Warshadda Sonkorta Jowhar SNAI.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Waa taariikh ka hadleysa aasaaskii magaalada Jowhar iyo dhismihii warshadda sonkorta SNAI . Macalimuu ayaa ka wareystay Mataaney Abraa oo khabiir muddo dheer soo shaqeeyay

Комментарии • 24

  • @uzamahajiali2469
    @uzamahajiali2469 4 года назад +2

    M.a wlhi adeerka wuxu uga sheekeynaya sidii asigoo joogey xiligaas . Mhdsnid baaba cimrigaga allaha ku barakeyo .
    Mr Molimuu Billion thanks , noo soo badi barnamijyada tariikhiga ah

  • @libanabdi3693
    @libanabdi3693 4 года назад +2

    msha alh wa barnaamij muhiim ah aniga waxa ka shaqyjiray ayeyadeey oo wax badan iga shekayn jiraty qabka sharkada ey ushaqayso wan rajynaynaa in marlabaad noso noqto insha alh

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 года назад

    Maasha Allaah waa taariikh fiican oo loo baahnaa in ummaddu ogaato.
    Waayeelka wadanka jooga waxa fiican in laga faa’iideysto taariikhaha ay hayaan, sida sheekadaan oo kale.

  • @cheyyene
    @cheyyene 4 месяца назад

    Paollo del Vecchio sanado ka hor soo dhigey in Ingiriiisku wadadii iyo qalabka Tareenka ee xadeyn ku dhisteyn Tareenka Mombassa - Nairobi.

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 8 месяцев назад

    ilaheey ha dhowro odaygan wa wadani daacad ah❤masha allah

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 3 года назад +1

    Maashaa Allah odaygaan taariikh bu hayaa

  • @somaliking9437
    @somaliking9437 11 месяцев назад

    Hada Abgaal naleh jowhar harti Abgaal dhulakisa 2023 so yaab mahine

  • @omarabdullahiaskalan3131
    @omarabdullahiaskalan3131 4 года назад

    Masha Allah mahadsanid sxp inoo soo badi informations.

  • @Abdulkadir-Daud
    @Abdulkadir-Daud 4 года назад

    Mahadsanid Macalimuu, Barnaamijkaan waa mid muhiim ah. Waana inaad noo soo badisaa Barnaamijyadaan.

  • @deksocdaal1984
    @deksocdaal1984 4 года назад

    Maansha allah Moalimu Codka Alle Halu Barakeeyo Warbixinadaada Waan Ku Haystaa bro

  • @ayanmahad1151
    @ayanmahad1151 4 года назад +3

    Mataney dhulka dadkii uu talyani oogu yimid iyo cidow heshis la galay oo dhulka warshada iyo beraha qasabka ku fadhiso bixiyey waa SHIDLO qaas ahaan BEESHA WALAMOY. MAHADAY CIDII UU LA KULMAY WAA SHIDLO QAAS AHAAN GARMALO. XAQIIQDA WAA BAAL MARTAY.

    • @mohamedsidow2871
      @mohamedsidow2871 4 года назад

      Waxa iga sual ah 1981kii waba xiligii ay si babaeysey bruno conte maba joogin xiligas..mida kale Duce dell abaruzzi waxa u qabay nag Somaliya ah. guriga u degana ee ku yalay SNAI da
      Waxa yalay sanabkisa iyo naagta Somalida o sanab ah...

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 4 года назад +1

    Waxan ku dhex daawanayaa isla JOWHAR 14/3/2020 time 10:53 barqonimo m.a Nibdaad taarikhda gobolka io degmada Jowhar sidan inogu so gudbiya marwalpa mhdsnidiin

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 3 года назад

    Masha ALLAH good programme

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 8 месяцев назад

    qisoyinkan wa good odigaan soo badi maskax ha ku jurto

  • @mohamedabdulkadir381
    @mohamedabdulkadir381 4 года назад

    M.a allaha idin xfdo

  • @awaleabdirached8818
    @awaleabdirached8818 4 года назад

    mashruucii cali khaliif xaday

    • @basiralasow792
      @basiralasow792 3 года назад

      Walaal Awale fadlan waxaadan hubin ha ku hadlin intaas waa iga talo. Waa ku kaas.

    • @cheyyene
      @cheyyene 4 месяца назад

      Mareeray lacagteyda ayuu ahaa tan ma aheyn

  • @bartamahatube7861
    @bartamahatube7861 4 года назад +1

    MACALIMOW SXB SHAQO FCN AYAAD SHACABKA U HAYSAA RUNTII

  • @burhanhassan4610
    @burhanhassan4610 4 года назад

    Ninkaan isagu maxuu ka shaqayn jirey

  • @ibrahimaweys9537
    @ibrahimaweys9537 4 года назад

    In somalia una prima Opera irrigua sorse Nel 1923 ad Opera del Principe Luigi di savoia , Duca Degli Abruzzi, nel territorio dello Scidle, nel Medio Corso del fiume Uebi Scebeli.
    Author: Remo Roncati- Elements di agraria
    Mataney ceeb ayad ku fadhida lakin Taarikhda ma lunto.

  • @deksocdaal1984
    @deksocdaal1984 4 года назад

    Subscribe Iisara channelkena Asxaabta Moalimu

  • @abdiwahaabmagan6450
    @abdiwahaabmagan6450 4 года назад

    Waasida haatan dadka wax garanaya aysan marnaba urabin in layskudul nolaado oo degan walabaa dhaxal u helo. Hadii kale markad maqasho 100 sano kahor sidii lonoolaa waxaad oganaysaa in aad waxaba dhaxalin oo laguugu haysto noloshaada waa waxa taagan haatan