Waayojoog: Halgamaa Maxamed Cali Qaybti 8aad-Halgamaa Cali Axmed o aha Rafiiqii uu haybta ka bedelay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 59

  • @xamdaziciid7466
    @xamdaziciid7466 Год назад +5

    Muj maxamed cali taariikhdiisa kama dhergo walee awliyo ayuu ahaa muj maxamed cali allaw unaxariiso isaga iyo mujahidintii kaleba aamin aamiin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Год назад +1

      Xamada nin illaheywatey buu ahaa illahwo u naxariso amiin isga iyo dhamaan mujaahdiintii snm

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Год назад +10

    alle haw naxariisto maxamed cali waxan odhanlaa 7 mucjiso ee aduunka ku jira ayu 8 ku ahaa ninkan hala caawiyo waa nin rijaala.oo wadanka wax badan gashaday wa geesi

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Год назад +5

    Ilaahaw hay dilin anigoo aan kaa kuwa lamidka ah u abaal gudin waa halgamayaashii xalaasha ahaa ee dalka dhiigooda u shubay gunimada isaaqu waa t ahalkaa dhigtay dadkii la soo halgamay

  • @ahmedadan1905
    @ahmedadan1905 Год назад +4

    Aad baad u mahadsantiin sidaad ugu dadaalaysaan ururinta sooyaalka guulaysta (waayojoog team)

  • @awshan571
    @awshan571 Год назад

    ❤mansha allaah waa halgamaa alle if iyo aakhiraba ha guuleeyo ❤

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 Год назад +3

    CBA TV xagee ayu ku noolyahay Mujaahid Cali Oromo, meel lagala xidhiidho iso sheega fadlan

    • @mmcc4347
      @mmcc4347 Год назад +2

      wuxu ku nool Burco,Hotel Gabay xaddi Guryaha ka dambeeya ayuu deggan yahay

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 Год назад +1

      @@mmcc4347 mahadsanid sxb numberkiisa hadad iso heli karto aad ban kugu mahad celin laha

    • @somalipure8835
      @somalipure8835 Год назад +1

      @@siciidaxmed2963 waala Helayaa sxb Waan isku Dayayaa Inaan Soo Qoro

  • @Cirguje2
    @Cirguje2 Год назад +5

    Illaahayow arsaaqadda u badi caafimaad iyo cimridhererna sii, Gob weeyi odaygan reer Somalilandow

  • @abdinasirshhussein4866
    @abdinasirshhussein4866 Год назад +3

    Mashallaah, rabbi ha Kula jiro mujaahid, intii dhimatey asxaabtaadiina ha u naxariisto, aamiin.
    Codsi: sawirkaa uu ku tusayey weriye bal halkan noo soo dhig oo igu soo mention garee. ALLAA MAHAD LEH

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 Год назад

    Cali ahmed Allah haku xafido sxpka maxamed calina Alle ha unaxariisto Adr

  • @awshan571
    @awshan571 Год назад

    Alle ha gargaaro xaqana ha waafajiyo ❤

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 3 месяца назад

    ilahay ha unaxariisto geesigi mahameed Ali waxu Ah wax cajiibo ilahay so diray odaygan wa mujahid mash Allah wabu iska farax sanyahay wallhi Abalbu inagu leyahaye hal cawiyo😢😢😢😢😊

  • @salahhassan50
    @salahhassan50 Год назад +3

    Mujahid cali hala cawiyo wa nin snm qiimo weyn ugu fadhiyey

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 Год назад +1

    Mnsha alllha mujidintiii oromda ahaa ee maxmed cali

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Год назад +1

    Duriya waa galbeed ka wajaale waa xaruntii ugu horeysay ama saldhigii ugu horeeyay ee Snm

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 Год назад +3

    ASC MAANSHA ALLAH TAARIIKHDA UU KA SHEEKEEYEY MUJAAHID ALI MOHAMED LAAKIIN DIYAARADA UU SHEEGAY WAXAY DHACDAY 1979 SOMALI AIRLINES BAY AHAY WAXA KU DHINTAY AUN GENERAL CANJEEX OO REER HARGEYSA AHAA MAGACIISA GENERALKA MA HAYO INSHA ALLAH THANKS

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Год назад +3

    Mujaahid ka ha la caawiyo,weliba reer burco gaar ahaan

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur Год назад +3

    Maxamed Caligu mucjiso ayu ahaa

  • @faysalmahamed
    @faysalmahamed Год назад +3

    Walal wa in ancaawino(oromo halganka so/laan qaybwayn Bay kaqaaten xaqa was inaanshegno

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 Год назад +1

    ❤❤❤❤

  • @khiderijaam1310
    @khiderijaam1310 Год назад +2

    Mujaahid weeye dhab ah

  • @mohamedabdisamad
    @mohamedabdisamad Год назад +2

    Mustafe help him walahi

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 Год назад +4

    Wariye naasir waxaan ka codsan lahaa barnamijkii maxamed cali wakaa dhameeyee inuu soo waraysto faysal xabaal mariwaa ama muuse dabke burcana wadigaa joogee

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 Год назад +1

    Walaal halkaan ka helnaa telkiisa

  • @afshiinkhadarahmed8512
    @afshiinkhadarahmed8512 Год назад +1

    AX ax ax laxadkisi buu ku waayey please help him xaq uuma uu lahyn waana ku xaq daro ee xaqiisi uun siiya ax muxuu ku waayey lugtisa ax ax ax

  • @yusufdhimbil7367
    @yusufdhimbil7367 Год назад

    Number Halagu sooqor please

  • @abdihussein8917
    @abdihussein8917 Год назад +3

    Allaahu akbar waakuwaa ragii dhigoda ay ragaan maalin u haraadini ku raaxaysanayaan..
    Waar bal number kiisa noosoo qor.
    Hala caawiyo intuu noolyahaye haduu dhinto cidina wax uqabanmeyso e ...

  • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497
    @muhiyadiinmaxamedxuseen5497 Год назад +4

    Wariye ninka dalka abaal gaara ayuu ku leeyahay tellkiisa xagee laga heli karaa

    • @somalipure8835
      @somalipure8835 Год назад +1

      Waala Helayaa sxb Suuqa Burco Dawlada Hoose Agteeda Ayuu Deganyay

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Год назад +2

    Saynab waa la garanayaa Saynab faarax

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Год назад +2

    Maxamed cali taariikhdiisa haso afjarin ilamaa iyo aad kuso xidhayso dagaalki u danbeeyey ee uu ku shahiday AHUN

  • @rashedguleed6736
    @rashedguleed6736 Год назад +1

    Adeer ninkani waa nin somaliyeed ama waa oromo oo soomaali ay walaalo yihin.

  • @iidibraahimcayngal2000
    @iidibraahimcayngal2000 Год назад +3

    Waar ninkan lanbarkiisa soo qor

  • @ahmed.faadhoowo
    @ahmed.faadhoowo Год назад

    Nabrka kis soo qora ninkan

  • @dsf9824
    @dsf9824 Год назад +3

    iidoorkii waxay wadaanba maantana
    Oromo ayay keeneen

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 Год назад +1

    Ninka telkiisa soo qor

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 Год назад +2

    BALIGA DHOOVANE WAA BURCO

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 Год назад +2

    SAYNAB SAGAARO WAA MUUSE CABDALE REER BURCO

    • @abwanmahiigan7666
      @abwanmahiigan7666 Год назад

      Xildhban food ayaa qaba hada waxay degantay Norway 2007 ayey soo guratay markii hore dhakhtarka wayn ayey haystay

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 Год назад

    🥲

  • @hah7064
    @hah7064 Год назад +1

    SNMtii ma Oromo ayay inala gashay. Waar ninkani been buu sheegayaa kulahaa Ina Cigaal baa odhan jiray afarta injirta leh snm ku odhan jiray. Bal beentuu sheegayo eeg. Sidoo kale wuxuu kuleeyahay Gaani baa yidhi Isaaq baan xasuuqaynaa. Waar dee dawlad bay ahayd fagashtu fagaare kamay odhan jirin waxbaanu xasuuqaynaa taasi waa beentii.

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Год назад +1

    Mxa lo odhan jiry isaaqu wa gob? Mise dadki gobta aha wy le’deen sida maxme cali, xasan aadan wadadiid, lixle, ina askar iwm. Wxa la yidhi nin maqan oo la tabay waa ninka joga nusqaantii!

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Год назад

    Isaaq maxay nin ku awr kacsadeen dabadeed cidla kaga dhaqaaqeen

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Год назад

    HADALL WAXBA MATARO NINKAN HALA CAAAWIYO OO WAX HALATARO REER SOMALILANDAWWWWWWWW

  • @ahmedadan1905
    @ahmedadan1905 Год назад

    Hadda lakiin waxaad mooda in maskaxdiisu aanay fadhiyin hala caawiyo odayga waa mujaahid dalka iyo dadka xaq ku leh

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Год назад +1

    Wariye ninkan Sanduuq qaadhan ufur, numberkiisana noo soo qor. Intaaas sharaf ayaad ka qaadaysaa. Waayo tigraygu oromadiii udagaalantay way u abaal gudeeen lakin SNM may sameenin. Waxaa jira dad badan oo jareerwayne ah, Hawiye, jaarso ahaa oo inoo dagaalamay. Laakin ninkani wuu kaduwan tahay, waa nin Ethiopia udhashay.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Год назад

    Maxamed Cali Oromo ayuu aha wuxuu kaloo ah Sarkaal katirsan ciidanka sirdoonka Ethiopia.

    • @fadumohirsi896
      @fadumohirsi896 Год назад

      Maxaad tidhi 😢 miyaanad umada somaliyed ka xishonayn xagaad taariikhda somaliyed oromo u siim

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Год назад

    Dadka bukow ku bogsdad ee nagu sheega asnm in qabiley aheyd ninkan wa majeerteen mujaahidkan waxa kale nin snm la wareysano ka maqley sarkaal mareexaan ahaa snm ahaa snm ahaa ku dhintuu sheegey snm Jabhada dhaqdhaaqa somali

  • @hah7064
    @hah7064 Год назад

    Hhhhh maxaad dadka Oromo ugu caydaan idinkii baa usoo cumaamadayee

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Год назад +2

    Ma waxaynu awoodi kari waynay inaan guri yar uu dhaxanta iyo dabaysha iyo roobka ka galo u dhisno ninkaa u naafoobay hablihii isaaqee naasaha la jarayey dartood,ma asagoo lugtu goantahay buu gagi cidla seexdaa wali subax kasta oo aan halkaa soo maro murugaan ilmeeyaa markaa arko isaga iyo qaar kaloo lamidoo dayacan.

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 Год назад

      Halka uu degenyahay maad garanaysa mujahidkan waa loo abaal gudiye