Afhayeenka Madaxweyne Farmaajo" Doorasho Qof Iyo Cod Ah Ayaay Ummadda Ka Sugeysaa Madaxweyne Xasan"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 июл 2024
  • Afhayeenka Madaxweyne Farmaajo" Doorasho Qof Iyo Cod Ah Ayaay Ummadda Ka Sugeysaa Madaxweyne Xasan"
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RUclips
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond RUclips!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Комментарии • 116

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад +7

    Mashaa Allaah Rag culus oo Aragti dheer ayaa is helay
    Allaha idin xifdiyo
    Guuleeysta
    Soomaaliya Allaha badbaadiyo

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 дней назад +5

    Mahadsanid Wariye abdijaliil osman ❤❤❤

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 10 дней назад +6

    Maansha’allah
    Arooska iyo caruusdaba Ilaahay ha barakeeyo

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 10 дней назад +3

    Former government spokesman is a man of vision and mission... congrats

  • @ahmedmoalimosman139
    @ahmedmoalimosman139 10 дней назад +6

    Doorasha dadban
    Waxa ka wanaagsan doorasha quf iyo cod ah
    Doorasha quf iyo cod ahna
    Waxa ka wanaagsan
    SHAREECADA ISLAAMKA in dalka lagu maamula

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 10 дней назад +23

    Somalia god dheerbuuu ku riday
    Hassan dalxaraaashe iyo kooxdiiisa moooryaaanta

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 10 дней назад +2

      Farmajane soo kii dadkii layay shbab kenay umada layay nacalad haku dhacde ilhey noma keno asi io qarax ilhey nagawade ilhow xasan hanaga wadin

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 10 дней назад

      Butadaada god dheer ku dhacday

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 10 дней назад

      @@User-wrg23se4 waxaaa iska indho tiraysaa kuwa alshabaaabka ah oo Hassan dalxaraaashe ka midyahy mahad kawaaanle

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 10 дней назад

      @@Ciiltire572 Hassan waa nin moooryaaan ah wax dal ah kama maqna( in uu burburiyo mooyee iyo dabo dhilif shisheeeye ushaqeeya
      Maantay maalin ay ka xuntahu Somalia masoomarin Hassan dal xaraaashe

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 10 дней назад +1

      ​​@@User-wrg23se4 NACALADU ADIGA YEYSAN KUGU DHICIN XASSAN CULUSOOW GURGUURTE XABAALE QUFTE IYO ADIGA ILAAHAAY HANA KII DHAAFIYO MINSHARI XAASIDIN IDAA XASAD YAHUU DANLEEY ILAAHOOW NAKIIN DHAAFI .

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 10 дней назад +4

    Allahu akbar ❤

  • @dejiye247
    @dejiye247 9 дней назад +3

    Viva Farmaajo Wlh Qabiil kuma raacin Anigo Abgaal ah ban Hadana Taagersanahy Daacad nimadiisa

  • @User7654suy
    @User7654suy 10 дней назад +1

    ﴿يٰأَيُّهَا النّاسُ إِنّا خَلَقنٰكُم مِن ذَكَرٍ وَأُنثىٰ وَجَعَلنٰكُم شُعوبًا وَقَبائِلَ لِتَعارَفوا إِنَّ أَكرَمَكُم عِندَ اللَّهِ أَتقىٰكُم إِنَّ اللَّهَ عَليمٌ خَبيرٌ﴾ [الحجرات: 13 - 13]

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 10 дней назад +4

    Duqow we miss you so much 💓

  • @khaalid1445
    @khaalid1445 10 дней назад +2

    Maansha allaah abdijaliil waa kusalaamey

  • @User7654suy
    @User7654suy 10 дней назад

    ﴿إِنَّمَا المُؤمِنونَ إِخوَةٌ فَأَصلِحوا بَينَ أَخَوَيكُم وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُم تُرحَمونَ﴾ [الحجرات: 10 - 10]

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад +2

    Waxaan habalyo u diraya Abduljaliil
    iyo Marwadiisa
    Maryam
    Allaha barakeeyo Awlaad Saalixiin ah Allaha kala siiyo
    Isku waara
    Inshaa Allaahu.

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 10 дней назад +2

    Farmajo inshaAllah Noosoo laabandoona. Nidaam iyo Kaladanbayn. Iyo Dowlad caadila ayaan Kafilaynaa. Wixii Ka qaldamayna uu saxo. IA

  • @luulaadan5727
    @luulaadan5727 9 дней назад

    Man Sha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 9 дней назад

    Maa shaa Allah agasime abdurashiid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 9 дней назад

    Alxaqiiqa Madaxweyne Farmaajo wadani xalaal ah waxaa la dagaalamay sirdoono shisheeyo oo ku shaqeysanaya jawaasis mooryaan ah oo Somali oo oo ugu horeeyo mooryaan xasn xaraash qaran, xasn Kheyrlaawe, shariif oo gadaal kaga baxay Arinta mooryaanta la abaabulay oo ee qabiileysan Mw Farmaajo waan xasuustaa Wlhi shacab badan baa ku taageersanaa in uu soo afjaro mooryaanta qabiileysan ee sirdoonada shisheeyo fandhagreynayeen 2 Mid uun beey noqon laheed in Somalia 🇸🇴 barawaqo gasho ama in sirdoonka shisheeyo guuleysto ee mooryaanta qabiileysan adeegsanayay Somalia na 2 jid oo cad kala qaadi laheed iska daba jiitankaan baa dhamaan lahaa iyo munafaqadan lugta Somalia 🇸🇴 looga xiray lkn Madaxweyne Farmaajo oo baad u qalbi jilcay in magaalada dagaal culus ka dhaco oo lagu Kala baxo asoo shacabka ku taagersanaa mooryaanta soo afjaro u turaya buu teendhada aaday 🇸🇴☝🏾

  • @rummohamud9406
    @rummohamud9406 10 дней назад +2

    Viva N&N Viva Xabiibul Malaayiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @GaariAli
      @GaariAli 10 дней назад +1

      Dalxoreeye 4ever hsm 🎉😮

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 10 дней назад +6

    Guul farmajo insha allaah ❤❤❤❤

  • @dejiye247
    @dejiye247 9 дней назад

    Insha, Allah Farmaajo Will be back

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 9 дней назад

    Mansha alah waa nin codkor ah 👍👍👍👍👍

  • @mahamedbileyusuf
    @mahamedbileyusuf 10 дней назад +1

    Arooska siyasisibta
    Is very good siyaasad baba lagudahfurayaa,

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 10 дней назад +4

    Mashaallaah welcome Nabaad iyo Nolool ilahaay garabkiina hagalo
    Xabiibul Malaayiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈❤️❤️❤️❤️❤️❤️👈👈

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 10 дней назад +3

    Adeerkay baan la socdaa iyo ummada soomaaliyeed baa ila shaqaysay meel mawada galaan.

  • @luulaadan5727
    @luulaadan5727 9 дней назад

    Farmaajo fiiquluubinaa guuuuuul kuwaar inshallah 💝💓💟💟💟💝💝💓💓💟

  • @GaariAli
    @GaariAli 10 дней назад +1

    Dalxoreeye 4ever hsm is the best president for ever in Somalia 🇸🇴 allahu akbar ❤🎉

  • @fartunhussein4836
    @fartunhussein4836 10 дней назад

    Masha alaah rugcadaa teem nabad iyo nolol soo dhowoow soo noqo adoo nabada xabiibul malaayiin faramaajo afhayeenkiisa viva waala tabay guul

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 10 дней назад

    Ilaahow wadanka badbaadi NNolol allow soo celi iyo rag wadanka badbaadiya 13kii ayuu wadanka u baahan iyo ka badan yaa rabi☝🏻🤲aamiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 10 дней назад +3

    Hambalyo hambalyo hambalyo Abdijaliil iyo Marwadiisa

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 10 дней назад

    Hambalyo Hambalyo Nabad iyo Nolol

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 10 дней назад +9

    Ilaahay ha u naxaristo cabdilaahi yusof

    • @GaariAli
      @GaariAli 10 дней назад +2

      Aamiin walaal

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 10 дней назад +2

    Mashaallaah mashaallaah Afhayeen qaraan Abdirashid waxaan marqaati kanahay in aad ahaaydeen wadaniyiin ilahaay haidiin barakeyo hana idiin Xifdiiyo🇸🇴🇸🇴👈❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @museali8972
    @museali8972 6 дней назад

    HADAAD OGEYD MAXAAD HORE UGA HADLI WEYSEY ADIGAA DANBIILE AH

  • @abdiraxmanshekhyasin897
    @abdiraxmanshekhyasin897 7 дней назад

    Doorosho dadban waa xaaram
    Qof iyo cod aha ayaa ka fiican

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 10 дней назад

    Shacabka waxa uu rabaa doorasho qof iyo cod ah waana la ogyahay cidan kusoobaxeyso lkn su aasha mesha taalo ayaa ah madaxda hada talada heyso mayeleysaa

  • @MaxamedReermagaal-cs1mm
    @MaxamedReermagaal-cs1mm 8 дней назад

    M.a 2026 i.n

  • @AbokorAli-io9qs
    @AbokorAli-io9qs 10 дней назад

    😂😂Cajiiiib Wlhi Waar Ma Dadkni Hormar Bey Rapaaan Mise Meeshan Yar In ladhuuqo Farmaajo /Hassan Waaxay Shaxdan Yar Xataa Maa Garan Weydeeen Ragn Jilbahaaa Casaadey Oo Hore Ayey Usoo Cuneen Wadnka Ugu Celiya Iyo Xabiiibu Malaaayiin Waaxay Ilaaahay Sooomali Kla Googoyo Oo Kidfo Oo Hadhamaaato Waaaba Dad Wada Buka Midh Fayoowi Majiro Xataaa Anigna Dhahoo😂😂😂

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 10 дней назад +1

    Siyaasiyaasiinta soomaalidu wax haqoreene maxay qorayaan amase qoreen

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 10 дней назад

    Taasi waxay ku heshiiyaan, cashadiisii u dambeysay waxay ka soo bilaabataq, Sarkaalad Ikram tahliil & Xildh. Amina Mohamed, & Gen.Galaal. Dambiyada ugu badnaa ee lagu heysto waa kuwo muuqda & kuwo aan muuqanin.

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 9 дней назад

    Farmajo 😅😂

  • @abdinasiraden8138
    @abdinasiraden8138 7 дней назад

    Ninkan WiiL yar miya mise Qof weyn wankuyarwarere.

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 10 дней назад +5

    Madaxweyne farmajo hanolado wadani somaliyed nollow

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 9 дней назад

    🥱

  • @abdulkadirmohamed8565
    @abdulkadirmohamed8565 9 дней назад

    QORIDA IYOF SOMALIGA KUUGU YARE
    WAXAAD DHAHDAA MADAXWEYNIHII HORE FARMAAJO

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d 10 дней назад +1

    6 sano ayuu joogay muxuu ka qabtay abniga 24 saac qarax baa kadhacayay
    Magaalada xamar xaguu Farmaajo doorasho toos ah kuqabanayay Farmaajo tuug Ciyaala suuqa buu ahaa
    Qaliyada dadka baad caa yeeysaan
    Dadka Farmaajo ku tilmaamaya in uu wax qabtay

    • @muniiroali
      @muniiroali 10 дней назад

      Aad iyo aad ilaahy banana dhafiyay dalxoreeye guul i.a 🇸🇴

  • @Khadiir-Ali-KHALWAYATE
    @Khadiir-Ali-KHALWAYATE 10 дней назад

    Cancer mucaaradka waa qof iyo cod xataa kan qaban laguga shuruutamin oo gudiyo leh

  • @countcryptonite
    @countcryptonite 10 дней назад +8

    Madaxweyne Farmaajo guul 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

    • @GaariAli
      @GaariAli 10 дней назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p 10 дней назад +1

    Caqli xumada waalagu yaqaanaa CBB 5sano maxey qabteen oo aan Facebook aheyn. Mar ayaa la idiin ilduufay. Mar labaad haka yaabina ee shaqo kale raadsada meesha haku habsaamina

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 8 дней назад

      Hadaan la is xaqireenin wax qabadkii ragaan waxaa ka mid ahaa:
      1. Dib u hagaajinta ciidamada xooga dalka
      2. Soo celinta hawada dalka oo mudda dhaar dalalka deriska laga maamuli jiray iyo dib u bixinta licen-ka diyaaradaha
      3. Ku guuleesigii dacwadii badda ee nagala dhexeesay dalka Kenya
      4. Dayn cafinta
      5. Ku biirista golaha ammaanka ee qaramada midoobay
      6. Cuna qabateenta hubka in dalka laga qaado
      7. ilaalinta iyo dib u dayactirka hantida danta guud
      8. Dejinta manhajka waxbarashada dalka iyo habeenta xogta dugsiyada waxbarashada iyo ardayda.

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 10 дней назад

    Halaga xishiido shacabka soomaaliyeed farmaajo Digaagta xitaa ma xukumi kar waaloo dhashaa Madani dhaxal Awoowe qoxootiga u doono

  • @museali8972
    @museali8972 6 дней назад

    KHAAYUN WADAN AYAAD TAHEY MARKAAD XILKA HEYSEY AYAA RABEY HADA CIDNA KAA DHAGEYSAN MEYSO

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 9 дней назад

    ROOBLE BAAHANE IYO FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 10 дней назад

    Abjalil bah farmajo inaa tahy wajigaga ka arky xaran folxun

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 10 дней назад

    Gawar wngsan wadaniyad codkar ah maskiinta uhadasho ayd heshe Allah haiskukeen barakeeyo

  • @AbdifitahYounger
    @AbdifitahYounger 8 дней назад

    Qofkaan farmaajo oo majnuun ah ayaaa daba gadiyaya hhhh

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 10 дней назад +1

    madaxweyne dalxoreye xafidu llaaah xasan sh maxamud dalxoreye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 10 дней назад

    Farmaajo wali kama jawaabin dhibistii halgama/sarkal xoga dalka ahaa Qalbi Dhagax .. we need that answer from farmajo, .. shaki baban baa ku gudan asaga inuu Wadani yahay ama jaajuus shisheeeye..

  • @ahmadsudi606
    @ahmadsudi606 10 дней назад

    Kani magac qaldan ayaa dusha laga saaray waaba hurdaa gabankaan yar munaafaqada si loo maldaho wali ma garan waliba asagoo siminaaro badan nasiib u helay
    Waxaan maqli jiray tol peelay xamar shaqo badan ayaa u taal misana.... Intaan ka badan waaan aamusi

  • @proggmmer
    @proggmmer 10 дней назад

    adiga qabiil abe u ah iyi abdijalil hhhhhh haddab ogw qabiilka magaca ku ledajay haddi kale wad iga hooseyn leahayta waan ka aqoon badanahay ka garaadsanahay blse qabiil iyo qof inan u niikiyo ayaan diiday

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 10 дней назад

    Kuwaan waa xoollo doorasho Qof Iyo cod ah xgee laga Qabankara mesha xassan xukumo oo danduuqa la dhigayo waaa xgeee

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 9 дней назад

    🤬

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 8 дней назад

    Naga aamus musiiba yehey shaaribaha yuhuudkaa leh

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 10 дней назад

    Adiga iyo intii rabto iney xamar madax ka noqdan waa inaad hawiye yihiin khawaarij kana cirib tiri kartiin

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 6 дней назад

    Kuwani ma xishoodaan wlh.
    Dawladdii ciyaal qasqaska iyo baraha bulshada ayaa dad weli daba jooogaan

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 10 дней назад +1

    Bal xasan maxay ku difaacayaaan aanu way diinee laba shay oon lahayn mid sadexaad weeye waxay xasan kudifaacayaa mana ahi walaahi taagaare farmaanjo siyaasiyiinta soomaalidana mid aan taageersanahay siyaasadiisa maba jirto kuligood musuqmaasuq iyo mahara habaabin ayey yaqaaniin aan usoo noqodo labada shay oon mid sadexaad lahayn oy xasan sh ku amaanayaan waana kow inay xasan isku reer yihii taas daraadeedna ay kudifaacayaan tan labaad inay musuqmaasuqa xasan sheikh dheef kuqabaan carbal hasheegeen wax qabad xasansheilh xaga dhaqaalaha muxuu kaqabtay xaga amniga muxuu kaqabtay xaga siyaasada arimaha dibada muxuu kaqabtay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 дней назад +1

      Bulshadi Wuu Kala erdheeyey meel walba dagaal beelo ayaa Ka socdo kama hadlo inuu wax Ka qabto oo Ergo iyo Ciidamo Kala dhex galo u diri iska daaaye

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 10 дней назад

    Xasen xayawankas hadhibkas foshoxun dilla kujihada moryantas foshoxun dilla xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 9 дней назад

    Farmaajo cid DHAANTA oo kale waa in lahelo farmaajo Waan arag nay wuxuu yahay ninkii gobolada weerarayay sow ma aha ( no dictator

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 8 дней назад

    Reer xaarmaajo riyada beentaa kabaxa dal iskadaaye xaraa digaagad leydinkuma aamini karo.

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 10 дней назад

    Cabdullahi yuusuf hadii uu khayr sameeyay ilaahay waa u naxariisanaa hadii kale wuxuu maraa meeshii uu maray munaafiqii nabiga صل الله عليه وسلم janaazadiisa ku dugtay kadibna ilaahay quran kusoo dajiyay in uusan waligiis ku dukanin munaafaq dib danbe hadii uu 70 jeer ilaahay danbi dhaaf u weediiyo in aan loo danbi dhaafi doonin. Ilaahay waa naxariis badanyahay laakin ilaahay waxa aad hor marsato iyo qalbigaaga ayuu kuugu naxariistaa .

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 9 дней назад

    Nacalaa far maajo iyo dadka taa geera ku yaal ilaa heey uma naxariisto cabdulaahi beer lawe iyo ar maajo tuug

  • @abdullrahmanjoseph6930
    @abdullrahmanjoseph6930 9 дней назад

    Beenta daa Tuuuga tiihiin tabrtiina idin Ciishay xoga baana ku baxdeen

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p 10 дней назад

    😝👎

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 дней назад

      Rab ama Harabin Wuu soo Noqon ishaa Allaahu

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 10 дней назад +1

    Waxay soomaalidu dhahdaa maah maah xumadu waa gudniinyo xumo waxaana loola jeedaa maah maah ximidu inay ceeb iyo cay .

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 10 дней назад +1

    Farmaajo Fataale soo noqonmaayo ee Kirshboyga iska ahow somalia waxba dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 10 дней назад

    Cabdi Jaliil waxa uu guursadey Habar 60sano jir ah oo lacag ku guursatey wiil ay dhalikarto

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 дней назад +1

      Lamaanaha isdoortay Isha Ka leexi
      Masayrka jooji
      wax ku rabana raadso

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 10 дней назад

    Maqolyihii mugdiga ahaa ee nabad iyo nolol ayaa wili rajo kaqaba iney nagusoo laabtaan acudubilaahi minasheydaani rajiim Allah baan idinka magan galnay. Dad lunsan baatihiin Allaha idinhadeeyo

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 дней назад +1

      Dalkii jarbuu Ka lusha inuu cadow gacan Ku dhigo
      Ayuu halis oogu jiraa
      Ciidamadi difaaci lahaa waa la Baabi,iyey
      Siyaasad arimaha dibada way fashilantay Amnigii Wuu fashilmay
      Qabiiladi labo labo ayey isu haystaan dhiig dadka ayaa Qubanaayo
      Dowladii inay wax Ka qabto iska daaye kama hadasho
      Shacabkii
      Quus ayey taaganyihiin
      Amwaadi ma baxsan oo Qabuurahoodi ayaa loogu tagay
      madexweynihii Diyaarad ingeyr ah ayuu saaranyahay
      Wax uu soo qabto lama yaqaano
      Sharsfi dhimatay
      Soomaaliya Allaha badbaadiyo.

    • @user-ie8ws3hj1m
      @user-ie8ws3hj1m 9 дней назад

      Nabad iyo nolol, hadaan Allaha kaqaban umaddaan aduun iyo aaqiroba waasejinayaan

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 8 дней назад

    Guul madaxweyne Xasan shiiq 10sano soosocota dalkaan hogaami geesidhiiran aqoonyahan garashadheer ❤

  • @user-cw4ts8dy2g
    @user-cw4ts8dy2g 10 дней назад +1

    Ninka PhD heysta ee hada madaxweynaha ah,miyaa aqriyay buug uu qoray magudbe Cabdulahi Yusuf?kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 дней назад +1

      Masayrka iyo micna la,aanta jooji

    • @user-cw4ts8dy2g
      @user-cw4ts8dy2g 10 дней назад

      @@batulasmail8261 kkkkkkkkkkkkkk

    • @user-cw4ts8dy2g
      @user-cw4ts8dy2g 10 дней назад

      @@batulasmail8261 maseyr haduu jiro adigu ku haayaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 10 дней назад

      Hawiye hadaad gudubteeen may idinka muuqato adiga xaarka cunaye 😂😂😂😂

    • @NolandArbaugh
      @NolandArbaugh 10 дней назад

      Magudbe kulahaa😂😂😂
      Oo markaa Yaa Gudbe ah😂

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 10 дней назад

    Dilalka loo heysto sidee ku xallineysaan, iyagoo fara badan, laga soo bilaabo eng.yarisow & gabadhii indho la'aanta ahey

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 10 дней назад

    DILALKA, LOO HEYSTO FARMAAJO SIDEE LAGU XALLINAAYAA, WAAYOO CASHA

  • @user-ww1vz4ig1p
    @user-ww1vz4ig1p 10 дней назад +1

    Waxan maqli jirey dhilo kaa indha adag nobar iyo naxdin sow kuwii kenya la dagaalmi jirey suu Nairobi oga dhax hadlyaa

    • @AbdihafidAsad
      @AbdihafidAsad 10 дней назад +3

      Xayawan baad tahy adoo kenya jogo
      Iyo hadii kale mawaxad ka xuntahy inuu joogo kenya
      Haatan waa run dee kenya waa ku cadow somaliya

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 дней назад +3

      Dano Wadan iyo siyaasad hadii la isku qabto ma waxaad mooday in Lagu Kala dhaqaaqay taas waa Dhaqanka jaahiliinta iyo wax ma garadka

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 10 дней назад +1

    Ina Gumeed Nabar iyo Naxdin !! Haka Yaabin in aad Xamar kusoo noqotaan.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 дней назад

      Car Cay caqli aan ahayn la imow ignorate

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 10 дней назад

    Xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo Dameeroley ayuu ahaa dameerka buunshada iyo maankaal ka la cunijirey

    • @user-lq7sg8xf5o
      @user-lq7sg8xf5o 10 дней назад +1

      Waa lacaytamikara balse alle ayaan ka cabsana e alle ka xishoo