Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe

Комментарии • 62

  • @muhsinomar4510
    @muhsinomar4510 3 дня назад +2

    Manshalah Shiekh Abdiraxmana iyo Dulyadayn ilaahy cimrigeena ha dheereeyo hana barkeeyo wad no faaidaysen❤️

  • @waasugeguuremedia8115
    @waasugeguuremedia8115 3 дня назад +2

    Mashaa allah shiikh cabdiraman waad mahadsantahay xayakallah

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 дня назад +5

    Caafwan waxaan salaamaya bahda Somali Tv iyo wariye ruugcaada mohamed Dulyaadin.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 дня назад

    Maanshallaah, sheekhanaa, guuul umad kasta oo dulman. Ilaahay umada reer palestiin dhibaatada ha ka dulqaado aamiin aamiin yaarabi

  • @mohamedalihassan7895
    @mohamedalihassan7895 2 дня назад +1

    Dhamaadka dagaalka bariga dhexe waa qodobadaan soosocda marka la eego fikirka shiikh cabidraxman bashiir
    1: اسرائيل لم تربح والمقاومة لا تخسر
    2: القادة ترحل والفكرة تبقي
    3: المعركة بعواقبها لا باحداثها
    4: من ينظر بالعين يفجع ومن ينظر بالبصر يري الأمل

  • @Baareey
    @Baareey 3 дня назад +1

    Asc mahadsanidiin sheekh cabdiraxman iyo sheekh maxamud dulyadayn

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show 2 дня назад

    Masha Allah sh abdirahman Bashir mufakirkena weyn Allah inoo xafido ❤❤❤

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 3 дня назад +2

    Dulyadayn shiiqa bal mar ka warayso arrimaha falsafadda nolosha, siyaasada inaga nasi,... mahadsanid bernamijkan qiimiga ah

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 дня назад

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh Abdirahman Bashir.

  • @Ahlu-Quran123
    @Ahlu-Quran123 День назад

    قل للذين كفروا ستغلبون وتحشرون إلى جهنم وبئس المهاد | الآية 12 من سورة آل عمرا

  • @YuusufAhmed-jl4ll
    @YuusufAhmed-jl4ll 3 дня назад +2

    شكراً جزيلاً لكم وجزاكم الله خيرا

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 дня назад +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @adenaboubaker8446
    @adenaboubaker8446 9 часов назад

    Wan kahelay falanqantan🎉

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 дня назад

    Cilmiga iyo horumarka iyo xallinta dhibaatooyinka inaad soo gudbisaan ayaan jeclaan lahaa.

  • @MaankaSg
    @MaankaSg 3 дня назад +2

    Baraka allah shiikh

  • @drcabdiyarexasan5
    @drcabdiyarexasan5 3 дня назад

    Masha Allah waxbadan ayaanka fahmay umuraha calamka mahat sanidiin

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 3 дня назад

    شكر ا لطيب جزاكم الله خيرا أستاذنا

  • @koorakayse4975
    @koorakayse4975 3 дня назад +1

    Masha allah sheikh

  • @FAAIDO-n3h
    @FAAIDO-n3h 3 дня назад

    Waad mahadsantahy sheekh cabdiraxmaan bashiir

  • @GoradShshugri
    @GoradShshugri 2 дня назад

    Sheekha firqooyinka islaamiga ah iyo ahdaaftooda nooga warayso

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 2 дня назад

    Fadlan buugaa ma noo soomaaliyeyn kartaan

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 3 дня назад +1

    Mnsha allah sh bashiir

  • @ahmedabdirizak9031
    @ahmedabdirizak9031 2 дня назад

    Allah kudaayo kuna karaameeyo ❤

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 3 дня назад +2

    Golaysda falastine insha Allah

  • @AhmedAbdi-y4o
    @AhmedAbdi-y4o 2 дня назад +1

    Hamas iyo phalestin ilahay baa la jira oo xiisaabti ilahay baa jirta

  • @قطرهقطره-ت6د
    @قطرهقطره-ت6د 3 дня назад +1

    Jasakumulah sheq cabdiraxman adban kuguxiranahay taxliilkada mahadsanid❤❤

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 День назад

    Asc wllayaal sheekha kasoohadal wax kusaabsan deegaanka soomaalida ee ay hada ethiopia xukunto mystaqbalkiisa

  • @maxamedharaaye2220
    @maxamedharaaye2220 3 дня назад +1

    Fikirkas aniga laqabo sh.cabdiraxman bashir warbahinta Israel in kafican tahay media carabta media America ba qaba media Israel kafican marka isbarbardhigo. Lkn inta badan marka sidaas iraahdo asxabteda igudiido ayago isodaliilsanayo yahuuda jabkeda ma sheekto

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 дня назад +1

    Cilmiga dabiiciga waqti iyo meel waa iskumid mana kala haraan.

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 3 дня назад

    Masha Allah shiiq jazakalahu qeyr

  • @ibnulqayim5022
    @ibnulqayim5022 3 дня назад +1

    Shukran khubaradayada qaaligaa

  • @MultiXaaji
    @MultiXaaji 3 дня назад +1

    Sixid : In-dheer garad iyo in-dhow garad.

  • @YG5185
    @YG5185 Час назад

    Afsomali kuhadleysiin hadane waxa aa la modaa in aa umadakale lahadleysiin. Annaga waxa aa rabna in aa kasheykeysiin ummada somaliyed iyo caqabadaha nahoryaal. Iyo Dowlada Somalia.

  • @abdillahisiyaad2181
    @abdillahisiyaad2181 3 дня назад +1

    ❤❤❤❤

  • @abdulkadirahmed9415
    @abdulkadirahmed9415 2 дня назад

    I loved the statistics ❤❤❤❤
    I have a Question what is the difference between shiiaa and Sunni ? Shii is it a Muslim or not please brother I need to know ? Thanks

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 3 дня назад

    Ah cabdraxman bashiir

  • @Younjiicgy
    @Younjiicgy 2 дня назад

    iyagoodhan alaa kaheyn

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 3 дня назад

    Ogooyahan Somaliyed i
    Iyoo muufakir islami
    maa jiiro
    o 2024 iyoo somali's social media

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 2 дня назад

    Malaaximul kubraa

  • @mohamedosmanabdullah218
    @mohamedosmanabdullah218 3 дня назад

    Mahad sanid sheekh bashiir

  • @Mdeeq
    @Mdeeq 3 дня назад +1

    Asc Dulyadeyn Walaal Codka iska hagaajiya wuu hooseeyaa Sidoo kale Kamerada Nadiif mahan ama Iftiinka ayaa daciif ah ma garanayo Sidoo kale Qoraalka Magacyada ma fadhiyo waa sidaan u arko Aniga Mahadsanid

    • @Wais_Adawe112
      @Wais_Adawe112 3 дня назад +1

      muuqaal ka iyo cod waa nadiif walaal malaha mobilkaaga ama kombayutarkaga iska hubi qalabkaaga
      taasi waa iga talo mahadsanid

    • @yusufdjama9759
      @yusufdjama9759 3 дня назад

      Coodku wa hoseya

  • @Hamidmustafe
    @Hamidmustafe 19 часов назад

    codkiinu wuu gaaban yahay

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 2 дня назад

    C/ bashiir sheeq ma aha waa sheydaan oo fikirkiisa raba inuu baahiyo waa nooc minal japan cml uu jecel yahay inuu caayo geele iyo culumada salafiga ah waxuu iska dhaadhiciyey af carabi ayaan masar ku soo bartay ka dibna soomaalid af carabi ku harawso waa xoolo. Maanta culumida waa weyn luuqad kasta ayey ku hadlaan hadaba Mr bashiir iska aamus

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 дня назад

    Yuhuudu hadday qaxaan cid qasbikaysaa majirto xitaa maraykan iyo ingiriis.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 3 дня назад

    Anigu waxan is leeyahay xamaas 50% awoodeedi
    La wiiqay lakin wa aragtidayda uun wayo wxn ka qiimeeyey
    Awoodii aay lahayid intu socdy
    Lakiin intii danbe hoos u dhac aya ku yimi weraradooduna aad bu yar yahay

  • @Rasmiradio
    @Rasmiradio 2 дня назад

    Codka waa gaban yahay.

  • @XIZAAM188
    @XIZAAM188 2 дня назад

    Codka aad buu uhooseeyaa fadlan wax halga badalo

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 дня назад

    Codku waa naaqus lama maqlayo, Fadlan iska hagaajiya Barnaamijkii hore saa buu ahaye

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 2 дня назад

    Kor u qaada codka, si fiican loo ma maqlaayo.

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show День назад

    Dagal ciidan yhuda waa dagaal xayawanada duur jogta dhex mara libaaxa marka dagal ku guleysta mid kle waxa u dila caruurta libaaxa mesha ka baxay lknse asiga beri wa laga guleysan doona sida manta ku socota yhuda jabkeda insha Allah

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 дня назад +1

    Askarta hamas iyo Xisbulah ay qoranayaa hada iyo kuwii hore aa dhintey dagaalka waa isku mid xaga waya arag nimada wayo bulshadu boqolaa sano bey kujireen dabkan wuxu unoqdey nolashoda mid lafalgaley dagaalka Falastiin ta Lubnaan kuligod qofkasta shaqadii lodiro geeri unbaa ka hor istaagi karto dayertu waa mid nocaas unool majirto qaab looga adkankaro oo aan heshiis aheen

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 2 дня назад

    Codka iska hagaajiya

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 дня назад

    Dadkii ay xamaas afduubteen sidee ayay uga badbaadeen madafiicda Yuhuuda Ileen uumayna meel dayayn meelaha ay gaaacayaan.
    Suashas kaso jawaaba

  • @nuurabdulle1849
    @nuurabdulle1849 3 дня назад

    Mahadsanidiin