Barnaamijka Dekeda Berbera

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 520

  • @maxamedapdi8271
    @maxamedapdi8271 4 года назад +195

    Mncho allh wlhi waan ku farxay dalkayga somalilnd intii jecly like ii sarah adban u jeclhy wadnkyga somalilnd😍😍

    • @xidiigagarxajisxidiigagarx8678
      @xidiigagarxajisxidiigagarx8678 4 года назад

      Kkkk sacad muse iyo habar jeclo kkkkkk go dream

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 4 года назад +10

      @@xidiigagarxajisxidiigagarx8678 Nacabka Somaliland way socotay soo cawri.

    • @ilovayouomg9893
      @ilovayouomg9893 4 года назад +5

      Barbara waa nabar kuyaala cadowga somaliland

    • @ahmedmuseisse9974
      @ahmedmuseisse9974 4 года назад

      Waan kufaraxnay wadankeena soomaaliyeed

    • @ilovayouomg9893
      @ilovayouomg9893 4 года назад

      Balkan garxajis kuqortay waddan kiisa wanagiisana kanaxaya eega maxaad ku til maami lahayeen

  • @geeddibaabow9370
    @geeddibaabow9370 4 года назад +104

    Inyar baa ka hadheee, Hinjiyaay.
    Roma wasnt build in a day . we r on the way towards better future and we wil be patients as citizens . May ALLAH be with you .

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 года назад +106

    Viva Republic of Somaliland

    • @youngash6411
      @youngash6411 4 года назад +8

      Love to somaliland good luck

    • @nasirmano4055
      @nasirmano4055 4 года назад +8

      Insha alah mustaqbl Ka Ifa Africa ayay noqon donysaa somalidnd

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 года назад +61

    Waan 😂😂Farxad vs ooyey😭😭😭😭
    Ano #SOMALILAND ah kasii ah reer #BERBERA Wa sdaa laydiin shege
    #MUSHAHARKA WIILKA UGU MUSHAHARKA YAR Wuxu qaata 800$
    Viva #DP and EMIRATES ❤❤💯💪
    Viva #SOMALILAND❤❤❤💪💯
    #DEKEDII BERBERA Way socotaa hdii aad ku #FARAXDAY HORUMARKA DALKEENA☝️☝️☝️FARTA☝️☝️TAAG
    HA CAWRYO #XAARMAAJO bal wakii lhaa wan joojinayaa ha joojiyo
    Weligaa ⛴🚢🛳TAAG MA FUUSHAY
    #CSLAAN wuxu u muujiyey TV CUNSURIGA AHAA INUU #SOMALILANDER YHY
    Waxkasta #WERIYE lagu sheegee KHIBRADU BARNAMIJKA UDUUBAY EEGA💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁❤❤❤❤
    ❤❤❤❤💪💪💪💪🦁🦁🦁💯🦁🦁

  • @Mayurbushti18
    @Mayurbushti18 4 года назад +125

    Adunyadan waxa waligedba guulaysta dadka daacada ah xaasidiintuna boqolaal marbey khasaaraan waa wax ilahay ugu talo galay. Guul somaliland

  • @Mohamedaar0809
    @Mohamedaar0809 4 года назад +123

    Inta horumarka somaliland jecel like 😘

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 4 года назад +51

    Masha allah wariye Cabdisalan hereri ruugcadaa saxasfadeed oo qiimo badan wadanka somaliland na ku dhaato guulayso weriye guul iyo horuumar dalkeena hooyo
    ❤💬💚👈👈👈

  • @abdirahmanismail3633
    @abdirahmanismail3633 4 года назад +58

    Mansh allahaaa barakalhaaa waa horumar soo kordhay
    Qadaadwaynta caawa guldaro
    Guul somalind muse bixi cabdi Hayley qaran

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 4 года назад

      Somaliwayn oo dhan ayay guul u tahay dhisma iyo horumar qalba ay sameeyaan Rer waqooyi ama jamhuuriyada iskeed isu magacowday somaliland mandaqadaha ay dagan yahiin somali guud horumar ayaa ka socda oo Dp world wato ogaada walaalayaal cadiifada hoos u dhiga qayr aad heshaane waa mahadsan tahiin Guul somaliwayn usoo hoyatay weeye taana qalbugiina galiya sala calaa nabi akakakak

    • @abdirahmanismail3633
      @abdirahmanismail3633 4 года назад +8

      Abdicasiis mohamed
      Sxp uma ah waayo waatii qadaad wayntu lahayd maxaa loo maalgashanayaa ee lagu mudagaraadaayey
      Wax ma tarayaasha barlaman isku sheeg carqaladaynaayey
      Hadii aan do onto dheh teer waqooyi ama wax kale
      Waayo xanuun ayaa kaahay
      Jamuuriyad barakaysan
      Somaliland

  • @cabdalaha
    @cabdalaha 4 года назад +40

    mash alaah guul jamhuuriyada Somaliland way hormartay alloow nooguwad

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 года назад +40

    Horumar wacan baan idin leeyahay walaalahayagow 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🍀❤❤☘
    From muqdisho

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz 4 года назад +93

    Cadowga Jamuuriyada Somaliland kuma farxaayo horumarka dalkeena.
    Degmada Oodweyne, jamuuriyada Somaliland

    • @mubarikali2661
      @mubarikali2661 4 года назад +7

      Viva odweyne

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад +3

      Ninkii ku xasidaa wuu ku risiqay ee waxba kuma yeelin

    • @mustafabdifatahomar1105
      @mustafabdifatahomar1105 4 года назад +11

      Wll sidaa moodid moodin ma ahan, ani ahaan reer somaliland ma ihi waana kufaraxsanahay hormarka wllheyga.

    • @mohamedsaed8117
      @mohamedsaed8117 4 года назад +2

      Viva oodwayne from sabawanag district

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 4 года назад

      Somalilaand cadaw aan muuse biixi ahayn ma jiro waqtigii Afweeyne madaxuu idinka garaaci jiray markii danbena siyaad buu idinku diray hadana GABILEEY kaliyaa la dhisaa oo dalka intiisa kle qaylaa ka socoto

  • @guutaale
    @guutaale 4 года назад +32

    MaanshaAllah C/Salaan Hereri Ciyaal baa na asqaysiiyay aan Barnaamij ay samayn karaanna jirin

  • @kinghussein9075
    @kinghussein9075 4 года назад +32

    MCHa allH ALaYLe WaY HorUmartaY Dekadii Berbera

  • @abdikhaliqhassan9934
    @abdikhaliqhassan9934 4 года назад +18

    Manshallah Go forever ❤️🌧💚

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 4 года назад +23

    Gob iyo caadeed guul iyo gobanimo layskaaya hortaagi maayee hanagu lu'go'ina

  • @legacyofafricakooshinducaa146
    @legacyofafricakooshinducaa146 4 года назад +24

    ManshAllah Go Forward Somaliland 💚👀❤️

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 года назад +36

    Allow Naga qabo ishaa cadowga iyo xasdinta kaxune horumarka iyo nabada somaliland kanaxow naftawa guuuuul guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Allow dhowra somaliland reer xarmajo faqasha cadowga somaliland guuuuuul guuuuuul iyo gobanimo Somaliland xarmajo murdilca iyo murgo aya haya jealousine makharuqena cadowga somaliland cagta hostisa in sha Allah ishaa cadowga Allow inga qabto cadowga somaliland Alle Ha jaabiyo reer xarmajo somalia Wa cadowga somaliland kaxune horumarkaga iyo nabada somaliland kanaxow naftawa Allow no siyade nimcada iyo nabada somaliland kanaxow

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 4 года назад

      khadija gulied
      thanks dadaalkaga iyo wadaniyad bad tahay

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 года назад +21

    Wa cajiib wow berbera AMAZING city la isma casiiyo is badalweyn baa kordhay xaga dhaqaalaha dhismaha iyo dekadaba thank you muse bixi geesi jecel dalkiisu hore maro hana coryina xasidintow Allah mahadle

    • @gemstone2261
      @gemstone2261 4 года назад +1

      Kkkk 2016 baa heshiishkasi dhacay Markaas siilanayo wadanka haystay muuse soo ka hargaysana dhinac u dhaafi wayey siilanyo walee halyey waa ahaaa

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 4 года назад +19

    Nooloow MR. Hereri ciil tiraad tahay sidaa u tus horumarkaynu ku talaabsanay Faqash ciil qabayaal. GUUL IYO GOBONIMO SOMALILAND.

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 4 года назад +19

    XAASID XAARMAAJO WAA TAA BERBERI INDHAHA WAX KAGA QAAD🚳💪

    • @yassinibrahim5511
      @yassinibrahim5511 4 года назад +4

      Mahmoud Xasan
      war miskiin ka xamar lagu waardiyaynayo wuxu qabanayaa iska yare yaan lasoo hadal qaadin haddii kale waxbuu is moodayaa ye

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 3 года назад +1

      Adigaaba magac u yeela waxa
      AMISOM STATE ka dhigatey

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175
    @abdirahmansahalfartaagchan8175 4 года назад +21

    godobtayda way dhaqan yihiin gaasaskii qabaye weli gaaf dugsoon ayay hurdaan ganacyo wayntiiye waataase reer gafuur culusow bal joojiya horumarka berbera

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 3 года назад +3

    Hormar wacan aad baan uga helay heesta from puntland

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 года назад +12

    Guul Iyo Gobonimo Dalkayga Hooyo One Love Somaliland

  • @farahbashir3932
    @farahbashir3932 4 года назад +37

    mister hereri walee waa ciil tire inaga tus cadowga quruxdeena io horumarkeena somaliland will never look back I hope these nonsense people would stop nagging behind us viva somaliland

  • @Istahil416
    @Istahil416 4 года назад +34

    self-made Somaliland is doing much better than Somalia, amid the mass help that Somalia gets from the international community. slowly but surely Somaliland is moving forward where somalia is stagnated. horaa loo soconaya canaasiir loo joojin maayo

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 года назад +57

    GEELAYAASHA BERBERA WAXAA LADHAHAY:
    JIRDE XUSEEN BAA MARKAB BERBERA KEENAY ALAABO BADAN SIDA MARKAASAY LAYAABEEN HANTIDA SAARAN IYAGOO ROGAYA MARKABKII BAY JIRDE XUSEENA HEES U QARIYEEN OO DHAHEEN:
    TOLOOW XAAJIGU
    HOOBEEYAAY
    XOOLAHEER BADAN
    HOOBEEYAAY
    SOOMA XOOGSANE
    HOOBEEYAAY
    MIYUU SOO XADAY.KKKKK.

    • @tiktoksomalitube9741
      @tiktoksomalitube9741 4 года назад +6

      Zhp magaca iska bedel

    • @draidrouzmohamet9927
      @draidrouzmohamet9927 4 года назад +10

      Kuwii bariiska Oomar rogayey Waxay yidhaaheen
      Ninka Oomar eeg eegnoo arki waynee ma orgiganaa hhhhhh

    • @yassinibrahim5511
      @yassinibrahim5511 4 года назад +8

      tii arab kuna waxay ahayd
      sondon aan jiray
      sondon aan siday
      saaka waa i kow
      arab sonkor sida

    • @draidrouzmohamet9927
      @draidrouzmohamet9927 4 года назад +1

      @@yassinibrahim5511 hhhhhhhhh

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 года назад +1

      😂😂😂😂

  • @cabdiqani.official8289
    @cabdiqani.official8289 4 года назад +13

    Somaliland wadadii horumar ka qaaday♥️🔥

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +5

    Berbera 😍😘✌

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 4 года назад +26

    Somaliland means Taiwan
    waxaa horumar kasocda dalka walahi marka Aan arko waxaan yidhaahda yaa inaga daaya qabyalada xun ee umada kala kaxaynaysa Alle sanadka 2020ka Ee inoo bilaabmay haynooga dhigo kii lagu badhaadhe Ee barwaaqo iyo roop ku jiraaa Allahuma Aamiin.

  • @promohapubg1179
    @promohapubg1179 4 года назад +45

    Waa lidkaa allaha janeeyee like isaar❤️❤️🙏🏻

    • @danifra2599
      @danifra2599 4 года назад

      Mansha Allah wanku faraxsanahay hormarka barbera
      Lakiin cabdisalaan hareeri waa laba wajiile ama jirjiroole ufiirsada wararka uusootabiyo waa wacal dadkiisa iyo diintiisa iibsaday marwlba waa mishin fuliye wayn
      Maalin waa somali
      Maalina waa Somalilander
      Maalin waa ingiriis
      Wanlayaabay ee yaafahmay ninkaas dib haloobaaro

  • @daadofficial3436
    @daadofficial3436 4 года назад +12

    Mnsha allah my blood somaliland horaa lo soconayaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 года назад +11

    masha allaah somaliland laguma cuno laguma cowryo guulayso idamka ilahaye waaba guulaystee reer somaliland ilahay u shuriya nabad amaanka iyo meesha waanagsan barakaysan uu idinku beeray ilahay

  • @asmaahmed9927
    @asmaahmed9927 4 года назад +10

    Maansha gobolkygii berbera dalkyga somlilnd cidna waxba kma qabankrto ilaahy baa wata alle aamiin ma iisho

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH 4 года назад +18

    Masha Allah, Barnaamij xiiso leh

    • @aliawad4424
      @aliawad4424 4 года назад +2

      Mashallah so nice to see

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 4 года назад +7

    Horumar wacan horaa loo soconayaa guul Somaliland

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 4 года назад +15

    Jidda mardanbe looshaqo tagimaayo berbera nobalana 👍🏼

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 года назад +45

    Dhaqaalaa ka imanaya Asia Barbera ayaa uga dhaw Jabuuti.😁😁😁

    • @ahmedmoussa1479
      @ahmedmoussa1479 4 года назад +1

      maya Basasso iyo Mombasso aya kugasi dhow kkkk jahil caqliga aya intas ah shiidalka Ethopia Berbera aya uga dhawa Jabuuti hadana Jabuuti ayu maraya sido kale dhaqalaha Asia ka cimanaya waxay tas o tagayan Yurubta markas ma fiirinayan mesha ugu dhow ee waxay fiirinayan mesha ugu strategi ah uguna casriyaysan dekadaha jabuuti dekadaha Jabuuti 20 sanos ayay ka hormarsan yihin kuwa berbera wana mesha kaliya ee port-rail-road-air Geeska Africa oo dhan walibana xooga berbera god ayay ku tala iyo somaliland oo bila qoonsi ah halkay Jabuuti shirikad line ah ledahay Djibouti Shipping Compagny oo xita dekada Berbera u adeegato dhawan u adeegi donto dekadaha kale Geeska Africa Bossaso,Moqdisho,Kenya,Tanzanie,Momzabique iyo South Africa.

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 4 года назад +3

      @@ahmedmoussa1479 Maxaad ka hadlayaa ma halka markab ee uu Ismaaciil Cumar geele ku iibsaday cashuurtii shacabka Jabuuti. Waxa soo saarka aduunku waxa uu u wareegay Asia halka ugu haboon ee Maraabkiiba Aasia iyo yurub alaabta isku waydaarsan karaan waa Barbera imikaba meesha ugu fiican ee xoolaa laga dhoofiyaa waa Barbera.

    • @ahmedmoussa1479
      @ahmedmoussa1479 4 года назад

      @@FarahAbdul waxa ugu horeya ee marabkibta wa weyn fiiriyan wa amaankoga seurity hadaba ogow Berbera waxay kutala xeebta somalia ah oo walibana u dhowdahay burcadbadeedka Bossaso somali pirate wa mesha adunka ugu halista badan lkn Jabuuti waxay kutala mesha Ciidamaha Maraykanka iyo Yurubta ayku ilaaliyan amniga Marakibta iyo ladagalamka Buurcadbadeeka wana sababta ay Jabuuti hub of Transhipment unoqotay marka Jabuuti iyo Berbera shaqoba iskuma leh talabad sharikada Djibouti Shipping Compagny sharikada ugu horeysa ee Africa oo dhan oo Line tos ah leh alhamdoulillah imika hal markab ayay ledahay lkn marakib kale oo badan ayay so ibsan donta biloyiinka iyo sanadada so socda waayo imika marakiib yar o ajnabi aya dekadaha Jabuuti yimada adeega ka qada oo kadibna dekadaha kale u qeybiya lkn dawan mariibta Djibouti Shipping Compagny aya u qeybindonan insha'Allah hadafkeduna wa inay noqoto hub major of Transhipment oo Line tos ah Asia-Europa leh oo u adeegto dekadaha oo dhan ee gobolka Dekada Jeddah ee Saoudiga iyo Port Soudan ugu yaran 50% adeegoda Jabuuti aya sin donta iyo dekadaha kale sida Berbera,Bossaso,Moqdisho Kenya,Tanzanie,Momzambique ila South Africa.

    • @alecrichman4115
      @alecrichman4115 4 года назад

      @@ahmedmoussa1479 doqon bad tahay waxu uga jeda china india japan Hongkong

    • @ahmedmoussa1479
      @ahmedmoussa1479 4 года назад

      @@alecrichman4115 Ogow Berbera maxa meel la aqonsan yahay marka lacagteda maxa lacag aduunka laga aqonsan yahay tas sameyn ku yeelanaysa dhanka malgalinta iyo horomarka dekadeda iyo walibana Berbera waxay ku tala somalia walibana Bossaso agteeda meesha aduunka ugu halista badan tasna sameyn ayay ku yeelanaysa horomarka dekadeda.

  • @علنعلم
    @علنعلم 4 года назад +95

    HADDII AA NAHEY REE MUQDISHO
    HARAADIGIII MUQDISHO LA HAROOOOOW
    ISHIIINA BADDA
    HARAADIGII MUQDISHO LA HAROOOW
    HANKIINA HA DHAAAFO
    REE HEBEL IYO DAAROOD KALIGII MARIIXAAN KALIDII HA NOO LAADO
    REE S.LAND HORE USOCDA CANAASIIIRTA BUKTAA YAAN LOO JOOIN
    GUUL IYO GOBONIMO

    • @mohamedabdi-farole5780
      @mohamedabdi-farole5780 4 года назад +3

      ❤ wllo ka madhan xumnta ino og wllaalhod wngooda jecel thanks

    • @geedigeedi6293
      @geedigeedi6293 4 года назад +7

      Nooloow Wll wn ognahay reer muqsdiaho waa xalaal lkn yaanay idinku dhuuma faqashto

    • @dhago1117
      @dhago1117 4 года назад +4

      Idikana ilahay dhibka hadinka waado inshalah

    • @khadromohammed1727
      @khadromohammed1727 4 года назад +4

      Mansha allh

    • @jamalgorgor7650
      @jamalgorgor7650 4 года назад

      Afsomaliga soo baro marka hore علن علم

  • @g.khalidahmed6178
    @g.khalidahmed6178 4 года назад +22

    La kala dheeree orod se Maaha ...
    Barberi way talaabsatay Rag laana u taliyay hadalba gam ....

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 года назад +5

    Berbera harbour port.
    Berbera harbour is located where thousands of shipping commercial cargo travelling starting from port Suze canal down to indin ocean depending world trade business promotion. Berbera harbour port will shortly be successful in the near future.
    Berbera harbour will provide all necessary requirements commercial shipping cargo
    Dry ducks

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
    @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 4 года назад +9

    Maasha Allah illaahay ha garab gallo jamhuuriyada barakaysan ee somaliland

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 4 года назад +9

    Hees hawleedu macana viva qaranka 💚⚪️❤️💪🏾

  • @mcxmcx389
    @mcxmcx389 3 года назад +1

    Waanu ku fara sanahay Jamhuuriyada Barakeysan Somaliland hadaan nahay from Mogadisho Banaadir waxaan lee nahay reer Spmaliland Guuleesta mar waliba waxaan rajeyneynaa sida horumarkan qurxan faa iudo u ah geeska in aad hor muud u noqotaan geeska oo dhan waa wax fiican xiriirka heerka caalami caalamka sida UAE Saudi Arabia iyo USA UK Europeanka Ethiopia Africa runtii waxaan idin rajeyney horu mar wacan iyo aqoonsi caalami guul iyo gobonimo from Xamar Banaadir

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 4 года назад +11

    mansha allah tabaraka laah wa guul ilah logu mahadnaqo cadowguna ka naxo.intaa ka bacdi dib hadaynu u xasuusanano cidii ka shaqaysay heshiiskan maanta midhihiisii uGu horeeyey la goostay waxa iska alahaa xukumadii mujaahid madaxweyne silaanyo illaah caafimad qab ha siyee waana la ogaa dhibatadii iyo diidmadii lagala hor yimid mashruucan maantase wataa noqotay cadceed so baxday baabaco laguma qarin karo mucaaridkan waxkasta ku mucaarid noqdana waxan leyahay wax ka barta guushan si markad beri maalin ka mid ah xukunka qabataan laydinla shaqeyo.

  • @kaabeaaa8933
    @kaabeaaa8933 4 года назад +8

    Mnsha allah ilahow noo barake dakada iyo dalkaba nabadana allaha noo siyadiyo

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 4 года назад +4

    Hayaanka tubtiisa haysta , hilaacii cirkaa ku hooray . I love somaliland's patriotism songs.

  • @Abdinasir18
    @Abdinasir18 4 года назад +4

    Mansha allah guul guul somaliand ishii ka naxaysaya ku bikaacso
    Somaliand cadawgaaa ha jabo somaliand

  • @noahismael8760
    @noahismael8760 4 года назад +5

    Somaliland socdaasho samada dusheediyo xidigahay ku socota soo noqonna maysee kii sugaayoW samir #SomalilandHaNolato😍❤

  • @ilhamahmed3953
    @ilhamahmed3953 4 года назад +13

    Viva Somaliland ❤️❤️

  • @asiyacismaan1563
    @asiyacismaan1563 4 года назад +18

    maareeyaha dekada waa nin cod kara oo shaqadiisa loo igmadayna kasoo baxaya taana waa guul ay gaadhay jamhuuriyada somaliland💚💭❤

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 3 года назад +2

    Madaxweynihii hore Ahmed Silanyo Allah cimriga iyo caafimaadkaba ha u siyaadiyo. Wuxuu ku suntan yahay aabihii horumarka Somaliland.

    • @mohamedhaaji9480
      @mohamedhaaji9480 3 года назад

      Barbara marna maxumeen waligeedba way fiicneen lkn itobiya inaanay dhicin oosoomaliya caqligeeda layskugeeyo ilaa jabuuti inay ogaato inaameeshaa itobiya dhicin

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 4 года назад +21

    Madaxweyne Siilaanyo cimrigiisa Allow dheeree.

  • @samawadegroup1597
    @samawadegroup1597 4 года назад +5

    Manshallaah berbera hore u martay abdisalaan hereri wa wariye Caan # ah # hore u soc🌏🌍🌍🌍

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 года назад +1

    Berbera harbour.
    Berbera harbour waxay uu eeg tahay meel ku socota in ay Gaadho badahaa calaamka Marka aad qiiyasto hawlahaa ganacsigga ee geeska African .
    Hereri is good journest and highly experienced reporter.
    Berbera harbour is the gateway of
    International trade development of Africa and economy encouragement.
    Good achievement.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 года назад +4

    Maanshaalaah madaxwayne muuse biixi lacagtii uu handaraabay walaahi wadankii hore ayuu ugu mariyay.
    Soomaalaay madaxdiina u duceeya Intaad caayaysaan si ay iyaguna si ay idiinku naxariistaan

  • @shaaficiabokor4449
    @shaaficiabokor4449 4 года назад +10

    Mnsha allah guul dalkayga somaliland💚

  • @abdirahman9004
    @abdirahman9004 4 года назад +20

    Reer somalia inta diidanayd horumar #Republic_of_Somaliland manta Malin madaw ayaay utahay

    • @AK_boy-
      @AK_boy- 4 года назад

      siyaasada leesku heesta ee hormarka leeskuma heesto ok

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 года назад +2

      @@AK_boy- siyasadu ma walalka cunaha qaba kkkkkkkkk war anaga yab aragnay

    • @maxamedabdi4161
      @maxamedabdi4161 4 года назад

      Abukar Colow maxamad dhulka lama wada laha waxbana layskuma haysto

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 года назад

      Kuwaas Ilahay xaasidnimo ayuu ucadabayaa

  • @youngash6411
    @youngash6411 4 года назад +4

    maash Allah Barack Allah feek

  • @iidahmed2097
    @iidahmed2097 4 года назад +8

    Masha allh.guul.somalilnd

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 года назад +3

    Walaahi waan laqiirooday horumarka baaxada leh ee kutalaabsatay berbera viva somaliland cadawgeedana calool xanuun baa kudhacaya berbera waxay noqon doontaa dekad laysku arko aduunyadoo dhan

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 4 года назад +6

    Masha allah hadii musuwa lala dagaalamo waxan hubaa inaynaad cod u baahanayn insha allah kaabayaasha dhaqaale ee waaweyn waa inaynu dhisnaa si aynu u horumarno imika waxa la wadaaa Berbera corridor oo afar haad ah. Waxa gabogabo ku dhaw wadada isku xidha ceerigaabo iyo Burco. Waxa la dhameeyay wadoonyinka isku xidha kalabaydh iyo Boorama, Salaxlay iyo Hargeysa, Wajeele iyo kalabaydh iyo berbera iyo Hargeysa oo gabi ahaamba laga dhigay wado casri ah. Waxa hada socda oo kale wadada dawgacad iyo Oodweyne. Waxan bogaadin lahaa in la dhiso wadada isku xidha Burco iyo Buugoodle

  • @MrKingkhalid2
    @MrKingkhalid2 4 года назад +9

    Maansha Alla

  • @barkhadmuuse2192
    @barkhadmuuse2192 3 года назад +3

    Somalind socotay 💚💬❤kanaxo nafta waa

  • @mohamedsalebanxadari8429
    @mohamedsalebanxadari8429 4 года назад +10

    M.allh allow horumarka noo siyaadi alx

  • @aishacige4182
    @aishacige4182 4 года назад +7

    Mashalah

  • @moadanliveshow6759
    @moadanliveshow6759 4 года назад +3

    masha allah.

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 4 года назад +2

    ilaahay ha barakeeyo Jamhuuriyadda barakaysan Somaliland. 👍🏼🎊🎉💚💙❤🙏🏽👏🏻👏🏾😎💪🏽😊

  • @kaysekhadar8327
    @kaysekhadar8327 4 года назад +5

    Mazha alahh

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 4 года назад +3

    Captain Cabdiraxmaan adeerkay maasha allah
    Hore u soco adeer waan kugu faanaa anaguna tubtaadaan haynaa

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 4 года назад +3

    Mashallah tabaarakallah qurux iyo badh illahayow noo siyaadi

  • @athensyros2296
    @athensyros2296 3 года назад +2

    Guuul iyo gobanimo somailand guuul iyo gobanimo insha allha saying life

  • @yahdhipato9679
    @yahdhipato9679 3 года назад +1

    Herari qof kudayasho mudan Allh haku sharfo cimriga iyo cafimadka alle hakusiyadiyo❤❤❤

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 года назад

    Berbera harbour port.
    Berbera harbour port is the gateway of Africa trade achievement .
    Weriy hereri is a good reporter

  • @mohamedabdi-farole5780
    @mohamedabdi-farole5780 4 года назад +10

    Mzha Allah hore loo soconayaaa

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 года назад +10

    Wax alla waxa hor Umar Somaliland ka socda waxa keentay xukuumadi. Armed siilaanyo

    • @mubarikvivasland676
      @mubarikvivasland676 4 года назад +5

      Lose weight
      Ahmed Siilaanyo inuu wax qabtaa loo doortey saw maaha marka horeba..
      Laa Shukri Callaa Waajib

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 года назад +1

      Siilanyo Jamhuuriyada Barakaysan wuu usoo halgamay anigu Waxaan u aqaan Cumar Mukhrarkii Somaliland 💚💬❤️ xiniinyo Cade libaaxa

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 года назад +3

    Ma Shaa Allah

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 года назад +5

    Waan soo dhaweynayaa horumarkasta oo dekeda barbera ay ku talaabsato

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 года назад +6

    Universal Tv 📺

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 4 года назад +8

    Annuu waxaan ahay shaqaalaha dakada aad baanan ugu faraxsanahay horumarka ka jira dakada in kastoo shaqadu adkaatay lkinse amniga dakada sida safety ga oo aad loo la dadalay iyo dabdamiska gaarka ah markaa waan ku faraxsanahay

  • @abdikadirabdilahi3390
    @abdikadirabdilahi3390 4 года назад +3

    Mashallah go forward Somaliland

  • @cibaaduraxmaan4707
    @cibaaduraxmaan4707 4 года назад +10

    Somaliland ❤🥛💚

  • @mukhtaribrahim2150
    @mukhtaribrahim2150 4 года назад +6

    Awoowgay illahay ha unaxriistee isago yar ayuu geelayasha ka mid noqday waan ka xumahay inaan heesihii uu qaadi jiray aanan ka qorin...

  • @saladabdullahi2343
    @saladabdullahi2343 3 года назад +1

    Hambalyo walaalaha Jamhuuriyada Barakeeysan BritishSomaliland waa horu marteen Guuleesta idin lee nahay hadaan nahay reer Xamar Asolootiga Somaliland guul iyo gobonimo from xamar

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 4 года назад +3

    17:39 is amazing waan ka helay

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 4 года назад +5

    Horumar wacan Somaliland

  • @guuleedcabdi9514
    @guuleedcabdi9514 4 года назад +4

    Ninkan oomaar eegnay eegnoo arki waynee ma orgiganbaa
    Geelayaasha Berbera; dekada horumarka ka socda aad iyo aad ayaan u soo dhawynayaa 😍😍😍😍❤

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 года назад +1

      Geelayashu waa qosol miidhan

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 4 года назад

      "Jawaan tuurlaan toosin waayee ma dawlad tuurlaan toosin karaya" geelayaasha Berbera

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 года назад

      @@HawrarLyrics Cabdi Raxmaan Tuur ayay ugu heeseen kkkkkkkkkk

  • @book2316
    @book2316 4 года назад +12

    The new James Brown of Somaliland 18:28 hahahaha!

  • @iamk3977
    @iamk3977 4 года назад +4

    MOCHA ALAH SOMALILANDERS GUUL IYI GOBANIMO

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 4 года назад +5

    Inta jecel horu marka berbera ama jacaylku ku yar danbeeyo subscribe igu qabta

  • @alihasanahmed3243
    @alihasanahmed3243 4 года назад +4

    dakadu somaaliland lacagta kasoobaxda ayeey leedahay anaguna waan idanla isticmaalaa ee noobalaariya dakad caalami ahna kadhiga si ay macaamishu konteenarada ay si deg deg ah ugalabaxaan

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 года назад +2

    Guul Somaliland.

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 4 года назад +1

    Insha allaah wakhti aan fogeyn waan booqan berbera. Ninka heesayana insha allaah waan la kulmi doonaa

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 4 года назад +1

    Mashallah mashallah

  • @abdikhadarosman2247
    @abdikhadarosman2247 4 года назад +5

    Mansha allaha guul somaliland

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 4 года назад +17

    Warye sare Mr.Hereri Waxaad tahya Ruug Cadaaa saxaafadeed ale haku xafido Aamiin noolooow
    Marka labaad geelayaasha Runtii hees hawleedkooduna Asal weeye sedexbay idilay been maah 5ka iyo faraska iyo Carmal jubdhankeed intaasi raga way dilayaaana hhhhhhhhhhhh looooooooool

  • @mdh8066
    @mdh8066 4 года назад +5

    Cabdisalan Hereri, hoore uu sooco adeer!!

  • @abdinasirhassanmacalin2511
    @abdinasirhassanmacalin2511 4 года назад +1

    Mansha alaah berbera hambalyo hambalyo hambalyo hoore uu soco amiin amiin amiin

  • @nasirmano4055
    @nasirmano4055 4 года назад +2

    Wleee somalidnd manta wxy gadhg heer ay la tartanyso wadamada gobolka .amantana wxa mudn maamuldii xilka ukla danbeeyey hdy noqoto kuwo hore iyo kuwo danbe .Insha alah sanadada soo Adan wxn rajynynaa in class wdnku is badasho dhalintuna dholkooda hooyo aminaana .alla mahad le .we love somalidnd forever

  • @saciidmohamed4737
    @saciidmohamed4737 4 года назад +1

    Mash allh dalkyga waan jecelahy guul in uu gaadho maash allh

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 года назад

    Masha allah