Hadii ay Somaliland hurudo soo in ay Somalia badooda iyo barigooda ba la sheegto mahaa? Madexweeynihii loo doortey in uu dalka qaranimadiisa ilaaliyo,soo kane iska hurdaa, oo dhiibey siyaasadii arrimaha dibeda ee Somaliland nin ah kuwii ka soo hirjeedeye qaranimada Somaliland. Somaliland beri dhow God dheer beey ku dhici doontaa hadii aan la daba qaban.
Why is Abdirahman Irro slow in matters diplomacy yet he is a veteran diplomat? He is behaving as if he is The Governor of Hassan Sheikh Mohamud in Hargeisa!
MOU gii Dantii laga lahaa waa lagu najaxay fulintiisana Somaliland waa la aqoonsanayaa Dawladaha waawayna heshiisyo ayay la galayaan Ethiopia waa ka mid ,wax ay Somalia iyo Ethiopia ,Somaliland iyo Geeska Africa ba ku farxaan ayaana dhawaan la arki doonaa,
Maxaa is bedelay marka horeba madaxdii hore ayaa itoobiya bad u saxiixay muuse markuu arkay madaxda somalia itoobiya bad kul heshiisay hadana waad u ogolaateen badii wax kaliya ee guusha aad u aragtaa waa aqoonsiga somaliland sanadkan ayaa uu ku hor iman aqoonsiga somaliland
Muuse ha waso jooyadaa. Dhulka Somalibaa le. Haduu Muuse is yidhi dhulka Awdal Ethopiya sii oo aqoonsi ku hel,waaa jaahil uraya oo qudhmay. Ethopiya meel ayaa la saaray. Adeer Mou-ga aad ku waalateen waa mid waa hore dhintay kk Idinka ayaaa nafta been u sheegijiray.
LAGAMA YAABO IN XIRIIRKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA WAXBA LAGA BEDELO SI KASTA OO SOMALILAND FAQASH U QABSATEY WAAYO DAWLADA ETHIOPIA WAA DAWLAD AANU SI RUN AH SAAXIIBO U NAHAY
Somaliland dhulkada ma aha inta rabi ku siiyay aamin wali guul maad arag Etiopia ilaa hada kaa bixi waysay ee leedahay beentaa ooyin baa ku xigta😢 istil naftuu been ku maaweelinayaa
Guusha uu gaadhay ma in uu Ethiopia la saaxibay oo Somaliland ictiraafkeedii la waayey caqli ma jiro waar 100 sano oo danbe xataa hadii aan la helin ictiraaf Somaliland cag Soo dhigin maysaan somaliya kama mid aha taas idinka iyo cid waliba way og tahay
Doqoniimadaa ay ka badbaadeen waxaa dhabarka u ritay oo qaatay Ciro. Dagaal dhexdeena ah oo Hargeysa ka dhacaa soo muuqda haddii aanu Ciro wax ka bedelin sidan. Wasiirkaa bartiisa X waxa ku jira Farmaajo iyo dhamaan faqashtii. Waana cadeyn labaad oo loo hayo ninkaas iyo kii soo cogtay!!.
Viva somlilad and ethopia good job❤❤❤🎉🎉🎉🎉
What is the good job you heard
Somaliland lost her recognition expectations
Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
N❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😊
Somalia kismayo iyo butland galmudug iyo meelo badan oo somalia ah kama taliso wey waalatay
Waar badda Somalilaan baa leh ee riyada ka toosa❤
Hadii ay Somaliland hurudo soo in ay Somalia badooda iyo barigooda ba la sheegto mahaa?
Madexweeynihii loo doortey in uu dalka qaranimadiisa ilaaliyo,soo kane iska hurdaa, oo dhiibey siyaasadii arrimaha dibeda ee Somaliland nin ah kuwii ka soo hirjeedeye qaranimada Somaliland.
Somaliland beri dhow God dheer beey ku dhici doontaa hadii aan la daba qaban.
Dapaqapazhada xaq uma lihid kuma rapnade maxaa no qaspE War somaliland nin paa utaliya tiinka ololayza ka zheekeyE waydinkii zhalay na dapar goynayE
Haa indhahaygiii
❤❤❤ thanks Arabsiyo news
Soomaalidu waxay dadku ka xishoodaan ayeey guul siyaasadeed u taqaanaa, sida sujuuddii uu Madaxweeyne Xasan Sheekh uu u sujuudey Abbiy Axmed isaga oo sidaa gaalnimada ah ku sheega siyaasad(Subxaan-Alla)
Wariye dhex dhexaad ah❤
Waa xaasidiin somalidu aan waligood horu Maryan.
✅
Qaarkood
Nin Jecel Iyo Nin Neceba Somaliland Wey Guuleysan doontaa❤❤❤
We don’t want your country in a minute ?? Somaliland it’s country If you like or not !!!!!
Ku saliya nabiga ❤
ARABSIYO NEWS WAA NASAB NASAB DHALAY NOOLADA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Arabiys news good
Somália Etiópia Sudão unidos é melhor por defender
Cirro wuxuu u shaqeeya Somalia.
Wuu ugu talageleh in uu gaabiyo siyaasada Somaliland.
Xirsi iyo Cirro labaduba waa sirdoonka Somalia. Reer Somalilandoow hadii aad sidaa hurdada ugu jirto dalkiina waa lala wareegi doonaa.
Somaliland Is Country If All Body Hate Or Like It And Will aget Reconisation❤❤❤❤
Somalilaan cadowgeedo hajabo somalilaan ilahay Ayaa u maqan 😢😢
Fiqi jareer baane weeye xamar xitaa kama wada taliyo 😂😂😂😂😂
😂😂 Fiqi Horta Wa Qabiilke ?
Anigu Waxan U Arka Fiqi Nin Wuxu ka Hadlayo Dadbani Ayla YabenWuxu Ku Hadlayo !!
@Ismail-k2r9v waa ciilan walaalkii snm dilay
Maa xishionaya allah kaan waarya somaliland baada iyada Lee waaye ino tahaaye
Alloow cidhib jar cadawgayaga Somaliyeed ee dabada naheysta jabkayagana unool Alloow nagawada reeb oo xadhigoida ujar. Allahumaa aamiin Allaahumaa aamiin kan dhakadaweyna ugu horeeyo Fiqi disti madoow.
❤❤❤❤❤❤❤
Why is Abdirahman Irro slow in matters diplomacy yet he is a veteran diplomat? He is behaving as if he is The Governor of Hassan Sheikh Mohamud in Hargeisa!
Sxbyaal guud ahaanba cadawga reer Somaliland siiba dhal faqash iyo intay ehel wadaagaanba indha adayg iyo kaalaxnimaa ka hadlinaysa waana dameero habeen galay dugaag dhexdii ka ciyay iyo ayagoon reer Somaliland Aqoon ahayn, waase u guul darro iyo ciiil abid, dheeshiina waa wali- waana la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,, for ever Somaliland republick
❤❤❤❤❤❤😊
Fiqi hoyadda Usheeg shekkadda nacnacda aah oo nacaasnimadda aah tulli foqool tulli baa tihiin bada Somalilland iyaga iskale Ilahaay baa siyeey mabixiin kareysiid hoyadda waas
Warkale ayanaan kamaqlin😂😂😂😂 Bari duqow
Wararka aad soo dirto guulaha xukuumada cusub ma sheegtaan WAA SHEEKO ARABSIYO WAA CADAAN WARKII qarsoona
Guulaha xukuumadu maxay yihiina ma shirarkan maaweelada ah🤔🤣
Fiqi baa dublumasiyad dad baraaaya wa yaab walahi
Horta waxa ka horeysa ma bartay xiriirka calamiga. Jawaabtu wa maya
ASC
❤😂 8:49
Wasiirka Aramaha dibada muxuu ka sheegay Ictirafii
KANI MAALIN CAD AYU RIYONAYA
Nimanka reer somalia itopiya waashay ama ka heshiya ama haga heshinina somaliland waxba ma yeeli kartid 😂😂😂
😂😂reer beenku nool magiccinbe SLND hakasheekayn oo hasheegane waddankaaga kaladhintay ee kalaqudhmay ee baaba aaya hagaajista waxaan jirinkasheekeyoow xasbiyalaahu waa nimcalwakiil yaahuu ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga aaammiiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Yaa been kuu noole oo xishoon wastaye kale waaye ino tahaye eee
Maamulka muqdisho failer muqdisho Ethiopia toos isku dhibeen wlee hada Ethiopia dahanaheeda ka fushanaysaa si cidamadedu somalia ujogaan lkn Ethiopia danteedu Somaliland danteedu talaa
What guul? Ethiopia waa inay Somaliland la wadaagto wuxu ka ĥadlaayo.
Ali samater ayuuba faaninayaan. Nijaas.
Hadda isaguunba dadka u sheegay ilaa Ethiopia ay Ka noqoto MOU. Ga La fadhiisan mayno ayuu idiin sheegay. Dib isu dhegayso dhe..
Weli gudaha uun bay ka hadlayaan e miyaanay Xukumadda cusubi lahayn Wasaarad Arimo Dibadeed maxaa xukumadda Cusub Aamusiyey intaa waxay Soomalia iyo Cadaw ga Somaliland ka hadlayaa duulaan siyaasadeed na ku yaha Jiritaanka iyo Madax banaanidda Janhuuriyadda Somaliland ?
Sowtii lasoo afjaray Somaliland markii ninkii adkaa laga tuuray laga nasay
@HindaAbdulle-fl2jj kkk show waxba dad og baynaan ahayne qayladii hugunkii buura fuulkii caydii Madaxweynihii Xalaasha Ahaa Ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxay ahayd gubanimo diid Oo waxay ahayd gunimo doon waxa Dhibkii Colaadihii 2023 kii Somaliland la geliyey gudaha iyo debadaba waxay ahaayeen sidii madax banaanida iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland looga saari lahaa saaxada Mucaaradkii Madaxweyne Muuse biixi ku kacsanaa Ee Saamaha Jiidi jirey buuqa Qaylada iyo cunfiga gudeheena ka jirey Abaabuli jirey maantana ah muxaafid ku sheega madaxtooyadii Jamhuuriyadda Somaliland dhex fadhiya beena ka sheegi mayno Oo maanta iyagaaba shacab weynihii Jamhuuriyadda Somaliland Oo indha hoodii shan yihiin Eegaya bal Xukumadda Somaliland Ee cusubi waxay qabato iyo talaabada Arimaha dibadda iyo Aqoonsi raadinta Jamhuuruyadda Somaliland u qaado hadaba wuxuu yidhi bidaw Anigu kuma sheego Ee camalkaa yaanu ku sheegin maanta Xukumadda iyada ayaa tooshka isku haysa talaabooyinka wada khaldan Ee ay dhinaca guracan u qaaday Arimaha dibadu dhamaan waa talaabooyin ka soo horjeeda Jiritaanka Madax banaanida Iyo Dawlad nimadda J/Somaliland shacabka hadaanu nahayna waa Aragnaa indhahaanu ku haynaa talaabooyinka Ay ku taageeray so xukumaddii Aanu doorayna Ama cusubi Cadaw ga Jamhuuriyadda Somaliland xidhiidh ka kula yeelayso wadamada cadaystay cadaawda J/Somaliland diidan Gobanimada iyo Madax banaanida J/Somaliland Ee ay kow ka yihiin Soomalia iyo Jabuuti hadaanu nahay shacab ka J/Somaliland waa Aragnaa waana ka hor tegi doonaa waxaanu Abaabuli doonaa mudaharaado waaweyn Oo salmi ah Oo Aanu xulunka kaga tuuri doono Xukumadda Cusub haday ka baydho baala isaga leexiso masiirka jiritaanka iyo madax banaanida J/Somaliland waxaa dhawaan bilaaban doona kacdoono waaweyn Oo ay shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku xaqiijinayaan Madax banaanidooda ku illaalinayaan Jiritaan kooda Dastuur kooda iyo Dawladnima dooda iyagoo kaasha naya mucaarad ka saxda ah xalaasha ah jecel Qaranimadda Dal kooda iyo Dad kooda Ama Gobanimadiida Cadaw ga Jamhuuriyaddu taa haku biyo cabo hana u diyaar garoobo duufaano mudahaaraado Aan kala joogsi kahayn iyo Kacdoon Dad weyne Cadaw J/Somaliland ha filaan Awood ayaanu dhagaraha Cadaw gayagu noo maleegayo isagoo Adeeg sanaya kuwo u dhashay Somaliland balse U debcey cadaw gooda isla markaana u Adeegaya Cadaw gooda Cadaw ga Dal kooda iyo Cadaw ga Dad kooda waa u diyaar garoobaynaa hadaanu nahahay Shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland khaasatan kuwooda ku dhaqan Caasimadda iyo Goboladda waaweyn Guul Iyo Gobanimo J/Somaliland Cagta hoosteeda Cadaw ga yagu ✅💚🤍♥️👍💚🤍♥️
MOU gii Dantii laga lahaa waa lagu najaxay fulintiisana Somaliland waa la aqoonsanayaa Dawladaha waawayna heshiisyo ayay la galayaan Ethiopia waa ka mid ,wax ay Somalia iyo Ethiopia ,Somaliland iyo Geeska Africa ba ku farxaan ayaana dhawaan la arki doonaa,
Xirsi fircoon ayaa majara habowshay qarankeenii somaliland inta aan layska qaban fircoon hawli waa wali ictiraafna daa hadalkiisa.
Wadani ayalaga doinay heshiiski bada xirsi iyo cabdiraxman kala hadla😂😂😂😂😂
Maxaa is bedelay marka horeba madaxdii hore ayaa itoobiya bad u saxiixay muuse markuu arkay madaxda somalia itoobiya bad kul heshiisay hadana waad u ogolaateen badii wax kaliya ee guusha aad u aragtaa waa aqoonsiga somaliland sanadkan ayaa uu ku hor iman aqoonsiga somaliland
Muuse ha waso jooyadaa.
Dhulka Somalibaa le.
Haduu Muuse is yidhi dhulka Awdal Ethopiya sii oo aqoonsi ku hel,waaa jaahil uraya oo qudhmay.
Ethopiya meel ayaa la saaray.
Adeer Mou-ga aad ku waalateen waa mid waa hore dhintay kk
Idinka ayaaa nafta been u sheegijiray.
Maxy xukumada mw mbc ku edaysay e uu marwalba xirsi
Marwalba benayn jiray xirsi
Isagaba qirtay laxidhidhka
Somaliya tarsana sir qarxiyaye
Cirro waa nacaas tuliya foqool tulli weyan Belo kumarteey deeh
LAGAMA YAABO IN XIRIIRKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA WAXBA LAGA BEDELO SI KASTA OO SOMALILAND FAQASH U QABSATEY WAAYO DAWLADA ETHIOPIA WAA DAWLAD AANU SI RUN AH SAAXIIBO U NAHAY
Soomaali way isnacday ee waxba dhakada yaan la iska saarin
Reer miyi muxuu ka hadlay xikmad maxay ah OMU waan xidhnay... SL Miyaa jirta xamar bay wada joogaane
Omiiyu kaa guudbeey saawata biixiseen
Barobagandana waa noqon kartaa.
Inyoow na goormu bartey?
Allah maxaa Somaliland af laga bartey.
War Mr. Fiqiiyoow, adigu isdhegeeyso,
Marba dadka Somalia sheekow ula imoow.
Waar waa yaabe waa maxay wasiiradan aan la ansixin miyaan parlamanka la marinanayn
Somaliland dhulkada ma aha inta rabi ku siiyay aamin wali guul maad arag Etiopia ilaa hada kaa bixi waysay ee leedahay beentaa ooyin baa ku xigta😢 istil naftuu been ku maaweelinayaa
Guusha uu gaadhay ma in uu Ethiopia la saaxibay oo Somaliland ictiraafkeedii la waayey caqli ma jiro waar 100 sano oo danbe xataa hadii aan la helin ictiraaf Somaliland cag Soo dhigin maysaan somaliya kama mid aha taas idinka iyo cid waliba way og tahay
Doqoniimadaa ay ka badbaadeen waxaa dhabarka u ritay oo qaatay Ciro.
Dagaal dhexdeena ah oo Hargeysa ka dhacaa soo muuqda haddii aanu Ciro wax ka bedelin sidan.
Wasiirkaa bartiisa X waxa ku jira Farmaajo iyo dhamaan faqashtii. Waana cadeyn labaad oo loo hayo ninkaas iyo kii soo cogtay!!.
WAXA DCADA FIIQI WAXA UU SHEEGYE RUUN DOWLDAN CUUSUB BAA LAA HEESHSYE OO BEEN SEEGYS REER SOMALILANOW BADANA YAAN LAA INAAGU DUUL XARASHIN
Inahakasuwen tuuk😊
Basdida nin baa kula daydaya daalna kaabadane oo sow adigu matihid kii faadaxay cunaha mariwayday yaahuu
Huwan Baa Somaliland Qabsatay! Idinkaa halka is dhigay ! Waxaa idinku wadaa Maamul Gobaleed idinkoo ictiraafkii afka Saran yahay ayaad doirateen Xoolahan!
Had uu xal garanaayo muu ta uu joogo xal ugarto doqonkayavuu wataa
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa Madaxweyne muuse biixi cabdi iyo atto abbii ahmed ali waxay wadeen MoU muddo sannad ah. 2.0. Waxan dhahayaa iyagu maxay wax uga qaban waayeen hadday wax tarrayaan.
3.0. Dawladda somalia waxay ka daxweysey United Nations General Assembly dhammaan beeshii caalamku waxay qabsatey dawladda ethiopia.
4.0. Ilaa hadda lama garanayo wuxuu ka koobna heshiiska MoU. 5.0. Wuxuunba ogg muuse biixi cabdi iyo atto abbii ahmed ali.
6.0. Dawladda ethiopia aqoonsiga ay sheegtey ma waxay noqotey United Nations General Assembly ee hawlahaasi qaabilsanayd.
7.0. Marka horaba maynaan arag oo meynaan maqal berriga iyo badda dalku leeyahay oo lagu beddesho wax lagu sheego aqoonsiga.
8.0. Dawladda ethiopia
berriga iyo badda uma baahna welligeedna kamaynaan maqal muddo 33 sano ah.
9.0. Haddaba waxay u baahneyd saldhigga ciidanka badda ethiopia. 10.0. Taasi oo sida hadda xaqiiqada noqotey meel ay ka weerarto xuutiyiinta xidha baabul mandab.
11.0. Haddaba arrintani waxay keeneysaa inay xutiyiintu weeraraan dekedda djibouti iyo dekedda berbera.
12.0. Haddaba xilligan wuxuu faransiisku sheegay in ciidanka badda ethiopia u baahanyahay in badda cas cagaha loo gelliyo oo kelliyaatta.
13.0. Haddaba waxan la yaabbay aqoonsiga somaliland waxa lagu beddellanayaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 km square ah.
14.0. waana arrin ugub ah oo aynaan welligeen maqal oo aynaan arag.
15.0. Aqoonsiga dawladda somalia waxaynu ka saarney ku meel gaadhkii xilligii siiraanyo. 16.0. sidaasi bay beesha calamku ku aqoonsatey inakuna aynu dhulka jiifnaa.
Waar ninkastoo kahoryimaada dhaqanka suuban qoortaada ayuun baad arki iyadoo ku hor cararaysa
Nacaskan Fur kidhliyow badd aad adigu leedahay bixi,taayada ma bixin kartid ee meelahaa ka naac leh.
Itoobiya ayaad ku qafiiftay laakiin qowsaar kasta oo itoobiya rarato cagacadaan buu ku baxaa. C/hi yusuf. Cali geedi. Cabdi iley. Muuse biixi
😂😂😅😅
Bal sacan damaca ku ha$laya
Been😂😂😂😂
Beenaale
ignorant. You are trying to find a face safing way so the Ethiopisans ccan stay in Somalia
❤❤❤❤❤❤