MOALIMUU Productions
MOALIMUU Productions
  • Видео 16
  • Просмотров 89 270

Видео

Dhacdooyinkii ugu waaweynaa Soomaaliya 2010-ka
Просмотров 612Год назад
Dhacdooyinkii 2010ka
Dhismaha Waddooyinka Muqdisho-Afgooye iso Muqdisho-Balcad
Просмотров 7 тыс.4 года назад
Halkan ka daawa warbixin la xiriirta dhismaha waddooyinka oo uu diyaariyay wariye Macalimuu
Taageere Isboorti Shabateey
Просмотров 3,6 тыс.4 года назад
Shiikh Nuur Shabateey muddo ka badan 50 sano ayuu ahaa taageero isboorti. Waxaa uu u waramay wariye Macalimuu
Warbixin Machadka Waxbarashada ee Jowhar
Просмотров 5 тыс.4 года назад
Daawo warbixin ku saabsan Machadka Waxbarashada Caruurta oo dhawaan laga hirgaliyay xarunta Hirshabeelle ee Jowhar . Waxaa booqday oo warbixintan kaga waramaya Mohamed Ibrahim Moalimuu
Ra'isulwasaare Hassan Cali Kheyre oo shaaca ka qaaday amarro la xiriira cudurka Coronavirus.
Просмотров 2,5 тыс.4 года назад
Raisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre "Si looga hortago faafida cudurka saf-marka ah ee Covid_19, laga bilaabo maalinta birrito ah waa in la xiraa Iskuulada iyo Jaamacadaha muddo 15 maalmood ah, wixii ka danbeeya waxaan idinla wadaagi doonnaa macluumaad dheeri ah oo ku saabsan arrintan.
Macalimuu oo Muqdisho ku wareystay nin ajnabi ah oo booqday 97 waddan.
Просмотров 8 тыс.4 года назад
Jeshurun Vincent , dal mareen u dhashay dalka Maleysia ayaa yimid Soomaaliya oo ah dalkii 97aad oo uu booqdo.
Jowhar iyo Xiisaha Isboortiga .
Просмотров 3,9 тыс.4 года назад
Wariye Macalimuu ayaa booqday garoonka K/cagta Jowhar.
Warshadda Sonkorta Jowhar SNAI.
Просмотров 18 тыс.4 года назад
Waa taariikh ka hadleysa aasaaskii magaalada Jowhar iyo dhismihii warshadda sonkorta SNAI . Macalimuu ayaa ka wareystay Mataaney Abraa oo khabiir muddo dheer soo shaqeeyay
Wareysi Garsoore K/Cagta Farqajaan
Просмотров 3,8 тыс.4 года назад
Farqajaan waxaa uu ka mid ahaa arbiitarayaashii garsoorka K/cagta kala wareegay gumeystihii Talyaaniga ,waxana uu shahaadadii ugu horeysay ee garsoore K/cagta uu qaatay bishii Luulyo 1962. Garsoorka Farqajaan oo lagu tilmaamo inuu ka mid ahaa garsoorayaasha ugu ad adkaa ee soo mara taariikhda K/cagta Soomaaliya waxaa uu soo dhexdhexaadiyay ciyaaro caalami ah 70aad-kii ,waana nin ay qaddarin u h...
WAREYSI XIISO BADAN Prof. Maxamed Cumar Dhalxa.
Просмотров 18 тыс.4 года назад
Waa wareysi xiiso badan oo taabanaya dhinacyo kala duwan oo la xiriira kala duwanaanshaha dhaqanka iyo suugaanta beeraleyda iyo tan xoolo dhaqatada. Maxamed Ibrahim Macalimuu ayaa ka wareystay Prof ,Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa.
Wareysi Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Просмотров 5 тыс.4 года назад
Wareysigan waxaa Madaxweyne Farmaajo laga qaaday xilligii uu ahaa Ra'isul Wasaaraha DGM ee Soomaaliya .Waxaa wareystay wariye Macalimuu
#SomaliJournalismAward
Просмотров 5904 года назад
Hadal Jeentii Macalimuu ee Abaal Marinta Suxufiyiinta.
SAAMEYNTA TABAN EE QARAXYADA MUQDISHO KU YEESHEEN DHAQAALAHA.
Просмотров 3,7 тыс.4 года назад
Warbixin Ku Saabsan Saameynta Taban Ee Qaraxyada Muqdisho ku Yeesheen Dhaqaalaha iyo Isu Socodka Dadweynaha. Waxaa Diyaariyay Maxamed Ibrahim Macalimuu Fadlan rukumo NIBDAAD.
Maxaad Ka Taqaan Taariikhda Faca Weyn ee Muqdisho? Waxa Warbixintan Ka Diyaariyay Wariye Macalimuu.
Просмотров 6 тыс.4 года назад
#NIBDAAD_PRODUCTIONS NIBDAAD Waxa Ay Kuu Soo Bandhigeysaa Warbixinno Muuqaal ah Oo Ku Xiisa Galiya Oo uu Kuu Diyaariyay Wariye Maxamed Ibrahim Macalimuu Ee La Soco oo Rukumo (Subscribe) Kanaalkan NIBDAAD..
Dekadda Muqdisho (Mogadishu Alport)
Просмотров 2,2 тыс.4 года назад
Dekadda Muqdisho (Mogadishu Alport)

Комментарии

  • @aidarusibrahimkhalif29
    @aidarusibrahimkhalif29 11 дней назад

    Yaa iga caawin kara waxaa loo soo gaabiyey xuruufta Jowhar (SNAI), ITOP warshadii khudaarta ee Afgooye. ADC hangaraddii kaydka raatishanka ee Inji. Maxay loo soo gaabiyey SNAI, ITOP, ADC iyo INJI.

  • @user-dg7pf7sj9o
    @user-dg7pf7sj9o 12 дней назад

    Masha allaah

  • @icharit1256
    @icharit1256 17 дней назад

    DUKUNGAN~OSPRO~RASSIA~TURKI~CAIRO~ALMANAK~SEJARAHMODERN~KKKJJJ~...~

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 29 дней назад

    Illaaheey Haku Xafido Geesiga Dalka 🙏🇸🇴😭

  • @cheyyene
    @cheyyene 5 месяцев назад

    Paollo del Vecchio sanado ka hor soo dhigey in Ingiriiisku wadadii iyo qalabka Tareenka ee xadeyn ku dhisteyn Tareenka Mombassa - Nairobi.

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 8 месяцев назад

    ilaheey ha dhowro odaygan wa wadani daacad ah❤masha allah

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 8 месяцев назад

    qisoyinkan wa good odigaan soo badi maskax ha ku jurto

  • @somaliking9437
    @somaliking9437 Год назад

    Hada Abgaal naleh jowhar harti Abgaal dhulakisa 2023 so yaab mahine

  • @MohameddeeqDeeq-rg4tn
    @MohameddeeqDeeq-rg4tn Год назад

    Weriye rug cadaa ah iyo xildhibaan qaran Maxamed Ibraahim Macalimuu ilaahey haku xafido

  • @cabditashadm
    @cabditashadm Год назад

    MACALIMU PLEASE NINKAAN INJINERKA SHEEGANAYO KA SAX INFORMATION KA QALADKA AH OO UU UMAD U SHEEGAYO KULAHAA MASHARUC LAMI AH OO SIDAA U DHEERE SOMALIYA KAMA HIRIGELIN 60KII SANO OO AYA XORATA AHEEYAD, JIKA KABILOWAD FARFEER EE KU DHAMADAA WAQOOYI CHINESKA AYAA DHISAYA 1970 ILAA 1973,

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 года назад

    Maasha Allaah waa taariikh fiican oo loo baahnaa in ummaddu ogaato. Waayeelka wadanka jooga waxa fiican in laga faa’iideysto taariikhaha ay hayaan, sida sheekadaan oo kale.

  • @omarboqor7160
    @omarboqor7160 2 года назад

    Prof Maxamed Omar waa Ruunta was Suugant Afgoye waan Tagarsnhy Baalguri Afgoye

  • @jibriilxasan2936
    @jibriilxasan2936 3 года назад

    Masha alla waxa ii muuqda masaajidkii galmudug

  • @aidaroossidow4492
    @aidaroossidow4492 3 года назад

    Guul Somaliya Guul Farmaajo 🇸🇴♥️ Somaliya Ha Nolato 🇸🇴♥️

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 3 года назад

    Maashaa Allah odaygaan taariikh bu hayaa

  • @mahamoudhadi4841
    @mahamoudhadi4841 3 года назад

    Salan sare prof ka alaha cimriga ga dhereyo

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 3 года назад

    Masha ALLAH good programme

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 3 года назад

    9:43 Mama Faduma: alif wax mala ayuu ku heesaa, tax tax tax iyo af carbeed ayuu bartoohoyaa kkkkkkkk

  • @Abdulkadir-Daud
    @Abdulkadir-Daud 4 года назад

    Mahadsanid Macalimuu, Barnaamijkaan waa mid muhiim ah. Waana inaad noo soo badisaa Barnaamijyadaan.

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 4 года назад

    20 sano inaanay u baahnayn wax dayac tir ah . Insha allaah. Maalin baan ku safri doonaa from Burco 🇲🇵

  • @mahadmaxamedcumar8573
    @mahadmaxamedcumar8573 4 года назад

    M.a hambalyo

  • @mohamedbainahnaafic8279
    @mohamedbainahnaafic8279 4 года назад

    Somalida saxafiyiinta ah inta ay daba taaganyihiin soo bandhigidda dhaliilaha dowlada... Maxaa u diiday inay soo bandhigaaan wax tarka iyo wax qabadka hormarka wadanka kasocda... Mahadsanid MOALIMU rabi haku barakeyo bro

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 4 года назад

    Alle nabad haku dhameeeyo insha allah

  • @durhanabdi1575
    @durhanabdi1575 4 года назад

    15 sano kabacdii ayaa loo bahnaan doona dayactir ayuu yiri eng. Wilford chege. 200 milyan oo dolar inta lagu bixiyo miya 15 sano kabacdii dayactir loo bahnaana

  • @GeeljirePower
    @GeeljirePower 4 года назад

    Ninkan bal jareer miyaa?

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 4 года назад

    mualimoow wan ku xisay qab warankaada

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 4 года назад

    Maasha Allaah. Waa wax lagu farxo in dad caqli badan ummadda u soo baxaan oo horumar keenaan. Allaha idiin barakeeyo. Aan abuurno Soomaali cusub oo is jecel oo noqda qaran xoog leh, sharaf badan oo laga haybaysto. Cunug mooryaan ah waan ka daalnay, ee ilmihii waddo toosan ayaad ku riddeen ee Allaha idin barakeeyo.Aad iyo aad ayaan idinku soo ducaynaynaa. Guulaysta.

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 4 года назад

    ilaahoow caafimaad taama sii xasan cali kheyre xanuunkii baa heleea llow caafimaad taama siii amiin

  • @kadarhidig4371
    @kadarhidig4371 4 года назад

    Shabatee ayaad ayaan uaqanaa anigu isku xaafadna waa nahay

  • @axmedmumin9277
    @axmedmumin9277 4 года назад

    mualimo waa muuqaalki iigu xiisaha badnaa. hor usocod fican

  • @engkuusoow898
    @engkuusoow898 4 года назад

    Macallimoow barnaamijya xiisa leh noosoobandhigtaa waadkumahadsantahay

  • @muhaababdihamidabdihamiid9477
    @muhaababdihamidabdihamiid9477 4 года назад

    Wariye sare maclimou wareysiyada quruxda badan waaa lagu yaqiiney sxp qof kudayashe muddan baathy keep going sxp iam one of the saport for you

  • @abshirhappyshow5979
    @abshirhappyshow5979 4 года назад

    Macalimow runti aad ayn ugu boganay muuqaalkaan qiimaaha leh ee noosoo gudbisay waan kugu ogaa howlkarnimadaada runti weriye rug cadaa tahay waan soo dhoweynaa muqaalkaan hanaga daalin marwlibo sidaan oo kle noogu soo dadaal muuqaalkaan oo kle insha alah

  • @abshirhappyshow5979
    @abshirhappyshow5979 4 года назад

    M a

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 4 года назад

    Xasuus ayaad galisay xaajiga .... Macalimuu salaan sare bro

  • @faadilcadeofficial2455
    @faadilcadeofficial2455 4 года назад

    Masha Allah Mucalimuu hormar wacan

  • @arnidanis4367
    @arnidanis4367 4 года назад

    Bless you

  • @garaadsantv5675
    @garaadsantv5675 4 года назад

    Mashaa Allaah Macalim maxamed

  • @zalahadamchannel9542
    @zalahadamchannel9542 4 года назад

    M.a hormar wacan

  • @caliguhaad6907
    @caliguhaad6907 4 года назад

    Waa barnaamij aad u qiimo badan oo xog badan ay ku jirto Aad Iyo aad baad u mahadsantahay

  • @boqorkaxaafada6465
    @boqorkaxaafada6465 4 года назад

    Aad io aad macalimu waa warbixin loobaahan yahay wariye sare muqalada cenkan oo kle no soo badi mahadsanid

  • @izkpuloman8371
    @izkpuloman8371 4 года назад

    Masha allh Hor mar da yarta Reer jowhar

  • @feysaldimaria8674
    @feysaldimaria8674 4 года назад

    Maxamad jareere hhh

  • @mraliiligey9011
    @mraliiligey9011 4 года назад

    Maxamed ibraahim mucalimu bbc muqdisho m.alh wan ku Tagaraa wll mar Uune wan rejeynaa inaa sida adi goo kale naqdo Lkn ma ig xaawin kartaa wllo

  • @feysaldimaria8674
    @feysaldimaria8674 4 года назад

    Masha alaah mudane xasaan cali kheyre

  • @muminnaasir7994
    @muminnaasir7994 4 года назад

    sxb mucalimu aad ayan u xiiseya war bixintada waxn.rajaynaya in ad warar dhex dhexad ah si duubto

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 4 года назад

    Waxan ku dhex daawanayaa isla JOWHAR 14/3/2020 time 10:53 barqonimo m.a Nibdaad taarikhda gobolka io degmada Jowhar sidan inogu so gudbiya marwalpa mhdsnidiin

  • @funnyanimalslife333
    @funnyanimalslife333 4 года назад

    Thanks mo'alimu

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 4 года назад

    Malesiyaanka waa indho yar yahiin hoyadii maa india ah

    • @saadmaariinka2428
      @saadmaariinka2428 4 года назад

      Waxaa jira Hindi maleysian ah Dadka maleysia waxey kalayihii. Chinese iyo Maley iyo HIndi wadaka waxaa xukuma Muslimka oo ah Dadka ugu badan

  • @ladylovefamily1488
    @ladylovefamily1488 4 года назад

    M.a