KACAANKA WARSHADAHA & CURASHADA BULSHADA CASRIGA | MUSTAFE FAYRUUS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Muxaadaradan ciwaankeedu yahay KACAANKA WARSHADAHA IYO CURASHADA BULSHADA CASRIGA AH: Saamaynta Tiknoloojiyaddu ku Leedahay Nolosha Aadamaha waxa ay qayb ka tahay silsiladda muxaadarooyinka Avalites Foundation.
    Macalin Mustafe Faysruus oo bare sare iyo baadhe ah ayaa ka jeediyay Maktabadda Qaranka ee Soomaalilaan, 11 Sep 2020 ka.

Комментарии • 5

  • @hareed114
    @hareed114 11 месяцев назад

    Waad ku mahadsan tahy aqoonta aad nala wadag tay❤

  • @taariikhgacankasaylac62
    @taariikhgacankasaylac62 4 года назад +1

    Masha Allah Prof mustafa iyo C.laahi wey ku mahadsan yihiin isku soo dubarid Barnaamijkan faaiidada leh.

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 4 года назад +1

    Anoo muuqaallada dhaadheer Qadyaan ka taagnaa rabeyna inaan dhegeysto Nuxurka Barnaamijuada
    Uumbaan Arkay “Podcast” Farxaddaan qaaday Deg deg baan kaga eegay Apple Podcast waaba diyaar ! Indheheygaan aamini waayey . Akhyaarey waan idiinkaga mahadcelinayaa Sida geesinimada leh ee aad Isugu howsheen shaqadan . Waa Ahmed Omar oo Nairobi jooga