayso sidaas oo ay thy hadana raga somalidu waxa kasta hadii loosameeyo Abaal malahan marba tii qurxoon buu raacayaa

  • @maryamamohamudadam4476
    @maryamamohamudadam4476 4 года назад

    Masha Allah

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 4 года назад +9

    Nin nin nin wah naagahaan hanaga deeyaan nin sas u noqo nin saas u samey nin sasu jecelyahy wah war wlhi cambuurki saakey jikada ku galey ku jiifana wah muxu idheeryahy 3 cunug heesta wlhi in aan nin suurabi usameyneenin ani saan maago leen suubinaa naga daayaa wah 🙄🙄😐

    • @rodawaiss5967
      @rodawaiss5967 4 года назад +1

      Kkkkkk sax kii baxayaa ha baxo

    • @nafisaabdulkadir5902
      @nafisaabdulkadir5902 4 года назад +5

      @@rodawaiss5967ciil igu dilaayaan naagahan yutuberka nin cuntadaan jecelyahy ninka sasu jecelyahy wlhi jini nin kuwada dhacay war wax dhahaayo ma arkeesi naagaha sas haloosuubiyo naagaha sasey jecelyhiiin wlhi wax dhahaayo arkimeysid 🙂🙂🙂

    • @adoontiiallealle5785
      @adoontiiallealle5785 4 года назад

      Taaaas mid adi kutaaalo naagwalb waxaa inoshege ninkana hoost marke ugu jirto ilhy og xaalkeed😂😂

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      @@adoontiiallealle5785 adiga waaye taas

  • @fadumosharif9555
    @fadumosharif9555 4 года назад +8

    Nin muhiim maahaa waqtigan hada lajoogo

    • @zahraomar1282
      @zahraomar1282 4 года назад +1

      Sax only for kids. No for love and money..
      learn self love ladies

    • @Smartpatternacademy
      @Smartpatternacademy 4 года назад

      Adi cml siigo iyo stress aaku dilay

  • @amin_2528
    @amin_2528 3 года назад

    Mansha Allah

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 4 года назад

    Masha allaah maamo somaliyeed caqligaga alle haku daayo

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 года назад

      Thanks habo jizakumullaahu qayr mahadsanid

  • @beerlulahassan7827
    @beerlulahassan7827 Год назад +1

    Thank you so much mom❤

  • @fadumoarts1091
    @fadumoarts1091 2 года назад

    Masha allh ilaah haku xafido waa tallo fcn hbo wnkaa faaiiday

  • @maryamadan9410
    @maryamadan9410 4 года назад

    Mashllah hbo qeeyr allaha ku siiyo

  • @mimimankin111
    @mimimankin111 4 года назад

    Waa run wlhi ninka aduunka dhan asi maaha wax inan sameysano mowhibad qof walba alle siiyay in wax baratid shaqeysatid waxa jecla jirtay sameysid

  • @sophiamohamed7763
    @sophiamohamed7763 4 года назад

    wcs waan kaqaadney maamo somali

  • @abyenshikh9406
    @abyenshikh9406 4 года назад

    Masha.allaah.habo.mcn..ilove.you.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruweydocumar7750
    @ruweydocumar7750 4 года назад +8

    Qodobka 2labaad kuguma raacsani sababto ah hadii ninka iyo naagta guriga kawada baxaan hadanah isla imaaden ma ficno ninka ragga ah wuxuu jecelyahay xaaskisa oo guriga u joogto marka imaado asoo daalan mid u damqado oo guriga iyo nafsadeeda sii diyaariso lkn kwrn hadey guriga ka maqan tahay oo shako iyo waxan xil ka saarniin ku mashquusho ninka naagtisa culeys kuma noqodo asiga ayaa masuul ka ah uma usan soo guursanin in eey u shaqeyso oo lacag u keynto lkn wuxuu u soo guursadey in hooy oo ku nasto eey noqodo maamo aad ugu fiirso qodabka 2baad

    • @Smartpatternacademy
      @Smartpatternacademy 4 года назад +1

      Waa habar fitno ah kulaha naagoow shaqeesta oo hade shaqesayan nin maxee u guursaden Kkk naagta waxalaga rawa ninkeda intu maqan yahay guriga iyo nafteda ine Hagajiso habartaan waa islaan walatay

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 4 года назад +1

      @@Smartpatternacademy ader gorma laga tagay warkas nin manta joga naagti guri uu farisata ayadey anfaceysa aniga ninka nolasha share ayan ku nahay xaaq ayu igu leyahay side kale xaaq ayan ku leyahay asaga hor markisa ayu ka fikira iyo midka rerkisa aniga na sido kale I have to in an mustaqbal keyga ka fikiro see barito hadu tago an carurteyda mel oga so saro waxan ognahay nin somali malintu naag kale gursado in xaaska hore furayo ama uu xumeynayo hadu ku furo carurta wu furay in uu dhalay xita wu ilabaya gabadha rabto in ay nin uu jabin wax ha barato ha shaqeysato mel ha iska so sarto in ad qof uu nolato wa gumeysi

    • @Smartpatternacademy
      @Smartpatternacademy 4 года назад

      @@faizadakash5590 waxee kuu ahed markaga hore inaa waxsoo barato oo heer soo gaarto mar hadi luu arooso waxaa tahay xilo rag asaa waxkasto kuu ah waxkasta asiga ka rabta hadu naag kale guursado adigaa eeda leh ileen adigaa dayacayeh

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 4 года назад +1

      @@Smartpatternacademy wax wan bartay lkn wax barashada ma dhamato waxan jeclahay in an si wato wax barashadeyda 12 sano ama ka badan waxan so bartay ma ahan in an nin guriga uu fadhiyo wana shaqeynasaya nin hadad wax kasta uu rabo uu sameyso wa un ke naag kale gursada lkn wax iga galay ayan jirin gurkisa nafteyda ayan masul ka ahay hor markeda ayana ka fikiraya nin uma nolan karo

    • @Smartpatternacademy
      @Smartpatternacademy 4 года назад

      @@faizadakash5590 naag aa madaxa kaa gashay markasto naag labaad aa afka kuhesa naag xanun sana tahe allah haku shaafiyo

  • @SGGALLARY
    @SGGALLARY 4 года назад +3

    Muuqaalkaan aad ayuu qiimo uleeyhay gaar ahaan dhalinyarada guurka kutamaninaysa..........
    Waxa uu kufiicnaa lahaa macluumaadkaan in qoraal loobadalo
    #Mahadsanit #mom #ESG #Sudankhartoum.

  • @umutasnem452
    @umutasnem452 4 года назад +22

    Maama taas waa kaa diidey inta kale waan qaatay midadledahay guriga haa ufadhinin ee shaqeeyso oo adi labis iyo waxkasta sameeyso waan diidey ilaahey ayaa amray ninka inuu waxan xirto iyo waxan cuna iyo meel fcn oon daga isiiyo intaas hadan ani sameysto asaga ana dhalo ilmo hayo waa qalad aniga asaga maxuu ii qabana hadan ani waxkasto sameysto

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 4 года назад +1

      Xxbti ma hubta inad nin soomaliyeed ka heyso waxaad rabto xita hadu heysto mid kale bu daya abaayo mcn ragi wanaagsana waa hora u danbeysay xxbti

    • @nimcodaahir9192
      @nimcodaahir9192 4 года назад +1

      @@fartunabdullah6702 waan kugu raacay. Marksta qofku inu gacanta sarayso noqdo fiican

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 4 года назад +2

      @@nimcodaahir9192 haa samir wax ka fican la waa wale maxaa dagalka kenay ma saxibp la noqdo nina waa caruure qosolka badi

    • @shukriabdiweli4481
      @shukriabdiweli4481 4 года назад +1

      Nima walee aniga tijaabiyey, gurigii fadhiistay aniga shiid ah oo aan xitaa gadankarin in aan maalin timaha cover geeyo, lacag markaan waydiyey, wuuba ugu daalay!!
      Wuxuu ugu nolol sameeso

    • @umuhamzaahmed1398
      @umuhamzaahmed1398 4 года назад

      @@fartunabdullah6702 carur mahan wa silciye asapa masule mxa carur kadhigy

  • @cawalecisman4429
    @cawalecisman4429 4 года назад +2

    Wllhi waa taan kufakero maamo alle kuxiftiyo

  • @mohamedabdullahi2577
    @mohamedabdullahi2577 Год назад

    Walaahi waano wan ka dalney ,

  • @shukriabdiweli4481
    @shukriabdiweli4481 4 года назад +12

    Yes wife aniga noqtay.
    Markaan guursaday horumarkayga joojiyey, labaddaas aniga ku gubtay!!!

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 года назад +3

      Habo waa ku salaamay reerkii aad tacabtay ma noo fiican yahay

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 года назад

      Alla hakuu barakeeyo

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 4 года назад +2

      Waxad sameysay khaladkii ugu weynaa never too late

  • @kooskoossabdi1968
    @kooskoossabdi1968 4 года назад +8

    Xaqiqdi gabdhahaa somaliyeed haday heli lahayen shaan mama Somali oo kale ah oo sas udhiri galisaa lamaba sofureen inta badan waayo furiinku waa qaadar balse Mar mar dadalku wuu kucawiya fikirkas yaa igu raacsan

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      Furiinku wa xal sis ee nolol aan ku qalmin ha ku jirin

  • @ismahaanibrahim9929
    @ismahaanibrahim9929 4 года назад

    Maamo love uu wanadaada

  • @saharamiski6678
    @saharamiski6678 4 года назад

    Mama alahubarakeyo

  • @jamiilnuux8513
    @jamiilnuux8513 4 года назад

    Masha allah mamo Fariida nolow😍😘

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 4 года назад

    mashalah

  • @hudunadam8178
    @hudunadam8178 4 года назад

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 4 года назад +1

    Thanks Hoyo mcnto

  • @maryuuma6907
    @maryuuma6907 4 года назад +3

    Wlhi beentaa ma ahan hpo ninka naag karti leh buu jecelyahay ninkayga waligiis qalad uma cafin haddaan u cafiyo xitaa waxaan dareensiiyaa waxaas inaan dhibsaday oo uusan ila soo doonan wuxuu igu dhahaa kartidaada ayaan kugi jeclahay iyo sidaad xaqaaga u dhacsato❤

  • @qamarnadafad4687
    @qamarnadafad4687 4 года назад +1

    Waxad xaq uleedahay alah ayaa kuu sheegay quranka karadi

  • @safiamohamed77
    @safiamohamed77 4 года назад +4

    Mamo markay gabadhu ninkeeda unacam barakeeyo waa jecel ay jeceshahay laakiin markey soo jeesato kabtiisey gedisaa way ushalaayaan

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 4 года назад

      Kkkkkkk run baad sheegtay

    • @safiamohamed77
      @safiamohamed77 4 года назад +1

      Ma arkinoo naag nin laga celcelinaayo naaka joog naakajoo mayeesho sabab too ah jacaylka dhago maleh indhuu leeyahay markay indhaha fak kalasiiso oy aragto inuu jacelkeeda kanaxayn uturayn unaxariisaney kabtiisay gedisaa

    • @talisonaasir8038
      @talisonaasir8038 4 года назад

      @@safiamohamed77 waa runtaa wlhi 😂waa taan hada kudhaqmooyo wax xagiisa iiga yimid maaha 😎

  • @faizaruun3035
    @faizaruun3035 4 года назад

    Habo tala ayan kagabahanahay e lambarkadha isooqor ankulasooxariri inshllh mahadsanid

  • @mushtaqsiciid1602
    @mushtaqsiciid1602 4 года назад

    I love you mamo

    • @nsrrbl8189
      @nsrrbl8189 4 года назад

      Wad mahad santahay maamo hire usoco

  • @muwahibaahmed4929
    @muwahibaahmed4929 4 года назад +1

    asc habo macaan ilasoxidhiidha wanigiku sodiray labarkayga bilisa

  • @haniabukar6726
    @haniabukar6726 4 года назад +1

    Masha allh hbo mcn inta aad sheegtay aniga ah waan kuugu farxy qeer allh ku siiyo😍😍😍😍

  • @ismahaanibrahim9929
    @ismahaanibrahim9929 4 года назад +1

    Mamo soomaali aniga gurugaa kudhax shaqeeyaa mekap ciilaanka sameeyaaa asaga lkn ceeb uu arkaa asagoo dhahaayo biil fiicn kusiinaa oo kaga kabadan bal fikirkaas kawarn

  • @hamdixiis6389
    @hamdixiis6389 3 года назад

    Mamo jazakalah qeyr warkaga wax badan aa iga baxay 🤨

  • @kooskoossabdi1968
    @kooskoossabdi1968 4 года назад

    Mama soomali ruunti waan qosley see notaqaan baan layabay subxana Allah allow ceb astur

    • @farxiyocedarus5269
      @farxiyocedarus5269 4 года назад

      Kkkkkkkk mamo raga wxy isdhahayan mamadaaan.gabdhaha.wey.idinkudireysaaa.cml.wlh.maaamo.wan kuguxeranahy.noosobadi..barnamijyadada.💋💋💋💋💋

    • @nimcosagalmahamoud3590
      @nimcosagalmahamoud3590 4 года назад

      🤛👌🏼💋😍

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 4 года назад +1

    Waa runtaa Maamo waa in aan wax iska Badalnaa hadii aan dumar nahay

  • @moudelmi8606
    @moudelmi8606 4 года назад

    All your video are good but they are very long so it is better 10 minute

  • @marwomaida3950
    @marwomaida3950 4 года назад +2

    Asc habo macaan xagee lagalasoo xariiiri karaa

  • @leilagedi2189
    @leilagedi2189 4 года назад +13

    Mama nimanka Meel uu roon majirto gabdha badan ayaa jiro oo shax shax ah dhan walbo hadana laga tagay marka la iskuma daaliiyo hoowalahaas gabdhaha wixii danhooda ha ku daalan iyo caruurtooda ayaa anfacayo caruurta kolkoolis uu bahan ninkaan tobanka meel ka fikirayo maxaa ku daba dhigay

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 4 года назад +35

    Wlhi taas ana leygula dagalay tan kowaad wlhi blhi lkn wuu ku tagay lee aniga no inoo nin igu amar taak leeyo been Ma sheegi karo raaliyo Ma noqon karo😒😏😏kul kuleelka wa u dhashtay alle amarkiisa😣

    • @adoontiiallealle5785
      @adoontiiallealle5785 4 года назад

      Somali islaweynigi ilbax modaan enbow hadii raali noqoto hadii kale mid adi ku anfacee

    • @istahilchannel
      @istahilchannel 4 года назад +1

      Sa u dhalatay ma badali kartid wa run lakin xooga is daji noh 😂

    • @hidaayaosoble7323
      @hidaayaosoble7323 4 года назад

      Allaha saqiro aamuraha

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 4 года назад

      Qofaan ogahay ayaad u qalantaa

    • @maryancraxman1358
      @maryancraxman1358 4 года назад

      wll wx ku wanaagsn maha wlhi wayo bari 90 nin kale duwan gursan taas udhalasho maha ee wa dabeeeecada mrka isku day in ad iska badesho ha oran wn u dhashy

  • @mahiraadan5890
    @mahiraadan5890 4 года назад +7

    Kkkkkkk baati iyo naag walabadala, koley gabernimadaydi masolabanayso iyo naaskeygii, canbaha ahaa, waxankafikiraa, carurteyda ayahoda, iyo jirkayga dhiso ladagalamo, cudurada, qatertaha, sokorowga, kamsarka, dhikarka, account lacagkushubo, dhulgato, rasumaal yeshan carurteyda terbiyadoda, nin wacimridsgdag, wakigursada, kkkkkkkkk soonoqo, dhihimayo, dhehiwajigayga mutagin, ninsidekusojita, kamafikiro, waxakafikiraa, sidee wax uqabsata, caruurtada, uhormarisa, habenkaykatusto, ayuu xajaradiya, habenkada wakukaliga, dalabka asagaleh, merka waqtilagumalumiyo, wa ey maka up asagalomamersado, merkadrabto Marso, naftada iskuqurxi, kkkkkkkkkkk

  • @leilaabdi5442
    @leilaabdi5442 4 года назад +1

    asc mama canab🥀🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 3 года назад +1

    Nin xuna laysuma bahdilo bisbas baa indhaha xunxunka loga shubaa diracayaga batiga anjikada kula jirno ban iman ku qabnaa hduu rabin banaaka hamaro midakle asagana intaa walaga rabaa hdu intaa samayn ma asagaa unolahay war gabadha somaliyed xor batihiin

  • @amiinhussein5947
    @amiinhussein5947 4 года назад

    alx aniga kii idhaho mid ka daran nahaa waayo rag wax jiro hadal liidma dhaho mar mar anigo jumlaaa usiiye and i feel inuu asaga cilad leeyahay

  • @fatimaigal1138
    @fatimaigal1138 4 года назад

    Asc abayo telka Ayan Raba please

  • @maydhyuusuf562
    @maydhyuusuf562 4 года назад +1

    Illahay ayaa saray raga inay so shaqeyan dumarkuna guriga dibad bax Uma fiicna dumarka mama

  • @leylaabdullaah2970
    @leylaabdullaah2970 4 года назад

    Maseerka

  • @fuaadalirashid4038
    @fuaadalirashid4038 4 года назад

    Ok

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 4 года назад +1

    Waa runtaa maashaa alaah mcnto

  • @mohamedabdullahi2577
    @mohamedabdullahi2577 Год назад

    Asc abayadis waxa ad shegayso wa ruun see hada waxa batay qurbaha dumar nadafad xumo lola jogi karin 6 bilood hal mar qubaysta

  • @ayanismail4059
    @ayanismail4059 4 года назад +1

    Mamo ninkan ad ka hadlayso waa nin 2 qarni kahor jirijiray hada lama helo ninkaso kale

  • @xayaatmaxamud2893
    @xayaatmaxamud2893 4 года назад

    Habo thankas wa kugu xiranahy lkn pointayada no qodobe hada rabto wax yar fah fahin ka bixi wakhtiga naga so gabi san waxna kaga faidno wakhti badana noga ka dhumin any way thnks habo

  • @ubahali4628
    @ubahali4628 4 года назад +3

    Waa sheeko baralay

  • @talisonaasir8038
    @talisonaasir8038 4 года назад

    alxm sadex baan dhalay ismana badalin wadadiisu yaqaan ana teyda iskaga hor imaano 😂lkn hadaan isku soodhacnay hal wado camal 🤔waana arin family ah wixi lakala helo aan arko 🙄nin nin nin nin

  • @fataminajama4326
    @fataminajama4326 4 года назад +3

    Ninku naagta hagaajisaabu naca xaqiiq

  • @hindacumar1237
    @hindacumar1237 2 года назад

    Habo ninka masruufka xaaskisa culays maaha wa ku waajib sidoo kle inay adeecdo oo aysan la doodin waa waajib diintena wx walba na fartay noloshana hadii diinta lagu dhaqo wax ka macaan ma jirto tartanka io loolanka lamaanaha reer galbeedka heer ku gaadhi lahaa

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 4 года назад +1

    Canab iiwad shekada tana igu socote

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 4 года назад +2

    Mama waa runtan aniga waxan ahay qof kulkulul badan lakin waxan ubaqaa qofkasto dumar ah ninka kolkoliyo xaji xaji kuahayo melxun beey udabeeyan xita waxan arkay gabdho rali ah oo hadana lugu korsocdo qalda nagaaha leeh xaji xaji leeyaa Hala idiinku korsocdo itaa qabow kawada

  • @halimaibrahim9274
    @halimaibrahim9274 Год назад

    Saxiix

  • @adoontiiallealle5785
    @adoontiiallealle5785 4 года назад +1

    Qof walb qof ka jaceyl kadhaxeyo ajnabi hadii la jogaanb waa kuwa kuhaayo mahadsantahy maxaa diidayo gabar /wiilka walal in layasku naxaristo naag walb wlh nin I amreen hahahha ajnabiga marwalb wadada joogno afwalb luuqafisa lagu dhahayo 24 h tank u hahahaha

  • @sadiaabdi3974
    @sadiaabdi3974 2 года назад

    Caruurtyda aya iiga fcn
    Ayaga iga tageyn
    Ado u dadaalay ayu baxa

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 4 года назад

    Canab waa murti miiran

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 4 года назад

    Naaguhu walaal waa in ay ninka u fiicnaadaan hadii kale waa ku ninl,yihiin

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      Miskiin oo ma naagta kaliya nin la aaneeysa mida maxa diiday inaad tiraa ha labiso fiicnaado inta noocaga dumarka somaaliyeed ku jiro saan lee madax looga taagnaana

  • @saidahassanfarah8185
    @saidahassanfarah8185 4 года назад

    Mama soomaali ii soo qor nambarkaada please

  • @umusalma4254
    @umusalma4254 4 года назад +1

    Habo ciyaalki ba dayacmaya

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour9510 4 года назад

    anaga reer jibouti saddex arimood wala sodon haddaad ka hesho ama aad ka waydo ha sugin inaad markala guursaato waayoo hinaasihi somali ka waayey jago u ka dago jiboutu xaruun ku yeeshay nala dagan yahay marka ka yagii doona guur waaw dhinta way dilaysa

    • @ifrahadenaden1544
      @ifrahadenaden1544 4 года назад

      kkkkkk wadour jabuti dumarkodu wa caad nool maha siida somalida kale iskadabaawareeg kkkkl

  • @xaawamacalim3914
    @xaawamacalim3914 4 года назад

    Aniga saaid ayaan u kullahay

  • @axmedcabaascabdulaahi9068
    @axmedcabaascabdulaahi9068 2 года назад

    Asc noolow haabo qaali

  • @zazamcabdikariim5332
    @zazamcabdikariim5332 4 года назад

    Gado kkkk maha show

  • @maryanxaaji5787
    @maryanxaaji5787 4 года назад +2

    Asc mamo

  • @saidahassanfarah8185
    @saidahassanfarah8185 4 года назад

    Waxaan ku haayaa qiso igu dhacday

  • @leylaabdullaah2970
    @leylaabdullaah2970 4 года назад

    Mama Somali kaso hadal

  • @royaltv9227
    @royaltv9227 4 года назад

    Thisks ❤

  • @shamsamohamed8625
    @shamsamohamed8625 4 года назад

    Waan kaa qadnay mumaa

  • @awoayan1131
    @awoayan1131 4 года назад

    Hablaha mxa ku dhacay way wada boodsanyin nin saan uma yeelaya kaso hadhay ilmaderyal nin ku jecel hadad haysato wax kasta u samee because nimaanka somalida badana ma yaqanan jacaylka sida loo muujiyo adigu bar oo tus asaguna wuu kugu daynaya ee wax a anad adiguba tusin haka raadin labada qof mid uun ba roonade

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 4 года назад

    Wasmo fcn ku dar

    • @zahraomar1282
      @zahraomar1282 4 года назад +1

      Taas ha ku daarin ninka qalbi kaliya bu ka khoqay in u 4 naag gursan karo laakin halki naagba abar ku jiirta

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 года назад

      @@zahraomar1282 waa runtaa

  • @jihanmm7569
    @jihanmm7569 4 года назад

    Nin nin nin 🤔 walee 👉🧕 iyo 👉🧔🏻 laiskusalid.

    • @zahraomar1282
      @zahraomar1282 4 года назад

      Cancer dumarka soomali weli daawdi waa raadinayana

  • @Smartpatternacademy
    @Smartpatternacademy 4 года назад

    Habar fitno ah ayaa tahay waa maxey nagaha aa dhaheso shaqeesta Soo Alle weeyne ma dhahin "Gabdhow Guyahina ku ekaada"

    • @ZA-oi9eu
      @ZA-oi9eu 4 года назад

      Ali bandaaz cayda jooji qofna may caayin gabadhuye .