WAREYSI XIISO BADAN Prof. Maxamed Cumar Dhalxa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2020
  • Waa wareysi xiiso badan oo taabanaya dhinacyo kala duwan oo la xiriira kala duwanaanshaha dhaqanka iyo suugaanta beeraleyda iyo tan xoolo dhaqatada. Maxamed Ibrahim Macalimuu ayaa ka wareystay Prof ,Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa.

Комментарии • 36

  • @mahamoudhadi4841
    @mahamoudhadi4841 3 года назад

    Salan sare prof ka alaha cimriga ga dhereyo

  • @Rafiiqalmacruufchannel
    @Rafiiqalmacruufchannel 4 года назад +1

    Proff-ka iyo mclimow wan idin taageraa run ahantii
    Like iisaara inta nabadda iyo horumarka jecel

  • @omarboqor7160
    @omarboqor7160 2 года назад

    Prof Maxamed Omar waa Ruunta was Suugant Afgoye waan Tagarsnhy Baalguri Afgoye

  • @jamalhusseinshimbirow5779
    @jamalhusseinshimbirow5779 4 года назад

    Maashaa allaah aad ayaadna umahadsan tihiin Mr Mucallimuu iyo Prof Xil. Dhalxa

  • @abdisalaandheereeye148
    @abdisalaandheereeye148 4 года назад

    Prof dhalxa runbadanaa ani xitaa sanadka aan dhashey sabti ayaa ladhihi jiray💗

  • @tix-shiilproduction2877
    @tix-shiilproduction2877 4 года назад +2

    Prof dhalxa iyo wariye mocalimow wad mahad santihiin

  • @ibrahimaweys9537
    @ibrahimaweys9537 4 года назад +1

    Prof Dalxa , fadlan book ka qor, waayo waxa tahay qof aqoon u leh dhaqanka somaliyed.

  • @xasandaahirilkacase7921
    @xasandaahirilkacase7921 4 года назад

    Walaahi caadi maaha alle haku xafido MAKAAY GARAARE maxey tiri ( GARAARTI MOYKO GOD HALEYGA FAAGO GAAL-KII GUDOOW DIIDO AYAA LAGU GOORACAA )
    Mahad sanid macalimuu prfs inoo soo badi wareysigiisa

  • @zakarieismael2068
    @zakarieismael2068 4 года назад

    Mahadsanid Macalimoow.

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 4 года назад

    Maxamed ibrahin mclimow wad mahadsan wll noo soo badi baraamijka oo kale iyo waraysiyada iyo tarikhda dadka magaca ku dhex leh soomalida

  • @caydaruusxasan2232
    @caydaruusxasan2232 4 года назад

    Macalimuu waad mahadsan tahay adiyo prof Dalxa barnaamijyo sidaan oo noo soo baadi

  • @mohamedadensheikabdi7226
    @mohamedadensheikabdi7226 4 года назад

    Prof. Dalxa nin wax badan ka og taariikhda dalka alle ha raajiyo cimrigiisa

  • @yuusufaxmed852
    @yuusufaxmed852 4 года назад

    mahdsanid macalimuu kordhi barnamijyadaan

  • @uzamahajiali2469
    @uzamahajiali2469 4 года назад +2

    Proff dalxa thnks
    Codsi: moalimuu noo soo badi barnamijyada tariikhda dalkeena dalxana ku casuun mr wlba

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 4 года назад +2

    Waa barnaamijk wanaagsan thnks moalimow

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 4 года назад +1

    Prof xaqiiqda ka hadla runtii mar waliba aad baan kuu salamayaa

  • @abdullahiabdi2996
    @abdullahiabdi2996 4 года назад +1

    Thanz macalimu ur a legent

  • @madadaalomadadaalo591
    @madadaalomadadaalo591 4 года назад

    Axsan prof dalxa axsan wariye moalimow

  • @naasirdahir8271
    @naasirdahir8271 4 года назад +1

    👍

  • @farhiyoali9723
    @farhiyoali9723 4 года назад

    Allaha dhowro Dalxa, he’s legend really 😆😆

  • @adnanabdiali539
    @adnanabdiali539 4 года назад

    Waa wareysi xiisa badan jir oo joog profissor dalxa

  • @wllnajiib4719
    @wllnajiib4719 4 года назад

    Masha allah prf Dalaxa cimri dher iyo cibaado suban❤🙏🙏

  • @nasroabdinasir2935
    @nasroabdinasir2935 4 года назад +1

    Prof dalxa waa dectionary socdo

  • @adnanabdiali539
    @adnanabdiali539 4 года назад +1

    😂😂😂😂 hooyaaleey aa lasoo istaagee meel durbaan ka socdo Run Badanaa Prof ka

  • @abdihakinmahamud1176
    @abdihakinmahamud1176 4 года назад

    Aysan waa eray cusub oo aan bartay

  • @kiiney1382
    @kiiney1382 4 года назад

    Waqtigaan miyaadkufaaneysaa jaahilnimadii ilaahey idiinsoogudbiyey falconer istooqfuleyso waaalxamdulilaahi dadkiiidiintaautimid eedabshid hauooynina hanasoonooleynin

  • @GeeljirePower
    @GeeljirePower 4 года назад

    Ninkan bal jareer miyaa?

  • @farhanhassan3829
    @farhanhassan3829 4 года назад

    Prof dalxa mawaxaan xikmad ah marada dhexda lagu xirto ee daba lawarejiyo
    Mida kale mudug kuma taariq dhacdan
    Cuqdada Iska dhaafa labadiins

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 4 года назад

    Dabshid waaa diin dhaqameed

  • @daafaha8393
    @daafaha8393 4 года назад

    Hhh bocor waa maxay

  • @majidofficial414
    @majidofficial414 4 года назад

    Macalimuu ninkaan markale wareysi nogu soqabo tariikhda aya faay muudey shangooow nin miyaa naag miyaa

  • @xasanmataanmclmmaxamad7811
    @xasanmataanmclmmaxamad7811 4 года назад

    War geelayda sida udhaan

  • @feisalaweisali421
    @feisalaweisali421 4 года назад +1

    Runtii tarikhda beeraleyda wey takorantahy weligey intan wax baranayey melna kuma arag hablihi leegada gubabn jirey geley tarkhdoda oo ku qotonto dagal ayey nagu walen

  • @abdig7562
    @abdig7562 4 года назад +1

    Maxaad ku tageertaan soorta iyo calooleyda.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk