Ninkan ka qosliya reer Jowhar - A comedian in Jowhar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Cabdulqaadir Mayow wuxuu ka qosliyaa reer Jowhar, wuxuuna sheegtaa inuu jinka ka saaro dadka.
    Cabdulaqaadir Mayow is a street entertainer in Jowhar. He also claims to force the Jin out of one's body.

Комментарии • 206

  • @marwaayaanle3804
    @marwaayaanle3804 4 года назад +5

    Imaankiisa Allaah haku faliso!!! He had me praying for him when he said “ I don’t steal nor kill” n I walk around with dignity 😊😊 May Allaah bless you sir!!!!!! Our government is slowly gaining strength! Insha Allaah life will be back and will b better Insha Allaah! Ameen! 🇸🇴Masha Allaah

  • @SaahirMaik
    @SaahirMaik 6 лет назад +59

    Allah ha u naxariistee codkii marshaale ayuu leeyahy inta ila aragry farta ha taagan✋

    • @Muhamad.Amin26.
      @Muhamad.Amin26. 5 лет назад

      Walhi isku aragti nahay sxb 👌👌👌👌

  • @banaadirstate4335
    @banaadirstate4335 8 лет назад +33

    Hadii dharko wax ma cuni kari
    Hadii jiifto wax ma arki kari
    Hadii socdo lug ika horeeyso hahaaah
    He is funny masha allah

  • @happy-il2nr
    @happy-il2nr 7 лет назад +105

    Ninkan maskiin ah hadii meel masaaj lo furo nolol malmedkisa wu kaso sarankara hala cawiyo pls qofka shaqadisa hadii lagu cawiyo waxa laga yabaa noloshisa iney sida hada u yahay ka fiicnaato

  • @najuuqueen1016
    @najuuqueen1016 6 лет назад +28

    Qorta adi maa is kaleh wakugu talaa lee kulaha😂😂 wllhi waa nin iska funny ah ee hala sacido o meel masaj haloo furo😥😥

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 8 лет назад +25

    waa nin qabi wanaagsan ilahay ha Ku xafido

  • @harrisj338
    @harrisj338 7 лет назад +31

    😂😂😂😂😂so funy wlhi qoorta👌 Adi maa iska leh👌 wakuku taalaay 👍mahinee😂😂😂👏👏👏👏👏👏👌

  • @alisaid1143
    @alisaid1143 5 лет назад +9

    Physical therapy Doctor ayuu kufiicnaa in uu noqdo

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 лет назад +11

    Qoorta Adi maa iskaleh waa kugu talaa lee😊

  • @drmudey9151
    @drmudey9151 6 лет назад +4

    Aaad baan uqaan nikaan waa sanka aboola mashallah

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 лет назад +2

    Allah faraj khayr qaba ha ufuro🤲

  • @fauzyahmed6765
    @fauzyahmed6765 7 лет назад +6

    Ninkan cmla igu fcnaa hhhh I like somalis people they are all doctors Mashallah

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 года назад +3

    Let’s help him out to open A massage envy place he’s great hardworking man 👨

  • @somaliguru7064
    @somaliguru7064 3 года назад

    Mashaallah barakallah...

  • @Muhamad.Amin26.
    @Muhamad.Amin26. 5 лет назад +1

    Cajiib wye runtii masaaj sifiican uyaqaan 👌👌👌

  • @saidyaano5428
    @saidyaano5428 8 лет назад +37

    ar qoor saan loo jucinaayo walahi anaa ubaahan

    • @xasuuswanaag1940
      @xasuuswanaag1940 7 лет назад +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @xasuuswanaag1940
      @xasuuswanaag1940 7 лет назад +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk bro anikabo wanrabilahaa eenoraadi telefonkiis

    • @zakcoding2621
      @zakcoding2621 5 лет назад +1

      Hhhh chiropractor raqiis miyaa micnaha.

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 2 года назад

    Waa sharaf in ilmaha baladkaaga ku yaqaanan manshallaan manshallah

  • @deeqjr4
    @deeqjr4 5 лет назад +1

    Shactirole mahan ee he is a therapist.....legend

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 5 лет назад +1

    Walleee qoorta waxbaa ka yeeray😂👌🏽

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 6 лет назад +1

    Ninkaaan waa talent meel masaajo haduu heli lahaa walee inuu macaamiil badan heli lahaa

  • @qadroaxmad6136
    @qadroaxmad6136 5 лет назад

    ninkan sifiican aan u aqaana wlhi markan arko qoorta wuu ii juciyaa garbaha dhabarka sidoo kale caajis waa ku deyna kubada markaan dhiilo lafa jajabka waa kaa qaada waa macalimka masaajka allaha xafido

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 6 лет назад +8

    waa iga qosaliye niin kaan soomali weeyn hala cawiiyo

  • @hubihaji2358
    @hubihaji2358 7 лет назад +2

    guuleeyso dagtoore

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 лет назад +1

    Duqa Funny waaye 😂 wlh
    #Jowhar
    Magalo Heer saro Ah ❤️❣️💯

  • @avdibaashe7608
    @avdibaashe7608 5 лет назад

    Kkkkkkk kuye aboowe sheybar waaye

  • @thecoder7188
    @thecoder7188 8 лет назад +6

    completely dangerous, you can't crack necks like that , something might go wrong with the muscles there

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 6 лет назад

    Mashallah
    Ninkan waa nin qosol badan.

  • @abdirahmanmohamud9713
    @abdirahmanmohamud9713 7 лет назад +5

    Hhhhhhhhh dadkeda allaha nidhwra gobolkeda hirshebele jowhar vivaaaa wankufana

  • @mohamedOsman-sw1dx
    @mohamedOsman-sw1dx 6 лет назад +5

    Wlhy wa shaqo lo bahnyahy anaaba ubaahdey qortaba i cu cuntay markan arkey howsha su uwado ninkam meel in lofuro logu hagaaga ficnaan lahyd arayaa borama noo kena

  • @noway3238
    @noway3238 6 лет назад +3

    Wadanka ninkaan oo kale uu u baahanyahay.
    Uba baahno dad wax dilaayo.

  • @superaj8826
    @superaj8826 4 года назад

    Ninkaan intuu joogo asxpta 🙏🙏🙏

  • @rachidaminoz8977
    @rachidaminoz8977 6 лет назад +4

    Qoorta adi maa iska leh way kugu taala un maahane 😂

  • @Max-di4zs
    @Max-di4zs 5 лет назад +1

    It’s time to send them back

    • @darishore814
      @darishore814 5 лет назад

      To where ? Are you saying he is not somali ?

  • @juuni9279
    @juuni9279 5 лет назад

    masha allah odaygaan massagka uu kudheereya

  • @dhuobane
    @dhuobane 3 года назад

    Ninkan wlhi dadka wax badan bu utaraya 😰😰💯🇸🇴

  • @updyrahmanchama4693
    @updyrahmanchama4693 7 лет назад

    mashallah

  • @maxamadibra6028
    @maxamadibra6028 7 лет назад +1

    kkkkk qoor badan baa caafimaaday

  • @hawlkarfernandez3887
    @hawlkarfernandez3887 6 лет назад +1

    Dharbaaxo dhabarka lagaladhacay sheybar waaye kulahaaaa 😂😂😂😂😂

  • @nasra9836
    @nasra9836 7 лет назад +1

    Waa in laska iloobo dhaqaatiirta China ee aan soo saarno dhaqtarkaan dalka iyo dibada dadka jooga u yimaadaan

  • @KashGotEm
    @KashGotEm 5 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkkll

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +1

    Ninkan waa nin aad u furfuran oo farxaani ah😊 Qoorta adi ma iskaleh waa kugu taalaa lee kkkk

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 4 года назад

    Wlhi europe iyobwadamada horamaray intaan ayaa qarash badan laisaga qaata

  • @xasuus-reebmedia1062
    @xasuus-reebmedia1062 7 лет назад

    Tanks

  • @calitahliil1594
    @calitahliil1594 7 лет назад

    kkkkkk wax kale

  • @user-hw2hq8tg5j
    @user-hw2hq8tg5j 4 года назад

    Hhhhhhhh mel masaj in lo furo ba ku fican

  • @gangguy9396
    @gangguy9396 4 года назад

    M.a

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 6 лет назад

    Kkkkkkkkk kan qosol weeye abti

  • @muhammadomar9593
    @muhammadomar9593 6 лет назад

    Funny wllhi reer jowhar

  • @anasxasan7169
    @anasxasan7169 8 лет назад +11

    Asc Makaceegu waa Anas Xasan Aad iyo Aad Ayaan idinkluku MAhad acelinayaa shaqada aad inoo heesiin waxaan kamid ahay dadka ku xiran Dalsoor 100% waad kumahadsantihiin Shaqadaan

  • @abdulqadirawil1235
    @abdulqadirawil1235 7 лет назад +4

    dalsoor aad aad baa u mahasnatihin waa idin taagersanahy

  • @leyloabdinuur6160
    @leyloabdinuur6160 6 лет назад

    sanka hori u soco

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 6 лет назад

    Anoo soo jeedaan kaadiyaa kulahA🤣🤣🤣🤣

  • @alcadaalachannel3675
    @alcadaalachannel3675 5 лет назад

    Kkkkk

  • @mahamudali9078
    @mahamudali9078 7 лет назад +1

    waaa shaqo cusub

  • @shabanguleed7050
    @shabanguleed7050 5 лет назад

    Sixirmiya waxan waamba yaabee

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 6 лет назад

    Waa dhakhtar maskaxeed

  • @japracade67
    @japracade67 8 лет назад

    wax kale

  • @abdirahmanhassan1371
    @abdirahmanhassan1371 5 лет назад

    hhh sheybaar waaye

  • @chirdonrirache4624
    @chirdonrirache4624 6 лет назад

    ok

  • @ayuubboss5218
    @ayuubboss5218 5 лет назад

    @iqraana ali

  • @arag-cusub
    @arag-cusub 6 лет назад +3

    Waa sanka aboole

  • @manhalmariam2271
    @manhalmariam2271 8 лет назад +1

    kkkklkk

  • @zamzamdhool2268
    @zamzamdhool2268 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkkk

  • @abdirahmanisse5939
    @abdirahmanisse5939 7 лет назад +1

    kulaha luug ba iga hooraysa hhhh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 лет назад

    Walaahi.nin.daacad.waaye.melaha.oo.mesajada.haloo.furo.

  • @casaanyoibnuagaagoo6674
    @casaanyoibnuagaagoo6674 5 лет назад

    ninkan ilahy hibo wuxu usiyay physiotherapy wx ladhaho qorta suu leyahy daya

  • @CobaniStreet
    @CobaniStreet 5 лет назад

    #copanistreet

  • @mowlidahmed2228
    @mowlidahmed2228 8 лет назад

    Dr funny hhhh

  • @CamanKiish1
    @CamanKiish1 5 лет назад

    hoogay !!!
    waa maxay dadka qoorta la murkicinayo ee aan waxba noqonaynin!???
    madaxa waa meel aad u nugul oo halisa

  • @mohamedweli2736
    @mohamedweli2736 6 лет назад

    Wlhi cod ayu hayaa kan muxu kuhabonyhy filimada inu tarjumo M.A

  • @drmudey9151
    @drmudey9151 7 лет назад

    ar sanka aboola haa waan kasaa majajilistahaan caanka ah

  • @nassirjama5544
    @nassirjama5544 7 лет назад

    I wonder how many people he has given long term neck injuries to

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 5 лет назад +1

    Jowhar Waa Meel Aad uwanagsan Waxan Jogi Jiray dhowr Sano Kahor Xiligii uu Mamulka Maxamed Dheere ukatalin jiray ilahey ha unaxristee ..

  • @ssh1898
    @ssh1898 6 лет назад

    Inta Somali JCL subscribe Isar oo ana arkin

  • @D-j46
    @D-j46 5 лет назад +1

    Habeen walba saan mobileka saan ugu ahaa
    Qoortan wx muruqa ka saara u baahanthy

  • @ProfessorOFanthropology979
    @ProfessorOFanthropology979 6 лет назад +3

    I couldn't understand him properly, is it a dialect of somali?

    • @___Truth___
      @___Truth___ 6 лет назад +4

      Amin Hashi wth how can't you tell he's Bantu??? 🤣🤣🤣

    • @___Truth___
      @___Truth___ 6 лет назад

      Lmao, discriminating Bantus? Who's saying anything derogatory about them you random weirdo

    • @___Truth___
      @___Truth___ 6 лет назад +4

      The OP was talking about the dialect, and the dialect is Benadiri, the way he speaks is bit different from the way Northern Somalis speak. Like how English is Spoken in the UK, Australia, and US. Its all the same English, but the dialect and wording of things is a bit different. Bantus by-and-large have a Benadiri dialect

    • @___Truth___
      @___Truth___ 6 лет назад +3

      And wth are you talking about subliminals lmao. I didn't say one thing bad about Bantus you WEIRDO, everyone knows that Bantus in Somalia and people who live in the South speak Somali a bit different, because of the dialect, thats generally understood, but all of a sudden your acting as if you don't know this and your *JUMPING TO CONCLUSIONS* about something no one here in the post said you *_WEIRDO_*

    • @___Truth___
      @___Truth___ 6 лет назад +2

      Nacas. No one is talking about Accents, the OP was asking about the Dialect. Accents and Dialects are too very different things. Because Accents, are how certain words are pronounced. Like in English, people in the UK pronounce the word WRITER different from how its pronounced in Canada.
      DIALECTS are different, dialects are the difference in vocabulary and grammar within a language thats spoken by people from certain Regions. Northern Somalis say some words and describe things differently than Southern Somalis, same thing for English. For example in the US, they say Pants, in the UK they say Trousers, different words to describe the same thing.
      The OP was asking about the Dialect NOT THE ACCENT and thats because the dialect is from Benadir or the South in general. So stop *JUMPING TO CONCLUSIONS* , no one in this entire post said anything negative about Bantus, your the only one accusing someone of saying something _EVEN THOUGH NO ONES SAID ANYTHING NEGATIVE._

  • @bonez8246
    @bonez8246 6 лет назад

    Kkkkkkk big man

  • @xasuuswanaag1940
    @xasuuswanaag1940 7 лет назад +1

    caajiska ihaayo walee sidaanokale ayaa ikufiicnaan lahayt

  • @mahamedhassan3293
    @mahamedhassan3293 6 лет назад

    aboow shayvaar waaye kkkkkk

  • @gucci5661
    @gucci5661 6 лет назад

    Nolol iyo dhimasho udhaxeeya hadii saan la igujuciyo 😣

  • @mulkiinadelib9998
    @mulkiinadelib9998 6 лет назад

    Ninkaan meel massage eh haloo furo dadka wuu anfacaye

  • @fadumofanka2932
    @fadumofanka2932 6 лет назад +1

    kulahaa aboo sheybaawaye

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 6 лет назад

    Abdiqaadir mayow
    Ninkii reer jowhar aha ayaa yaqaan xariif iga dheh

  • @nasirnuur3362
    @nasirnuur3362 6 лет назад

    kkkkk

  • @jamiloahmed6483
    @jamiloahmed6483 6 лет назад

    Messaging In Street waaye

  • @idirisali5657
    @idirisali5657 6 лет назад

    Qoortoode ku aamineen

  • @qaalidganey4974
    @qaalidganey4974 6 лет назад

    Cajaa'ib waye

  • @abdifataahcismaan218
    @abdifataahcismaan218 6 лет назад

    kkkkkkkkkkk so funny wlhi

  • @yusufosman6225
    @yusufosman6225 6 лет назад

    Lol

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 5 лет назад

    Meel yaa ufuro massage kuficanyahay

  • @aishabarre4456
    @aishabarre4456 7 лет назад

    alla khater weyan

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 6 лет назад

    Hhh Cadjiib dadkii ma caafimaadeen markaa

  • @hungry4success445
    @hungry4success445 2 года назад

    Magciis ninkaj

  • @dennisbrown9977
    @dennisbrown9977 7 лет назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amiisa6334
    @amiisa6334 6 лет назад

    qoorta adi maa leh waa kugu taal kuye hhhhhhh

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 6 лет назад +1

      Asma Mohamed ASC Asma. Adigana in qoorta lagaa juciyo waaye. Ninkaas laguu geeyo kkkk

  • @chaneldadwenhahorusocodksa2223
    @chaneldadwenhahorusocodksa2223 5 лет назад

    markii jareer ween wax ay qabtaan wala jecelyahy markii jaleec ay guursadaan waa la diidaa yaab weeyi

  • @saidaomar3222
    @saidaomar3222 7 лет назад

    dadka surka haka jabin

  • @xasanmaxamud9937
    @xasanmaxamud9937 5 лет назад

    dadka waxa ku cusub masaajo dadka lo masajey nayo markas ayey isku bagayaan wlhi dadka hada ya il baxayaan

  • @daadirmohamud9481
    @daadirmohamud9481 6 лет назад

    Ar nin kaan dadka amuu qoorta kajibiyaa

  • @hawayassin7044
    @hawayassin7044 6 лет назад

    Muxu qabta ee masaajid qol looga siin masage miya mise sixiro shaqoyin kood .