Iceland | Dhulkii Dabka iyo barafka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Iceland | Dhulkii Dabka iyo barafka
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Комментарии • 101

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 3 года назад +40

    Nabi muxamed s.c.w wuxuu dhahay "ilaahay addooonkiisa wuxuu caawiya marku adoonku caawiyo walalkiisa" fadlan wll subscribe iisaar ilhay hakaa caawiyo arimahaade. Mahadsanid 🇸🇴❤️🙏🏿

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +10

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +3

    Thank you Abdirahman Omar

  • @mukhtarabdilahiyacqub144
    @mukhtarabdilahiyacqub144 3 года назад +4

    Alle cimriga iyo cilmigaga haku bara keyo wllka ⬆️⬆️⬆️

  • @saha9136
    @saha9136 3 года назад +1

    Mahadsanid sxb aad ayaan ugu faraxsanahay in aad maanta iceland ka soo diyaarisay barnaamij aad u qurxoon.

  • @sabariin560
    @sabariin560 3 года назад +8

    Magaceega wa c/rahman cumar
    Halkan wa waberia media

  • @khadar1602
    @khadar1602 3 года назад +3

    Masha Allah wll mahadsanid

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

  • @abdiabaana890
    @abdiabaana890 3 года назад +1

    Thanks waberi

  • @gaasmohammed8059
    @gaasmohammed8059 3 года назад

    Mahadsanid ustaad c/Rahman Omar

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 3 года назад +5

    Isbar-bar dhiga jaziirada Iceland🇮🇸 & Africa 🌍,ama Somalia,Waa Arin Jirta oo aad looga Xumaado,Haddana waxaan Allaah ka Baryaynaa in aan ku Baraarugno Arimahan & kuwo la mid ah,Kaliya Anaana-niyada Qabyaalada oo aan ka Fogaano ayaynu kaga Hormari karnaa Dunidoo dhan.

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 года назад

    Thanks my bro allaya cisak wll

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 3 года назад

    Thanks wlkay Qali

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 года назад +2

    Keep going wlloh Allah Keep you

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 года назад +1

    Thanks wll

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 года назад

    Wa alleykum salam warah matullahi wa barakatu

  • @jamaalguelleh7414
    @jamaalguelleh7414 3 года назад

    thanks noosoo diyaari airland

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 3 года назад +1

    Arimaha juqurafiga wad zhp

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 3 года назад +7

    Sxb abdirahman Omar Iceland green land iyo antarctica.maisku midba mase

  • @abdiazizmire5064
    @abdiazizmire5064 3 года назад +1

    Keep going 💪 brother Cadowga Rabi hka Haayo

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

  • @xograadiye3089
    @xograadiye3089 3 года назад +1

    Asc bahwaynta waaberi media ilaahay hakuu fududeeyo hawshaad hayso

  • @kimo828
    @kimo828 3 года назад

    Keeep going Abdirahman

  • @ahmed_37i2
    @ahmed_37i2 3 года назад +1

    Khofkii 50aad

  • @mohamedbainahnaafic8279
    @mohamedbainahnaafic8279 3 года назад +1

    Waa drnaafic halkana waa waa wabari media🙏🏼🙏🏼🔥🔥

  • @cxakiinfarxan6586
    @cxakiinfarxan6586 3 года назад

    mansha allah

  • @guliethmahameith1605
    @guliethmahameith1605 3 года назад +1

    Wll ku zali nabigina muxamed ❤

  • @Omar-yo6kp
    @Omar-yo6kp 2 года назад +2

    Dhulkii barafka iyo dabka i.a mar un waa dagi doona 😰😥😭😭

  • @mohamedshaqiiri3254
    @mohamedshaqiiri3254 3 года назад +4

    muuqaladaasi waa new york USA 6:10

  • @hargaysawardahaji1574
    @hargaysawardahaji1574 3 года назад

    Shukren wllo mcn 🥰😍😍😍😍

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 3 года назад

    C/raxmaan cumar waa nin khabiira masha alh waa darjo lagaadho heerkuu gaadhay idinkana saasaa ladinka rabaa

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu3657 3 года назад +1

    Keep going

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад

    M.A SXB C/RAHMAAN WAAN KA HELAY MUUQAALKAAN

  • @clshakuurmohamed6674
    @clshakuurmohamed6674 3 года назад +3

    M.a sxp aantagiiro horay usoco wll

  • @yarkaboy1535
    @yarkaboy1535 3 года назад +2

    Cabdiraxmanow intaa muqalka daawanaayey iceland joogaye marka dhamestay yaa iso tarxiilay oo somalia igu soo celiyey yaab 🤔🤔🤔

    • @yarkaboy1535
      @yarkaboy1535 3 года назад

      @@kifaaxmuhumed9188 😁😁😁

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 3 года назад

    Hore usoco brother

  • @anwarprown7746
    @anwarprown7746 3 года назад +2

    Nabiga ku Sali scw like ii saar scw

  • @abdiwliahmed1226
    @abdiwliahmed1226 3 года назад +1

    Cabdiraxamaan Umaqalmo 113k waa inaynu gaadhsiinaa 10000k

  • @abdulshakurabdi3985
    @abdulshakurabdi3985 3 года назад

    Horay usoco sxp chanalka ad ban utagera

  • @reyssaa
    @reyssaa 3 года назад +1

    Wll Ireland 🇮🇪 kasoo hadal plz

  • @yaasincumarchannel886
    @yaasincumarchannel886 3 года назад

    I'm traveling to Iceland this month

    • @Sakimo778
      @Sakimo778 3 года назад

      Us tourism kubixi rabtaa dalxis ahan miyaa

    • @Sakimo778
      @Sakimo778 3 года назад

      Turkey ga joga hada isleyahay Qorshahas aad gashid inshalah

    • @yaasincumarchannel886
      @yaasincumarchannel886 3 года назад

      Tahriib

    • @Sakimo778
      @Sakimo778 3 года назад

      @@yaasincumarchannel886 alle haku fudeydiyo bro inkastana tahrib kugula taliyen 👍

  • @pogbaking8270
    @pogbaking8270 3 года назад +1

    Waxaan ahay dadka ugu dawashada badan chanalkan

  • @munamukhtaar6284
    @munamukhtaar6284 3 года назад

    Jasiiradaha Sao Paula ee dalka Brazil xog inaga soo diyaari plz😥🙏🙏

  • @Hikmawi1
    @Hikmawi1 3 года назад

    Hore usoco wL

  • @siciidfaaraxbaradho7542
    @siciidfaaraxbaradho7542 3 года назад

    Diyaar

  • @fadumojano352
    @fadumojano352 3 года назад

    asc wllo c/raxmaan waxaan ka cod san laha inaad linkiga minxada laga xarysanyo ee raamiga ah inaa linkiga noso dhigtid mhadanid

  • @Yacquub234
    @Yacquub234 5 месяцев назад

    M.a

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER 3 года назад

    WLHI RUN WAA DALKENA KA OYAA MAR WALPA🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭

  • @isweetlanaadem5092
    @isweetlanaadem5092 3 года назад

    Waberi media chanal ka kaliyee tagero

  • @shefiali5561
    @shefiali5561 Год назад

    Nolosha iyo sharciga wadankaas kasoo hadal

  • @shaafici_qalbi
    @shaafici_qalbi Год назад

    Bro qaxooriga ka so hadal Iceland

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 3 года назад

    Waaberi media

  • @dhadonyj1776
    @dhadonyj1776 3 года назад +3

    1.1k ayan ka dhigy hadi aan like ta kla noqdo 1k kaliya weeyi 😂😂

  • @yooniscabdulaahi8408
    @yooniscabdulaahi8408 3 года назад

    Muuqalada soobadi lph

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 года назад

    Libaax

  • @wilkakheyrkafaafiya6272
    @wilkakheyrkafaafiya6272 3 года назад

    wall kasoo hadl cumar Al muqtaar shikh mujaahidiinta

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 года назад +6

    Gambaleel kuuma saarin share na makuu dhihin lkn like iyo subcribe comenti intaasiba waad iga haysa 🙃🙃🙃

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 года назад

      Hadaad muuqaaladiisa ka heshid inaad gambaleelka furato adigay dan kii thy sababto muuqaalka marku soo galiyo notification ahaan ayuu kuugu soo dhacayaa

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 года назад

      @@fahad_cigaal in uu wax iguso dhaco maba jecli

  • @xiinfinin5717
    @xiinfinin5717 3 года назад +2

    First

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

  • @maryanfarah1210
    @maryanfarah1210 3 года назад

    Macalinadeyda ayaa ka soo jeeda

  • @nabiiladdetube4785
    @nabiiladdetube4785 3 года назад

    M.a wn sugaa wana jeclahay inaa barnaamijyada waaberi media dhageesto m.a

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

    • @bishaaraxmed3427
      @bishaaraxmed3427 3 года назад

      🤟

  • @abdiazizmire5064
    @abdiazizmire5064 3 года назад +1

    M. A

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

  • @ajakisadde8651
    @ajakisadde8651 3 года назад +1

    Sidan kutagero nole uma tagero love ii saar

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 года назад +6

    Asc asxaabta dhamn fadlan subscribe inagu caawiya wna codsi mahadsanid 🙏 nasoo boqda ❤️

    • @shaakirabdi9422
      @shaakirabdi9422 3 года назад

      Caan Caan dhalay meelkasta calaacalka ka wad anigu horey ayaan kulahadlay

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 года назад

      @@shaakirabdi9422 Haa nio dakiiba baryuumbay uwaashen nio

  • @adensomali2053
    @adensomali2053 3 года назад

    AUSTRIA VIENNA NO SO DIRAY BARNAAMIJKA BROH

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

  • @fuaadali2498
    @fuaadali2498 3 года назад

    Wall coment aqri email jawab kama heyne please Allh ku shrfe ino so gudbi minxda xrimirabta Brunei please🙏🤣👈

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 года назад +1

    Asc Abdirahman Omer, marka hore waan ku salaamay marka labaad, waxan si wey ula socdey dhaq-dhaqaaqa kanaalkaga maalmihii ugu danbeysey runtii kanaalkaga wuxuu ahaa kanaalka loogu daawashada badan yahay balse hal mar waxaa is bedelay dadkii oon ka wado hoos u dhac aad u balaadhan ayaan ka arkey ka shakhsi ahaan balse hal wado ayaan kaala talinaya abdirahman maadaama aanu wada nahay youtubero somaliyed weynu wada ognahay somlideniina waxay wada yeelatay youtubero aad u tiro badan weyna adagtahay in la kala saaro kanaalada caalamiga ah iyo kuwa aan caalamiga ahayn hdalka inaan kugu dheereeyo ma doonayo wll waxan kaala soo hadlaya Hargeisa waxanan kaa codsan laha inaad kanaalkaga is bedel aad u weyn aad ku sameysid mudo 1 bil ah waan hubaa in tayada iyo muqaladadu ay wada wax tar leeyihiin balse dhibka jira wuxuu yahay sida aad muuqaalkaga aad u bilowdo inaad ugu dhameyso micnaha musicada iyo hdalada cajiibka leh ee aad curineyso aad ayey u fiican yihiin weyna soo jiidasho badan yihiininaad sidaa ugu wado adigoon musicada kala joojinayayn wayo codka kaliya waxan u arka halka hoos udhaca kanaalkagu ka imid inay tahay 10 daqiiqo ayaan kaa siiyay waqtigeyga si aan wax kuu tuso aadan arkeyn waxan reyjnaya inaad si fcn ii fahantay wll abdirahman cafimad iyo cimri dheeri ayaan ilahay kaga baryaya wllkey haben wngsn.

  • @sulthancawil1237
    @sulthancawil1237 3 года назад

    Mashallah mahad sanid

  • @somalipatriot9238
    @somalipatriot9238 3 года назад

    Waa shacab aan qabiil aqoon anan eheen reer miyi lkn ah shacab aad u ilbaxay eena xalaarada laheesta , somaliyey dunida waa tagtay idinkana qabiil , baahi iyo jahli , isaga jira

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 года назад +1

    Imagine 8 seconds

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

    • @weproduction1804
      @weproduction1804 Год назад

      2years ago ayan dawadey comments ka qorey aya manta dib u arkey 2sano 1 like ma isisen 😂😂😂 war 100 like xita iqura

  • @trwquyghhf4965
    @trwquyghhf4965 3 года назад

    H aaaaaa😲😲😲😲😲

  • @somalia80
    @somalia80 3 года назад +2

    Hadad nabiga jeceshahay ❤❤
    1k #subuscribe igadh sii wll 🙏🙏🙏🙏

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад +1

      ruclips.net/video/zBYiu76exlk/видео.html
      Hadaad kaheli wayso janaalkan walaal wanaagaaaga jcl maahi

    • @somalia80
      @somalia80 3 года назад +1

      @@xidigaxarakada5159 ok wll

  • @somalia80
    @somalia80 3 года назад +1

    Hadad nabiga jeceshahay
    1k #subuscribe igadh sii wll 🙏🙏🙏

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 3 года назад

    Subscribe ha igala bakhaylina dhalinyaro🙏

  • @duaapdu3119
    @duaapdu3119 3 года назад

    Abti Hal Eray ayan Idin Dhahay kuwiinana Commenta bila macni Ku haya Abti Maskaxadda Uga Faaide Daqiiqadaha Yar ee video Ku socda Haa Uso Gelin inad Comment dadka Ku wareeriso dadkena Somalida Waxa Loga Baahan Yahy In Ay Noqdan Dad Hurdada Kakaca Oo Adunku halku marayo Aan La socono waliba Waxan Si fican Aan Ula Hadlaya Jiilka Danbe Ee Dhalinta Looma Baahna Video Walba Inad Caanimo Aad Ka Raadiso Si aad Maskaxdada Umashquuliso wax Aan Micno Lahayn Maanta Waxaa Ugu muhiimsan Waa Waqti isku day Waqtiga Inad Si Cilmaysan Aad Maskaxdada Ugu Faideyso Channelkan waxa Usoo Gelinayo Maha Wax maweelo ee waa wax Aad U muhiima Haynu Iska Dhaafno Dhalinyaro Khiyaaliga Maha Waqtigii Khiyaali Aynu Raadin Lahayn haynu kawada Faideysano Fursad Manta Aynu Social media haynu Cilmaga iskugu Kala Faidaynayno walaalken Abduramaan Shukran Ayan Leeyahy Inta Aad Manta dhalin aad Ukorinayso Maskaxdooda io Aragtidooda l
    Intii Fikirkayga Igu Raacsan🙏

  • @immuslimilove2523
    @immuslimilove2523 3 года назад

    0907474924
    Cabdulqadir nogu sobiir walal