Waligeen cadow waan laaheen ilaa marki aynu qaadanay Xornimada, lakin hada ayay ka faa’idesteen kala qoqobkeen. Waynu soo laaban inago adag Somalia Ha noolaato. 🇸🇴❤️✊
Heestan Majeerteen baa loo qaaday 1979. Waxaad moodaa inay hadda oo la joogo 2024 ay mar kale soo noqotay markaad eegtid khilaafaadka aan dhamaaneyn ee u dhexeeya dawlada dhexe. Allow Somali heshiisii, aamiin. Somalilandna aqoonsi sii.
In kastoo loo baaqo oo loo sheego barwaaqo Dad bay meeli bugtaa Aan baranee noo kala baadhow bayaan u caddee Bayaan u cadeeye waa booli cuna balow iyo tuugga Beesha israacday may ka bukaatay Barkhadda iyo khayrka miyey ka bukaatay Beesha irsraacday miyey ka bukaan Waxay wateeno baryahan la waayey baafinayeen Maxay ahayd balanteenu, Maxay ahayd Ka innaga beydha - ha innaga baxo Baasha u leexda - ha innaga baxo Dhulka bi'inaaya - ha innaga baxo Loomaba baahnee - ha innaga baxo Qabiilka ka buuxo - ha innaga baxo Kuwa dhulka binaaya - ha innga baxo boogi ku taale - ha innga baxo Loomaba baahnee - ha innaga baxo
Guri dhisan, haba iska foolxumadee lama dumiyo. Dawladdnimadu waa guri dhisan oo ummaddu hadhayso. Maah-maah ayaa jirta oranaysa “Kabo Xume Ma Hadhee Kabo-Laawe ayaa Hadha”. JABHADIHII ITOOBIYA KU ORDAY, IYAGA OO AAN UMMADDA WAXBA U QORSHAYNIN AYEY UMMADDII FIDNO KU KALA DIREEN. WAXA KA DARAN HESHIISYO AYNA KA BIXI KARIN AYAA ITOOBIYA KA SAXEEXAY. SIYAASIINTII JABHADAHA HORBOODAAYEY NIN ITOOBIYA DANAHEEDA KA HORIMAN KARAA KUMA JIRO. NIMANKAASI HOGAANKA WADANKA WAA IN LAGA ILAALIYAA.
Waligeen cadow waan laaheen ilaa marki aynu qaadanay Xornimada, lakin hada ayay ka faa’idesteen kala qoqobkeen. Waynu soo laaban inago adag Somalia Ha noolaato. 🇸🇴❤️✊
Heestaan waxaa looqaaday jabhaddii dalkeenna lagu bur-buriyey ee itoobiya soo kiraystay sannadkii kacaankii
AUN Abwaan Meecaad Miigane dhaxal badan buu uga tegay ummadda soomaaliyeed
Heestan Majeerteen baa loo qaaday 1979. Waxaad moodaa inay hadda oo la joogo 2024 ay mar kale soo noqotay markaad eegtid khilaafaadka aan dhamaaneyn ee u dhexeeya dawlada dhexe. Allow Somali heshiisii, aamiin. Somalilandna aqoonsi sii.
@@abdiosman1308 Somaliland waye kuwa buuka ila hada aqoonsi dartisa axmarta Daba ordaya Bada iyo bariga becinaya
waa ereyaddii majaajilayste ,abwaan
meecaad miigane obsiiye
In kastoo loo baaqo oo loo sheego barwaaqo
Dad bay meeli bugtaa
Aan baranee noo kala baadhow bayaan u caddee
Bayaan u cadeeye waa booli cuna balow iyo tuugga
Beesha israacday may ka bukaatay
Barkhadda iyo khayrka miyey ka bukaatay
Beesha irsraacday miyey ka bukaan
Waxay wateeno baryahan la waayey baafinayeen
Maxay ahayd balanteenu, Maxay ahayd
Ka innaga beydha - ha innaga baxo
Baasha u leexda - ha innaga baxo
Dhulka bi'inaaya - ha innaga baxo
Loomaba baahnee - ha innaga baxo
Qabiilka ka buuxo - ha innaga baxo
Kuwa dhulka binaaya - ha innga baxo
boogi ku taale - ha innga baxo
Loomaba baahnee - ha innaga baxo
xaaasha wujuud wey is garanayaan ee heynaga baxo😂
isaaq
Heestan sidaan ka.dhagaystay Radio Hargeisa, gaar ahaan wakhtigii laga waramayey taariikh faneedkii abwaan Muxumed Masmas, waxaana la sheegay in heestan uu abwaankaasi lahaa la odhan jiray Masmas. Alahaunaxariisto. Amiin.
wll iska hubi heestan waxa lahaa meecaad miigane
Alla ha u naxariisto Abwan Cali sugule ayaa lahaa
Waa erayadii Micaad miigane AUN
Waa markay dawladii Siyaad Bare ku mucaarideen eey Ethiopia galeen ooy la bexeen SSDF. Just for power greedy!
Raxmaanku haw naxariisto intii dhimatay🤲
29/11/2024 Ilahaw unaxariiso
xaaasha wujuud wey is garanayaan ee heynaga baxo😂😂
Kainag beydha hanaga baxo waa jira kuwu xolo ah oo iyaga dabadhilf uahoo iyagana war kasoo khada anagana war naga khadaan kaşı inkar haku dhacdo
12/4/1978 SSDF inqilaabkii dhicisobey ayey u qaadeen
Heestan waxa loqaday jamhadihii ssdf iyo snm
Maya sxb afarjeeblayaasha dowladii rayidka aheyd baa loo degaayay Mohamed Haji Ibrahin igal muuse boqor iyo kuwa kaloo badan talyaani madoow ahaa
Marka heestu soo baxday waxay ahayd 1976 marka SSDF & SNM sameymeene waxay kala ahaayeen 1979 & 1981 wax walba la iskama qoro
Sory sxb wali maadan fahmin jabhad kamaan hadlin mana quseyso heesta afarjeeble oo loola jeedo dibutaatiyaashii ama wasiiradii iyo hogaamiyayaashii dowladahii rayidka ahaa ee dheefti yareyd ummadu leheyd kaligood ku noolaa ama wadanka jaqi jiray dhici jiray hantida qaranka ama ummada sida kuwa hada barlamka dowlada dhexe iyo kuwa maamulada Cid ay wax u hayaan jirin saasoy tahay dhaqaalihii iyaga uu ku socdo shacabkana dhamanayaan
isaaq
Balanteenu waaa saarida kaligi taliska uurka ka buka
Sooooo imow soooo dhawoiw yartaaneey tanay yartayarta xaan istaahilaaba Laysmaqadariyeylaysmaqadariyaey qiimobadandumaroo cadayyareey buktaa buktaa dumaaar iyo Rag.
1 jan 2025 hormar io barwaqo dadkeygow
Oh, As, galab wanaagsan. qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey
Heestaan waxaa laga waday kuwii inqilaabka rida is yiri 1980
Maahan sxb waa markii ruushka la saaraye 1977 Markaas waaye
Maya sxb dowladii la afgambiyey ee rayidka afar jreblayaasha ahaayeen baa lagu dhaga hadlayey
[🇸🇴 .
Waxeey aheed?, Doowlad-nimo da yaan la business, ee halasii wadaa..
Xasan Shiikh 6:55
Erayadii Mecaad Miiganeh Laxankii Xasan Diiriye Muqdisho 1976
Heestan wan kahele
Dageysi Wanagsan, Siz
lk Hajji, waad mahadsan tahay.
Guuuuuuuuuuul
Saxsax Runrun.
Sheeko baraleeydii Afweyne.
isaaq wali meel ba bugta
MORE THAN A SONG🎧✊🥰
Meegacad miigane midhisihi
Wecbaa bukankadhigey ooaad ugu sixiten runtan aan idin shegba baa book idinyelay wacel wecel dhaley maruntaa dadka kula gagalameysaa besha horum mar koda ku sixir tan asbax mina subax nolasheda sixir kubabisey
Heestan inbadan ban deydeyey wad mahad santihiin
Yaasiin aburaas watch
Heestan waxa loqaday jamhadiihii ssdf iyo snm
Guri dhisan, haba iska foolxumadee lama dumiyo.
Dawladdnimadu waa guri dhisan oo ummaddu hadhayso.
Maah-maah ayaa jirta oranaysa “Kabo Xume Ma Hadhee Kabo-Laawe ayaa Hadha”.
JABHADIHII ITOOBIYA KU ORDAY, IYAGA OO AAN UMMADDA WAXBA U QORSHAYNIN AYEY UMMADDII FIDNO KU KALA DIREEN. WAXA KA DARAN HESHIISYO AYNA KA BIXI KARIN AYAA ITOOBIYA KA SAXEEXAY. SIYAASIINTII JABHADAHA HORBOODAAYEY NIN ITOOBIYA DANAHEEDA KA HORIMAN KARAA KUMA JIRO.
NIMANKAASI HOGAANKA WADANKA WAA IN LAGA ILAALIYAA.
Shabaab IYO FARMAAJO ayay loo tiriyey heestan ayay U egtahay
Maya sxb tuugada deni madoobe iyo kuwa qabiilka ka buuxo ba lo tiriyey
Mingiste farmajo bay ku socotaaa meel baa bukta nadalka
Asc waxan umaliin nagabaxa siysad bare magaran iisheeg hadad fahanta
Waxaa lala hadlayaa kuwii inqilaabka dawlada kuwaday oo sikasta lala hadlay
Waakan leh
inkastoo loo baaqo
Oo loo sheego barwaaqo
Dad bay meeli bugtaa
Thanks for j love
Aan baranee
gmAs, galab wanaagsan.
December:2023
Ha buskoonina dheh tadaran haidiin ahaato Nabse waa maguuraane lagumana tisqaado tanaadana , heeteh heeteh baafinayaanbaafinayaan.shar iyo fitnah baabiin
Grate song with rich meaning
Yaasiin maxamed.jaamac
Heesihii dadka madaxa looga dhaqi jiray
waa heesihii dadka lagu guubaabin jiray
0:40
Kkk
Ruuf
isaaq
Yaasiin aburaas watch