DAAWO | Taariikhda Jowhar | Yaa Deganaa Sanadkii 1800

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2018
  • DAAWO | Taariikhda Jowhar | Yaa Deganaa Sanadkii 1800
    Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks | Comment | Midnimo and Get More Video
    www.goo.gl/iZ5X2Q
    For more News visit www.midnimo.com
    Follow us on Twitter / midnimo1
    Follow Facebook Page / midnimo

Комментарии • 81

  • @mahidabdull2571
    @mahidabdull2571 3 года назад +4

    Allaw barake dhulki abgaal isman

  • @anthonywest4173
    @anthonywest4173 5 лет назад +9

    SOMALIA WAS ONCE THE JEWEL OF AFRICA, THE JEWEL WILL RETURN!

  • @dahirhassan858
    @dahirhassan858 5 лет назад +13

    I love jawhar aniga waanku dhashay jawhar lkn taariikhda hore mqn

  • @mohamedhassanjeilani1154
    @mohamedhassanjeilani1154 5 лет назад +4

    Waw walahi ma u ogeen sidaan inay thhy jowhar lkn insha alaah jowhareey waa inaan ku soo booqdaa hadi alla nabad igu wadankayha hooyo 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 5 лет назад +4

    Waan ku diirsadey taariikhda fog oo ey degmada jowhar leedahay mahadsanidiin intiinii isku howlidey soo aruurinta xogahaan muhiimka ah sidaas u soo aruuriya degma kasta oo gobalku leeyahay guuleysta

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 Год назад +1

    Waa Taarikh iga qarsooneyd Waa Magaalo Taarikhi ah Inshallh waxaan rajeynaa In Warshada Sonkorta isnay Dib loo howl galiyo Si dhalin yaro badan Ay ugu shaqeystaan Jowhar Allha Nabad yeelo 🤲❤️

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 5 лет назад +14

    Boqortooyadii ujuuran waxaay aheed boqortooyo hawiye runtii

    • @idormedia4101
      @idormedia4101 4 года назад

      Kkkkk

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 4 года назад

      May ajuuraan waxay ahayd sultanate ajuuraan sida sultanate Majertania

  • @rierachcllaahi2315
    @rierachcllaahi2315 5 лет назад +8

    Hadlayoow, horta wax la helay iyo meel la deganaa oo la yimi ma taqaan waxay ku kala gedisanyihiin?
    Ninkaan abuulankiis oon jirin bay magaaladu jirtaye, inaga sax warka.

  • @djkhalidek634
    @djkhalidek634 5 лет назад +2

    Mash alaha

  • @maryuumomar6158
    @maryuumomar6158 5 лет назад +2

    Masha allh

  • @mohideenmahadow4859
    @mohideenmahadow4859 4 года назад +1

    Taariikh sax ah mahaysid ee dib ugu noqo taariikhda

  • @muhammadabudabi6868
    @muhammadabudabi6868 5 лет назад +5

    Wankaxumadaa. Markaan. Arko. Somalia say. Ahaanjirty. Iyo. Saymaanta. Tahay. Qiira igudhacda. Magalada. Jawhar. Waxa. Kashaqaynjiray. Awawgay. Adaanu. Kudhintay. Wuxuna. Kasojeday. Gobolada. Waqooyi galbed. Somaliya. Aadban. Necbadaa. Waxanagudhacay. Lkn. Waqadar. Allh. Kadibna. Waawaxankasbanay

  • @user-pg5es3xj3x
    @user-pg5es3xj3x 5 месяцев назад

    M.a dalkyga team caloofi

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 7 часов назад

    Taariikhda beenta ka daa aakhiro waa lagu weydiin dhulkaas waa dhul jareer weyne

  • @abdiroble9668
    @abdiroble9668 5 лет назад +5

    Kan been iyo runba wuu isku daray lkn waxa ku leeyahay Taariikhda been haka sheegin

  • @warfageedi8452
    @warfageedi8452 5 лет назад +6

    Muu heline wuu yimi
    Ma arag se waan jecelay
    Inaan maruun arko insha allah

  • @maamedhaamad8779
    @maamedhaamad8779 4 года назад +1

    I like jo

  • @mahadmahamd2166
    @mahadmahamd2166 6 лет назад +2

    Masha allaah

    • @huseinbeyra3538
      @huseinbeyra3538 6 лет назад

      Naagta uu guursaday abgaal ayay aheed lkn shabeelada hose magalada marka taliyaaniga inay gabar siiyaan dhaafee waxa la dagaalamee 12 sono ay ada ku celiyaan walee lakala nasabsan kala diin iyo dad nimo fiicn abgaa tariikh male

    • @amalali9273
      @amalali9273 5 лет назад

      Husein Beyra ninka ma isaga ahaa nin dagaal waday waa nin wadanka dhaqaale gelinaayay inuu islamaay ubadi waqtigaas gabar nin ajnabi ah looma ogoleen xataa 1950 lama ogoleen in gabdhaha heesaan

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 5 лет назад

      Joowhar anagaa daganiin doowladii maxamad siyaad talyaaniga ayagaa dalbaday oo horibarkeenay meelkasta doowlada baadhistay inkuna waa dumuseen ilaahada inka waxaad taqaanaan jeebka kushubo kadhaqaaq

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 5 лет назад +2

    Mhdsanid

  • @yussufabdirahman7894
    @yussufabdirahman7894 5 лет назад +5

    Adeer tariikh sax ayaan u bahanahay waxad shegayso been ayaa kuso qurxisay

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 5 лет назад

      maxaa been ah oo ku jira warkiisa bal hal qodob ka sheeg

    • @yussufabdirahman7894
      @yussufabdirahman7894 5 лет назад

      Mbinu ali wuu ku jiraa mida kle soomalida mid kasta tariikh been ah ayuu wataa

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 4 года назад

      Aaheey taariikdaan uusheegayo badankeed waa been

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 4 года назад

      ali jjowhar malasoo Helay mise waxa jiratay sultanate hiraab hhh

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 3 года назад

    Jowhar waan jeclahay ee illahey ha igu simo

  • @abuukarmamoow6345
    @abuukarmamoow6345 5 лет назад +1

    I love jowhar

  • @barbaarintacaruurta7360
    @barbaarintacaruurta7360 4 года назад +2

    Saaxib xogta aad sheegeesid ma ahan mida sax ah inta badan taariikhda jowhar gumeestaha la hor waa la dagnaayo cida lehna waa la yaqaanaa illaa iyo hada waa joogaay. ninkaan talyaaniga ah waxa u hashiis lagalay dadka deegaanka ah lixda shiilo ah qoomiyad Jareer weyne. hana dafirin xaqiiqada ka hadal.

    • @Midnimo
      @Midnimo  4 года назад

      Fadlan Nagu Caawin In Aad la Qaybsato Asxaabtaada Barnaamijyadeena Tiknoolajiyada Ha Ka Faaideystaan - Mahadsanid

  • @maandeeqmahad8484
    @maandeeqmahad8484 3 года назад

    Jowhar waaku dhasty lkn muqdisha ku barbarey

  • @ibtizamabdullahi4136
    @ibtizamabdullahi4136 5 лет назад +1

    (Duke aburuso )

  • @al-xaajixaam9804
    @al-xaajixaam9804 3 года назад

    beenta ka xishoo ee taariikhda jawhar ee asal so sheeg hadii kale ka gaabso

  • @hodanxuseen8538
    @hodanxuseen8538 4 года назад +1

    Jowhar ayan kaso jeeda

  • @samadontolgob7194
    @samadontolgob7194 3 года назад

    Xilimaa la dhisay Airport kumaan ogayne

  • @xuseenibrahim217xuseen7
    @xuseenibrahim217xuseen7 4 года назад +1

    Xada uu kala jabaay Aniga ayaa kaweyn Italian iyo engriska 1943

    • @Midnimo
      @Midnimo  4 года назад

      Fadlan Nagu Caawin In Aad la Qaybsato Asxaabtaada Barnaamijyadeena Tiknoolajiyada Ha Ka Faaideystaan - Mahadsanid

  • @ibraahimmuudeey7319
    @ibraahimmuudeey7319 4 года назад

    Sxb taarikhda iska sax

    • @Midnimo
      @Midnimo  4 года назад

      Fadlan Nagu Caawin In Aad la Qaybsato Asxaabtaada Barnaamijyadeena Tiknoolajiyada Ha Ka Faaideystaan - Mahadsanid

  • @suldaansuldaan1798
    @suldaansuldaan1798 5 лет назад +2

    Ajuuraan ayaa leh abgal qasab ayeey kuqabsadeen

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 5 лет назад +3

      KKKKK RIYO AYAAD KU JIRTAA EE HURDADA KA KAC.

    • @suldaansuldaan1798
      @suldaansuldaan1798 5 лет назад

      Hhh runta somalida weydhibtaa

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 5 лет назад

      Doqonnimadan goormaan ka baxeenaa. Somaliya Talyaniga laba goor iyo waxlajiro ayee ka wayntahay. Faransiiska iyo Jarmalkana sidoo kale waan ka wada waynnahay. Ee goormuu caqligu shaqayn. Aniga waxaan ku fikiraa in qabiilada dhan hal magac qabiileed lagu mideeyo. Hawiye, Dir, Digil iyo mirifle, Daarood. Adiga hal beel aan lasii kala saari karin.

    • @maqoslemaquuste9089
      @maqoslemaquuste9089 5 лет назад +1

      Suldaan suldaan. Adeer calaa calka joiji. Meeshi waa dhul abgaal😂

  • @ibtizamabdullahi4136
    @ibtizamabdullahi4136 5 лет назад +2

    Ayalogu dhawaqa ama boranugo

  • @idormedia4101
    @idormedia4101 4 года назад

    Warshaddii waa bila laqey sateen

    • @Midnimo
      @Midnimo  4 года назад

      Fadlan Nagu Caawin In Aad la Qaybsato Asxaabtaada Barnaamijyadeena Tiknoolajiyada Ha Ka Faaideystaan - Mahadsanid

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 года назад

    Ar is daji waligeyba ma maql hiraab sultanate hanagu Been abuuranin ee taariikhda dib raadi ileen wikipedia ku anookala wax soogalin karo sidaas ula soco

    • @Midnimo
      @Midnimo  4 года назад

      Ka faaideyso barnaamijyadeena wax barasho

  • @fatimaomar4954
    @fatimaomar4954 4 года назад

    Jawhar janna addunyo ku jecliyaa

    • @Midnimo
      @Midnimo  4 года назад

      Fadlan Nagu Caawin In Aad la Qaybsato Asxaabtaada Barnaamijyadeena Tiknoolajiyada Ha Ka Faaideystaan - Mahadsanid

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 5 лет назад +11

    Jowhar magalo abgaal cismaan. Allow barakay dad kaas sharafta leh

    • @adamosman2755
      @adamosman2755 5 лет назад +3

      Abgaal ayaan ba kuna cay Jowhar

    • @maqoslemaquuste9089
      @maqoslemaquuste9089 5 лет назад +4

      Faarax Cismaan. Hhh necbow ama jeclow. Aday kuu taal cidaa. Cidna waxba uma oga

    • @farhiyaomar7878
      @farhiyaomar7878 4 года назад +1

      Abgaab beel beenta dhaaf waryaa

    • @rooblez9005
      @rooblez9005 4 года назад

      jahil

    • @fatimaomar4954
      @fatimaomar4954 4 года назад +1

      @@adamosman2755 qabiilka ku qaatumeyso

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 4 года назад

    WAX BAAD IS DHEX DHIGTAY! RUN IYO BEEN