DEGDEG: Ninkii Ugu Nasiibka Xumaa ee Tahriiba oo Horyaal Tv Soo Galay .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 21

  • @CadeGude
    @CadeGude 3 дня назад +4

    Gabadhii wiilka udhashay maxaad
    Weydey Xagay ku danbeysey
    Gabadha inuu wanaajiyo ayay
    Ahayd inbadan bay usamirtay

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 дня назад +2

    Inshall Allah. It is time to recozning republic of somaliland.

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 3 дня назад +2

    Waa waayo arag! Aduunka qofka waayo araga ah waa la ixtiraamaa

  • @GuleedMohamed-c5f
    @GuleedMohamed-c5f 3 дня назад +2

    Imika liibiya mar ku dheh waa la furee . 😅

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy День назад +2

    Zekeriye wuxuu Cibro u yahay dhalinyarada ku hamiyaysa dhoof tahriib ah hooyo ku cibro qaata 😢
    Waddankiina Rabbi haydiin barakeeyo Insha Allaahu weydin ku dhergidoontaan
    Amiin ya Rabbi yaa Raxmaan🤲🤲 I Love you All

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub День назад +1

    Waqtiki karonaha wuu xuma gariku waxa galana xabad xabad bay ahyd dadka aad ba lo so celin jiray

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy День назад +2

    الحمد لله على السلامة 🎉

  • @Burco.
    @Burco. День назад +1

    27min waa safarkii imisaad kulaha wariyahu miyuu seexday 😂

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 3 дня назад +3

    Waa nin soo jabay
    Waa wiilkii muuse biixi
    Intuusan aabihiis muuse uusan madaxweyne noqon
    Hada uma baahna inuu tahriibo

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 дня назад +1

      sheeko xume mida kale hadad muuse ku mashquushntey illhey waydii maxad Muuse u abuurtey naceb muuse ku haysta ogow muuse waa adoon adoo kale ah lakiin intaad kibir ka gadhey wax kasta muuse ku sheegyso isga ajar baaa illhey u qorya beenta iyo magida aad sameynyo akhira waxii ficnaa ifka shaqeystey buu bilaash ku qadnyaa illhey baa kaga qadayaa

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 День назад

      ​@@abdullahiomarali5241 aadigu yaa Kaa sheeko xunaa musee Ninkaa jasiiska ee 20kmaa xabiihih Somaliland kuwareejiina Ethiopian
      Khaniisa

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy День назад

    Title ku waa qalad ma timid kii ugu nasiibka xumaa ee waxad tahay kii ugu nasiibka wacnaa waayo waad ka nooshahay tiiyo la ogyahay inta ku dhimatay dhalinyaradeenii ee aan la koobi karan tiradooda Wiil yarna waad ka macaashtay Gabadhii fiicnaydna isku noqda hadaanay xaas dambe yeelan .

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy День назад

    Ilaahay ferej khayr qaba ha kuu furo hooyo waad basiib badantahay hadaad nooshahay 😢❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 дня назад

    Republic of somaliland and somalia is big different country. Somalia is maffian

  • @fuadshirwa9199
    @fuadshirwa9199 2 дня назад

    turikiga iyo giriga dhanka lugta iyo wabiga ayaa Ka fudud dhanka bada🫵🏾 hadii aad tahriibi tahay waa qish

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 3 дня назад +1

    Cinwaanka ama title-ka iska yara hagaajiya ka dhiga imtixaan ama wax lamid ah pls , waad ku mahadsantihiin programka.

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy День назад

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 3 дня назад

    waxba maad arage waxaad ahayd nacas meelahaa iska meeraysta