@@abobasement346 40 iyo kun sanadood waa la soo celcelinayaa guulaha dahabiga ah ee SNM ku qortay buuraha, banaanada, togagaga iyo magaalooyinka Somalilaand. Waa la soo celcelinayaa jabka iyo guuldarada Faqash ka qabsaday Somalilaand
Waad guuleysateen Faqash oo meelaha ku gabanaysa oo gadh la wada baxay intii aynu ka soo reebnay ayaan meelahaa iyaga oo weli dhuumanaya ku aragnaa, geesiyiin baad tihiin reer Sh isahaaq Isha baxarka alla ha idinka ilaaliyo
snm ifka way kaga aarsatay askartii duuflayasha aha madama 1500 boqol aha ayay 30kun group la dagalameen jebiyeen hubki ka qaden diyaradahi soo qubeen guul ilahay noo soo hooyaay geesiyadeena gumaday lakiin qarna xad bay ku dhinten wa snm qaarna dalimnimo ayay u dhinteen kala duwananshaha wa intaas wana kuwa ilaa manta inkarti ku dhacday la silcaya hero snm badhana insha Allah janaday dabalayaan badhana wa kuwa wadankoooda ku raxysanay guul iyo gobanimo
Maanta jiilka jooga ee Somaliland waa iney dhamaan dhalinyarta Dadoodu gaadho 18jir waa iney qaatan tababar melitari SI ay hadhow haddi loo baahdo ay dalkooga uu daacafaan Inzha Allah waxan rajeynayaa ineynu mardhow yeelano Ciidanka Air force ama Ciidanka cirka inzha Allah viva Somaliland
Waxa aynu u bahanahy in ciidan aad u tobabaran oo aad u adag qalab ahaan iyo tobabar ahaan ba in aynu samaysano wali qadaad wayn inagamay hadhin waxa ay ku tamayaan waa somaliland Ciidanka shaqa qaran loo tobabaraaana waa in ay tobabar casriya qaatan. SNM ilahy ka sokow waa ta aynu maanta somaliland nabad iyo caano ugu noolnahy alle intii dhimatay haw naxaristo inta noolna alle cimriga iyo cafimaadka hawdheereyo.
anigu whadba dadka iga yabiiyay wa kuwan reer somaliland ee xamr tegay tolow ma sixir baa lagu kaxaystay mise calooshooda hogaamisay dadka noocasa ayaanu walaheen nidhahna walahay waa cadowgeena maha walalheena somali ilahow wax danbe ha noogu darin xata qof diiday waxa soconayay oo ku yidhi dadka sidan ha laga dayo ma jiro walahay hadan alle amarkiisa qadanayn waan ka soo aarsan laha lakiin ilahay ayaa ka cabsanya
Walahi waan qiirooday waar walalayaal aynu nabada ilaashano dalka yaan la kala sheegan cidwalbaa markeeda madaxweyne ha noqoto dadku waa walaalo garhajis iyo habar awal iyo habar jeclo waa walaalo shalay dhib soo maray walahibaanan reerkayga sacad muuse kibir ka aqbalayn iyaguna ma doonayaan oo suldaankii waad arkaysaan, hadaba madaxweyne adigu ha nagu kibrine anagi sidii siyaad bare reerkiisu taageerayeen ku taageeri maynee walahi waanu iska kaa qabanaynaa dalkana anagaa nabadiisa ilaalinayna doorashooyinku ha ku dhacan wakhtigooda amaba mudo kordhin la isla ogolyahay ha dhacaan.
Maanta simaliland malin aykadarantahay wallahy inamaysoomarin dadku siday isku neceen khilaafkuna halki ugu saraysay buu gaadhay indr ee ilahay miyirka haynugu soo celiyo isaaq sodankii sanu mar washaba layidhiye mala 30kii bay ku buuxdaye
Kan mujaahidka waraysanyaa wariya maaha maxaad ka xiijin mujaahidka hadaad warkuu hayayba ku badh jarayso marwalba sheekooyin badanbuu na dhaafiyey alla hadaaye mujaahidkaa 👑❤️❤️
Mujaahid ahaa , gacan -ku-dhiigle , Alla muxuu muwaadiniin badan oo aan waxba ka galabsan gacantiisa ku dilay - waa wax - qaniine oo ka dib caacleeye iga dheh! Waxyaalihii sababay in dagaalkii lagula jirey xukuumaddii dhiigyacabkii Mengiste Xayle Mariam lagu fashilmo ayuu ka mid ahaa!
Waa mooryaankii ugu weynaa ee snm caqli xumada ka jirta beesha isaaq dhexdeeda dad ay laayen ayay ku faraxsan yihiin oo ku faanayan mujaahid baan ahay allah u noqda
Illahay cimrigaaga ha raajiyo caafimaadkana hakuu wanaajiyo. Wadan dhibtii loosoo maray dhalinta yar yari ma garanayso Lakin somaliland waxay ku fashilantay inay taarikhtaa wadanka loosoo maray ee snm kamidaka ahay la qoro caruurtana la baro.
Kuwaasa maalin kasta iLa Daba taagan aynu midowno oo walalo Noqon Waar iLa Qiyaamuhu Ka Dhacayo iLaabi maayo Taariikhada adeeryaaL . Ilahay Ha idiin Naxriisto SNM ❤
Car ii sheeg meel 200 oo nin oo snm ah lagu dilay Wlhy baanad u helayn Lkn 900 oo ay meel ku gawraceen waa la helayaa Waxaan ka wadaa waa lays dilay Nin xukunkiisa ilaashanaya oo cidii eegtaba gubaya buu ahaa siyaad Soomaali oo dhana wuu laayay Marka aduunku waa lays xansuuqaaa million baa ku dhintay ruwanda Waa laga heshiiyay waa lays laayaaa lkn soomaali baa lawada yahay meel lakala tegi maayo 30 Sano baa ka soo wareegay siyaasad waa laysku diidaaa lkn ciil qab iyo cuqdad wax ay soo kordhinayso ma jirto Hargeisa iyo burco baanaad dhinac u dhaafin baan filayaa Meel walba waa lawada joogaaa
@@isseyare837 walal horta Ha Qaldamin waxa yaabo Badan baa iska kaa Qasan Ta kaLe walal 200 snm meeL Dilay Sheeg ayaad tidhi Horta .magacaygu waa sacad osman . waxan Ku Dhashay Burco Hadana Djibouti ayaa Deganahay 1 . Dil dhac Iyo Boob inta Wanu arag nahay . Ta kaLe dadka Lagu Layey Shaadhkii Berigaas . oo XataL aan Aan maalin kasta oo Roob Da.o aan Lafahoodi ay roobku soo saran Tiro maLeh . SaraakiiL . caruur . Dumar .inta ba way na soo mareen Dawaladaasina Dabar Jar ayey weday walina waa Tii uun Dadka iga maqana 900 aad sheegayso maaha 1millon way ku Dhawyahiin ku darso anigu kuu caban maayo ee waxan ku Leeyahay kuma rabee idaa Bes Somali waa somali anigu somalilander baan ahay
Aaboyal ilhay cimri dher io cfimaD tama hydin ziy0 intiina nool intii inga dhimaty e naftoda si aNu npad ugu nolano no huray ilhy jnatul fardawsa ha gey0 apaLkina cid gudi karta ma jirto lkn aad banu idinku faana wnanu idin jecelnahy qizooyinkiinana aadpanu u danayna on u dhagayzana ❤❤❤❤❤
jaahilkagaso Midhan ayaa hooyadii loo xoreeyay siaan silka xabad logala dhicin mar kan Adigoo kale arko walhi bilahi somalild maxaa ka dhaliyaa iqabata 🖕
Barnaamijkan waxa duubaya wariye aan garanayn tariikhda su'aalona aan samaysan karin. Bal u fiirso ninkaas dhan kama waraysan hal operation oo uu fuliyay 1983 ilaa 1988. Muu waydinin mijahidka dagaalkii buuraha ee uu leeyahy waan ka qaybgalay 1984 maba garanayo muhiimada dagaalkaas wariyuhu. Waxaa fiican in uu waraysiga qaado qof tariikhda sifiican u yaqaan qofkana ka waraysan kara dhacdooyinka.
HHHHHHH FAQASHEY MA FOGA MALINTII AAN IDINKA AARSANEYNEY HOYADIIN ANAGA WASNA INTAD DADKAYAGII OO DHAN LAYSEN AYAD XISHOODA KU LEEDAHAY WAR LA AA KUWANI WEYNU WADA SHEEKEYSAN DOONA I
Soo ma maqlaysaan hargaysa iyo burco baa dowlada SNM kaqabsatay yaan laydinka maqal. Dowladu markay xamar kuduntay ee koonfur laga riday ayay jabhadh hargaysa oo cidlo ah soo gashay. SNM dowladu way ka adkaatay ethiopia ayaana lagu shubay.
Mujaahid midhihii iyo dadaalkiinii anagaa guranayna Alhamdulillah cadawgayagana waanu naqaanaa SNM Thanks 🙏
TF
FT@@its_maddieee4512
من قاتل لتكون كلمة الله هي العليا فهو في سبيل الله
Mashallah,, warkuwaan ma, aragTay moryanTa mujaahidiinTa kulTilmaamaya
Mujaahid adag oo wadanka soo xooreyay adiga iyo ku waa nolba cimirii dheer iyo cafimad allah ha idiin siyo ku wii dhintayna ilaahay haw naxariisto
Wiil shikhaal ahay I love you somalinland
Mujaahid Sayid cali alle cimriga hakuu barakeeyo abaalba nagu leedahey
Ilaahay Ha U Naxariisto Dhamaan Ciidamadii SNM
Guul snm
Somalilan. Codaw. Aan. Iyada. Ahayn. Majirto
1:02:26 f.😂...9 like ū😊😊 😊😢😮😢🎉🎉😂😂😂😅😊😅😅😅
Amen ya RABBI ❤️🤲
Alla ragayagu muxuu ciil ilmada gabax ka siiyey 😢
We love u S.N.m ❤
Waad noo dhimateen oo nafta noo hibeyseen 💔
Kanih waa munafaq walan mid walbah 40 sanoh wax dhacay bay lah yimadan nacnac aan Radlahayn bay ku mashqulan rafkan I yagah wax rafih jiray
@@abobasement346 40 iyo kun sanadood waa la soo celcelinayaa guulaha dahabiga ah ee SNM ku qortay buuraha, banaanada, togagaga iyo magaalooyinka Somalilaand. Waa la soo celcelinayaa jabka iyo guuldarada
Faqash ka qabsaday Somalilaand
@@abobasement346 Adiguna ma caruurtii kacaanku ka tagey baad tahay ee ciilka ku korey?
Waad guuleysateen Faqash oo meelaha ku gabanaysa oo gadh la wada baxay intii aynu ka soo reebnay ayaan meelahaa iyaga oo weli dhuumanaya ku aragnaa, geesiyiin baad tihiin reer Sh isahaaq Isha baxarka alla ha idinka ilaaliyo
@@abobasement346 Abti ninkan iyo raagi wadanka u soo halgaamay waxba ma ilawayaan ilee dhib ayaa laa soo mare
Illhow u naxariiso dhamaan intii wadanka u soo dhimatay inta noolna janatul fardawsa insha allah😢🥺😭
Waa curadkii ayuub ee geesinimada lagu dhalay💪💪💪
Masha alaah
Mesha qabyalad iyo qudhuun haa laa iman waxa laga hadlya uruki snm zxp sorry
Macha Allah guul S N M ♥️♥️♥️♥️ tarricdaa noga reebaa mujahidita oo hala cusoo ee uu duceya S NM e Amine dhaxa ♥️♥️♥️♥️
Mujahid abiib ilahay ha siiyo cimrii dheer iyo cafimad ba ha siiyo isaga iyo inta kale ee Mujahid tii ka mida
Amen ya RABBI 🤲❤️
snm ifka way kaga aarsatay askartii duuflayasha aha madama 1500 boqol aha ayay 30kun group la dagalameen jebiyeen hubki ka qaden diyaradahi soo qubeen guul ilahay noo soo hooyaay geesiyadeena gumaday lakiin qarna xad bay ku dhinten wa snm qaarna dalimnimo ayay u dhinteen kala duwananshaha wa intaas wana kuwa ilaa manta inkarti ku dhacday la silcaya hero snm badhana insha Allah janaday dabalayaan badhana wa kuwa wadankoooda ku raxysanay guul iyo gobanimo
Maanta jiilka jooga ee Somaliland waa iney dhamaan dhalinyarta Dadoodu gaadho 18jir waa iney qaatan tababar melitari SI ay hadhow haddi loo baahdo ay dalkooga uu daacafaan Inzha Allah waxan rajeynayaa ineynu mardhow yeelano Ciidanka Air force ama Ciidanka cirka inzha Allah viva Somaliland
Maxaa maantabay cadaw iska difaacan maanataba yagi laga baqanaya inay ismadhiyaane alla ha sahle
Mardhow dagaal udiyasrgarooba dadkiina leh somalia walakala goynaya, madhici karto taasi.
Koonfur ha hagaagto, ama dagaal ama somalia kusoo noqda weeye.
@@foox4080 iska riyoo Riyadu waa caadadiine
Dalka somaliya miyaa ku wadaa nin fcn bad tahey
@@MohamedElmi-ly1dv Haa ceebtiina maahe waa caadadiina
Waxa aynu u bahanahy in ciidan aad u tobabaran oo aad u adag qalab ahaan iyo tobabar ahaan ba in aynu samaysano wali qadaad wayn inagamay hadhin waxa ay ku tamayaan waa somaliland
Ciidanka shaqa qaran loo tobabaraaana waa in ay tobabar casriya qaatan.
SNM ilahy ka sokow waa ta aynu maanta somaliland nabad iyo caano ugu noolnahy alle intii dhimatay haw naxaristo inta noolna alle cimriga iyo cafimaadka hawdheereyo.
17 October Mantay ku Beegan tahy ilahay Haw Naxariisto inti dhimatay 🤲😭
guushii snm waan haysana rag cadowa oo donaya inay somaliland mudarad iyo qasku jiran sharabcabayashii yurubjoogey
Waa geesiyaashii dhabta ahaa Alle ha daaye ❤
anigu whadba dadka iga yabiiyay wa kuwan reer somaliland ee xamr tegay tolow ma sixir baa lagu kaxaystay mise calooshooda hogaamisay dadka noocasa ayaanu walaheen nidhahna walahay waa cadowgeena maha walalheena somali ilahow wax danbe ha noogu darin xata qof diiday waxa soconayay oo ku yidhi dadka sidan ha laga dayo ma jiro walahay hadan alle amarkiisa qadanayn waan ka soo aarsan laha lakiin ilahay ayaa ka cabsanya
Waa shahiid nool alla janada ku sugaysa qiimo badana , alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo,
Aamin aamin
Ma adigaa og inay jano sugayso subxaanalaah
@@nabaddoonabdirasak2714 ha wan ogahay ninka dila Askari faqash ah oo shacabka xasuuqayay oo Afweyne u shaqeynayay waa ehlu jano, Feysal dheere ugu yaraan 200askari faqash ah ugu yaraan waa dilay oo ay ku jirto sarakiil burco ay nolosha ku qabteen waayo jeel mu jirin
Ninkii qof muslim ah dila hadaan Alle u naxariisan cadaab baa sugi.
Aakhiro qabyaaladi kama shaqayso.
@@ahmedabdulle6094 qofka Hargeysa ugu yimid ee ku dilayay ee gabadhada kugu hor kubsanayaa ee haduu ku toogto meel aad kaga cabato ma jirto, adiga waxaad tahay Doofaar hadii qof muslin sheeganayaa walaasha kufsado oo aabaha toogto waad daawan
Wlhy waa geesi runta sheegi yaqaana snm waxba looma qaban ee 2 iyo 3 ayaa sheekta tacabkii snm aduunyooy xaalka be
Snm dhamaantood alle ha u naxariizto😍
Miyay wada dhinten kuwa taliya hadaba waa iyage
Adeer waad ciil baxdee alle janada hakugu fogeeyo
Su'aalo badanaa suxufigu ! Odayga wuu dhibay. Marba hadalka wuu ka kala jarayaa !
Waa run wariyuhu waa bilaa khibrad
Walahi waan qiirooday waar walalayaal aynu nabada ilaashano dalka yaan la kala sheegan cidwalbaa markeeda madaxweyne ha noqoto dadku waa walaalo garhajis iyo habar awal iyo habar jeclo waa walaalo shalay dhib soo maray walahibaanan reerkayga sacad muuse kibir ka aqbalayn iyaguna ma doonayaan oo suldaankii waad arkaysaan, hadaba madaxweyne adigu ha nagu kibrine anagi sidii siyaad bare reerkiisu taageerayeen ku taageeri maynee walahi waanu iska kaa qabanaynaa dalkana anagaa nabadiisa ilaalinayna doorashooyinku ha ku dhacan wakhtigooda amaba mudo kordhin la isla ogolyahay ha dhacaan.
Maanta simaliland malin aykadarantahay wallahy inamaysoomarin dadku siday isku neceen khilaafkuna halki ugu saraysay buu gaadhay indr ee ilahay miyirka haynugu soo celiyo isaaq sodankii sanu mar washaba layidhiye mala 30kii bay ku buuxdaye
masha allaah alah ha xafido mujaahidka
Kan mujaahidka waraysanyaa wariya maaha maxaad ka xiijin mujaahidka hadaad warkuu hayayba ku badh jarayso marwalba sheekooyin badanbuu na dhaafiyey alla hadaaye mujaahidkaa 👑❤️❤️
Mujaahid ahaa , gacan -ku-dhiigle , Alla muxuu muwaadiniin badan oo aan waxba ka galabsan gacantiisa ku dilay - waa wax - qaniine oo ka dib caacleeye iga dheh! Waxyaalihii sababay in dagaalkii lagula jirey xukuumaddii dhiigyacabkii Mengiste Xayle Mariam lagu fashilmo ayuu ka mid ahaa!
M.a alle maanta nabad na siiyay ayaa mahad leh❤🥹
Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo dadkii ay gaaladu laysay
Qalbigaa ka damqaday wllhi cuqubadii ay aabayaashood galeen ayay ciqaabteedi marayaan qadaad wayntu
Wariye imikana Title kiisa Sheeg Waa Gaashaanle ka Tirsan Ciidanka Booliska jamhuuriyada somaliland sidaa ayey Sax ku Tahay
Ninkani Ayuub sheekh Isaaq waa geesi aan gaban
Wali ma ciil bixin lkn insha allah adeer rabigu janada kugu arsaaq
Halgamaaga SNM waan salamaayaa. Intii halgankii ku geeriyoodayna Allah ha u naxariisto.
Ax Ax walhi wa ciil iyo xanuun ilahay ha unaxariisto inti xaqdarad lagu dilay iyo snm ba 😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭😭 adero iskacafiya Allah baa ka abaal marin qofkasto oo dhibaato idiin gaystay ee adinka iskacafiya Allah dartii ucafiya
Abaalkiiinu janno SNM🥺🥺Awoowayaal waan haysana nabadii aad nala dooneyseen
Waanu ilaashan doona insha Allah
Alle hana ilaaliye
Amiin 😢❤❤❤
Waa mooryaankii ugu weynaa ee snm caqli xumada ka jirta beesha isaaq dhexdeeda dad ay laayen ayay ku faraxsan yihiin oo ku faanayan mujaahid baan ahay allah u noqda
Us us aslda abaha wase Ada mooryna jilcsanyhy
Illahay cimrigaaga ha raajiyo caafimaadkana hakuu wanaajiyo. Wadan dhibtii loosoo maray dhalinta yar yari ma garanayso Lakin somaliland waxay ku fashilantay inay taarikhtaa wadanka loosoo maray ee snm kamidaka ahay la qoro caruurtana la baro.
Maxaa laybaraya caruurta wadanka waa loo soo galgamay sida ninkan iyo madaxweynaha somaliland muse biixi cabdi iyo inta kaleba intii dhimatayna ilaahay haw naxariisto imikana dhib ma jiiro
Mujahidkan Allah haku sharfo adro Aakhirana janada
Ragii la dilay awowgay ayaa ku jira 40kii nin ee burco lagu dilay necbiyaa Somalia
Vive snm vive somaliland
We love SNM
Somaliland peaple are natural born fighters we will never ever defeated go back on histoy
True MasaAllah!❤️💚🤍💚❤️💚🤍
Guul iyo gobanimo SNM
Mr Wariye wax SLM. Ma sidaasa wariye ku tahay, waan ka xumahay. Mada warba haya Mr wariyow.
Waa qasaaraha gaaray Somaliland. Wax garanayaan majirto. Wixii dhalay wixii dalka maamulayay waxba umay sheegin. Xaar iyo dhuuso ayay ugu abaal gudeen SNM
thank you wariye sare
Adeer waad mahad santahy waayo nabada aan hada ku naaloonayo waxa tahy kuwa isoo gaadhsiiyey 0❤
Geesi naga dhashay
Kuwaasa maalin kasta iLa Daba taagan aynu midowno oo walalo Noqon Waar iLa Qiyaamuhu Ka Dhacayo iLaabi maayo Taariikhada adeeryaaL . Ilahay Ha idiin Naxriisto SNM ❤
Car ii sheeg meel 200 oo nin oo snm ah lagu dilay
Wlhy baanad u helayn
Lkn 900 oo ay meel ku gawraceen waa la helayaa
Waxaan ka wadaa waa lays dilay
Nin xukunkiisa ilaashanaya oo cidii eegtaba gubaya buu ahaa siyaad
Soomaali oo dhana wuu laayay
Marka aduunku waa lays xansuuqaaa million baa ku dhintay ruwanda
Waa laga heshiiyay waa lays laayaaa lkn soomaali baa lawada yahay meel lakala tegi maayo
30 Sano baa ka soo wareegay siyaasad waa laysku diidaaa lkn ciil qab iyo cuqdad wax ay soo kordhinayso ma jirto
Hargeisa iyo burco baanaad dhinac u dhaafin baan filayaa
Meel walba waa lawada joogaaa
@@isseyare837 walal horta Ha Qaldamin
waxa yaabo Badan baa iska kaa Qasan
Ta kaLe walal 200 snm meeL Dilay Sheeg ayaad tidhi Horta .magacaygu waa sacad osman . waxan Ku Dhashay Burco Hadana Djibouti ayaa Deganahay
1 . Dil dhac Iyo Boob inta Wanu arag nahay . Ta kaLe dadka Lagu Layey Shaadhkii Berigaas . oo XataL aan Aan maalin kasta oo Roob Da.o aan Lafahoodi ay roobku soo saran Tiro maLeh . SaraakiiL . caruur . Dumar .inta ba way na soo mareen
Dawaladaasina Dabar Jar ayey weday walina waa Tii uun Dadka iga maqana 900 aad sheegayso maaha 1millon way ku Dhawyahiin ku darso anigu kuu caban maayo ee waxan ku Leeyahay kuma rabee idaa Bes Somali waa somali anigu somalilander baan ahay
Raagan waxaanay ilawaayn dhibtay soo mareen
@@isseyare837 badaw aan caqligiisu dhamays tirnayn miyaad wali siyaad barre difaacaysa wali ma arag qof reer xamar kaa caqli yar oo siyaad barreha dhiiga danbi laawayaasha daadiyay aaminsantahay in uu yahay halyey soomaliyeed miyaad dalnimo ooga hiilinaysaa 70000-100000 oo shacab dabar go'ay oo kula dhiig iyo diinba ah oo maati,dumar,cirrolayaal iyo shacabbaleh.
@@isseyare837 hadalkaagu waa meeldhow ,waxaa hadalkaaga iiga muuqata snm iyo ciidankii dawladda, snm ayaa awood badnayd oo ciidanka xasuuqday, adiga goob joog ma u ahayd mise waa lagu yidhi, hadii lagu yidhi kuu jawaabi maayo balse waxaan hubaa haddii aad goob joog ahayd marwalba oo lasoo hadal qaado afkaad gacanta saari lahayd , soomaali meel walba way wada joog taane wali ma arag qof hadalkaa hore u yidhi oo wax isku soo dhawee is leh...
Our here snm ❤❤❤ you legacy will live forever...
Reer wada mujaahid
dararweyne, sheikh, hiilweyne, mandheera iyo goroyo cowl
Waa xerooyinka ciidanka Qaranka lagu Tababaro hadda.
Well done Manshalaah noolow mujaahid abiib
NIN DAAD QAADEY HUMBO CUSKEY
ALLOW SOOMALI ISU SAKHIR 🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲
Mzhallah alle ha ku barakeeyo 😭😭😭😭😭 siyad bare wuxu ahaa gaalkii soomaali soo mara
SNM Qof kasta oo ka mid ah Bulshada Somaliland abaal bay ku leeyihiiiin
Allow unaxariizo dhamaaN intii u dhimatay dalka io diinta
Mujihdna maha wa danyer danyera halay
Wuu ku ciilay afna ku gadhiwyiday adina ku gadhi wayiday snm🔥🔥🔥🔥🔥
MUJAAHIID LIBINTIINI IMIKA LAGU NASTHEY WLHI💪
❤❤❤❤illahay hakunaxriisto mujhid kaas
Walhi dhiiga dhayal laguma keenina walhi ❤️❤️❤️❤️💚⬜❤️💚⬜❤️💚⬜🔴
Geesi yadii snm aleh hawnaxariito intiidhimatay inta nola cimriga hwdheereyo guuuul.somalilaand
Qaranka jamhuuriyadda somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland MUDANE MUUSE BIIXI CABDI XILDIID
Allah unaxariisto
Wr niyow wxynu ka dhimanayay xga wareysiyada wllhi bal eeg kan yaree ad moodo inuu aderkii kula dhex shekysnyo gurigoda. Kk Viva snm ❤
Alle haw naxariisto intii dhimatay
Wariyuhu aadbuu ubood boodayaa taariikhda si fadhida ayaa qofkanloo waraysta waalala jiibiya si degan isagoo sheeko wada ayuu iska odhanayaa sheko kale ama wuu dhaafinaya ninku siduu yahay
Wariya sax maaha runtiii
Aaboyal ilhay cimri dher io cfimaD tama hydin ziy0 intiina nool intii inga dhimaty e naftoda si aNu npad ugu nolano no huray ilhy jnatul fardawsa ha gey0 apaLkina cid gudi karta ma jirto lkn aad banu idinku faana wnanu idin jecelnahy qizooyinkiinana aadpanu u danayna on u dhagayzana ❤❤❤❤❤
noolaw mujahid
walee futadaa cuncunaysa kuwa qasaya somaliland dadkayagii iyo xoolahaugiiba waanu ku weynay ee jooga hooy!
Waaw abiib sayid cali
Ragu rag 🦁💪
Abiib Jaarbaanu ahayn waan garanayaa waqti hore
Adigu ma kuwii qoxoontiga ucararay baad ahayd kkkk
Geesi geesi dhalay weeye wlhi bilhi tolhi waayo arag weeye mujaahid kani allaw ila kulan siii wlhi abaal waxan tusi lahaa wadani nimo
We love snm illahay haw naxariisto intii dhimatay inta nool illahay ha xifdiyo❤
Wlhy anigaaba ooyey dadba maanta ka shekaynaya qabyaalad iyo reero😢
Abaalkiina Allah jano haka dhigo dhmntn😢
Mansha Allah jiro jog guleso weligaa
Ciil buu la ilmeeyay Nin waaya araguunbaa waxka garan kara wixi dhacay xilligaa
Manshallah
Maar waan murugoday m'arnaquer waan farxay ani koo askari ah oo qaran kara kunto inta aye tahay iyo awoda aye leedahay 50 niin oo snm ah dimasho inawac 3 gof subxanallah xaaqa aye uu daaqalameen
Wuu faanaya waa been isagaaba is sheegay inuu faanayo.
Itoobiya ayaa lagu wada shubay snm waana laga adkaaday waa isaga yiri waanalaga saaray bargaysa iyo burco dowladii markay koomfur kadhacday ayay meesha oo cidlo ah soogaleen.
Mid kaliya maxad magacisa ushegiwayday filin hidiga nagada
jaahilkagaso Midhan ayaa hooyadii loo xoreeyay
siaan silka xabad logala dhicin mar kan Adigoo kale arko walhi bilahi somalild maxaa ka dhaliyaa iqabata 🖕
Sheekha tafsiirka akhriya marmarka qaar wuu qiiro ooyaa waayo waxa uu isbarbardhigaa nolosha aadamaha iyo waxa aakhiro sugaya
Mujaahidkuna waxa sida video-ga soo horumaraya markuu sheekaynayo wixii umad lagu sameeyey
Wadow nin gâljecel ayuu ahaa
NINKAANI WAA NAGU DULSAMEYAY SHEEKADA
Barnaamijkan waxa duubaya wariye aan garanayn tariikhda su'aalona aan samaysan karin. Bal u fiirso ninkaas dhan kama waraysan hal operation oo uu fuliyay 1983 ilaa 1988. Muu waydinin mijahidka dagaalkii buuraha ee uu leeyahy waan ka qaybgalay 1984 maba garanayo muhiimada dagaalkaas wariyuhu. Waxaa fiican in uu waraysiga qaado qof tariikhda sifiican u yaqaan qofkana ka waraysan kara dhacdooyinka.
Anigu waxan kamid ahaa dhiboogii Kabaxay dhanaane kana dagaal galay Dogob Iyo Galdogob
Salaan baan kuu taagay taliye .
Waad ku mahadsantahay taliye naf hurkaagii waxaanan ballan kaaga qaadayaa inaan ilaalin dalka docdiisa layga soo mari doonin.
WAR WAXAAN HALKEE LAGA KEENAY WAR WAXAN KULI WAA MUJAAHID WAR XISHOODA WAXAAN WAA DHAMAADEEN
HHHHHHH FAQASHEY MA FOGA MALINTII AAN IDINKA AARSANEYNEY HOYADIIN ANAGA WASNA INTAD DADKAYAGII OO DHAN LAYSEN AYAD XISHOODA KU LEEDAHAY WAR LA AA KUWANI WEYNU WADA SHEEKEYSAN DOONA I
Nin wax badan og dhalin yarada hada joogta calan ka dul babanaya iyo nabad ku dhashow rag baa udhintey nabada aa haysataane wadankiina ilaashada.
Dhashii SNM❤❤❤
Kaaan wariyaha ah waaxba kakhaaaldaan duquqa wuu wereriyaaay wariye daaag daagbadaaan wayaaan
Rag ciil cadab ka dooray way way
the real kings
Reer koonfureedku waxa ay doonayeen in isaaq gumaystaan lkn waa suurto gali weyday maanta iyaga waxa gumaysta amison raggii sl
Qudhmis 👇👇👇👇
Hooyada ba qudhmisa
Somalia is bad country 😂😂
Wax haka shiigin snm waryaa faqash baad tahay waryaa daraawiish
1llf
Weriye adigu sax magaca SNM
WAXAD KADHIGAYSAA SLM
ax😢
Kuwii Ethiopia meeyihiin?
Soo ma maqlaysaan hargaysa iyo burco baa dowlada SNM kaqabsatay yaan laydinka maqal.
Dowladu markay xamar kuduntay ee koonfur laga riday ayay jabhadh hargaysa oo cidlo ah soo gashay.
SNM dowladu way ka adkaatay ethiopia ayaana lagu shubay.
Ninkii garanaaya uunbaa garanaaya wixii lasoomaray idinkana illaahay ha idinka abaalmaryo dadkan wakhtigan joogoowna dancing garta