The Federal Govt. of Somalia is not a real government and therefor has no say as to who is keeping the peace in the country. The people of Somaliland should stop concering themselves with the non country of Somalia.
Ceerigaabo soo dadkii lahaa majoogaan nin kibrayi oo af buuxa Ku yidhi laba duladood iyo laba calan baa. Ka samiinayaa goblka sanaag isaaqna waxyi u taqaniin dhaxlka awoogood ayi Ka dhaxleen hada waa sanaag oo dhan buur iyo banana daalo arba Iska leh oo Ku duugan markaa Nina yuu Ku luggoin
Waxaan kula talin lahaa shacabka somaliland inay SNM wixii ka nooli somaliland badbaadiso. Ma somaliland bay Sidani u danbeysay!!!! Xirsi ayaa hoggaan noqday!! Ceebeey Tacaal.
Somaliland waa wadan marhore la ictiraafay laakiin waa iin wadamda Egypt iyo North Africa la hadlaa oo lagu hor imaada UNSOM iin lagu daro waayo Ethopia waxay doneeysa iin baad la siiyo waa conflict of interest. USka khalad bay galayn markay Somalia oo aan ahayn dowlad aay nagu xidho.
Guul Somaliland 💪🏽 ❤🌎
Soomaali landguuuuuuuuuuuull❤
Somaliland guuuuuuuul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland love somaliland 💚 Allah manshallah
Uk iyo USA hada Somaliland waa aqoonsnayaan
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
Viva SOMALILAND
The Federal Govt. of Somalia is not a real government and therefor has no say as to who is keeping the peace in the country. The people of Somaliland should stop concering themselves with the non country of Somalia.
Cirro and his team gave away somaliland to Xamar once again sadly
Saax waa waaqti luumiis 🇸🇴 waxba kagama xirno Anne luugoyo aheen
Madaxwayne Cirro. Inllhs golaha guurdida doorasho ha u qabto
Ceerigaabo soo dadkii lahaa majoogaan nin kibrayi oo af buuxa Ku yidhi laba duladood iyo laba calan baa. Ka samiinayaa goblka sanaag isaaqna waxyi u taqaniin dhaxlka awoogood ayi Ka dhaxleen hada waa sanaag oo dhan buur iyo banana daalo arba Iska leh oo Ku duugan markaa Nina yuu Ku luggoin
Aqoonsi buuxa iyo ciro hanbalyo
Walaa Guurti Walaa Wakiilo Walaa Ciidan Maca shicib waa in la dareeriyaa SOMALILAND ciddii xaagaa kasoo jeeda colaaday inoo muujiyeen teeda la muujistaa waaxay khayaaligan aan ku jirnaa
Somaliland close to close down into the somalia
MD Ciro ha joojiyo damaca Abiy si Xeelad ah ku qaadanayo Saylac. Waliba Emaraatka ayaa kula jira mashruucaa. Waa Xog aan kula wadaagaayo.
Mandeeq way dhashaye
Si wcn an u maalo o u
Dhaqalayno
Itopia way tegtey akhonsigaa cirro wuu didey somalia ayaa ba mantaa somaliland ka talisaa
Itoobiya naqoonsaneysa maxey dhashay in itoobiya somaliland ku tilmaanto argagixiso deegaanka soomaalida ku soo duushay?
Waxaan kula talin lahaa shacabka somaliland inay SNM wixii ka nooli somaliland badbaadiso. Ma somaliland bay Sidani u danbeysay!!!! Xirsi ayaa hoggaan noqday!! Ceebeey Tacaal.
Kkkkkk ku lahaa guuul waar ciro caanyo koob lama joogo e wuu hurdaye ha tooso
Guurtidu amni darada yaanay ka daba tagine ee haka hor tagto!
Faataa dhuglii indho indho soowkaa
Masha Allah ilhy ajar hasiiyo xildhibanka ilhy burcad hasukiin Mariyo reer ceergaabow afkuun kahadla hadad kabadin waydaan kuwa salaadiinta madhintan aakhira inay idiin diraan bay rabaan mac macaanka iyo aduunka ayagu kiligood inay uhadhaan waa beentod khayr kamasheqayan. dareenkina yaan laga ganacsan Nairobi hanti lagu dhisan somaliland iyo meelkaletona wax buuran oo loo god gale majiraan dhalin yarow maxaa idin waalay dad qoysas kadaadagay baa tihiin milixda iyo biyaha kala qaata waa nascasnimo waana fool xumo waana fulayimo tiktok khamri iyo game lasoo dejiyey inaad dhiigina kubanaystan prankan iyo filmkan waa laysku cadaabaya uun if iyo aakhiraba wax kale lagama dhaxlo.
Somaliland waa wadan marhore la ictiraafay laakiin waa iin wadamda Egypt iyo North Africa la hadlaa oo lagu hor imaada UNSOM iin lagu daro waayo Ethopia waxay doneeysa iin baad la siiyo waa conflict of interest. USka khalad bay galayn markay Somalia oo aan ahayn dowlad aay nagu xidho.
Somaliland Wayka noqotay xisbi xamar ushaqeeya ayaa qabsaday somaliland
Somaliland miyay ka seexatay galaangalki siyasadeed ee gerska afrika when i say somaliland it could be apart from SOMALIA
❤❤❤❤
Cerigabo haday warsangali dhibta donayan canan ma jirto dadku carurmaha aadba loogu dadalay oo loo dulqatay intay iyagu gurtee. Dadkoodii ayay dib usoo galiyen shifto burburisa walee waayab in dadka qarna layidha allah dhibta ma jecla qoladakalana waa jihad ku socda dagalka acuudu bilah waxano waa siyasad lakin diinta haku dhuumanina
Reerka Darood way idinku janatagay oo wa dagaal jihaad ay leyihin idinkuna nabad ayad radinaysan SCW SCW
🤣🤣🤣🤣 kan arabka ah ee dadkiisi lagu xasuuqay dawacalay riyo ayuu ku jiraa waxa uuna kamid yahay dadka wweli sita qolfoofdii siyaad bare🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
𝑨𝒍𝒍𝒂 𝒎𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒓𝒊𝒚𝒐 𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂𝒔𝒉𝒆𝒆𝒏😂😂
@WardaMaxamed-m9w 🤣🤣🤣qalfoof bal maxay faaiido leedahy
ilahow dawlad manan dorane umada no sikhir
😊😅😅😅😮😮😮😢😢😂
HADII DAGAALKAASI FIDNO YAHAY GOONI U GOOSIGA AYAA KEENAY WAXAA AAD FIDNADA KU SHEEGAYSO SOMALIYA DIB UGU NOQDA...
𝑵𝒂𝒄𝒂𝒍𝒂𝒂.𝒉𝒖𝒓𝒅𝒂𝒅𝒂 𝒘𝒂𝒚𝒏 𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒚𝒂𝒂𝒍👌😂
𝒘𝒍𝒍𝒉𝒊 𝒊𝒏𝒂𝒂𝒏𝒚 𝒅𝒉𝒂𝒄𝒚𝒏 𝒕𝒂𝒂𝒔𝒊 𝒅𝒉𝒊𝒎𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂 𝒙𝒊𝒈𝒂𝒂😂😂