Dibu dhiska Warshada Sibidhka Berbera iyo qaabka casriga ah ee loo dhisayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 78

  • @AbdifatahH
    @AbdifatahH Год назад +11

    Berbera waa magaalada ugu qani san dhulka somalida

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Год назад +10

    Hore loo soconayaa on sha Allah guul somaliland

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 11 месяцев назад +1

    Masha Allah. Allah haka dhigo mid lagu guulaysto. Somaliland Ilaahay il iyo cawri iyo xasadba haka xijaabo. Guul iyo gobanimo Somaliland ❤

  • @HooyoFaadumobarre
    @HooyoFaadumobarre Год назад +9

    Insha Allah guriban dhisanayaaye iga dhakhsada

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +4

    masha Allah hadii wadanka invesment lageliyo mar hore ayanu dunida dhaf i lahayn runti ilahay mooyee cidna uma bahaneen

    • @LST25
      @LST25 6 месяцев назад

      Warshada yaa dhisey yaana dumiye?

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Год назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuuulll iyo gobanimo somaliland🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedmukhtar8609
    @mohamedmukhtar8609 Год назад +1

    Waa wax cusub oo umada Soomaliyeed u soo kordhaysa, sibidhka Ethiopa iyo Cumaan waa laga kaaftoomi doonaa dhammaan dhulka soomaaliyeed.

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 Год назад +2

    Dhaqso haloo dhiso warshedda aad ayaa dalku ugu baahanyahay .

  • @se1059
    @se1059 Год назад +1

    Masha allah waa war farxadleh insha allah dibidhka inoo jabi

  • @salaxorgi4419
    @salaxorgi4419 Год назад +1

    M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤m.a guul soomaalilna

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Год назад +11

    illaahay dadkaya ga ku jiheeyo waxsoosaarka wadanka xaasidna ka xafid dadkayaga iyo dalkayaga somaliland

    • @GuleedMohammedMohammedAh-ee2jd
      @GuleedMohammedMohammedAh-ee2jd Год назад

      Somaliland iyada xasidaad ah o dhul e saan lahyn Ku dagalameysa Allah haka jaro waxe lascaanood ugeesatay

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Год назад +4

      @@GuleedMohammedMohammedAh-ee2jd laascaano janayka dhigtay somaliland way ku kibreen nicmadii illaahay gacamhooday isku halaageen waa abaal marin ay helaan qoom kasta oo nicmada xejin kari waaya ee ha eersan cidkale

    • @ailover5719
      @ailover5719 Год назад

      @@GuleedMohammedMohammedAh-ee2jddhul anay lahaynisaaq baa daga dhulka miya rabta dhulka dadka qadtid?

    • @GuleedMohammedMohammedAh-ee2jd
      @GuleedMohammedMohammedAh-ee2jd Год назад

      @@aminafgh2127 inika nimcada xejin weye balaan weye ina hargeysa gubno jabhada gacan libaax hub na waku wareejiney hagubato snm

    • @GuleedMohammedMohammedAh-ee2jd
      @GuleedMohammedMohammedAh-ee2jd Год назад

      @@ailover5719 lascaanood ninka daga walayaqaan waxba iska hadlin hargeysa na dhawaan wixii gesatey baku dhici

  • @ihsanmawlid5293
    @ihsanmawlid5293 Год назад

    Mashalah tabarakalah hore usocda

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 Год назад +1

    Waa barankartaa luqada English-ka ❤

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 Год назад +1

    Runtii waa kabayaasha dhaqaale ta ugu resource ka badan ayay noqon insha allah sharkadaasi haday guulaysato dhammystirkeedu

  • @JamilaNuux-wm8br
    @JamilaNuux-wm8br Год назад

    Masham allllah

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад +2

    Masha allah bahida sibadka somaliland iyo geeska africa ayay daboli doonta

  • @muslim1692
    @muslim1692 Год назад +1

    Alxdulahi 😗mustaqblka Sawiranaa

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 Год назад

    Ma Sha ALLAH

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 Год назад

    M.allah go forward

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Год назад +1

    Hadii aad geel dhaqanayso waa inay kuu diyaar sanyihiin colkii kuu ilaalin lahaa. Ciidanka Qaranka Hala Dhiso. 🎉🎉🎉

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Год назад +1

    Waa idaacadii fahad yaasiin ee loo furay biidhi qaate ILLIG

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 Год назад

    Mashalah

  • @Sidiiqcumar374
    @Sidiiqcumar374 Год назад +1

    Subxaanalaah waa dan guud ee sidee ganacsato loo siiyaa waxay ahayd in dawladu maalgaliso.

    • @khadar_mohamoud
      @khadar_mohamoud Год назад +1

      Ganacsadatu waa muwadiniin , 100 million dawladu ma awoodo oo maalgelin ah

    • @HamseAbdilahi-f7v
      @HamseAbdilahi-f7v Год назад

      Ha lasiiyo ganacsatooyinka lkn waa in wakhti lasiiyo saami kaas oo ay faaido iyo lacagtay galiyen ku helaya kadibna dawlda ay dub ula wareegto sbbta waa qasab inay dawlda yeelato ugu danbyn

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 Год назад

      Maalgashiga soo baro

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 Год назад

    Ganacsatasa Somali we Mandiqada Gees Ka Africa, baa haboonaan lahayd inay maal galiyaan Inta kuwa shisheeya maal gashan lahaayeen. However, still great step forward

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 Год назад +1

    Warshadan waa hantidìi umada Somaliyed ee hadan samigoda loo ogolayn mid kale ino dhisa oo sidada u daaya haku dhamatee

    • @khadar_mohamoud
      @khadar_mohamoud Год назад +1

      Somaliyeed maxaa la dhehaa ? Kuwase maalgashanayaa somali maaha miyaa

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir Год назад +4

    Waxan u rajenayaa wuqooyiga somaliya guul iyo horumar

    • @SUNEEYE_FILMS
      @SUNEEYE_FILMS Год назад +2

      😂😂😂somalia Aa nio maxishotan mana qanacdaan zxp 32 sano kahorbaan kala baxnay Soomaliland dhe wadankamida wadamada Africa ugu wacan

    • @ailover5719
      @ailover5719 Год назад +1

      Waxan u rajenya gobolka somalia o Ehtiopia ka tirsan nabad❤

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Год назад

      Waxan u rajenayaa amisomlia ama faqashalia horumar wacan🖐

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 Год назад +2

      MEESHU WAA SOMALILAND
      GUUSHA A SOMALILAND BAA LEEH LIIQ😂😂😂😂😂

    • @maxamedabdi4161
      @maxamedabdi4161 Год назад

      Waxan guul urajanya koonfurta Somaliland

  • @aweyscadexsn5526
    @aweyscadexsn5526 Год назад

    m.a

  • @KhadarIndhocase
    @KhadarIndhocase Год назад +1

    Cise muse hooyada umada soomaaliyeed baad tihiin ciidagalana naftiisa ka horaysa tiina inshalah aamin sagaalkii samaale anigana schizophrenia ayaan la noolahay laagin wax walba waan ogahay inshalah aamin

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Год назад

    Wax qaali ah ayuu noqon sida wixii kale dalka yaala.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +2

    shkhsiyaadka deeqbiyayaasha ah iyo qadhaanbiyayaashu iyo xaquuqinsaanka dhabta ah taani igu sawir maha waa in wax laga qabtaa si dhab ah oo laga guura hayadaha qowda maqashiida besha caalamka 👮🏼❤😂👏🏽 from saylac

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 Год назад

      Lacagtu way ku soo gaadhiye iska sug 😂😂😂

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Год назад +3

    warshada waxay ahayd inay dawladu iyadu ay mal galiso inta ganacsato faraha lo galinayo oy noqoto ilaha dhaqalaha e laga masruufo shaqalaha daawlada..lakinse dawaladan lite somalidu waxkastaba ha udaba dhafistan ganacsade tuga o dantisa ushaqaysanaya..wa warshadi laga dhisi laha jidadaka iyo school lada iyo masajida danta gud odhan hospital wax walba o dawladu malgalin ku samaynayso waxay ahayd inay iyada manta bilash utahay..lakinse somali siyasad xun iyo siyasi an dhargayn waligi..on ba fikir lahayn mesha haso fadhiyo waligina xalkabad fadhiyaysan intad ku fanaysan ganacsade tuuga

    • @khadar_mohamoud
      @khadar_mohamoud Год назад

      Dawladu 100 million halkee ka keeneysaa ? Macquul maaha awoodaasina malaha somaliland

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 Год назад

      @@khadar_mohamoud Dawladu waxay ka keni karta Cashurta wadanka bilkaliya 100 Million ka badan baso gasha hantida dadka hadi la mareyo..wadankan wa qani hadi,hadanay inta awodin somalia hanagu biriyan ama Ethiopia

  • @jamahurre
    @jamahurre Год назад

    33 sano ayaa ka dhisayaaa tii hore mid ka yar , Waa biskh caadi ah

  • @a.qanialigadhle4206
    @a.qanialigadhle4206 Год назад

    Xaasidnimo waa taagan tahay

  • @khaalidsuleimanosman2947
    @khaalidsuleimanosman2947 Год назад

    Ma jira qof garanay sida share lo qaybsaday warshadda

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 Год назад

      Ciyaalba tahay mala sowtiibla ibsanayay 3k dollar ayaa u yara

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Год назад

    Dawladu wa inya saami ku yeelata sido kale shicibka

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 Год назад

    koronto badan ayey dooneysaa warshadu waa in taas iyana awooda la saaro

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall Год назад

    Suaashu waxay thy wax kastO wadanka gudihiisa lagu sameeyo kama qiimO jabna kii hore Ee Cashuurta iyo cargo so mari jirey ma la helayaa sibidh ka Jaban Sibidhkii laynO so dhoofin jirey

  • @abdulkadir_mohamud
    @abdulkadir_mohamud Год назад

    Aboo aboo sibidh na maxaa laga wadaa
    Ma bir baa ma cuna ma shamintaa
    Mxaa waye

  • @hasanhaji8441
    @hasanhaji8441 Год назад +1

    Wxba soo kardhin mayso aan ahaan sibidhka imika qiimahasa in ay Ka sariyiin mooyine kama hoosinyaan markaa ayaan waxba la macanan qasaaro mooyine faayido umada Uma yeelinyso

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 Год назад

    Warshada sibidhku waxsy Ka mid ahayd ilaha dhaqaalaha somaliland EE lahurada daakhli badan oo Ka soo xaroon lahaa haday noqon lahayd shaqo abuur iyo hantiba iyo magaca somaliland oo noqonaya sumada qaranka dalka wax soo saarkiisa muujinay lakiin nasiib daro wali luguma guulaysan watshado shaqaynaya haday noqoto mid sibidh iyo mid istambar iyo jiigadihii shubka si looga maarmo jiingadaha seefta ah EE lagu xidho saqafyada

  • @fay5183
    @fay5183 Год назад

    Maxaad dhisaysaan wadankiiba muusaa qudhmiyee.

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Год назад

    wa hanti dadwayne o la dhacayo horayna lo dhacay..bari waxad rabtan inad sibidka umadan ku qali ragaysan share shirkadan wa in shacab waynaha somaliland la fura maha ganacsatada tugada e dhigmirada wadanka ku noqday

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Год назад

    32sano ayaad dhisiwaydeen maanta yaa laga iibiyey

  • @gudcuuromedia180
    @gudcuuromedia180 Год назад

    War waa lagu kala yacaye ee lacagta ha iska sariina

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Год назад

    maye afartii oday ee daanyeero Ciise muuse ee odhan jiray warshada anagaa leh oo lama dhisi karo

    • @mustafemohamed8257
      @mustafemohamed8257 Год назад

      Marka la dhameyo ayay eryayan wixi kale en cise muse ahayn

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад

    MUUSE DALAB MIYUU DHINTAY INTA KAASI NOOL YAHAY BERBERA YEELAN MEYSO WERSHED SIBIDH

  • @hamdahassan8976
    @hamdahassan8976 Год назад

    Masha allah

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Год назад

    Hadii aad geel dhaqanayso waa inay kuu diyaar sanyihiin colkii kuu ilaalin lahaa. Ciidanka Qaranka Hala Dhiso. 🎉🎉🎉