Soomaalilaaney ka kaca fadhiga waa in la mudaharaada oo aqoonsiga soo dhaweeye dawladeenii way seexatay ee shicibkeenaw waa inaynu u muujina inaynu aqoonisiga ku farax sanahay oo aynu ubaahanahay ilaahayaw ibraahim caydiid icimriga u dheere oo aduunyadu was a tira sagaaleede isku dhami ma lahe halkoo wax ka tabanayo khayr u gali yaa rabi soomaalilaan guul iyo gobanimo insha alla
Ibrahim caydid iyo abdichakour haybe both you are amazing felisitation cousin Somaliland got lots of enemies mashallah i hope Trump accepting to recignice inchallah guul iyo goganimo 💚🤍❤️❤️🤍💚💪💪💪👍🌸
Kkkkkkķ waxba kama jiraan baduu raba inuu bixiyo ilahay madax inogama dhigo. Hadii Ethiopia la diido ma putland ayaan nahay hooyadaaba ah ku dhe afkayagana kuma hadli kartid waxaasi waa waxad nagu sirayso daalin weeyaan.
Guull iyo goobanimo reer somalilander one love dhaman tinba Allaha mideeyo umada somalilander ka ah wan ku faraxsanahay masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guull iyo goobanimo Allaha ka dhiigoo somaliland Dawlad horumarta iyo shacab keeda mideysan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Illahay haku xifdiyo somali land haguleeyo ibrahinoow wad dadashzy dalka iyo dadkaba wad u damqanaysaa sifican bad uwarnta oo ay ku dhehan tzhay aqoon run iyo qiiman warka ad shdgayso somaliland ayad garansysa wanageeda
SOMALILND wax halis u tahay saxaafada oo dabka somalilnd lagu duminayo hurinaysa iyo calooshood u shaqaystayaal dan ugu jirin in ay somalilnd dunto ama dhisnaato
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin hakala haadhin ilahay ha ku dayee tooshka ku ifii maliin walba in lala soocodo ha oo gadeene tuugta cadawga somaliland ha
Ibrahim naw ciidamada medeniga ah waxaa leh maraykan(back water), rush baa leh waa Kuma meelkasta uga dagaal gale dawlada waaweey ee bargain dhexe ayaa le why not innaga? Thank you halkaa ka wad
Cid kale oo imika xaalada Somaliland laga waraysan kara ma jirto waayo dowlada ciro hurdo dheer bay gashay kulmiyo na wali wakhtigii 3 bilood ahayd ayo ixtiraamaya
Inaad iska hadasho waxaan ku ogadey markii Cirro hadlaba ama Xirsi hadlo ayuunbaad sheegtaa inaad SIR soo heshay. Horta ma jinka ayaa wax kuu soo sheega?. Marna ma is tidhi ilaahay ayaa kugu qabsan doona waxan oo been ah, mise waxaad u haysataa in ilaahay aad ka dhuumatey oo u jartey ama uu kuu oggolyahay waxan oo shayddaanimo ah?.
Citiraaf bay ku waalatay kaas oo kalaa dadka wadada ka duwaaya maxaa lagu ictiraafa kulmiye wadankii kala badh baa maqan taas ka hadal intaad ictiraaf 34 sano la waayay ka waramayso
Haka dhimin dalka insha allaa ibraahinoow ma faqadha lacag cuntay oo lacagao shiisheeye lagu wasay baa hadalysa ciro dhilda dhuumta ka xun waayo horta damiir maha makaxduna way madowdahay waar waxaa caalamka dhacay lama socodo i ma iwarqada waxaa u soo qort maama maluun garaba haayodaygu matka hore waa doqon a waxaa lagu yidhi waxaba itiraaf ha doonin waa inoo xamar ciro wuu dhimanyaa hadii dlka laictiaafo isaga iyo gurguure waa isku mid waa laba jaraar
Waar shicibkoow idinkoo isku duuban oo aan xaafad xaafad kala aheyn khamiista isku soo baxa ka qayb qaata isku soo baxa 1 waxaa lugu taageeraya madax wayneheena 2 waxaa lugu xoojinayaa qadiyada sland 3 waxaynu ku dhiiri gelinaynaa madaxwayne taraam si uu dhiirado balan qaadkiisii
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha waliilada ee cali xaamud jibriil waa ninka basaaska u ah dawlada jabouti isaga oo aan garanayn meesha uu xilka kursiga ugu fadhiyo waana runtii ibraahin caydiid waana munaafaqa kolba shaadhka gaarka ah xidha ee aan waligii ka dhaqayn danaha dawlada uu xilka ka hayo waana ina khaliifka cusub ee bedalay ninkii la odhan jiray cabdirasaaq khaliif ee kitaabkii uu ku dhaartay ka beenta sheegay isagoo imikana dawlada kenya u jooga sidii uu dawlad aan suurta galayn ay ugu samayn lahaayeen degmada bariga laascaanood ee kana dambeeya shirarka imika ka dhici doona degmada badhan ee uu iclaamiyay suldaanka warsangali ee suldaan siciid lkn aanan filayn inuu aqbali doono fikiradan gacan ku rimiska ah ee laga soo abaabulayo dawlada kenya!!?
Adiguba munaafaqada iska daa nin aadan gaadhayn afkaaga ka feeding adigu colaadna waxba ka tari maysid itoobiyaan baad tahaye lax ilaa lax dabadaad ina biixi u dhiqi jirtay ina biixina teg ee haluugu dhaarto
Somaliland yay ayaa qabsatay shacabka somaliland waa in ay faďhiga ka kaca mudaharaad maraykanka iyo itoobiya soo dhaweeyo ictiraafka soo dhaqaday ee cid noo qaada la waayay somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo wadani iyo Elantra alaha haligo inshallaahu
Mashalla Allah ilahay haku xafido cid mahayno somalilaan haloo kaco war soo baxa guul somalilaan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Ibraahinow 10 adigoo kale ah yaa isiiya ilahay reer somaliland oo dhan adiga oo kale haka dhigo ❤❤❤❤❤
Xabashigan naga daa niyow Ethiopia ku waashay
IBRAHIM CAYDIID ❤❤❤❤❤❤ GUUĹ GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤
GUUL, GUUL. FAARUQA DALKU. UMA. BAAHNA. KALAAM.
FICIL. ITO. CAALAMKA IN. WAX. LA. TUSO !!!
Absolutely 💯 Sidaa weeyi
Soomaalilaaney ka kaca fadhiga waa in la mudaharaada oo aqoonsiga soo dhaweeye dawladeenii way seexatay ee shicibkeenaw waa inaynu u muujina inaynu aqoonisiga ku farax sanahay oo aynu ubaahanahay ilaahayaw ibraahim caydiid icimriga u dheere oo aduunyadu was a tira sagaaleede isku dhami ma lahe halkoo wax ka tabanayo khayr u gali yaa rabi soomaalilaan guul iyo gobanimo insha alla
Ibrahim caydid iyo abdichakour haybe both you are amazing felisitation cousin Somaliland got lots of enemies mashallah i hope Trump accepting to recignice inchallah guul iyo goganimo 💚🤍❤️❤️🤍💚💪💪💪👍🌸
Alle haku xifdiyo muwaadin dalkiisa jecell baadtahaye
Salam sare arabsyo news iyo Ibrahim caydiid
Lipaax libaax dhaly walhi noolow insha Allah Amiin
❤❤❤❤❤❤❤ guulayso hadalka cad.baankugu jeclahay
Kkkkkkķ waxba kama jiraan baduu raba inuu bixiyo ilahay madax inogama dhigo.
Hadii Ethiopia la diido ma putland ayaan nahay hooyadaaba ah ku dhe afkayagana kuma hadli kartid waxaasi waa waxad nagu sirayso daalin weeyaan.
Waa run waxaynu u baa hanahay toban ibraahin caydiid oo kale ah
Ibrahim enader Somaliland way guulay sanaysaa inshaa Allah.
Asc IBRAHIM CAYDIID 🎉
Guul sl❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guull iyo goobanimo reer somalilander one love dhaman tinba Allaha mideeyo umada somalilander ka ah wan ku faraxsanahay masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guull iyo goobanimo Allaha ka dhiigoo somaliland Dawlad horumarta iyo shacab keeda mideysan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
MashAllah Ibrahim inadhere
Waadku mahad santihiin shaqada aad u haysaan qaranka somaliland Ibrahim caydiid iyo siciid ciise ileeye alle ha idin xafido
“ ninka ugu il dheerbaa haa hmmm dadka ugu ayaan daran, waxan lala arkeynbaa Haa hmmm isaguuna u muuqda, ahay ah maskaxadaa laga abaaroibayeey “ Allah Somaliland ha xafido. Somalilanderka dhabta ah Alaw dhawr. Geesi Qaran Ibrahim Caydiid. Guul iyo gobanimo Somaliland 💚🤍❤️
IBRAAHINOW WAAKUWII HUBKA URASANYE XISBIGA WADANI IYO ICTISAAN EE AY LAHAYEEN HADU MUUSE BIIXI SOO NOQDA WAA LA ISDILAYA. INAAN HUBKA INO URURIYA HADU CIRO KA BAYDHO ICTRIFAAKA
Geesi guuul masha allah guuul soomaliland guuuuul Ibrahim 🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuul 💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍💯💯💯💚💚💚🤍🤍❤️❤️
Allah ha Xafido Somaliland, cadowga S/Lnd Allah hajabiyo.
Allah ha xafido Somaliland iyo shacab keeda Somalilander ka ah
Illahay haku xifdiyo somali land haguleeyo ibrahinoow wad dadashzy dalka iyo dadkaba wad u damqanaysaa sifican bad uwarnta oo ay ku dhehan tzhay aqoon run iyo qiiman warka ad shdgayso somaliland ayad garansysa wanageeda
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waar Kakaca Waar Kakaca Reer Somaliland Guul Somaliland Rd sea hore u soco
Guul somaliland. Ibraahi caydiid adiga aayaan ku garabtaganah walaalo guul
Mareykanka haloo habslyeeyo waa sax ilaahay citiraaf qayr qaba ha siiyo somaliland
Ilaahay ka baqo oo waxan inaga kaladaaya
SOMALILND wax halis u tahay saxaafada oo dabka somalilnd lagu duminayo hurinaysa iyo calooshood u shaqaystayaal dan ugu jirin in ay somalilnd dunto ama dhisnaato
❤❤❤❤❤
Xabashinews somaliland cida haku lamaanayn
Reer. Soomaaliland. Faadhiiga. Ka. Kaaca. Waada. Huurudaan. Busiinka
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin hakala haadhin ilahay ha ku dayee tooshka ku ifii maliin walba in lala soocodo ha oo gadeene tuugta cadawga somaliland ha
Shacabka Somaliland fadhiga hakacan oo USA ha soo dhawayan cadawgaygna indho dheer ha uyeeshaan
ina khaliifka guduhu waa cali xaamud jibriil
😂😂😂😂😂ok
Ibrahim naw ciidamada medeniga ah waxaa leh maraykan(back water), rush baa leh waa Kuma meelkasta uga dagaal gale dawlada waaweey ee bargain dhexe ayaa le why not innaga?
Thank you halkaa ka wad
Nabadi ma jirtee waa hoosaasin sida inoo muuqata
Ibraahin dalka ushaqee maraykan utaga citiraafka doonah
Cajeladdo beey katubeen cirro, xirsi iyo daad baadan oo waddani aah Belo Inimarteey
Jamac. Gaaladagaalja. Heeshiis a. Nabadeeda. Xanuun. Aada. U. Fooga. Bisiinka. Isaaqu. Waxiisu. Waa. Dagaal. Iyo. Qaabayaalada. Bisiinka. Waxa. Dadka. Caaya. Ayaa. Ceebesan. Waa. Nin. Liita. Isaaqan. Ilahay. Baa. Naasaab. Naasab. Dhaalay. Oo. Gooba. Maasha. Allh. Ciid I. Naaga. Saari. Kaarato. Maasha. Allh. Ilahoow. Naaqaabo. Busiinka
Wadanku badbadu raba shacabow yaan ladhaylsan waa iga dardaran
Scm Ibrahim mujahid Mujahid dhalay
Ibraaahim waxaan ku waydiiiyay maxaakajira ictiraafka somaliland szb
Cirodown
Dowladan aynu udhibany wadanka halaynaga qabto
Xaqiiq Sirweyn ayaa Madaxda wadani laga hayaa.
Tolow Somaliland yaahabaaray ee yidhi ninfoorora iyo yey kudiirata doorta
S.land Republic Allah ha dhawro
xaqiiqdu waa intaas
🎉🎉😂😂❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂❤😂😂🎉🎉
magac bilaash kuma boxo(garbahaaray)
horta garbahaaray waa magaalo ku taala koonfurta Somalia,waana magaaladii uu kasoo jeedey reer ahaan madaxwaynihii hore ee soomaaliya ee maxamed siyaad barre(1919-1995),magacan cusub ee wasiirka madaxtooyada Somaliland khaddar-garbahaarayna waxa uu baxay markii uu khaddar ahaa xoghayaha gud ee xisbiga wadani ee mudaharaadada ay dhigi jireen ayay xukuumadii kulmiye qabqabatay dhalinyar booliska dhagaxaan ku weerartay khasaarana gaysatay,waxaanay ku xidhay jeelka magaalada gabiley ee galbeedka dalka,oo uu kasoo jeedo madaxwaynihii hore ee Somaliland mudane biixi,kadibna khadar oo ahaa xoghayaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani ayaa shir jaraa,id oo uu qabtay ku sheegey in dhalinyartii laqaqabtay la geeyey GARBAHAARAY oo uu ula jeedey gabiley,isagoo muuse biixi garab dhigayay siyaad bare,gabilayna ku sheegey garbahaaray,gefkaasoo wali aanu raali galin ka bixin,mar dhawaan xildhibaan laga spoo doorto gabilayna uu su,aal waydiiyay sababta ku kaliftay arinkaa ama uu raali galin uga bixin waayayna uu ka warwareegey ilaa magacaa garbahaaray lagu dhajiyay wasiirka…………wasiir garbahaaray waan ku salaamay
Fadhiga ha laga kaco
Injaari ku dhadayga qoyan faqashtuu ka qabay buu dabada kuwata oo nooso wadagaliya alagaaqabat somaliland
Asc arabsiyo waxaan Ku waydiinaya ibrahin moyene miyaan cid kale oo war soo heshaa mayna jirin
Cid kale oo imika xaalada Somaliland laga waraysan kara ma jirto waayo dowlada ciro hurdo dheer bay gashay kulmiyo na wali wakhtigii 3 bilood ahayd ayo ixtiraamaya
Inaad iska hadasho waxaan ku ogadey markii Cirro hadlaba ama Xirsi hadlo ayuunbaad sheegtaa inaad SIR soo heshay.
Horta ma jinka ayaa wax kuu soo sheega?.
Marna ma is tidhi ilaahay ayaa kugu qabsan doona waxan oo been ah, mise waxaad u haysataa in ilaahay aad ka dhuumatey oo u jartey ama uu kuu oggolyahay waxan oo shayddaanimo ah?.
Dee ma xumaa in nabad la helaa oo mxaa kaa maqasn
Soomaalilaan nabad ayay u baahan tahaay dhinac kastaa
Oo sowdigaaleeh nabad baa
Shicibku iyagaa qabyaaladi madax martay
Madaxweynaha mustaqbalka noolow beednelah wadankisa geestisa ka hayow nolow
🎉🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂
😂😂😂😂😂😂😂👌👌
Waale. Geesi. Geesi. Dhaalaay. Ibro. Waada. Jiirayaa. B Isagoo. Jaale. Waada. Nooqada. Nin. Kaagu. Seexadoow. Haadee Xaan. A. Toosa. Bisiinka
Citiraaf bay ku waalatay kaas oo kalaa dadka wadada ka duwaaya maxaa lagu ictiraafa kulmiye wadankii kala badh baa maqan taas ka hadal intaad ictiraaf 34 sano la waayay ka waramayso
33 sano ayaa riyo ku jirteen hadana TARUMP ayaa riyo cusub idiin bilaabay kkkkll
Ala walavabay ma ku wii ba magalada jooga shalay laatay 9 nin bisinka
Isaaq mala ugaadh ayaa illaa Yamaha
Haka dhimin dalka insha allaa ibraahinoow ma faqadha lacag cuntay oo lacagao shiisheeye lagu wasay baa hadalysa ciro dhilda dhuumta ka xun waayo horta damiir maha makaxduna way madowdahay waar waxaa caalamka dhacay lama socodo i ma iwarqada waxaa u soo qort maama maluun garaba haayodaygu matka hore waa doqon a waxaa lagu yidhi waxaba itiraaf ha doonin waa inoo xamar ciro wuu dhimanyaa hadii dlka laictiaafo isaga iyo gurguure waa isku mid waa laba jaraar
Garxajisow, A/Rahman Ciro IYO kooxdiisu way idinkgu guureen. Hadii aynaan iska qaban garxajisna taariikh xumo ayey buuga u gelinayaan isaaqna gunimo u daa!
Maxa
Xursi iyo garbahaaray waa in lakhaarajiyaa si laandtu u badbaado shacabow qoriga qaataa dowlad vedio xamar kahwyso ayaa madaxtooyda fadhidee.
Waa runta video ayaa laga haya dowlada ciro oo dhan waa in lala dagalamaa
XISBIGA KULMIYE. WUU. CANAATAMAYAA. OO AAMUSNAANTA. IYO. FICIL. LA'AANTA. WUXUU. KU CIQAABAYAA SHICIBKA, KULMIYE DAN. KAMA. LAHA FURSADAHA UU. CAADHADIISA KU. LUMINAYO...
Cadawga weye xukumada cusub
Duufle muxu la neefneefsanayaa cawa
America wax ma aqoonsato runta iyo rabitanka kala saara reer Hargeisa
Maxaa. Kaa. Galay. Inkaar. Qabooyinyohow.
Waar horta xirsi kolba ma oday asaasay ayuun buu ku qadhaabtaa?
Waar shicibkoow idinkoo isku duuban oo aan xaafad xaafad kala aheyn khamiista isku soo baxa ka qayb qaata isku soo baxa 1 waxaa lugu taageeraya madax wayneheena 2 waxaa lugu xoojinayaa qadiyada sland 3 waxaynu ku dhiiri gelinaynaa madaxwayne taraam si uu dhiirado balan qaadkiisii
Kkkkkkk waar kan Australia mayaad iskaga dirtaan dad baa beentiisaa ku raaxaysanaaya
Ibrahim waa nin balaadhan isaaqaw ninka xun ee shisheey kalkaalka isqabta oo midooba smlnd ha noolaaato
Beenta .iyaan laga xishoon jirin
Hadaysefashilanto mala iska wada
Dadku miyanay daaya odhan karin
Soomaalidu way wada aragtaye
Isaaqa miyaa laysaga maadeeya
Xibigi kulmiye mudahadka hana horkoco
Suti gaashaan heego ex kulmiyihii dhacay beentiina shacabka uf ayey ni dhaheen 😂
Odeygan dibada ka soo qaylinaya miyaanu ahayan kii lahaa weegan baa ethopia ina i tiraafaysa ilaa xukunkii lagaga guulaystay markaa ninkan wuxuu u waramaa waxmagaratada iyo dadka caamada magaciisu waa mr fake news
Cirro halogo mudaharado shacabka somaliland ha tusaan adunka iney ictraf donayaan
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha waliilada ee cali xaamud jibriil waa ninka basaaska u ah dawlada jabouti isaga oo aan garanayn meesha uu xilka kursiga ugu fadhiyo waana runtii ibraahin caydiid waana munaafaqa kolba shaadhka gaarka ah xidha ee aan waligii ka dhaqayn danaha dawlada uu xilka ka hayo waana ina khaliifka cusub ee bedalay ninkii la odhan jiray cabdirasaaq khaliif ee kitaabkii uu ku dhaartay ka beenta sheegay isagoo imikana dawlada kenya u jooga sidii uu dawlad aan suurta galayn ay ugu samayn lahaayeen degmada bariga laascaanood ee kana dambeeya shirarka imika ka dhici doona degmada badhan ee uu iclaamiyay suldaanka warsangali ee suldaan siciid lkn aanan filayn inuu aqbali doono fikiradan gacan ku rimiska ah ee laga soo abaabulayo dawlada kenya!!?
Ibraahino isaaq qolo walba naag ladulaay baa ku jira horta habar jeclo waxaa ku jira ninlayiraahdo sabiil guuleed iyo sakhraan boqol jira waa ninka cimraan sakhaan boqol jira waa labafa fataal iyo kuwo kale oo badan waxay rabaan in aan habar jeclo mid laga reebin ooay kursiga sulaan cabdilaahi koraan horta ninka reer badeed sheegtaa isagu waa faqshawaayo hablihii uu dhalay oo dhan waxaay joogan guriga ina garaaf soofe ragii habar jeclo guskoodii wiu shaqaynwaaye walaashi naagtiisa waa hahdii beerku idlaatay la so co sakhraan boqoljira waa yuhuudi urya iminkaad bartern markii uu yaraa waxauu samaynjiray ilaa hada
Sheekha meydh yaalow sheekh isaqaadow awoow sharka Siti gaashan IYO beentooda Naga Hayeyee.
Non baa Ku casho Doona waxba fashileyey, balse isaga Ayaa fashil ah oo qeyladiisi meel mari weydey .nin fashiley Ayaa yidhaa waxba fashileyey.
Wa yaab talow xukumadani maxay doonaysa markay aamusto maxay donayan talow
DUUFLE WAA FATAAL HEEGO NAASO DHEER 😂WAA LA WASAY JIRAY 😂AKHIRO AYAAN UU DIRAY 😂WAA KONDOB MUUSE DAMEER UU ISTiCMAALO DUUFLE WAA NIN MAR WAASHAY OO CILAAJ KU XIDHAAN.😢
Adiguba munaafaqada iska daa nin aadan gaadhayn afkaaga ka feeding adigu colaadna waxba ka tari maysid itoobiyaan baad tahaye lax ilaa lax dabadaad ina biixi u dhiqi jirtay ina biixina teg ee haluugu dhaarto
hooyada sibil dheer u sheeg. Viva Somaliland, viva mujaahid Ibrahim
Garaad gala dagaal hadad garanayso inuu siyaasiyah waa waa joogta
Yaa diidaya nabad ma adiga kornayladii miyaa faji so wad
War odey weyne beenaale on xishonn
Ciro ayaad udorateen madax weeyne oo aan ahayn reer sheekh isaxaaq ahayn habaryonis ahayn muusa cabdale ah nin batira ah ahna bartirah ladhiigbaxa muusecabdalaha ninka been uhaysta cadacaayad uhaystow dib u raac warayso odayaasha
Ma waad naleedihiin madaxwaynuhuna waa garac maayerkuna waa garac waxani waa baroor
Haa waa faqash ciro
benaale,jabuuti iyo somaaliland waa dad mida oo walaal ah. rer cheikh isaak gori ma iskugu diibaysa hada malcuun yahaw
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 well done my people and inchallah i hooe its the Unates nations recognice 💚❤️🤍💪💪💪🌸👍🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤
Waale. Geesi. Geesi. Dhaalaay. Ibro. Waada. Jiirayaa. B Isagoo. Jaale. Waada. Nooqada. Nin. Kaagu. Seexadoow. Haadee Xaan. A. Toosa. Bisiinka