Xildhibaan Yusuf Hassan | Iyadoo la sheegay In General Aidid Baxsaday Ayaan Anigu soo Waraystay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 114

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 3 года назад +10

    Maansha allah, xildhibaanka allah ha karaameeyo, aad buu ii galay yaqiintiisa kalsoonidiisa, garashadiisa iyo halganka uu galay, adigoo nuur ahna su,aalaha hadii aanad si koran u dhigin intan oo xog ah maanu, heleen, aad baad u mahadsan tahay,(burco ayaan idinka soo hambalyaynayaa

  • @miyir4519
    @miyir4519 3 года назад +3

    Jazakalahu kheyran waxbadan baadqabatay waa inladoortaa xildhibaanka

  • @miyir4519
    @miyir4519 3 года назад +9

    Xildhibaan Yuusuf Hassan waa nin aqoon yahan geesi ah ilaahayaw shardhamaantii kaxijaab aamin aamin

  • @seidismail8938
    @seidismail8938 3 года назад +4

    Maanshaa Allah. Xildhibaan yuusuf Allah ha barakeeyo. Geesi baa tahay.

  • @maryanmagan4953
    @maryanmagan4953 3 года назад +6

    Mashallah aderkay illahay ha barakeyo waa nin wax tar leh

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 года назад +4

    Aqoon yahan qaaliyah maashaa allah yusuf,markaad caydiid garaad waraysatay waan xasuusanaa si aan caadi ahay baad usharaxday

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 3 года назад +13

    Waa hogaamiyaha kaliya ee somali ah ee siyaasada u galay inuu dadkiisa wax u qabto kana dhabeeyey, balse anigoo safar ujooga Kenya doorashadii labaad ee u sharaxan yahay, Ana aqoon aragna waligay ayaan, waxaan si wayn uga qayb qaatay inuu doorashada ku guulaysto, oo maskax iyo dhaqaaleba ku baxshey, waliba markaas dhaawaca ayuu ka soo kabanayey, allaah ku xafido yusuf xasan

    • @dh-gg9js
      @dh-gg9js 3 года назад

      Waad Ku mahad santahay ajar allaha kaa SIIYO .

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 года назад

      Waad mahadsan tahay, alle haku sharfo walaale.

  • @saxarlahassan4259
    @saxarlahassan4259 3 года назад +14

    Gen Aidid geesi ayuu ahaay ee Allah unaxariisto 🤲🏽😭

    • @mohamedabdullahi5461
      @mohamedabdullahi5461 3 года назад

      Ma daadki masaa kiinta ahaa ee uu laaye, kufsiga iyo boobka miyuu geesi ku ahaa.

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 года назад +4

    Weriye hore ruug cadaa yusuf xasan cilmi xildhibaan guuleeyso

  • @kaaafichanellove3767
    @kaaafichanellove3767 3 года назад +8

    Yusuf hassan nin wanagsan waye wan tageraa ugumiyaha aidid allah unaxaristo gesi somaliyed wye

  • @franciscorivera9089
    @franciscorivera9089 3 года назад +6

    Masha allah illaahow noodaa cimrigiisa dheeray waa halyey soomaaliyeed

  • @mustafeabdu2765
    @mustafeabdu2765 3 года назад +5

    Mansha alah yusuf xasan waa somalinimadii oo qof ah

  • @sahrahussein4652
    @sahrahussein4652 3 года назад +5

    ASC Adeer Rabi haku xifdiyo Allaha haku garab galo doing forget Insha Allah. Good luck Adeer.

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 3 года назад +7

    Xildhibaane allaah haku xifdiyo Aamiin aamiin aamiin

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 3 года назад +5

    Xildhibaan yuusuf xasan legend keep going xildhibaan

  • @MohamedSalah-iz5me
    @MohamedSalah-iz5me 3 года назад +6

    Ma ihi CIISE IYO OGAADEEN MIDNA LKN I LIKE THEM

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 года назад +7

    Mansha ALLAH well done Xildhibaan

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 3 года назад +6

    Xildhibaan Yusuf Hassan Abdi
    Waa Geesi Waxqabad Muuqdo Leh.
    Waa Hawlkar, Waa Hal-abuur,
    Waa Hormuud, Waa Horseed,
    Aan Aqoon Haddimo iyo Hagardaammo,

  • @engkuruu710
    @engkuruu710 3 года назад +1

    Maashaa'Allaah
    Xil Dr. Yuusuf Xasan waa halyey Soomaaliyeed oo wax badan ka qabtay degmada Kaama kuunji iyo Asli haddey noqon lahayd dhinaca waxbaashada, iskuulada, jaamicadaha, goobaha Caafimaadka, wadddooyinka waane Xildhibaan kudayasho mudan guuleyso weligaa Inshaa'Allaah.

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 3 года назад +4

    Iibaaxii qarada afrika general caydiid alle ha unaxariisto xildhibaan yuusuf xasan waa xidhibaan marwalbe utaagan xuquuqda umada somaliyeed.

  • @fatumahassan8317
    @fatumahassan8317 3 года назад +7

    Allaah Unaxariisto janaraal ceydiid garaad geesi somaliyed ayuu ahaa wlhi allow janadii fardowso kawaraabi amiin amiin🤲🤲🤲

  • @saxafiacademy
    @saxafiacademy 3 года назад +7

    Waxaan ka codsanayaa xildhibanka in dhulka somaaliyed oo lahaysto aan magacyadii loo yaqaanay aan lagabadalin

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 3 года назад +2

    Adeer Yusuf. Alle haa ku xiftiyo. Mansha alllaah

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 года назад +4

    Congratulations Hon. Yusuf you have done a lot for your constituents, keep the good work and May Allah reward You and Bless You

  • @mustafeabdu2765
    @mustafeabdu2765 3 года назад +3

    Cimri dheer iyo caafimaad baan u rajaynayaa yusuf xasan

  • @ahmedwarsame1136
    @ahmedwarsame1136 3 года назад +3

    Aad ayuu u mahadsanyahey xildhibaanka.

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 3 года назад +2

    Yuusuf allaah swt Haku xifdiyo adeero 💖🌹💪

  • @fadumahassan4773
    @fadumahassan4773 3 года назад +2

    Alaah unaxaristo janaral maxamed farax caydid jana fartos amiin amiin

  • @Shiine1st
    @Shiine1st 3 года назад +2

    "Ummad kaste oo la gumesto, mid kaligeed xoog lagu gumeysto ma jirto" dad ka midq ayaa loo adeegsadaa!

  • @abdishaa9494
    @abdishaa9494 3 года назад +1

    Asc mashalaa ale haku xafltdo cildhlbaan fuusuf

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 3 года назад +2

    Masha allah wa dadaley somalida itobiyo aqontan oo kale ma leyihiin mase wa mid lagu qasarey

  • @sakuranaruto6484
    @sakuranaruto6484 3 года назад +1

    Maanshaa Allaah ha kubarakeeyo

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 года назад +5

    Fascinating interview 👍🏿

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 3 года назад +2

    JazakaAllahukheyran

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 3 года назад +4

    Mansha Allah

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 3 года назад +7

    Gen aidiid halyeey somalida soo maray ayuu ahaa waa ninkii uhoreeyay oo ladagaalay dowlada ugu quwada weyn caalamka asagoo jabhad ah hadana eey wehliyaan 33 dowladeed kuwa ugu dhaqaalaha iyo ugu awooda badan lagu tiriyo taasi waxee tusaale utahay dhamaan shacabka somaliyed BLACK HACK DOWN

    • @aliamaley7161
      @aliamaley7161 3 года назад +1

      Anigoo Kenyan ah; misana
      Weligeey Doorasho an ka
      qeeyb galo, waxa iigu horreysey; tii Yuusuf Xassan,!! Waana ku gooeytey,, waa Eebbe mahaddii,,!!
      Long Life Mr; Yusuf.!!!

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 года назад

      Caydiid ayaa wadani ahaa.
      Nacala idiinku taal

    • @ahmedquraish932
      @ahmedquraish932 3 года назад +1

      @@superfun1819 nacalad allaa kahoos galnay adigana Allaha kamagan galiyo rayiga qofkana waa u xor adoo ceyn, habarin, xanaqin farahada iyo maskaxda un kahadal intaas waa iga wano qofna haugafin wabilaahi towfiiq

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 года назад +2

    G.CAYDIID AU 🦁🦁 Geesi Ayuu aha wuxuu nogu yimi xiligi snm Bali gubadle

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 года назад +2

      Snm somali duumisay.
      Isaagana dhul kenyaa oo shiishiye buu rabba in somali xornimo ku nolaato.
      Inaa gumeed snm Allow adaa ubaahin somali

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 года назад

      @@superfun1819
      Taariikhdu waa ma guurto sxb raga somali inay shantuba isu tagan o hal noqdaan rabay ayanu ahyn anago Somali ugu hor qaadnay xoriyada somali jcyl darti idinku keenay
      Hada ku odhan maayo jcylki gawraca dhalay ayuu abaal kyagii noqdee
      Somali 5 ntedaba ISAAQUNBA midayn kara
      Car hdaa rag tin 30 HLN idinkaga nima tagantiine dad noqda

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 года назад +3

    Xildhiiban allahaa ku garaab istaago

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 2 года назад

    Mashaalla waa xildiban codkar ax very educated smart intelligent men

  • @dhagaweyne61
    @dhagaweyne61 3 года назад +1

    He is great leader keep leading to nation

  • @abtimoyalemoyale6584
    @abtimoyalemoyale6584 3 года назад +3

    Waad mahadsantahay xld yusuf Islington ward fariisisay marksman waa in laguudoortaa somaliwayn

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 3 года назад

    Rabi Cimriga iyo caafimaadka haku dheereeyo

  • @MohamedSalah-iz5me
    @MohamedSalah-iz5me 3 года назад +7

    QOFKA sidaa ugu fiican 🇰🇪, Sida ninkaasi yahay, lama qaateen NFD.
    CIUSAHA IYO OGAADEENKU MADAXAY II SAARAN YIHIIN

  • @larsonsteven8990
    @larsonsteven8990 3 года назад +3

    Eastleigh Meel park ( xadiiqad) oo lagu nasto iyo meelo caruurta kuciyaaran oo energy ga kubixiyaan malaha mudane taana plan ka noogudar inshalah.

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 3 года назад +1

    Yusuf please run for the seat of presidency of Kenya, you are more than qualify in every respect. Kenyan will appreciate it. Thanks Yusuf, you are one of kind....greeting from Hargeia, Somaliland.

  • @mohsheik8903
    @mohsheik8903 3 года назад +1

    Allah dartiis Baan u jeclahay Yusuf xasan. Allah hakaa raali noqdo mudane, 2008 baan ku arkay waxaadna tahay qof aad u qalbi fiican.

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 3 года назад +2

    Yuusuf xasan waa nin akhlaaqiyaadkiisa buuxo, fahamsan waxa uu ka hadlayo, waa soomaali sharaf leh. Allaha xafido.

  • @ahdnursiin1197
    @ahdnursiin1197 3 года назад

    Wareysi farxad leh
    Masha Allah
    Viva Xildhibaanka & adigaba

  • @AhmedAhmed-cg1sc
    @AhmedAhmed-cg1sc 3 года назад +2

    waa halyey Somaliyeed ee ha laga dhiigo madax'weynaha wadankena burburay asaga ayaa nagasarikar caqabadan ku jirno.

  • @abdirizackadow9815
    @abdirizackadow9815 3 года назад +6

    What a legend

  • @abuyaasir8006
    @abuyaasir8006 3 года назад +2

    Manshallah manshallah

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 года назад +2

    GENERAL CAYDIID WAXAAN KU XASUUSTAA 'BLACK HAWK DOWN".

  • @yacqubsalebancawil6584
    @yacqubsalebancawil6584 3 года назад +2

    Aadban u hanbalyaynaya xildhibanka iyo nuurba runtina aadban uga hela waraysiyada uu qado nuur wakuwo macno leh simuglena aan ugu raxaysto

  • @sahrahussein4652
    @sahrahussein4652 3 года назад +3

    Insha Allah ku dar

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 3 года назад

    M.alllh xilibaan hal mid baan ka faaidey in si dhab ah umada lugu shaqeyo wax badan buu ka hdly guuleyso

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 3 года назад +4

    Waxaan dhihi karaa waa Ninka kaliya ee soomaalidu ku midoowday

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 3 года назад +6

    الله يرحم الزعيم المناضل محمد فارح عيديد وجميع ومن حارب الغزاة الكفار ويرزقهم الفردوس الأعلى
    Allah u Naxariisto Geesigii Geeska Africa
    العرب تشهد بذلك والعجم
    أسأل عنه اهالي تشيلي والتبت واهل الأرض قاطبة

    • @ahmedsheikhmohamed6532
      @ahmedsheikhmohamed6532 3 года назад

      Ilaahay ka cabso caydiid mujaahid waxba kama oga

    • @yalibana6172
      @yalibana6172 3 года назад +1

      @@ahmedsheikhmohamed6532
      جزاكم الله خير
      I Modified my statement, but you don't know either. Allah know best
      Allah waxaid aa Qaybka og,
      He led the war against the crusaders, and
      We ask Allah forgive his shortcomings and Grant him Janatal Alfirdows

  • @abdiali9213
    @abdiali9213 3 года назад

    Xildhiban sharfan somalina sharaf uhaysa

  • @abdihariirhassan8580
    @abdihariirhassan8580 3 года назад +2

    Xildhibaan Yuusuf xasan waa somalinimadii oo Qof Ah waa shiqsiyaadka somalinimadu ka Runta Tahay Ee Aan ku Awr kacsan noolow Xildhibaan

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 3 года назад +3

    Somali dadnimo,aqoon,Karti,aaminnimo,ildheeri,iyo daacadnimo leh
    Yussuf xassan waa Kaas uyimid
    Dalkeen inuu yagleelaaye
    Yaakaloo kudayan dadyahow
    Yaabku waa kaniye
    Yaxaaskiyo qabyaaladi haday
    Idinku yeedheyso
    Yar iyo waynba waa yeelkadiin
    Inaad yahoonteen

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 3 года назад

    Yusuf waa Somali aad uwanaagsan waa nin unaxariista soomaalida

  • @qadarc1
    @qadarc1 3 года назад +4

    Jimco wanaagsan walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada RUclips kaliya isoobooqo mahadsanid 🙏🙏🙏🙏🥰🥰👍

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 3 года назад +3

    Geesiga birta ahee
    Baaruuda qaraxdiyo
    Birtu aany karinoow
    Samaan baadi goobkeed
    Bari sano kusii joog

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 года назад +3

    Caydiid wadaani buu ahaa musaan oraan xildhiibaanka ee beentaa joojiyaa
    Caydiid wuxuu ahaa taarikhdaa sheegtay..

  • @rashidhersi7087
    @rashidhersi7087 3 года назад

    Very good job.....

  • @mohamedyusuf6231
    @mohamedyusuf6231 3 года назад

    Masha Allah
    He is my hero

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 3 года назад

    Maansha allaah, Mudane Yousuf Hassan waxaan kugu casuumaynaa Jamhuuriyadda Somaliland oo aad waaya-aragnimada iyo daacadnimadaada iyo aqoontaada aad la wadaagto Golaha Wakiilada

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 3 года назад +2

    1961 wuxuu kabilaabay std.1 garissa primary school. Wexey degnaayeen xaafada macalin muxumad sanbul.

  • @sakuranaruto6484
    @sakuranaruto6484 3 года назад +1

    Maanshaa

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 3 года назад +1

    Yusuf Hassan:!
    Most great Somalia men
    Please can you try Somali President.......
    Thank you
    A. Jama

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 3 года назад

    masha Allah

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 2 года назад

    Jeneral caydiid halgame soomaaliyeed oo halyeey ah ayuu ahaa aun

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 3 года назад +2

    Qodobkaas dadka duruuftu ugaysey in faro qaxopti laga qaado oo Kenyan ah, waxaad ka qaban kartid ka qabo xildhibaane

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv 3 года назад +1

    Ok waaye mudane

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 года назад +1

    38:56.
    B4 SIYAAD BARRE iyo Ka dib Haa.
    1960gii haa Ilaa 1970/ 1992 ilaa 2020.
    1920 iyo Kahor Kenya Naguma dhicin? Iyo Waagii SIYAAD BARRE Jago haayay.
    17:30 🤔.
    Dhinaca Kenya buu - u Liicaa.
    Badar Lee ka soogala 🤔 Dhaqan kama soo galo? Dhaqankaaga Miyaad Barad ka dooran laheed???? 🤔 Ama Jigjiga Joog Ama Hargeeysa, Ama 🤔.....

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 3 года назад

    Waa nin cajiib ah alahadaayee

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 года назад +2

    Yusuf halyey somaliyeed

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 3 года назад +1

    Comantygana jawaab celin inaad ka samaysaan ayaa muhiim ah?

  • @asiasiget2873
    @asiasiget2873 3 года назад

    Inshaallah came back

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 3 года назад +2

    Waxanan idinku kordhin lahaa adiga iyo j galad, in telephone nambar aad shaashada soo dhigtaan laydin kala xidhiidho, waayo xogo badan ayaad mujtamaca is weydaarsanaysaan,aad baan idiin salaamayaa ?

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 года назад +2

    Xildhiibaanka .hawiye
    Muqdisho jooga farmaajo waa marexaan 1991 lagu noqoona
    Kaan hargaisa faadhiyaa ee diired isaaq.
    Jooga darood waa faaqash buu hargaysaa lajooga.
    Yusuf dhuul shiisheye ayuu somalia ku bad baadiyeey.

    • @lqs-tv2991
      @lqs-tv2991 3 года назад

      Ma dhulshisheeye mise dhulkaagii oo la haystay.Magaalo soomaaliyeed inaad dhulshisheeye ku tilmaanto maxay ka dhigantahay soomaaha in dhulkaa aynaa inagu lahayn oon fowdo ku joogno.

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 года назад

      @@lqs-tv2991
      Islihii

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Год назад

    The honourable Youf Hasan. He is one of kind and best somali professional amid many failed somali males in his generation. I remember well in 1980s when he used to broadcast animatedly and with his unique voice in the BBC Somali Language Service for the Weekly Commentaries of the Journals and International Press ( Barnaamijka Jaraa'idka ee Todobaadka ) along with another knowledgable broadcaster Dr. Idires Hassan Diriye . Now, he is doing another milestone and amazing job in Kenya. May Allah bless you bro.

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 3 года назад

    Mb yuusuf waa halyeey weyn wuxuuna kamidyahay dadka faratiriska ah ee ugu aqriska badnaa ee soomaaliyeed

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 3 года назад +1

    Ceydiid qucdad darood bu wadanki u baabiyay geesi waxa e somalidu u taqan waxas geesi laguma sheego. Kas o kale nacas dump a lo yaqan. Geesi waxa la dhaha nin wadan kisa marxaladdisa fiiriya and then u gar gaara that's the one geesi la dhaho not MORYAAN DIL DHAC KUFSI SOMALIA KU BAABIYAY GEESI LA MA ORAN KARO. NASIIB BU LAHA HADII USA SO QABAN OO E DELIN.

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 3 года назад

    Waxa la yaaba doqumadan waxa e meesha la so fariisanayan Nin umadi somalia qaxiyay Mooryan e meshan ka sheegayan.

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 3 года назад

    Waxad ku nasan kartaa meel aad leedahay, meel nin kale leeyahay kuma nasan kartid

  • @AhmedAli-lx7sl
    @AhmedAli-lx7sl 3 года назад

    NINKAAN SI FIICAN UMA AQAAN LKN WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY INUU 100% KA FIICAN YAHAY KUWA JAAHILIINTA AH EE NA HOGAAMIYO HADA SOMALI NAHAY , somaliya kuma uusan dhalan kumana uusan barbaarin hada kama maqlin intaan dhageeysanayey erayo aan somali eheen WLHI BLHI TLHI WAA KAN AQOONYAHANKA DHABTA AH EE SOMALIYEED... maahi somali sujuu lkn waxaan dhihi lahaa hala ilaashado halyeeygaan

  • @warsameyuusuf5011
    @warsameyuusuf5011 3 года назад

    Geesi

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 года назад

    Waar ninku waa mujaahid.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 года назад +1

    46:42. SUAAL?
    Xildhibaanka Malaga yaabaa? In uu Qof Simali ah? Inuu Jagada MW nimo ee Kenya helo?. 46:57 🤔.
    Ilaa Kenyan baad Sheegateene? 👉 Niceebka Walaal kaa Aawgeed inuu Jagada kuugu diidan yahay? Oo Aad Dameer iyo Dhagtii u tihiin 🤔 Soo kuuma Cada Waji Gaxna eey tahay? 🤔 In LA arko Kenyan Jago yar un loogu Tala galay? Xaquuqna u LA heen Jago MW.
    Wariye 🤔 Yaah baa Wareeystay-Xildhibaabka.

    • @MohamedIbrahim-pw2xi
      @MohamedIbrahim-pw2xi 3 года назад

      Kawaran somalia ! Ma Laga yaaba in Dir, rahaweyn jareerweyne and others ay ka noqdhan madaxaweyne ?

    • @MohamedIbrahim-pw2xi
      @MohamedIbrahim-pw2xi 3 года назад

      ???

    • @COD-MIIR.
      @COD-MIIR. 3 года назад

      @@MohamedIbrahim-pw2xi
      Haa Yaa u diidan?.
      Raxan-Ween baaba LA rabaa.
      Hawiye iyo Daarood baa Dalka Cudur ku riday.
      Jaan yarta baaba LA jiraa?.
      Farmaajo na wuu igu raacay Mar aan u qoray.

  • @hobhobchannel1922
    @hobhobchannel1922 3 года назад +1

    ruclips.net/video/iiI9yDVKb6Q/видео.html
    siifaafi nalawadaag fikirkaaga

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 3 года назад

    SIR CAN I MEET YOU?

  • @moammadherswowqurxcom2313
    @moammadherswowqurxcom2313 3 года назад +5

    Masha allaH