Ninki Dhoof Ku Yimidbaa - Hees Wadani Hobolada Waaberi Ereyadii Abwaan Sangub Lax Shiraan Shidaad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2025

Комментарии • 118

  • @OmarHundubey
    @OmarHundubey Год назад +20

    Talaado 9 Jan 2024 xilli haben ah
    Ayan soo raadiyay heeskan waliba
    Eey taagantahay arinka damaca
    Itoobiya ee xeebahena ku rabto.
    Allow dadkeyga iyo dalkeygaba
    Midee oo mid kawada yeel. 🫀🩸

    • @Beerluula1
      @Beerluula1 11 месяцев назад +2

      Ninkii dhof ku yimid bee gerida dhibee intee nafta nagu jirtaa riyadaaz ma rumoowi doonto I.a 🫡

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 3 года назад +37

    Baddeyda miyaa la dhurayaa,
    Ciiddeyda miyaa la dhoofshaa,
    Dhirteyda miyaa la jarayaa,
    Dadkeyga miyaa la dhallanrogi
    Ciiddaydu miyey dhamaataa ?
    Waxaa cajiiba intaa iyo in kabadanba
    Waynu aragnay. Caajiib sow maahan!
    Alle dadka iyo dalka ha inoo dhawro. Aamiin

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 года назад +4

      Marka kaliya ee lagaa guuleysan karo, waa marka lagu dhalan rogo, waana tan hadda na heysata allaha na badbaadsho.

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 2 года назад +1

      Ameen

  • @itsmilee1
    @itsmilee1 2 года назад +17

    Hargeysa ku dhegaysanaya heestan caawa
    Maalmahan halganka cidhibtirka dadqalatadu socdo noloshayda ayey qayb ka tahay heestan iyo qaar kale dhiirigelin iyo wadaniyada,,allah ha guuleyo geesiyada soomaliyeed qalbigan idinkala jirnaa,intii dhimatay alllah haw naxariisto
    Dhulka sow anigu ma lihi
    Dalka sow anigu ma lihi
    Argagaxisada geeridu dhibaysa
    Insha allah soomalita oo nabad ah
    5/10/2022 habeen arbaca

    • @asiahassan8941
      @asiahassan8941 2 года назад

      🥺🤲❤

    • @asiahassan8941
      @asiahassan8941 2 года назад

      Hargaysa 5/10/2022 maalin arbaca ilaahay nabad ha inooga dhigo 🤲🥺

  • @garaadabdisalan2135
    @garaadabdisalan2135 7 месяцев назад +4

    illaaah janadii ha geeyo geesiyaashii wacdaraha u dhigay cadawga injirleeyda ee taariikhda baalka dahabka ka galay waad u halganteen dhulkiina waxaadna noo hurteen naftiina, intaa noolnahay waa idiin soo duceenaynaa waxaana idiin balan qaadeenaa cadawga sidaa uga difaacdeen dhulka ayaa anagana uga sii diifaaci doonaa jiilba ba kasii jiil si walba oo aan u taakdaranahay itoobiya intaa xortaana sooma istaagi doonto inta ay heestaana waan ka saari doonaa markaa awood u yeelano.

  • @sarakookie
    @sarakookie 2 года назад +35

    ax wadankeygow waan ku jeclahay ilahay sidad hore iyo kafiican ha, kugu soo celsho 😭😭😭😭💪🐅

  • @Mahmoudowen
    @Mahmoudowen Год назад +13

    3 bilood baan wadankeyga ka maqanahay 22 may 20123 ayaan kasoo waana markii ugu horeysay aan kasoo safro hadeer qurbaha ayaan nolal cusub ka bilaabay lakin wadankeyga isla markiiba waa u xiisay hada waa 18 August 2023 MN USA😭
    Hadii qoraalkan kuso gaarey like ii saar xasuus ayuu ii yahay 😭😭

  • @abdirahmanhussein6979
    @abdirahmanhussein6979 2 года назад +13

    Ninkii Dhoog ku yimi bay geeridu dhibeysa
    Waqtigi dhamaayoo wu dhaqaqi doona 😢😢😢😢😢😢😢😢 Axlaaa

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 Год назад +6

    AHUN abwaan Singub.. Waa Ree Dhagaxbuur.. OGadenya.. School Ladhaho ayaan Tagi jirey Magaciisa markan ahaa 12th keygii..

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh8246 2 года назад +10

    shiiraan shidaad muraad....waa qof qiimo badan qasaaidka iyo nebi amaanka ayuu caan ku ahaa

  • @apdirahmanMohamed22
    @apdirahmanMohamed22 4 года назад +23

    2020 Baan Wali Dhagaysanaya Somaliyana Waa Loo Heshiyey Alla Xamay Hees Tahay

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 года назад +24

    Mirihii sangub laxankii shiiran shadaad muraad codka hobolada waaberi

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 2 года назад +13

    alow wadankena sidii barasamadkii nogu soceli qurbo iyo wadan shasheye wan ku dallnay 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭😭🐆🐅🐅🐅🐆🐆🐅😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Aza_7
    @Aza_7 2 года назад +14

    18/2/2022 ayan dawanaya
    Hees wadani ah waye walahi dhiiga ikacay

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 года назад +14

    Waligay hees aan dhagaystay kuma beerqaadmin oo kuma dul ilmayn. Heeskaani xusuuso badan oo qaraar buu i horkeenay, sidaas ayuu iigu qasbay inaan ilmeeyo.
    "Waqtigii dhammaayoo
    Wuu dhaqaaqi doonaa!"

  • @issackido-io6nu
    @issackido-io6nu Год назад +6

    Waaa iga oooysisey runt ahaaantii
    Really my tears comes down

  • @umairchanalles4900
    @umairchanalles4900 Год назад +6

    Kadib saxixi muse bixi badena😢😢 Somalia wen alhayow barake oo isku keen

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b Год назад

      Amiin wallo illahay badaas kuwii ku midooba ee gacmaha is qabsada haynaga yeelo❤soomaalinimo inaga badan

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 2 года назад +9

    the old is gold🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @_wll____
    @_wll____ 2 года назад +7

    Ninkii dhoof ku yimid Ayey geeridu dhibaysaa😭😭😭

  • @Somalia5
    @Somalia5 Год назад +2

    🤍🇸🇴🩵 SOOMAALIDA WAAN JECLAHAY EE ISJECLAADA ADINKANE❤ AAN SOO CESHENO NABADGALYADII DALKEENA TAALEY. AAN KATAGNO XASADKA IYO QABIILKA BAQTIGA AH. ISRAACA AAN SOO NOQONEE❤

  • @salim_ahmed.
    @salim_ahmed. Год назад +3

    Dhulka sow anigu malihi
    Dalka sow anigu malihi❤

  • @mohamedmubarak9415
    @mohamedmubarak9415 4 года назад +10

    Wadani Allow kuuu naxariiso

  • @deeqaladan5565
    @deeqaladan5565 3 года назад +5

    Alle how naxaristo abwan sangub somali dhaxalbu ugategay

  • @The-Abshir-mohamud
    @The-Abshir-mohamud 11 месяцев назад +1

    2:42 saq dhexe talado baxeyso arbaco soo gaeyso 21/2/2024.
    Badda sow anigu malihi dalka sow anigu malihi 😢😢 😭😭
    Mogadisho

  • @nasirosmanali7285
    @nasirosmanali7285 2 года назад +28

    This is historical song & memory of once upon a time 1980

    • @mustafeali617
      @mustafeali617 Год назад +2

      Today our sea is in danger and this song will help us to fight the enemy.

    • @AbdirizakMaslah
      @AbdirizakMaslah 4 месяца назад

      @@mustafeali617 that is really pro 👏

    • @MaryamaMahamoud-zf9zb
      @MaryamaMahamoud-zf9zb 4 месяца назад

      War af soomali wax kusoo qora

  • @FaizaAbdulkadir-pl6kf
    @FaizaAbdulkadir-pl6kf 8 месяцев назад +2

    Heesta wxn no darneyd maalinki aan goja cade aan qabsanay aniga si kle ayeey darenkeyga ka dhigtay wyo wxy aheed dagal dad aan isku dhiig nahy lkn dhalintii kle aan isla soconay farxd bey u aheed nin somali ah ba mesha ku dhimanayeyna wx ka jcelstay malinka ina la daglamo Itoobiya lkn mey dhicin 25 Augusta 8 2023 malin madow bey somali u aheed 😢

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 месяца назад +1

    GUUL URURKII SNM BURCO 1988 MAALIN JIMCE AHAYD WAXAANU DILEY CADCEED KABTAN FAALSO SICIID TIMO JILIC IYO FAQASH KALE OO BADAN GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND MAANSHALAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 4 года назад +18

    Dhulku waa dhulkeygii shisheeyena uma ogali

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад +11

    Erayadii Mohamud Abdullahi Sangub

  • @mohamedabdulle8047
    @mohamedabdulle8047 Год назад +3

    Tii ugu darnayd baa dhacday oo ah in dadka la dhalan rogo, wana la dhalan rogay dadkeeni oo waxaa lagu dhaadhacsiiyay inay Ethiopia Alshabaab naga ilaaalinayso

  • @Rashma719
    @Rashma719 2 года назад +3

    17/1/223 wadanya ninku dhoof kuyimid be geeridu dhibeysa 😢🇸🇴❤

  • @wllhilaac3222
    @wllhilaac3222 2 года назад +5

    08/11/2022 ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibeysaaa 💪 Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 года назад +2

    Alle how naxariisto abwaan sangub geesi buu ahaa

  • @suweyzpuntland152
    @suweyzpuntland152 3 года назад +15

    Dhulka sow aNg malihi 💪💪💪😍daLka sow aNg malihi 💪💪🥰🇸🇴🇸🇴💪💪🥰🇸🇴

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 Год назад +1

    No more Alshabaab insha Allah
    Allaha guuleyso ciidamdeena geesiyaasha ah
    Iyo xaq u dirirka Shacabka ee la dagaalamaya
    Khawarijta

  • @HiboHssn
    @HiboHssn 7 месяцев назад

    Heestan waxa soo raadshay 25/6/2024 waliba ano ka xun ciidamo ithopia io kenyan ah oo so galen gobolada somalia qeeb kamid ah malinta xurnimada somalia 26/6/2024 uu muse biixi heshiiskii dakada berbera u saxiixi rabo abii ahmed somalia waa la kala qeybiyey madax daacad eh oo wadaniya alle hakeno🤲🥺💔 Ilaahay dalkeena oo nabad buuxda leh io dadkena oo mid ha natuso i.a 🤲🇸🇴❤️

  • @sergentzack
    @sergentzack Год назад +4

    I will never forgive the once who made us into stateless around the world and destroyed our country.

    • @Almasri447
      @Almasri447 Год назад +1

      Likewise, i will not forgive the one's who made us stateless.

  • @sihamahmedroraye9059
    @sihamahmedroraye9059 4 года назад +7

    2021 ba wali dhageysanaya

  • @heroman5545
    @heroman5545 2 года назад +5

    dhalanrogu markhaati Ayaan u ahay cajiib saadaashi barisamaadki

  • @xabiibulmalayiin6777
    @xabiibulmalayiin6777 3 года назад +5

    Ninkii dhoof kuyimid baygeeridu dhibaysaaa

  • @walimohammud3921
    @walimohammud3921 4 года назад +9

    Waa wadani sax ah

  • @GaryaqaanWaheliye
    @GaryaqaanWaheliye 8 месяцев назад

    Somalia mar un waa soo laban 💪 2:17

  • @dhurbe6088
    @dhurbe6088 3 года назад +9

    Heestaan goormaa laqaaday

  • @Somalia5
    @Somalia5 Год назад +2

    ALaah Alaah ❤ what a song🇸🇴🤍🩵🤍

  • @ahmedabdulsalaam7
    @ahmedabdulsalaam7 5 месяцев назад

    2024 dalkiyoo wada shisheeyo wada ah madaxdii 100 gaareeso lakin wax tarkooda mooqan somali oo qabiil maaanta kuwa qabiil lacag kasameeyo kuwana isku laayo kuwana shisheeye jaceel meel lafadhiyo yaa ituso amaamihii wac naa 😢😢😢 illahow somali isku celi oo madax mideeso inoo sahal

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 месяцев назад +2

    Waa geesigii 77

  • @bayalhabohurguf575
    @bayalhabohurguf575 2 года назад +5

    Alshabab
    Ayey
    Geerida
    Dhibeysa

  • @xamdiclahi2268
    @xamdiclahi2268 2 года назад +4

    14/3/2022 ayan dawanaya

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 месяца назад

    WAA HEESTII U SHIDNEYD SNM MAALINTII JIMCIHII 1988 AY SOO GALEEN MAGAALADA BURCO

  • @khaalidmohamedindhoskhaali766
    @khaalidmohamedindhoskhaali766 5 лет назад +11

    geeridu waxay dhiibeysaa niinka dhoof ku yimid halgan yaal iga dheeh

  • @CamaarAbdinuur-up6oo
    @CamaarAbdinuur-up6oo Год назад +1

    Heestan imisadii Baa La qaaday kolay cili fog waayee

  • @nuurocali5913
    @nuurocali5913 3 года назад +4

    Allow wadin no dhaaf

  • @user-moneywayf8xn1d
    @user-moneywayf8xn1d 4 месяца назад

    somalia wa israaci doontaa malin un😰🇸🇴💀

  • @ifraaxbintuosman5849
    @ifraaxbintuosman5849 4 года назад +6

    2021

  • @MohamedBakayle
    @MohamedBakayle Год назад

    Esh calla heestani waa heesta kaliya enla ilmeeyo of caleeg

  • @heroman5545
    @heroman5545 2 года назад

    waayo waayo runti barisamaadki somaalaay 2022 si jirtaa siima jirto

  • @cabasibrahim3930
    @cabasibrahim3930 Год назад +2

    ʜᴇᴇs ᴛᴀʀɪɪᴋʜɪ ᴀʜ ᴡʟʜɪ 😢

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 3 года назад +15

    sedexdan Dislike saartay See loo haaya, Xanun nuuce. ah haayo.

    • @hi-kj3ho
      @hi-kj3ho 2 года назад

      waa soomaali xabashi ah

  • @صالحموس-و5ق
    @صالحموس-و5ق 5 лет назад +8

    Dhulka sow anigu malih

    • @siciidmaxamed493
      @siciidmaxamed493 5 лет назад +5

      Allew iga yeel ki somaliya wax ka bada lah imnka waxan arday waxan dadaal ugali Donna somaliya inn ka qabto caado qatayasha

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 4 года назад +2

      Siciid Maxamed
      Maashaa Allaah. Allaha kugu guuleeyo. iisoo sheeg maalinta aad howshaa bilowdo waan ku garab istaagaayaa’e.

    • @nimcoquen7814
      @nimcoquen7814 2 года назад +2

      @@siciidmaxamed493 wll ma nabad qabtaa hada wali miyad dhigataa mise wad dhamaysay an ku garab istagnee 🥺

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 2 года назад +2

      @@nimcoquen7814
      Dadkii Soomaaliyeed weey ka daaleen caada qaate khaa’in waddan ah oo shisheeye u shaqeeya dulmina ka galaaya dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Allaha ku sharfo walaasheey.

  • @Pharo111
    @Pharo111 2 года назад

    Ninki dhoof ku imidbey geeridu dhibta 8 2 2023 guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🩶❤️

  • @abdulhakemaditya
    @abdulhakemaditya 2 года назад

    SOOMALI MEEL KASTA OO AY KU SUGANTAHY DALKA HA DHISTAAN
    HEESTAN WA QIIRODA MARKAAN ARKO SOOMAALI OO XOR AH HADANA KALA DAADSAN OO QABIIL HADHEEYAY
    TARIIKH 1/1/2023

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад +1

    Wadama badan leska badi doonaa hada dadkalaleeyihiin calanka kuleyahay hadi ladiday lugta iskuqadaneyna cidii diday asal soomali ma aheen marti kuli kalamasokeyso cidilahed asal dhulka habar gidir abgaal wixi kasoharaa wadamadodiiasal wixi kahesta hakagacsadaan itobiyana walalo yihin elataree lacagaa keentay aburtay dhalasho run somali wadaagaan buurfule ninki habarten gursada adeerkeen anaga maya walakalaleexiyaawaaisgarba dagi garaan gelin ninkeda galina ciyalkeeda laba xaafadood

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Год назад

    Waa heesihii halganka

  • @ahmeddaacadofficial5352
    @ahmeddaacadofficial5352 Год назад +1

    14/9/2023

  • @bisharoabdilahi9540
    @bisharoabdilahi9540 2 года назад

    Ilahow reer sool dulmiga logu hayo ka dulqad

  • @cabasibrahim3930
    @cabasibrahim3930 Год назад

    2019/7/22 😢

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 2 года назад +1

    heestan yaa loo qaday horta

  • @msm3682
    @msm3682 2 года назад

    06/11/2022 ban dhegaysnayq

  • @Teambloxfruit-r8g
    @Teambloxfruit-r8g 2 года назад +1

    9/26/2022/ 9:26pm monday

  • @ShadaliXabiib
    @ShadaliXabiib 2 месяца назад

    Shadalixabiib

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Год назад

    Dadkeyga////miyaaa/ladhalam/rogi/////hada/soomaalaay/eaad/isdhalan/rogteeen/wax/wal/oo/birimageyda/remastered...isdaba/qabo???????fiki///////hadalku/dhameee/mid/guuleystey/uyo/mid/laga/guuleystey/garanmaaayo

  • @igehali9172
    @igehali9172 2 года назад

    5/Oct/2022

  • @mosharuu1538
    @mosharuu1538 2 года назад

    Wadani nimo

  • @cabasibrahim3930
    @cabasibrahim3930 Год назад

    2023/8/14 ᴍᴀʟɪɴ ɪsɴɪɪɴ ᴀʜ 10:33 ᴡʟɪʙᴀ ᴀɴᴏ sᴄʜᴏᴏʟ ᴜ ɢᴇᴍʙɪʏᴀʏ 😅😅

  • @osmanmuuse153
    @osmanmuuse153 3 года назад +1

    Daniel duffra lagged

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Год назад

    Waad/sunscreen.5soomaali..cidwalba/jooji/dhhiiga/dhexdiinu/waa/xaraaan

  • @Abdinasir18
    @Abdinasir18 5 лет назад +4

    Dhalka anigu sowmali anigaaa udhimanaya dalkayga somaliand nacalaaa faqasha kuyaal

  • @cabdicano8698
    @cabdicano8698 Год назад

    This is thrash we need a clear one

  • @sugowbarre4206
    @sugowbarre4206 4 года назад

    Suge @.com

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Год назад

    Dawo??? Qalbiga/isnc eyb.joojiya

  • @husseinayaanle6109
    @husseinayaanle6109 4 года назад +7

    Dhulka sow anigu malihi