Yurub | Mucjisada midnimadu leedahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2021
  • Europe | The miracle of unity!
    Join our second channel: bit.ly/2GsnFsg​
    Facebook: bit.ly/2JycRdj​
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR​
    Twitter: bit.ly/3mOR27D​
    Features that will satisfy you:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI​
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX​
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD​
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp​
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 191

  • @Waalakasaa
    @Waalakasaa 3 года назад +16

    Magaceygu waa cabdiraxmaan maxamed Halkani waa wabari media kusoodhawaada dawadayaal muqaalkeena manta

  • @csamaddhico644
    @csamaddhico644 3 года назад +20

    Waaberi Media Home Of Motivation keep gowing Insha allah pro

  • @imranroll1729
    @imranroll1729 3 года назад +2

    mashalh runtii muuqaaladaada way i cajabiyeen

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste5567 3 года назад +16

    Waaw another level my teacher go head

  • @MaryamandMohamedShorts
    @MaryamandMohamedShorts 3 года назад +14

    Mashallah sidaa hoos English ugu sii qortay Keep going

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +1

      Ingilish ✅
      Sii soco = keep going

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 года назад +81

    Video ka translation text uu leeyahay
    Yaa ila arkay?😅
    ⤵️

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 3 года назад +4

    Translation af somaliga chanelkii ugu horeeyey en ku arko waberi media

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +1

      Turjumaad = translation
      Kanaal = channel
      Ingilish ✅

  • @mpctokyo5487
    @mpctokyo5487 3 года назад +6

    M,A translation Somali to English keep going ustad

  • @dahira_nasirururshe4850
    @dahira_nasirururshe4850 3 года назад +2

    M.a ustaad Abdi Rahman allha ku barakeeyo.
    Ustaad waxan kaa codsan lahaa Haddii aad awoodid in aad Noo soogudbisid Taariikhda PHYSICIAN Reer PAKISTAN CABDISALAAME.
    MAHADSANID USTAAD...

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад +3

    M.A USTAAD WAAD MUDAN TAHAY IN LAGU TAAGEERO.
    MY BEST WORDS THAT I LOVED YOU TO SAÝ:-
    MAGACEYGU WAA A.RAHMAN OMAR
    HALKANINNA WAA
    #WAABERIMEDIA

  • @saedmohamed6727
    @saedmohamed6727 3 года назад +3

    Good subtitle every day make lile this

  • @Iftiinshe7
    @Iftiinshe7 3 года назад +4

    Wll A.raxmaan cilmigaga alle ha siyadiyo, inta kadib waxan doonaya talo iga caawisa yuotubkeyga

  • @gaaciye.channel9591
    @gaaciye.channel9591 3 года назад +1

    Waaberi Media Maskaxea Nool Ee Manta My Teacher Abdirexman Omar Waberi Go head Bro

  • @khadarchannel4214
    @khadarchannel4214 3 года назад +19

    Saaxiib ka soo hadal cartoonka Simpson like saara inta igu raacsan

    • @husseinyousuf5150
      @husseinyousuf5150 3 года назад

      Ani laftaydu waan la yaabay cartoonkaa waxyaabo aan dhicin ayaa lakusii sheegaa ilaahybaa Caalimu Qayb ahee.

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 3 года назад

      Sahanka Xogaha ayaa horey uga hadlay kasoo daawo halkaa waa laga fiican yahay kanaalka wuxuu soo galiyay inaad kanaalka kale dhib u marsiiso

    • @husseinyousuf5150
      @husseinyousuf5150 3 года назад

      @@profinneupane6883 hhh lkn isku si ugama gadlayaan teeda kle laka yaabaa inaanu ogeenba kanaalkaa aadan sahan.

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 3 года назад

      @@husseinyousuf5150 waa macquul taa balse inuu ogaado in laga soo hadlay iyo in kale wxa ka xigta un bartaa” raadinta” ama “searching” inuu ku qoro un mowduucu rabo sidaa ayaa isagana u fudud dadka kalena sidoo kle

  • @abdullaahiabdulkadirmohame4
    @abdullaahiabdulkadirmohame4 3 года назад

    Msha alh Waa mowduuc loo baahna
    Wa mowduuc ay Midowga Africa wx bdan ka baran karaan wxaan kaa codsnaa in aad noogo so diyaariso Eastern Africa ✊🙏

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 3 года назад

    Masha wllo cabdiraxman midnimadu waa quwad waxa ino cadeyey quraankena daahirka insha ummad islaamku way midoobi doonan rajado ma xuma wan ognahay inanu jirin isbahaysi dhaba oo ka shaqeya arrimaha muslimiinta wana halka ay na dheer yihin reer yurub

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 года назад +10

    wll waxn wadnaa faafinta diinta islaamka ee kaqaybqado oo nagu taageer subscribe

  • @paultwocock5421
    @paultwocock5421 3 года назад +2

    I see the caption working
    Good job waabari media

  • @naciimafaarax3228
    @naciimafaarax3228 3 года назад +1

    waad ku mhdsan tahy sida aad nala wadaagty

  • @hassanomareprahem536
    @hassanomareprahem536 3 года назад

    M.allh ustd updi rahmaan ku zalaàmy xld bariga dhexe noogu wrn goor hore nogu dambeyday

  • @apdifatahbarre
    @apdifatahbarre 3 года назад

    Shukran zxp💥

  • @allansabool.5113
    @allansabool.5113 3 года назад +1

    Waberi on🔥🔥kep it up our teacher 🤴💖

  • @hassanmohamuud1605
    @hassanmohamuud1605 3 года назад

    Magaceygu waa cabdirahman omer halkan wa waberi media kuso dhawada muqalkena manta 👍❤️

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 года назад

    Figrad fiican bad ku soo kordhisey wlll horey u soco
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️☝️

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 года назад +3

    Gacmo wada dijir bay waxku gooyan 🥰🙋‍♀️

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 3 года назад

      hadaan somali nahay cid aan wax la goosano nooma dhawa africa kenya iyo ethiopia deris nala ah dhul germany + holland ka weyn bey naga haystaan carabna iyagaa israel iyo reer galbeed nooga xun waxaa noo haboon inaan sida japan iyo singapore anagu dalkeena hrmarkiisa u midowno cid kalena uma baahnin
      1 climite
      2 natural resources
      3 bado strategy ah
      4 dhalinyaro aqoon leh
      5 dhulbeereed xilli kasta wax lagu beeran karo
      6 xoolo
      7 kalluun iyo kheyraad kale oo badan baa ilaahey na siiyay hadii aan soo jeesano 10 sano baan ku samayn karnaa dhaqaale iyo isku filnaansho wadamada qaar ku gaareen muddo 50 sano ka badan

    • @sumayoahmed1635
      @sumayoahmed1635 3 года назад

      @@archaeologicalscientist8683 xaqiiiqdii waaa dhab hadalkagu walalo
      Lkn away dadkii caqligas iyo midnimadas lahaa
      Ilahay hanoo badiyo dhalinyarada waxbaratay oo wanaagsan

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 3 года назад

      @@sumayoahmed1635 aamiin wllo wadankasta dadkiisa dhista oo horumar iyo isku filnaansho gaarsiiya lkn dadkeenu intay marna reer galbeed eedeynayaan marna carab marna dawladaha deriska meel gaari meyno aan ka baxno eedeynta dawladaha kale saa cid dan noo wada majirto
      mahadsanid

  • @qosoliyoqaraaxo6090
    @qosoliyoqaraaxo6090 3 года назад +3

    M.a zxp aan taageero horey usoco in kasto ay igu fiiceed sawirkaga si aan saaxiibadeeda ugu bandhigo haybadaada

    • @muxaadaromediapro7570
      @muxaadaromediapro7570 3 года назад

      qeybta sawirada la soo dhigo ee youtubeka ee ay ku qoran tahay COMUNITY ayad ka helaysaa wll waxay ku xigtaa plylistga

  • @sathamahmet2114
    @sathamahmet2114 3 года назад

    Thanks sxb waxbadsn noofaa iidaysay 👍🏽

  • @aymanabdulrx1540
    @aymanabdulrx1540 3 года назад

    Mahdsanid bro
    Waberi media waa macalinmiinta aan bartaan kuleeyahe keep going bro

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 года назад

    MASHA ALLAH

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 года назад

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @abdirizaqomarbod7200
    @abdirizaqomarbod7200 3 года назад +3

    Qofka ugu horeeya ayaan ahy

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 года назад

    captions english ayaad uyeeshay woow first somali person who makes us caption

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 3 года назад

    Teşekkür Ederem.🙏

  • @kimo828
    @kimo828 3 года назад +1

    Wow you make the video in English subtitles and please 🙏 make more of them inshallah😍

  • @yaasirabdiraxman640
    @yaasirabdiraxman640 3 года назад

    Waberi media keep going walalayal

  • @cabdirisaaqismaaciil7803
    @cabdirisaaqismaaciil7803 3 года назад +1

    Fikrad Unique aH oo MuHiim aYaN U aragnaa English aad Kusoo Dhex dartaY BarnamijYka Keep Going pro 🙏

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      Gaar = khaas = unique
      Ingilish ✅
      Sii soco = keep going
      Boowe = Aboowe = walaal ✅

  • @dirsheyare8769
    @dirsheyare8769 3 года назад

    Masha alla

  • @nimcaanhaajifaarah6511
    @nimcaanhaajifaarah6511 3 года назад

    Another level 😍✊

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 3 года назад +1

    سبحان الله
    الحمد لله
    لااله الا الله

  • @bashiir___1242
    @bashiir___1242 3 года назад

    Sxp asc abdirahman wll aad iyo aad ayaa umahadsantahy

  • @peskonamiofficial7114
    @peskonamiofficial7114 3 года назад +1

    وعليكم السلام

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 3 года назад

    Wlhi manta video caqiibo leh,🤩😍

  • @jaalexeylaawi1829
    @jaalexeylaawi1829 3 года назад

    Wow qabka aad luqada Englishka iyo somaliga isku wafajineso wey i cajabisay
    Waad dadashay ustad

  • @loveoromo4112
    @loveoromo4112 3 года назад

    Mzha alLh another video oo xiiso Leh😚😙

  • @suldaan1054
    @suldaan1054 3 года назад +1

    si daa waxaa looga baahanyahay soomaali da Ilaahoow nana badee

  • @salmansg2558
    @salmansg2558 3 года назад +1

    Abdirahman Omar bro waan kugu xiranahay
    Bro waxaan kaa cod sanaa dhibkaafaba hanoqotee sidaan #ENGLISH ugu soo fasir. Keep going

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel 3 года назад

    Asc asxbey fadlan soo booqo kanaal sheekhriimi wuxuw kuu fasiraayaa riyada aad sitoos ah u sooweydiisid in shaa allaaah

  • @ozilhazazi3891
    @ozilhazazi3891 3 года назад

    Manta Ayan kgu soo biry zxp 😍

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman3806 3 года назад

    Nice captions

  • @techstudio9010
    @techstudio9010 3 года назад

    Go forward pro

  • @vattidesign6467
    @vattidesign6467 3 года назад +1

    wallo mawduuc nooga soo diyaari sida ay u shaqeeyaan suuqa saamiyada ee caalamka
    tusaale ahaan:- share ka shirkada iyo iibsiga saamiyada shirkadaha sida ay u shaqeeyaan

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu3657 3 года назад

    Keep going

  • @zamzammohamud9804
    @zamzammohamud9804 3 года назад

    Thanks zxp

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      Mahadsanid ✅
      Saaxiib ✅ sxb

  • @ambazzadorzeid5756
    @ambazzadorzeid5756 3 года назад

    manzha allah subtitle bad u yeeshay wll cabdi rahmaan keep going

  • @hawafarahhawa2080
    @hawafarahhawa2080 2 года назад

    Hambalyo abdirahman omar waalal wa mahad aden jabouti sii aad haa aynen uu laa sodaa merci je vs felicity ok brother

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما

  • @bastakingbasta5494
    @bastakingbasta5494 3 года назад +3

    Niyahow yurub kama dhax baxdid miyaa

  • @yamruud2528
    @yamruud2528 3 года назад

    In sha allah wan noqon donna afrika sidan oo kale wad ku mah san tahay ell

  • @abdikadirabdinasirhussein5257
    @abdikadirabdinasirhussein5257 3 года назад

    Msha allh ustaad aad bad u mahdsan tahy runtii waliba wxa ino raacisay subtitle videos ka xiga iyagana sidaas ayan ka filan doona I.a allha ku dhowro🙌

  • @modekahmed8985
    @modekahmed8985 3 года назад

    Horey usoco bro
    Translationka wad laheshay

  • @isco9733
    @isco9733 3 года назад +2

    Subtitle oo video gaan lee yahay keep going wll ❤️👍

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 года назад +9

    Asc umada somaaliyeed waxan si naxariisleh idinkaga codsana inaad 2k subscribe inagu caawisan mahadsanidiin 🙏🙏 amuurahiina alle ha idin saqiro 🤲🤲❤️

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 3 года назад +1

    #Waaberimedia❤

  • @mohameddeeeqocali1880
    @mohameddeeeqocali1880 3 года назад

    AFRICA MA QUUL MA AHAN 🥳🥳🥳🥳🥳

  • @siciidcali9141
    @siciidcali9141 3 года назад +3

    Asc wll c/Rahman Omar
    Wxnkaa codsanayaa inaad ii kla kiciso
    Wll c/cumar waa iga codsi pro
    Plz plz plz
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @awesomegamer9693
    @awesomegamer9693 3 года назад

    somaliya qabiil meel yuu nagraasiiyay waanay ku qanacsan yihiin garacudu 😎😎😎😎😎

  • @cench2
    @cench2 3 года назад

    Zxp transalet ka waan ka heley runii thanks

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 2 года назад

    Wow subtiitle bu leyahay

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 3 года назад

    Halkanina Waa Waaberi Media

  • @dhaqanerk134
    @dhaqanerk134 3 года назад +1

    Wanku salaamay walaal

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 3 года назад

    Somaali waa saan cml

  • @hansare4015
    @hansare4015 3 года назад

    Sxb C/raxmaan waabari muqaladaada aniga waan iska jclhy lkn waxaan kuleyahy hore usoco bro

  • @abshircadaawe1199
    @abshircadaawe1199 11 месяцев назад

    ❤❤

  • @honkeyofficial4820
    @honkeyofficial4820 3 года назад

    waabari media marwaliba waxan dawada muqalada cabdi raxman cumar hambalyo

  • @nasteexocabdicartexuseen2863
    @nasteexocabdicartexuseen2863 Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmaanqalimoow8202
    @abdirahmaanqalimoow8202 3 года назад

    Well

  • @mohamedaliomar5641
    @mohamedaliomar5641 3 года назад

    Wow aad ayaan usoo dhaweey nayyaa hormarka channel ka oo lagu soo kor dhiyay subtitle English kaas oo latartami karo channels kale ee calamka misana soo jiidan karo dadka aan aqoonin afsomali-ga.

  • @odaymiyi979
    @odaymiyi979 3 года назад +1

    Xaqiiqatan waxaad la timi fegrad cajiib ah waadna kaga hormari doontaa chanalada kale sida quruxda badan ee aad Englishka ugu turjuntay waliba sida codka iyo qoraalku i wada socdaan gulayso walal

  • @baariyowboy456
    @baariyowboy456 3 года назад

    Bro aaad baan uso dhaweyna translation ka aaad u sameyse channel ka waxan ahay tageeraha weyn eee channel ka big ❤ bro keep up bro

  • @mohameddeeeqocali1880
    @mohameddeeeqocali1880 3 года назад +1

    Pro yah! Maxaa waayay🤔🤔 midowka AFRICA gor mee 🤯

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      Maxamad ✅ deeq ✅ cali
      Boowe = Aboowe = walaal ✅
      Afrika ✅
      Goormee

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan846 3 года назад +3

    6Minutes❤️❤️

  • @yaskacade3172
    @yaskacade3172 3 года назад +1

    Waxa iga gadan codka quruxda badan m.a

  • @hasanvicyare8419
    @hasanvicyare8419 3 года назад +4

    Maalin un hadaa jeclan laheed somalia inaY saan noqoto farta taaag 😭😭🖐

  • @kingolich4943
    @kingolich4943 3 года назад +1

    Insha allah waxa iman malin la odhan dono somali xalky bari ahyd iyo hatan siday tahy lkin😒 anaga somali hadan nahy qabiil iyo reer badinimo aya dib noo dhigay 😢 mxa ka xun inad argto dadkgi oo iyagoo xaladodi ilahy ogyahy hadana iyo isku jeda walee intani wax kabadane anagu meel banu ka inkaranahy ilaahoow adan ku barinaye nabad iyo cafimad waa waxa ugu wangsan ee dadka siisid ilaahow nabad banu ku waydisany😢😢😢

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +1

    Europe

  • @dahirusman968
    @dahirusman968 3 года назад +1

    M.a wllkey muqaaladan ookale noo soogudbi si aynu ufahanno guusha dhabta ah iyo midnimada aan qiyanada laheen tani waxay tusale utahay dadka iscuna oo dalkoodii dayacay

  • @c.m.a.1937
    @c.m.a.1937 3 года назад

    Cabdirraxmaan ✅ Cumar ✅

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 3 года назад +1

    Ustaadkeyga waxa kugu xasuusta magaceyga waa 😏abdirahman omar halkaani waa waaberi media

  • @salmansg2558
    @salmansg2558 3 года назад

    Walaahi English ka sidaad u fasireysid ayaan kaheley ee mar walba soo fasir. Insha Allah

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 3 года назад

    muuqaalkan wuxuu leyahay Subtitilw translation af ingirisi ah waa muqalkii iigu horeyaay ee Afsomali ku baxaya ee lagu trnalate gryo eng

  • @karterzahir2821
    @karterzahir2821 3 года назад +1

    📢📢

  • @fino5724
    @fino5724 3 года назад +2

    Keep Going

  • @munasarabdi10
    @munasarabdi10 3 года назад

    Yurub wax isku malaysa inay ay Ka hurmareen aqoon iyo teknoolijiyad balse Waxaa kaga hurayay Muslimiinta .

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 3 года назад

    Waaberi media

  • @siciidfaaraxbaradho7542
    @siciidfaaraxbaradho7542 3 года назад

    Diyaar

  • @zeptophecgjeesto5491
    @zeptophecgjeesto5491 3 года назад

    Ilaahay baan idinku dhaarshe soomali day dadkii faceena ahaa way ina dhaafeen talow soomali goormay isla kaashan doontaa
    cida ka liyaata ee wadankeena wax ka badali kartaa waa dhalinyarteena lkn maxay wax badali karaan maba isla kaashan karaanee

  • @somamohomed1540
    @somamohomed1540 3 месяца назад

    Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan wllhy been maaha hal io labo hubaal waxba maqban Karman lkn 3 io4 waxabay qaban karaan

  • @mohahamse5352
    @mohahamse5352 3 года назад +1

    M.a wll keep going

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      MaaShaaAllaah ✅
      Walaal ✅
      Sii soco ✅

  • @youtubemedia3978
    @youtubemedia3978 Год назад

    The world is Europe

  • @naqiibboyaxmed5067
    @naqiibboyaxmed5067 3 года назад

    Sxp ka so diyari barnamij sirta guusha shirkada you tube wllhi xiiso aa barnaamijyadada u qubo muuqalo aa horay udawaday aa ku lalabtaa isma dhafno lpxow