Waan ku dhagaystay dhagystayo taarikhdada iyo warbixintaadu waxan ahyn garxajis ka sheekayn mayso, husein dheere iyo garxajiska galbeedna habar awasha galbeed iyo arabka hargeisa way uu jareen markii arab iyo habarawal hargeisa laba cisho ka dagaalamysay eey ku dhinteen bay meesha soo galeen adeer warbixintaasina waa la hayaa
Ahmed mire,weeso cade, dhegoweyne hogaamiyaashaa soo waraysta oo taariikhdodi hore sida dhegoweyne oo gobolada dhexe ciidamadii Ssdf la dagaalamay hogaaminayey intuusan SNM aadin iyo hogaamintiii iyo caqabaadkii soo wajahay khilaafadkii iwm ka soo waraysta warbixin buuxda oo dhaxal gal noqda,
Kkkk huunada, qotoda, iyo meelaha dhediga Isaaq ee habar awal ku shiraan libaaxyada lagagama sheekeeyo. Xammuuradahaha iyo make up ka ayay ka sheekeystaan iyagu
Labadiinu ba waad khaldan tihiin waayo habarawal,habarjeclo, habaryoonis ama garxajis iyo sideeda ilma Sheikh isaxaaq binu ahmed binu haashim binu mahamed oo dhan aya dagaalantay dee markaa indhaha kor uqaada haysku meeraysanine mid na ogaada dagaalki wali muu dhamaan faqashtiina wali way ina daba socotaa iyada oo shaadh kale xidhan
Ciyala tiktok caloosha taagan 😂 wasr dagaalka soo ciidamadu isuma gurmadaaan oo marba mid una gurmado kolba kii u baahda ciidan, Saab tv way ka hoostay sxb isu khajila yan lydinka garan qbyld-ncsta waligiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhh halganka 3 reer ku suntaa garahjis , .h.j , arab iyo ku dhawad 15 nin oo h.awal ah oo intaa ku tiirsanaa dadkii taariikhda ka tagay ayaa la warasayaaaye aduu hadaad taariikh leedahay SNM cidi kaama xigtee kaaley xarunta halkan Sab t.v
Allah yarxamuh Kornel Xuseen Axmed Guuleed (xuseeydheere) waa raga layska ilaabay
Masha Allah geesi khayr baan ku rajaynayaa ... from Gabilay!
Seylac kkkkk gebilay kkkkkkk jabuuti kkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢📢
@@Ali-xw9il cise wayne ilahay baa ku beeray mashallah !!!!!!!!!!
@@qwertyaserty8404 beeni raad maleh kkkkk 🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢
Odaygu dhab buu u hayaa hawsha iyo siday u dhacday ee Afweyne loo eryey faqash thanks
Alle hawnaxariisto abtiyo bashe xaji jamac bashgaraabo iyo mujahidiinti kalab adna alle cafimaad hakusiiyo
Baashe xaaji jaamac diirye
Ciyaalkan isaaq ee social media 24 hours
Iska caaya qabyaladu waashay
Aan ogayn dalkan wixii losomay
Sifiican haw dhegaystan mujahidka
aaad iyo aaad wllhi baany geeeridii nabiga ogayn waa wada bar-banaan mlha inba damiir iyo garasha toona wllhi marmar bn idhaa ciilka iyo cadhada yaa qixiya mnta ciyalkan ku kibray nabada iyo nimcada Ragg qeyrkood ahaa naftooda u hureen bal hasoo dhadhamiyaan cadaabahay usoo mareen dalkan Raggii ragga ahaa
Waa taariikhii ad uu qiimo badan geesi ilaahay ma xillo.
Muj Cabdilaaahi mulac Ahn
Muj madaxdiin Ahn
Muj Bidhiidh Ahn
Muj Axmed macalin maaruun Ahn
Muj Ina jaamac dhiif Ahn
Muj Ha I liqin Ahn
Muj Xuseen xanaan Ahn
Muj xandule Ahn
Ina Jaamac Dhiif iyo Ha liqin waa isku nin , raggaas oo dhan ma Burco ayey ku wada geeriyoodeen
Wariyaha waa laacib. Sifiican ayuu uwadaa waraysiga
allaw idin xafid dhamantiinba mujahidiintii SNM
Masha Allah mujaahid dolaal geesi dal yaqaan ah weeye
Habar awal 1nin ayay lahaayeen waana dhaga wayne ciduu kutiirsanaana waa garxajis
Habar awal waa reer weyn wll hadaad iyaga necebtahay umada dalka ku dhaqan badhkeed ayaad necebtahay dhaqaalaha dalkana iyagaa haya
Mujaahid caano boodhe ayaa taageersantahay wll😆😆😆
beenaale
Wlhi waa runtaa wll 200 oo ciidankii sayid cumar bari waxa taliye ka ahaa dhagawyne ku xigeen abaanduule xasan grhjis ciidagale ah oo zxp ahayen dhagaweyne ilaa dagalkkii buurahaa 1988
Waaar caawa ma aniga iyo nasraaa barnaamijkan daawanayna
Allah yarxma Gorgorka, Sarkaal sare Khibrad badan Abaanduuli Cadaadley iyo Mandheera, 28 iyo 29 Kii 1988 may, Xuseen Dheere
Waan ku dhagaystay dhagystayo taarikhdada iyo warbixintaadu waxan ahyn garxajis ka sheekayn mayso, husein dheere iyo garxajiska galbeedna habar awasha galbeed iyo arabka hargeisa way uu jareen markii arab iyo habarawal hargeisa laba cisho ka dagaalamysay eey ku dhinteen bay meesha soo galeen adeer warbixintaasina waa la hayaa
doolaal is not eazy😮
Jaamac doolaal waa mujaahid wayn Oo ixtiraam inaga mudan
Soki heegado xidey
halgankii xalaasha ahaa ee SNM maxa ka danbeeyey yaabka yaabkii ilaahay hawnaxariisto Aamiin mujaahidintii o dhan
Walee wacdaray dhigeen snm cadaw jabbiya
Taariikh lama illaawaan
Beeni waa xaarane mujaahid doolaal waa mujaahid xalaal ah alla ha xifido dadkii sidiisa xalaasha ahaa isagaa ka hadhay
Caano boodhe Mujaahid Ayuu ahaa Sharaf leh, balse beri dhawayd ayuu siqiiray, waana Qaran dumis.
Mujaahid caano boodhe waa beenaale kkkkkkkkkk
Mujaahid dhaba noolaw
Saab TV qabyaalad ayaa jarjsrtay reer bariga ayuu waraystaa waana waxa dib reebka ka dhigay
ina maxed case ninkaasi waa nagu soo noq noqday cidina ma taqaano ninkaa soo qabta saab tv
Hanbalyo inaadeer
Waa mulxiid diin lawe ah waxuu joga south Hall London lkn wa ex mujahid
Wuu gaaaloobay sida la iisheegay
Yurub ayuu joogaa
Balse wuxuu ahaaa nin adag
@@abwanmahiigan7666 Waar maahee? Diintii wuu ka baxay! Haddaa waxba isuma nihin
Cabdiraxmaan Maxamed Case wadaad ehule diin xag jira ah buu noqday, ee ilahay ka baqa oo Mujaahidka haw gefina,
mujaahid doolaal noolow intay nololi jirto
Ninkani waa adke adke dhalay.!
Ahmed mire,weeso cade, dhegoweyne hogaamiyaashaa soo waraysta oo taariikhdodi hore sida dhegoweyne oo gobolada dhexe ciidamadii Ssdf la dagaalamay hogaaminayey intuusan SNM aadin iyo hogaamintiii iyo caqabaadkii soo wajahay khilaafadkii iwm ka soo waraysta warbixin buuxda oo dhaxal gal noqda,
Waraysi jaamac daoolaal baad ku qoraysaa waxaa kuusoo baxaya 4 qaybood oo waraysiya sidaad udhegeysanayso waad yaabaysaa
halgankii xalaasha ahaa
Kani halku mujaahidiinta kasoo galay horta ilayn anigu meel lagu hadal hayo muj habr jecla ma aragee aan ka ahayn maxamed kaahine
Kkkk huunada, qotoda, iyo meelaha dhediga Isaaq ee habar awal ku shiraan libaaxyada lagagama sheekeeyo. Xammuuradahaha iyo make up ka ayay ka sheekeystaan iyagu
Cayda jooji wll wa ceeb dadkani wa isku mid aad haben iyo maalin
Kala guraysan
Qof ciil qaba baa raga taariikhdooda qariya
Wax badan baa kuu dhiman weli
Hooyadaa ina kaahin was
Labadiinu ba waad khaldan tihiin waayo habarawal,habarjeclo, habaryoonis ama garxajis iyo sideeda ilma Sheikh isaxaaq binu ahmed binu haashim binu mahamed oo dhan aya dagaalantay dee markaa indhaha kor uqaada haysku meeraysanine mid na ogaada dagaalki wali muu dhamaan faqashtiina wali way ina daba socotaa iyada oo shaadh kale xidhan
Warayso ninka la yidhaahdo Dool ee Hargeisa jooga
Galbeedka ayuu kaaga warami
mujahidiinta Allaw dhawr
unuunley markay dhul daaqsimeedka ahayd baa la odhanjiray markii Cabdi bulux degay ee magaaleeyay ayay 2 magac yeelatay
Oday Dolaal😂waxa uu iska yara dhisaya Ina ka weriyaha ah
Dolal mujahid guul
Dolal Maxa dhex digay mugahidata dhabtah.
Xuseen dheere,sarkaalkii Derejo ahaan Sarakiisha gebi ahaan isaaqa Soo galey ee,SNM Dalka Uugu Derejo Iyo, Aqoonba sareeyey, waana ninkii Galey,xeradii comadooskA ee 2 labaad Somalia Cadaadley, Hargeisana caawiyey. Beel Ahaana, Ciro Hyonise Mse cabdale, that is the Fact,
Waaw waa mujaahid wlee waa ninkaa ka dagalaamay bari ilaa gakbeed sln car muuse biixi goob xataa gakbeedkisa ah oo uu ka dagalamay mujaahidintu ha sheegan
Odaygan waa kadaab nadala rag ka wanaagsan uu warayso
Baster haa cayin odayag
@@fardusali5547 anigu ku caayimaayo
Inaadeer
@@muusakahin4135 qabiil ahaan baad u caayaysaa sorry nio ku idhaa muuse garacbuu ahaa eed mujahidk u taqaano nio ninba ninkiisa haloo nabad galiyo
Waa nin rageedkii la baxay halhaystii ahayd ninkii wadadadheer wanaga ku marijirayow wadamagoba wadkaa yaal
(( Habeen Dhaladkii Doolaal Ragbuu dhiig ka heensaday ))
Walahi waa Libaax
Heego cadhooley haashterigii moorgan iyo buule afbalaadh wallee waxay ahayd in aan laga xorayn haashterigii buule afbalaadh kkkkk🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢📢 mujaahid doolaal nin jira waana birmagaydo 💪💪💪✅💯🤣🤣🤣🤣📢📢📢
musharax jilicsan, qabyaalad qaawan, qorshe xumo xusbi kursi laguma gaadho adeer
Waan xasuusta doolal maydh buu noogu yimi osagoo booyad wata 1990
Ma caano boodhe ayaad noo amaanaysaa inan gumeedyahow dulmani.
Snm fikirkayaga ayey ku dagaalamaysay anagu kursi ayaanu rabnaye raysawasaaraha dalkana anaguu ahaaye adigu maxaad udagaalamayseena.
@@cabdalecawil6275 habar awal waalatay kkkkk miyaad ilowday kolkii aad ku waalatay tolay isaaqow haashteriga iga xoreeya kkkkkkk wallee waxay ahayd in aan lagaa xorayn haashterigii buule afbalaadh kkkkkkkkk doofaaryohow doofaarka laga soogooyay kkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢 30sano cashuurtii SL oo dhan miyay kugu filaan weyday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢
Habeen Dhaladkii Doolaal Ragbuu dhiig ka heensaday
Waa nin hoodo ku lahaa hogaaminta dagaalka
Oky
Wallaahibaanan Weligay Doolaal maqlin waxaanan ahaa dhalinyaradii dagaaladii SNM ta ku barbaartey..
Habeen dhaladkii doolaal rag buu dhiig ka heensadaye.Gabaygaa xitaa miyaanad maqal
Wuu iska sheekaynayaa odaygu. Hadaanu halgankiisa ku soo darin Haragwaafi sheekadiisu sheeko maaha.
Wuu kusodray wll ee hadagdagin sawkiyidhi zxb dadkuba iskuwada mid bu u ahaa zxb dagalo badan sowada galayna wanu ahayn mashashad kala kudaran cawaba isagu kashekaynaye
😂😂😂!! ARDAYA DUQAAN YUU LA DAGALSMAY😂MEEL MADHAN BUU ISKA SOO GALAY😂!!Xamar😂ayey DAWLADU ka ciirtay😂awoowe😂waqooyi dagaal ksma dhicin😂waa laga baxay😂car waa kaasje sheeg😂dagaal Ka dhacay 91😂kii Gobolada waqooyi😂Dee majiro😂!! Joojiya beenta😂YAAHUU 😂!!
1988 1989 1990 intaaba dagaalbaakasocday aakhirkii 1991 mishii may 18keedii ayaa la qabsaday waqooyi oo laga saaray cidamadi somalia
Shabac koosaar dhuule, boodhle, suugaagle , abgaal, magool, maxamuud wadaad, ina Waleecaad, cabdi xassan , cali abshir, cabdirxaxmaan faroole, cali guray, iyo qaarkaloo badan.
Keysow sxp snm iyo somaliland ba weynu eednay
Boodhle garanayaa anigu saxiibki waxa la odhan jiray qababiir Ina halas
Generaal. GORGORKA. LIBAAX. xuseen Mxamed guuleed . Xuseen dheere. ABAANDULII CADAADLEY QABSADEY 1988 KII.Weliba Muj. Lixle inderkii Ahaa.cajiib Taliyasare Xeradii Comandooska Gaalkacayo iyo Hiilweyne Meelo badansoomarey, Nin khatara Allah yarxma A raxmaan mxmed casse UK. Sarkaalkii 1983 Muj lixle kuxigey Jeelka mndheera Jebintii. Sarkaal Hjclo Ahaa Rer cadmeeda, wuu Noolaa isagu dhawan
Buugee ayaad kasoo akhrisay talieh
Mujaahid caano boodhe maanu ahayn kani kk
Bal imika mxy mcno samaynysaa dhagawayna yidhi xuseen dheeraw soo waligedba inta dagaal socda marba mid kuma yidhaa kan kale isoo gaadh ileen waa ragg isku ciidanee waar isu khajila kuwiinan cidlada ka noqday wariyayaasha iyo channalada reeraysan islayaaba oo iska daaya cinwanada sida ciyaala iskuulka uso qoraysaan ma veiws--tii baa halka idinla mareysa kkkk
waad qaldantihiiin. lagamahadlo oolamasheego. WIXII. sirahaa. eelasoomarey dagaaladii. 1988kii. walilama arag ninfaqash ahaa ookawaramaaya dagaaladii intanool. idinka maxx calooshiina faqey. lamasheego waasir !!!!!!
Dadkeenu intaasay fahmi waayen snm burco isku sooqaaday la inaga koobiyee ciidankii ootukaraq jooga ayaa laascaanood la isku sooqaday
Caano boodhe wali ma cidbaa dhagaysata?
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk I think
Heego cadhooley haashterigii moorgan iyo buule afbalaadh wallee waxay ahayd in aan lagaa xorayn haashterigii buule afbalaadh kkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢📢 mujaahid doolaal nin jira waana birmagaydo 💪💪💪✅💯🤣🤣🤣🤣📢📢📢📢
m
Ciyala tiktok caloosha taagan 😂 wasr dagaalka soo ciidamadu isuma gurmadaaan oo marba mid una gurmado kolba kii u baahda ciidan, Saab tv way ka hoostay sxb isu khajila yan lydinka garan qbyld-ncsta waligiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Saab tv(cunsuri tv) muxuu u wareysan waayey mujaahidiinta wadanka u soo dagaalamey ee reeraha kale.????
Oo Kan U warysanayo Waa Waa Nin Habar Jecelo Ah oo Nuux Maxmed Ahe
Hhhh halganka 3 reer ku suntaa garahjis , .h.j , arab iyo ku dhawad 15 nin oo h.awal ah oo intaa ku tiirsanaa dadkii taariikhda ka tagay ayaa la warasayaaaye aduu hadaad taariikh leedahay SNM cidi kaama xigtee kaaley xarunta halkan Sab t.v
Ka waran raga aan maalin ka bixin min bilow ilaa dhamaad
Mujahid dhaba
Bal car halasheego muuse halmaalin uu waxqabtay dhib uun buukuhayay snm
Sheeko nicda la taga wa ragi hargeisa xoraystay
@@saakiyaroble9991 🤣🤣🤣🤣🤣
Kabtan faalso ninkii dilay anuu ahaa
Hadii aad ee sheego maantuu dhintay baan erayga aad tidhi wax kaa odhan iyo saacadii xabadu ku dhacday hadaad sheegto.
Cabdiindho4204
Cabdiindho