Waxay nooga tagtay wadaniyad iyo dhiiri gelin qalbiga iyo ruuxda somali ku weyn ilaahay ha u naxariisto marwo zaynab h cali siigaale baxsan weligey markaan dhegeysataba waa qiiroodaa ilma iga timaada
Yes indeed this were the real patriots pax somalian when world was really scared of somali republic and what we stood for anti imperialism and white monopoly capital we'll come back.
Abwan Cisman Askari Waa Abwaanka heesaha wadaniga ugu badan matirin karayee waxaa ka mida .............
Ma jecli heesaha inaan comment ka bixiyo lkn heesaha wadaniyinta xaqiqdii dheegaysi_kooda waan ku raaxeystaa
Somalia oo mida allow itus😢😢😓
Wadani dhaba,Wey midowbeysaa insha allah
Saciid kuraaxeryso anba kula midbasn ahee mahadsanid
Markii iidoorku waalaa weeye ilaahaw naga dhaaf wixii denbi aan galay intaan waalayn
Galadaan sugaayiyo
Waqtigii wey na soo galaye
Waxay nooga tagtay wadaniyad iyo dhiiri gelin qalbiga iyo ruuxda somali ku weyn ilaahay ha u naxariisto marwo zaynab h cali siigaale baxsan weligey markaan dhegeysataba waa qiiroodaa ilma iga timaada
Erayadii laxankii abwaan Cismaan Askari 1969,kooxdiisii Xooga Dalka
Ma jecli heesaha kuwanse markaan maqlo ama xauusto waan ilmeeyaa igama aha heesa jecayl
Alloow dowladii soomaaliyeed oo kale dalka nooga hagaaji oo midee waqooyi iyo koonfur 🇸🇴❤😭
Gaashandhigow idin garabgalnee was erayadii.aun abwaan cismaan adan xuseen askari 1976kii muqdisho.codkii seynab xaji cali siigale baxsan
Heestan Waa Heesihii Xooggii Somaliyeed Meelkasta Ha Jooganee Waxaan Guul
Aun mamo qaran baxsan
Allah qiira badanaa ilaahow sidaan sidhaanta ayaan kaa barinay we need great Somalia
Bal muqdisho ha la yimaadeen dad qiiro wadaniyeed leh oo naf iyo maalba u huraya soomaali reer woqooyi haduu yidhi waanu go nay bal qiiro Ku abuura
Gashaan dhigoooooow idin galab galneeeh
BBC waad ku mahad san tihiin codkaan dareenka badan seeynab
Wadatal ❤
Heesta magaceed jer aan guusha soo helo
Yes indeed this were the real patriots pax somalian when world was really scared of somali republic and what we stood for anti imperialism and white monopoly capital we'll come back.
We'll bro
Hadii alle idmo
Cidamada xoga dalka lo qaday gashan dhigow idin garab galnay
😭😭😭😭😭 ama galowga qeyshiyo ugar garabka saraba
Aun baxsan
yasalaam asxan qiiro
1969 shortly after the military coup.
Great song