MaashaAllah guulaysate. tixdaa GARGAARA iyo qaarkaloo badan way idin caawiyeen, maanta lacagta Qadar laga soo qaado ayaa lagu iibsadaa iimaanlaawe yaal! !
Waxaan ahaa subaxaa goob joog ,goobtani waa Bali cabane oo annual tababar ku qaadanay,alle qabriga how nuuro mujaahikan,iyo intii kele ee naga geeriyotayba
MaashAllah guul cali banfas mujahi xalaa.madheera ayuu ku xidhnaa wakhti dheer. Diyaaradii cawil cadami Afduubay raguu ku dalbaday in la sii daayo ayuu ku jiray.
Ax ax ax alla yarxamhu muj snm hadaanan hadanan hadanan gadoodka lixlow guga manta la soo hadhin guusha muj lixle muj cali banfas iyo dhaman muj snm alla hawnaxariisto
Guushii way idin raacday allaa mahadle😘
Allah ha,kuu naxariisto waan ka qaybgalay aaskiisa mujaahidka
Maxay heleen,haddaaa nooshahay sow maanta marba meel isku qaadi maayaan khayaaligii ma dhammaan xamar kuma khasbana
MaashaAllah guulaysate. tixdaa GARGAARA iyo qaarkaloo badan way idin caawiyeen, maanta lacagta Qadar laga soo qaado ayaa lagu iibsadaa iimaanlaawe yaal! !
a.h.u.n marxuum cali banfas aamiin
Gabay taariikh weyn halganka ku lahaa buu ahaa oo ay dhalinyarada halgamayaashu intooda badan xafidsanayd. Allah ha u naxariisto. Amiin.
Allah ha unaxariisto fathers snm lixle .lixle was Gold says col askar iyo dhaman tood Allah ha unaxariisto aamiin
Gabaygn inbadn ayn raadin jiry thanks sxb
Allah ha u naxaristo abwanka
Iyo mujahidintii dalka cadawga
Ka xoreyay inta noolla cizee amin
Cali banfas illahawo ku naxaristo
Waan fadhiyayay malintaaa
Alxamdululaaaaaa masha ala
Ilaahow kuu naxariisto macallinkaygii muj. Cali xasan.
Alle naxariisti jano haka warabiyo muj cali banfas .
Abti illahy ha ha ku naxriiso
cali banfas waa nin habar awla oo sacad muuse oo nuux ismaaciila
He’s is talking about lixle gang 🦁🦁🦁🦁
Illaahoow u naxariiso annagana cimriga noo barakee Aamiin Aamiin . Bogcadaa abwaan ku ka gabyayo waan fadhiyey galabtaa.
Ma Dabaylka ayey ahayd?
Haaa sxb qoodhaa iyo xerradaa waad garatay.
Darood jebiye ragi raga aha ❤
Manshallah snm
My blood
Mansha allah adero allah ha u naxristo
allayaraxma raximiin
Abwaankii snm geesi ilahay buu ahaa banfas wuxuu ku halqabsanaya sxbkii halgamigii waynaa lixle ilahow unaxariso dhaman snm
Mujaahid Cali Banfas Allaah Yarxamuh
Gabaygan Hadraawi ma lahayn miyaa mise waa mid u eg ??
Waxaan ahaa subaxaa goob joog ,goobtani waa Bali cabane oo annual tababar ku qaadanay,alle qabriga how nuuro mujaahikan,iyo intii kele ee naga geeriyotayba
Aad baad u mahadsantihiin abaal kaa waanu idiin haynaa idin ilaawi mayno♥️
Waa koobi gabaygii Hadraawi
Aamus doqoniimo looma baahnee
xoolo ayaa tahay aan gabay waxba ka aqoon
cali banfas ayaa leh
cali banfasbaa uga horeeyay lixlaa noolaa markaa
Mujaahid cali xasan Aadan(banfas)
Ilaaahayow u naxariiso abwaankii qaaliga ahaa macalinkii,mujaahidkii cali xasan aden Banfas wuxuu ahaa abwaan ka qayb qaatay halgankii wadankan somaliland
AUN, Waar odaygu cowboy cawaandiya buu ahaa, Isaga iyo Yuusuf Talaabo i iyo Carab Ducaale ayaa koofiyadaa cowboyga qaadan jiray xiligii halganka
Allah how naxristo dhamantood baa
Halgankii xalaasha ahaa halyeeyadii SNM
Allahu Akbar 💪
Meeshani waa halkee ??
Garxajis 💪🏾
Baahal dhintay baad taha
ay.taarikh daa haa kaa asin mujaahid kaa
Yaa ku idhi waa garxajis laxay yahw
Waa nin habar awala
Oo sacad muuse ah
Oo xuseen abokora
Oo nuux ismaaciila
Oo reer shirdoona
🖤 alle haw naxariisto
@@khayre4094 oo Baligubadle jooga
@@khayre4094 🤣🤣🤣 ninka. ku hadaqabasay waayo
MaashAllah guul cali banfas mujahi xalaa.madheera ayuu ku xidhnaa wakhti dheer. Diyaaradii cawil cadami Afduubay raguu ku dalbaday in la sii daayo ayuu ku jiray.
Qolomuu ahaa Alle haw naxariistee
Sacad Muuse
Libaaxa libaxu dhalay cali banfas sacad muuse ayuu ahaa waxaa la xidhay laba jeer mandhera marna geesigi halyaygi snm sxbki lixle ayaa soo dayay markii dambe dilka lagu cukumayna 1984 muj cawil cadami marku diyarada affubay buu codsaday abwaankii snm muj cali banfas
alle Haw naxriisto
mujhidiintii snm
Waxa sooo jabiyay maxamed cali 1988
gabaygii hadraawi ee haragysi ma toostay miyaanu ahayn
May walaal.. gabaygan waxa tiriyay cali banfas maha hambaabir ee abwaan hadraawi
Allah u naxatiisto geeaiyadii naftoda u huray jiritaan ka qaranka Somaliland
Markii uu lixle noola AHN weh