SHEEKAFANEEDDA: Sooyaalkeega, Jaadadkeega, Sida Loo Akhriyo| Maxamed Siciid Mire | CAMBAABUR PODCAST

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Waa mar kale iyo Cambaabur Podcast
    Waxa marti ku ah Maxamad Siciid Mire. Waa qoraa u dhuundaloola sheekooyinka, waxna ka qora. Waxa aan kala sheekaysannay:
    Sooyaalka Sheeko-faneedda,
    Sheekafa, sheeko xariirta iyo jaadadka kale ee sheekaynta xidhiidhka ka dhexeeya,
    Jaadadka sheeko-faneedka,
    Sheeko-faneedku aqoon ma xambaari karaa,
    iyo arrimo kale oo sheekada la xidhiidha.
    Dhagaysi wacan

Комментарии • 2

  • @EngMohamedBaarsheed.
    @EngMohamedBaarsheed. 3 года назад

    Mansha allah ustaad al khabiir mohamed said mire

  • @mukhtar9855
    @mukhtar9855 3 года назад

    Maxamed Siciid sxb masha allah
    Horey usoco