Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Heesta magaceedu waa heegan waa mirihii abwaan maxamuud cabdullhi sangub iyo codkii iyo laxankii xassan diiriye faarax
Geesiyada Somaaliyeed wiilashanada xafidahullaah 🇸🇴💪🇸🇴
Asc
The sweetness of having Government, I wish I could see my country in peace and prosperity❤
HEESTA OO QORAAL AH0:03 Hidaha iyo dhaqankiyo Hawlahaa dhulkaygaaLaysaaray haybadee x2Xil huwaday hadiyo jeerHoru socod ubaahane x2Anigiyo habeenkay Hoodada ku kulanee x2Heegan aan ahaadoon horseedoOO way lay hanwayn yoon hoggaanshoo ! x2......................................................................Lama huro nin hawl kara Sida geed hadhwaynbaaLagu soo hirtaaye !!!!! x2Hedaydiyo nasiibkaa is hareera yaallee x2Lama hilin habboonaaRabbow igu hagaajee x2Heegan aan ahaadoon horseedoOO way lay hanwayn yoon hoggaanshoo ! x2Taladi hiir galiyooHoodaana lay yidhiYay habaqle noqonninee x2Anna hibo ku qaatooMa halmaami karayee x2HILIB KIISUBUU CUNAYNIN HAGRADAY DHULKIISEE☹ X2Heegan aan ahaadoon horseedoOO way lay hanwayn yoon hoggaanshoo ! X3HADAAN WAX QALDAY SAX. MAHDSANID
Heestaan xasuus ayey igu leedahy ma illaawo 2010 wllkay iga wayn telkiisa ka daawan jiray ayado lasaaray ciidanka oo Sanaagtaas ku gaardinaya ❤ Xasuus wali waan jeclahay heestaan.
Videoga gaawarida badan saw maha xingalol u malayn
@@MohamedIbrahim22193 Haaa Nio halkee ka helaaa
Abdikammlil cawaale wadani dhab oo dhulphnte ah bu aha alle ha unaxriste🐎🔥🦁🤲🤲🤲
Wa mirihii abwaan maxamuud cabdullhi sangub iyo luuqdii xassan diiriye faarax riximullah 2 duba taariikhda haka been sheegin walaal
1àà1¹q1Qq@@amirsheikh691
@@amirsheikh69111pp¹¹1q11q¹qqp11pqa
Sxb mahadsnid heesta oo sax ahHoraan u waaye✌
Aduunyo 1998kii iyo anoo Netherlands jooga magalda utrecht am now galkacyo Somalia my home sweet home
Waaw Waaw Waaw Waxaykahadashay Meelqotadheer Heestu.Alle Naxariisti Jannahtul Fardowsa Hakawaraabiyo Xasan Diiriye Faarax 🫡
😂😂😂😂😂😂 hilibkisa bu cunay nin hagraday dhulkisa xaqiqdi wa walahi 😂😂😂😂
Aun waa fannaan Xasan Diiriye.
Heestaan waxaa qaaday xasan diiriye faarax alle ha u naxariisto
Gahis❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xil huwadey had iyo jeer hore socod u baahane❤❤❤❤
Xasan diiriye waa isaaq
Heegan aan ahaadoon horseedooOo way lay hanwayn Yoon hogaanshoo😢
Abwaan. Maxamud Cabdilaahi Ciise Singub
Hilibkiisa buu cunay nin hakraday dhulkiisa
Aduun maxaanu wanaag ka dib dhacnay
M.a
AUN AL-MUALIF MAXAMUD CABDULLAHI CIISE ( SINGUB ) ..AUN AL-FANAAN XASAN DIIRIYE FARAX OO SI CAJIIB AH UGU LUUQEYEY HEESTA HEEGAN AAN AHAADO 1967 SOO BAXDAY.
Qoraalka yaa haya oon u ducaynaa?
Wow mashallah horoso
Geesiya soomaliyeed
hees qaaaliya
Maalin aduun😥
Way dalkaygi aaway 😢
Halaas Ciwaanka Kasaxa Fadlan:Waa Hilibkiisiibu Cunay Nin (Hagraday Dhulkiisii)
Hedeydiyo nasiibka is hareero yaalee
Abwaan. Singub.
Singub
Cii
Heestaam miraheeda yaa lahaa somali dhagayar?
AUN abwaankii ku caanbaxay ereyada wadaniga ah ee SINGUB
@@wiilkareerxaaji8577 sax
Fanaanka qaadaya waa kee
@@NuurCA. Fanaanka qaadaaya heesta waa xasan diiriye faarax AUN
AHUN Abwaan SANGUB aya ereyada leh
Hegan ahada horsedow
Waa la' ii Han weynahe aan Hogaansho
No xasan diriye
.
Heesta magaceedu waa heegan waa mirihii abwaan maxamuud cabdullhi sangub iyo codkii iyo laxankii xassan diiriye faarax
Geesiyada Somaaliyeed wiilashanada xafidahullaah 🇸🇴💪🇸🇴
Asc
The sweetness of having Government, I wish I could see my country in peace and prosperity❤
HEESTA OO QORAAL AH
0:03
Hidaha iyo dhaqankiyo
Hawlahaa dhulkaygaa
Laysaaray haybadee
x2
Xil huwaday hadiyo jeer
Horu socod ubaahane
x2
Anigiyo habeenkay
Hoodada ku kulanee
x2
Heegan aan ahaadoon horseedo
OO way lay hanwayn yoon hoggaanshoo !
x2
......................................................................
Lama huro nin hawl kara
Sida geed hadhwaynbaa
Lagu soo hirtaaye !!!!!
x2
Hedaydiyo nasiibkaa
is hareera yaallee
x2
Lama hilin habboonaa
Rabbow igu hagaajee
x2
Heegan aan ahaadoon horseedo
OO way lay hanwayn yoon hoggaanshoo !
x2
Taladi hiir galiyoo
Hoodaana lay yidhi
Yay habaqle noqonninee
x2
Anna hibo ku qaatoo
Ma halmaami karayee
x2
HILIB KIISUBUU CUNAY
NIN HAGRADAY DHULKIISEE☹
X2
Heegan aan ahaadoon horseedo
OO way lay hanwayn yoon hoggaanshoo !
X3
HADAAN WAX QALDAY SAX. MAHDSANID
Heestaan xasuus ayey igu leedahy ma illaawo 2010 wllkay iga wayn telkiisa ka daawan jiray ayado lasaaray ciidanka oo Sanaagtaas ku gaardinaya ❤ Xasuus wali waan jeclahay heestaan.
Videoga gaawarida badan saw maha xingalol u malayn
@@MohamedIbrahim22193 Haaa Nio halkee ka helaaa
Abdikammlil cawaale wadani dhab oo dhulphnte ah bu aha alle ha unaxriste🐎🔥🦁🤲🤲🤲
Wa mirihii abwaan maxamuud cabdullhi sangub iyo luuqdii xassan diiriye faarax riximullah 2 duba taariikhda haka been sheegin walaal
1àà1¹q1Qq@@amirsheikh691
@@amirsheikh69111pp¹¹1q11q¹qqp11pqa
Sxb mahadsnid heesta oo sax ah
Horaan u waaye✌
Aduunyo 1998kii iyo anoo Netherlands jooga magalda utrecht am now galkacyo Somalia my home sweet home
Waaw Waaw Waaw Waxaykahadashay Meelqotadheer Heestu.Alle Naxariisti Jannahtul Fardowsa Hakawaraabiyo Xasan Diiriye Faarax 🫡
😂😂😂😂😂😂 hilibkisa bu cunay nin hagraday dhulkisa xaqiqdi wa walahi 😂😂😂😂
Aun waa fannaan Xasan Diiriye.
Heestaan waxaa qaaday xasan diiriye faarax alle ha u naxariisto
Gahis❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xil huwadey had iyo jeer hore socod u baahane❤❤❤❤
Xasan diiriye waa isaaq
Heegan aan ahaadoon horseedoo
Oo way lay hanwayn Yoon hogaanshoo😢
Abwaan. Maxamud Cabdilaahi Ciise Singub
Hilibkiisa buu cunay nin hakraday dhulkiisa
Aduun maxaanu wanaag ka dib dhacnay
M.a
AUN AL-MUALIF MAXAMUD CABDULLAHI CIISE ( SINGUB ) ..AUN AL-FANAAN XASAN DIIRIYE FARAX OO SI CAJIIB AH UGU LUUQEYEY HEESTA HEEGAN AAN AHAADO 1967 SOO BAXDAY.
Qoraalka yaa haya oon u ducaynaa?
Wow mashallah horoso
Geesiya soomaliyeed
hees qaaaliya
Maalin aduun😥
Way dalkaygi aaway 😢
Halaas Ciwaanka Kasaxa Fadlan:
Waa Hilibkiisiibu Cunay Nin (Hagraday Dhulkiisii)