Dib U Milicso: Dhacdooyinkii Yaabka lahaa 1984-1988

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 99

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 8 месяцев назад +2

    It feels like yesterday when this high jack happened in November 1984.

    • @absjones2916
      @absjones2916 4 месяца назад

      Very brave men of SNM did they duty for the liberation of Somaliland. Today we have the same problem on our doorstep. The New generation of Faqshism has been to take care of by military. The Indecisive policy of current government has to change. All Isaaq nationalist should volunteer to fight the war.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 4 года назад +13

    Waa in la baraa oolooga waramaa caruurteena ku dhalatay somaliland oo dawlada ,iyo waxii loo soo maray iyo dadkii naftooda u huray in aynu maanta ku naaloono wadankeenii oo aan la soo noqonay ,xoriyadii inaga qaldantay lixdankii.
    ilaahay ha u naxariisto cawil cadami iyo ahmed xaaji waraabe,iyo inankaa aanan magaciisa garanayn.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      SOMALILAND IN AYDAWLAD NOQOTO WAXAA GOD KU RIDAY 4TII DAAQOOD CABDIRAX TUUR CIGAAL IYO SIIRAANYO ILAAHAY JAHANABA HAGEEYEE AAMIIN

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 4 года назад +9

    Masha allha somaliland guul iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega

  • @siciidcaydaruus9595
    @siciidcaydaruus9595 3 года назад +3

    Ragaasi tariikh ayey dhigeen
    Halgakii 1988kii SOMALILAND weyka faaidey lkn kacaakii wuu ku jbay somalia lafteeduna waxa halkaa dhigey waaa
    Agoontii kacaanka oo wali utalineysa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 года назад +7

    weriyahan marki la sheegi laha in abdirahiin bidhiidh ku dhintay dagaalka oo galay maxaad u joojinaysa waa nin geesi ah ha lasheego inuu geesi aha maxaad uga joojinaysaa subaxan allah

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 года назад +3

    Very interesting story well don dalka waa loo soo dhibtooday

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 3 года назад +3

    Alle ha u naxariisto mujahiidintii hawlgalka fulisey

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 года назад +5

    Wale faqash kuwasa manta doonaya in laga mid noqdo afweyne ilaahay cadaabtii jahanaba ku gee

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 года назад +2

    Raganimo iyo Dheeranaan
    Ayaa Lagaga Furfuray
    Faqash Ragay Dilka Kuxukumeen.
    Awil Adami Iyo Ragisii,
    Arintaa Fuliyay Wakhtigaa Nocisu
    Leetay Waa In Aad Loo Xuso
    Oo Waliba Loo Dueeyo.
    Aduun iyo Aakhiraba Cisi iyo Wanaag Baan Illahay Uga Baryayaa.

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 года назад +1

    Ilaahay haw naxariisto janno fardowsa ha geeyo qabrigana haw nuuro Awil Adami

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 года назад +2

    Jihaad joogto ah ayaa la gudboon Somaliland inta ay meesha Ka saarayso magaca Somalia

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 года назад +2

    Illahayow u Naxariiso Ali Hassan Adam Geesibu Ahaa Aan Lagaranayin.
    Guulow u Naxariiso

  • @mohamoudsharif572
    @mohamoudsharif572 2 года назад +2

    Adeero yaal guul somaliland, guba idiin heshay

  • @axmedfaarax5819
    @axmedfaarax5819 4 года назад +5

    c/rizaaq mahadsanid sida fcn ee aad taariikhdaa uga warantay taaladuna waa muhiim inlasameeyo inaad dawlada kala tashataana waa muhiim dawladana waxaanu ka codsanaynaa inay ogolaato taaladaa mujahidiint lagu xusayo

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      NIJAASKAN KABTANKA AHI MAALIN DHAWAYD AYUU U DHINTAY CIRONA 19

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад +3

      WAXAAN LAYABAY TAARIIKHDA SNM MARKA LAGAHADLAYO WAXAA LA SOO QAADAA OO AFWAYNE WAX U GAYSTAY WAA NI GARXAJIS AH DADKA INTOODII KALE MIYAANAY GACANBA QAADIN HADAY DAGAAL NOQOTO IYO HADAY MEEL LAJABSANAYO NOQOTO DADKII KALE MAYE KKK

  • @AbdukadirMAli
    @AbdukadirMAli 16 дней назад

    Jaallahaan markaa dhagaystay waa nin macquul ah waliba runta udhow

  • @saiddubed
    @saiddubed 4 года назад +2

    aad baa ugu mahadsantiin barnamijyadan taariikhiga ah ee aad bulshada usoo gudbiseen waxaan idinka codsanayaa dhacdooyinka iyo dhibka umadan lasoo gaadhsiiyay inaad soo ururisaan oo bulshada u soo gudbisaan

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      DAAQUUD CIGAAL AYA KUDILAY BADHTANKA HARGAYSA COL CWIL CADMI IYO COL MADHDI AMARE 1994 ALA HA U NAXARIISTO LABADOODABA

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад

    Allah yarxme captain cawil wiilkiisiiba naafo ah.2020 Hrgeisa Lagu caawinaayey reerkuna weydegenyiin Casimada.weydaan laxiriirin

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 года назад +1

    Awil Adami ayaa hawsha watay ee kuwa kale dayaarada ayey ka dhex kaceen qorshaha waxaa watay Awil Adami waana ta uu u dhintay markii dembe si taariikhdiisa loo xaqiro

  • @deeqayusuf9945
    @deeqayusuf9945 3 года назад +2

    Asc geesiyaal ale hawnaxariisto intii dhimatay

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 года назад +9

    Geesiba ku Helay Fule
    LONG live Captain Awil and his group those did the hijacker Job.
    It's not forgotten Job

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Год назад

    Wuxuush buu ahaa Afweyne bal ardey buu aayar uun dil ku xukumayeen aan waxba dhimin

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 5 месяцев назад

    Captain Awil nasiib darro, dil Qabyaalad hoose ku salaysan ayaa lagu toogtay Hargeysa 1994 meel u dhaw Gargaar Hotel

  • @77i74
    @77i74 Год назад

    Anaa kusoo tusaynee nala soo xidhiidh cawil cadami xaafadiisa

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 11 месяцев назад

    Argagixiso maeheen ee waa raag katagalamayeen dhulunka uu afweyne kuhayeed Reer Somalilland Libaax deeh

  • @nageyebelieday7158
    @nageyebelieday7158 Год назад

    Ninkaas la siiddaayey kolley basaas ayuunbuu ahaa

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 2 года назад

    Ina cali waraab ma la weydiiye arintaa
    Faysal cali warabe ayaa ka danbayey

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 3 года назад +1

    Hawlgalkan waxa hogaaminayey Korneyl Cawil Cadami Burham

  • @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
    @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 3 года назад +3

    Snm hanti qaran

  • @umalkhayrcabdi1795
    @umalkhayrcabdi1795 3 года назад +1

    MASAAMAXAYSAA IYO DILKA IIMANSAD WAAR ABIHIIBAA LA DILAY MISE NAFTAA GACANTA UGU JIRTA

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 3 года назад +1

    Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured
    Cidanka qaraanka somaliland waxan leyahay habalyoo habalyoo habalyoo habalyoo habalyoo habalyoo habalyoo iyo guul

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 года назад +3

    sadexda nin nin rakabka ayuu ku jiray oo kaga biiray labada kalena waa cawil iyo bashe oo afduubay bashe diini waa ninkii afka kaga hayay baslkoolada duuliyaha ee laha soco sida uu sheegay duuliyahii diyarada oo la waraysanayo oo ku jiraa youtube

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 3 года назад

      Aduu taarikhdan aad reerkiina u samaynaysa 2021 maxy ahyd
      Cadami bu ahaa ninki baskolada ku hayee rakaabku ku jirey kan aad nagu wareerise hebel diig

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 года назад +1

      @@mustafeasad9377horta marka hore adiga yaataahay intaa reer ka hadal war in diyarada la afduumo fekerka basha diini baa iska leh cida doonto u gee ninka waramayana soo dhegayso reer iyo reer lahayn reeraha wa isku mide jahil yahow war geesiyadana ilahay baa ragayaga ka dhigay ma gubtayal meel walaba waxay qabten cadahay weeye adiga maxad ahayd bal noosheeg tariikhda reerkaaga adoo bana ahayn tana ahayn dadka kale wax ha ka shegin

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 года назад +1

      mustafe asad adiga horta noo sheeg reerkaaga ama fulaayhow aamus qof qoladiisa ka baqyaa tahay anaga tariikhda ilaahay baa noo sameeyey awoodaana ilahay baa na siiyay adiga fulow xata afka ma soo marin kartid qoladada marka niicda nagala tag

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 3 года назад

      @@sidrasirad9475 afkuna wa idin dheer yahay irbadna dun ma galisaan awalow

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 Год назад

      ​@@mustafeasad9377horta anigu waxan ahay reer keed sheganyso marka waxa laga yaba inaad fuley tahay cuqdad u dhimo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Ka la siii daayey ma jantus buu ahaa mise kacanaka ku lahaaa nin madax sare ah

  • @bureqaismacil947
    @bureqaismacil947 6 месяцев назад

    Oo.latoganayo.ayuu.badbadiyay.ale.ha.u.naxariisto

  • @bureqaismacil947
    @bureqaismacil947 6 месяцев назад

    Waa.geesi.garxajis.gar.ahan.habryoonis.cawil.cadami.arday.isaqa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 года назад +3

    bashe diini baba fekerkan markaas ka hor yidhi oo keenay fekerka markaa

    • @siraad8026
      @siraad8026 4 года назад +2

      Ninka leh fikrada iinamada lagu adbaadiyey waxa lahaa Cadami

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 года назад

      cosob cali wuxu ku yidhi mar hore ayuu bashe diini yidhi aanu sidas smayno orod dib u dhegayso haa markan danbena wa iskula jireen lakin aslkii fekerka waxa laha bashe diini siday noo sheegen

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 4 года назад +2

      Subxaanalaah waaryaahe maanu ilaahay kusamaysan waar shaw reerkan garxajis ee isaaqa ka xanaqaya maxaa ku dhacay baan yidhaahda abtiyaday shaw abtiyaashay waa rer taarilhdoodi labililiqaystay waar adeer anaga joognay wakhtiga fikirka na ninkaa sarkaalka ah ee badkolada la soogalay diyarada ee cawil cadami buu ahaa hy labada ninee kalana waycaawiyeen tetalba maylahayn oo rakabkay ka mid ahayen baskoladana ninka ku dhuftay ninka isagu aha diyaradana afduubay ee orodoo taarikh ilahay kabari garxajis waa gob laakin abtiyashay wanku faraxsanahay inay abaalkoodi sida luugu guday dawlad dhisan bay naga burburiyeen saraakiidhoda dawladi somaliyed ladagalantay nafsigiba ku dhacay aleelehe garxajis from sool

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 года назад +2

      WARYAA FEKERKA WAXA LAHAA BASHE DIIN SOWTAA SNM XATA KAGA SHEEKAYNAYSAA RUclips WAR MALINTAAS MAHA EE SIDEEDABA FEKERKAN HORE WAXA U LAHA BAASHE DIINI WAAD WALAN TAHAY MARKHAATI BEENA ISKA FURAYSA ILAHAYBA WAD ILOWDAY JAHIL FOQAL JAAHIL BEENTA ISKA DAA WAX AADAN OGAYNA HA DABAALAN OROD WA KUWA KA HADLAYEE KU QABSO SNM TARIIKHDA DDEE WAR ISAAQANA WA ISAAQ ADIGU MNAXAAD AAHAYD MEESHAN ISAQA DHEXDOODA KUMA QADEE BEENTA ILAHAY WA XARIMAY ISKA DAA BEENTA SUBAXAN ALLAH LAGUMA ODHAN YAA LA SOO GALAY WAXAA LAGU YIDHI FEKERKA GEBIGIISABA BASHE DIINI BAA LAHA WAX HUBSO

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 4 года назад

      @@sidrasirad9475 warahe abti sheeka beena lagu shegay ninkad shegayso eed ledahay fikradbuu laha magaciisaba magaranaysid wuxuu ahaa baashe diig marka waxan aad kahadlaysana sasu uqaldanyahay ee abti anku tilmaame waraysiga pailitki diyarada waday xaaji dhagax ka shekaynaye soo dawo mida labad dhaman reer isaq waa abtiyaday way isimanyihin lakin waxan utagnaa shegaya salama

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 2 года назад

    Somaliland halyeeyaa naftooda usoo huray dhayal laguma so celin qaranimda Somaliland taasay mntna ciyaal ku dhshy Somaliland oo siraadan melahaa doqoniimo laso fadhiistaan nacasnimo iyo Somalia wa walalahayo wllhi wniga dhartee mgc guud moyee inaayny ahyn walaladayo waa cdw sokeeye qba cuqdad ku slysn ncybka jiritanka rer Somaliland

  • @mahamedm57
    @mahamedm57 2 года назад

    Muuse biixi ayaa dilay cawil cadami Alaa yarhama

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo Год назад

    Been baad sheegtay wuxuu ahaa kabtan asluubta ah

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 года назад +4

    Ma sheekadii waa nala laayey ayaa dib loo soo cusboonaysiiyey?Markay tahliwayday inay aqoonsi caalamka ka raadsato oo karti u yeelato ayey ku meeraysata rag ayagu xiligaas waajibkooda gutay oo ay indha caruurta yar yar kku jeedisaa ay mustqabalkooda lumiyeen 30 sano iyo inta wax magaratada ah.Ila meeraysadii ayey dib u bilaabeen.

    • @hiigsimedia1892
      @hiigsimedia1892 4 года назад +2

      Qadaad wayn daarood ah aan waysaybaad tahay lagamasaaraaneey

    • @xuseenalayaqan3762
      @xuseenalayaqan3762 3 года назад

      @@hiigsimedia1892 qudhmis qaran dumis ah
      Wa in laydin wasaa isaaq

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 года назад

      Abdihakim waa kula ciyaar bal meelaa caruurtii abyooshooda la laayey iyo hooyooyinkood waa malin aay noqtaba noqda qof addunnakan xoog ku leh madaxweyen ah wasiir gaashdiga ama meel muhiim ah ka ahyaa qaramada midobey amaba hub cusub soo saara ka waran waxuu sameynyo marka aadoo kale qoal ka dhiganyaa qorakiisa arko dee reerkiina ayuu rogi ileyn manata waxaa uga taag daran kuwii kachaanaka hoogaminyayey mayee kkkk

    • @Non___1088
      @Non___1088 3 года назад +1

      Neefbaad tahay wlhi adoo kale maydkaaga aydaan siin lahaa wax kalad ka hadlaysaaye
      Dadkay khusaysaa looga sheekaynayaaye ayda adoo klaa waxba loo sheegi maayo

    • @Non___1088
      @Non___1088 3 года назад +1

      @@xuseenalayaqan3762 isaaq ma aroosbuu kaa baxay xoolad tahee

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 4 года назад +2

    Geesiyaal dhiiranaa gobanimo

  • @sayidacool7190
    @sayidacool7190 4 года назад +1

    walee waxbaa kadhacay

  • @najaxibraahimxaaji9435
    @najaxibraahimxaaji9435 4 года назад

    Allaha unaxaristo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Aniga kacanakii haduu xidhi lahaa oo nabad sugid maa askarta i dhib lahaayen hadaanmardanbe arki lahaa kuwaa seef baan qorta kaga jari laha a aadunakan ma joogin anoon ku jano tagin waxa ajiraa nimna badan oo ahaa dadki idaka ciqaabi jirey hadna somaliya somalilland meel walaba nabad ku maraa

  • @aflooxasan9006
    @aflooxasan9006 3 года назад

    Waakuwii borama rusheeyay 88 iyo 84 maxaa udhexeeya halkaa wax ka fahan

    • @wehelcaashaq5397
      @wehelcaashaq5397 2 года назад

      Kkkkk. Kkkkk wxa lga fahmyaa ind qbto xanuun xga mskxda ah

  • @user-zc6ig1ep9q
    @user-zc6ig1ep9q 3 года назад

    Walee.rag.baye ahaayen

  • @bureqaismacil947
    @bureqaismacil947 6 месяцев назад

    Habryoonis

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 года назад

    C/risaaq alfa HADDA UU xarig KA SOO baxey jeelka BIIXI handaraab KU ridey jeelka

  • @mahamudismailomar1733
    @mahamudismailomar1733 4 года назад +1

    Sifiicanbaan ugaranayaa xxussutaa anooyar standard 5 ah walaalkay mahamed ismail na xabsidaa inka ayuu ka mid ahaa ala ha unaxariisto inti dhimatay .waxa kale oo aan xusayaa faraska cad iyo ali abdi Farah xus oo xussuso

  • @aminayassin5315
    @aminayassin5315 4 года назад +1

    Haday run idinka tahay cawil cadami reerkiisii jarhausuu jooga

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 года назад +1

      maxaad tadhi reerka cawil hee ma qabilksa waa isaaq isaaq kumuuhosyen kolkaa dadka dhintey allya raxmaey wax rumeysnaayen ha lagu sharfo geesiyaashii isaaq isaaq baay u wada dhinteen reer umey dhiman kuwa hada reer ah oo qabiilkooda hoose xusi doonaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 года назад +1

    Vidio Waxa LAGA heley baraha bulshada BIIXI handaraab ila meereyso bilaabey markii LAGU kacey OO dhalinyaradii Somaliland mustaqbalkoodii lumiyey OO xeebaha KU le'deen