Laxankii ahmed cali cigaal Masha allah Erayadii xuseen aw faarah Waxa ka dhex muqdah Ahmed cali cigaal Abdi cali baqalwaan Mohamed ahmed kulul Iyo rooraaye
Kan la amino iman laheyn umada xadow wa lagu arka kan awod lehe axdigi la galay an ofino wa lagu arka ki ururi ye afartisa qabil wax ku sorayow wa lagu arka kan wax ibiyo umada dhibay la oyayayow wa lagu arka edeysane wa lagu oh yahay wa lagu abal marin ki no ego arliga u dhashay afowayo Isticmar u adegayow wa lagu arka
Edeysanow edeysanow wa lagu og yahay wana lagu abal marin kan adke la yiri axdiga u galay an ofinow wa lagu arka kan awod site amarki la faray an ilalin wa lagu og yahay kan wax ibiyo umada dhibo laga oynayo wa lagu arka kan aslub laheyn urkana buko ibtilada wadow wa lagu arka ki exdo e aso xaqana ilka u qodow wa lagu arka ki ururiye ambade qabil u abtirinaye wa lagu arka ki iblis ka iyo af mishar noqdo na ugarsadow wa lagu arka ki na ohiyay arligu u u dhashay ubada u qodow wa lagu arka kan aqasobaye Isticmar wate u adega yow wa lagu arka wana lagu abal marin edeysanow wa lagu og yahay wana lagu abal marin lagu kor qadi jiray malinta la togto lo qadi jiray qainul wadan ka malinta la togto lo qadi jiray
Heesaha Waaberi ee wadarta ah waxaa ugu badan oo laxameeyey waa Ahmed Ali Cigaal 😅 taas qofkaa doonto weydii. Yes Ahmed Naaji Sacad waa qabiir kale xaga laxanka. Balse heestaan Cigaal baa laxameeyey sida la isku raacay. 😂
ILAAHAY JANATAL FARDOWSA HA KA WADA WARAABIYO DHAMAANTOOD. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Aamin
Amiin ya alah indhaha wadan kena waberi
Waa erayadii AUN abwaan XUSEEN aw faarax dubad
Aamin
Laxanki Axmed Cali Cigaal. Naartii Abdirashiid Qodhob. Dirqolas!
Khaatumo SSC GUUUUUUUULL
Ilaahay ha u naxariisto,xasan diriye ,maxamed axmed kuluc,cabdi cali bacalwaan,iyo axmed naaji sacad,waxaa ka nool axmed cali cigaal
Aamin
Laxankii ahmed cali cigaal
Masha allah
Erayadii xuseen aw faarah
Waxa ka dhex muqdah
Ahmed cali cigaal
Abdi cali baqalwaan
Mohamed ahmed kulul
Iyo rooraaye
Eedeysanayaasha hadda waa wasiirro iyo raiisal wasaarayaal iyo taajiriin
Xaqiqdi wa runta edeysanaha all wa madaxdi dalka 4.5 shahado qabil watan
Majeerten ahmed cali cigaal walhi waa qaran somaliya is the one and only mj ✌️✌️✌️✌️✌️ all daarood waa qaran and all somali
Waa waxa taagan tuug tol leh oo beel uusan waxba siin usoo safaneyso yaab
Aun Ereyadii Abwaan xusein ow faarax "Jumuqtaani"
Abwaan Yusuf Adan Alaale.
waLagu arkaa muuse biixi
Muuse biixi oo maxkamad caalami ah looga yeeray🤔
Kan la amino iman laheyn umada xadow wa lagu arka kan awod lehe axdigi la galay an ofino wa lagu arka ki ururi ye afartisa qabil wax ku sorayow wa lagu arka kan wax ibiyo umada dhibay la oyayayow wa lagu arka edeysane wa lagu oh yahay wa lagu abal marin ki no ego arliga u dhashay afowayo Isticmar u adegayow wa lagu arka
xasan diiriye, axmed cali cigaal, no 3 ma aqaan, baacalwaan, mohamed axmed culuc, gabdhaha jiibinaaya waa faadumo qaasim, daleys, caasho cabdow, duniya, hibo, maandeeq, qamar, shamso cumar , khadra daahir, baxsan. iwm hobolada waaberi
Marka danbilaha qaran la togana lo qadi jiray
subaxda marka iskuulka aadin heestaan haddii idacadda ka soo baxdo waa ogaa in eedaysane la dili doono.
Yaasiin aburaas
Niner le nom
Edeysanow edeysanow wa lagu og yahay wana lagu abal marin kan adke la yiri axdiga u galay an ofinow wa lagu arka kan awod site amarki la faray an ilalin wa lagu og yahay kan wax ibiyo umada dhibo laga oynayo wa lagu arka kan aslub laheyn urkana buko ibtilada wadow wa lagu arka ki exdo e aso xaqana ilka u qodow wa lagu arka ki ururiye ambade qabil u abtirinaye wa lagu arka ki iblis ka iyo af mishar noqdo na ugarsadow wa lagu arka ki na ohiyay arligu u u dhashay ubada u qodow wa lagu arka kan aqasobaye Isticmar wate u adega yow wa lagu arka wana lagu abal marin edeysanow wa lagu og yahay wana lagu abal marin lagu kor qadi jiray malinta la togto lo qadi jiray qainul wadan ka malinta la togto lo qadi jiray
Loves
Ki nafo wayo Isticmar wate u adega yow wa lagu arka wana lagu abal marin lagu kor qadi jiray malinta la togto
Hoobaladii waaberi ayaa isku arkay heestan, laakiin raga hessaya ninka sadexaad ma garan.
1 Xasan Diiriye
2. Axmed Cali Cigaal
3
4 Cabdi Cali Bacalwaan
5. Maxamed Axmed Kuluc.
Life
Love
Like
Danbilaha qaran ka somaliyed danbi ka galo marka la togto lo qadi jiray
Livetions
Laxanka sow ma ahan qabiirka laxanka axmed Naji inta dambe Maxaa loo jaraay inta aan u sheeg ayaa ka daranee
Adeer kumay qornayn. Waxaan hubin kuma qorno fyi.
Ok balse qeybta dambe ma heysid miyaa ? Mise ?
Heesaha Waaberi ee wadarta ah waxaa ugu badan oo laxameeyey waa Ahmed Ali Cigaal 😅 taas qofkaa doonto weydii. Yes Ahmed Naaji Sacad waa qabiir kale xaga laxanka. Balse heestaan Cigaal baa laxameeyey sida la isku raacay. 😂
@abdullahihersi1188 Kolay wakhtigii danbe Ahun Axmed Naaji wuxuu u wareegay Kooxdii Shareero
@@caweyskadalmar Haa brother si wacan baan ula socdaa inuu ahaa Gudoomiyahii Shareero Aun oo uu Riwaayado badan oo Reer Xamar ahna la sameeyey Shareeco. Dadku waxa kale ok aysan ogeyn inuu ahaa Madaxii Muusikada ee Hobalada Waaberi. Ma soo raadin kartaa Hees la yiraahdo “ Dadweynoow Adigaa Leh” waxaa Alifay Tukaale Aun, laxankana Cigaal baa saaray insha’alaah ama heeskale oo la yiraahdo “ Xisbigeena Loo bogay”
Lives
Share
Sorry hassan diiriye baan tegay xaal iyo raaligelin
FacebookS
Facebook
Life