CABDIWAHAAB AL-MASIIRI: MAALMIHIISII IYO MUCDA FIKIRKIISII | RIDWAAN MAXAMUUD SHEEKH (MAYGAAG)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Cabdiwahaab Almasiiri (1938-2008) wuxu ahaa faylasuuf Masaari ah oo waxsoosaar badan, waxsoosaarkiisuna saamayn badanaa, noloshiisii iyo imikaba. Sidaas oo kale wuxu ahaa Indheergarad magiciisa iyo miisaankiisa aqooneed kaga qaybqaata masraxa guud. Qof ahaan Cabdiwahaab wuxu maray isbadallo rumayneed oo isku lid ah mararka qaar intii uu noolaa, raadna kaga tagay fikirkiisa.
    Ridwaan Maxamuud Sheekh (Maygaag) ayaa jeedin muxaadaradan oo ciwaankeegu yahay: Cabdiwahaab Al-Masiiri: Maalmihiisii iyo Mucda Fikirkiisii.
    #المسيري
    #Elmessiri
    #Avalites

Комментарии • 4

  • @abdiqani50
    @abdiqani50 7 месяцев назад

    Alle haka jazai siiyo . Si quruxbadan baad uso bandhigtay

  • @cabdallamoxamed473
    @cabdallamoxamed473 3 года назад +2

    Ya salaam ya rudwaan

  • @filzanhussein8188
    @filzanhussein8188 3 года назад +2

    Masha allah keep going wlal

  • @fuadhassanali7154
    @fuadhassanali7154 3 года назад +1

    Ustaad Ridwaan Maxamud Sheekh, Eebbe ha kaa abaalmariyo casharkan qiimaha badan.