Halyay somaali badan aysan aqoon!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 367

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  3 года назад +121

    Facebook: facebook.com/waberi23
    Instagram: instagram.com/abdirahman_waberi/
    Telegram: t.me/joinchat/AAAAAEiSkBOEhgeTP7eL6Q

    • @ahmedinholyrics4518
      @ahmedinholyrics4518 3 года назад +1

      Waa aqanaa school ka ayaa leegu dhigy

    • @xasanlooya1610
      @xasanlooya1610 3 года назад

      Wankutaageeraa

    • @zakiahmed6322
      @zakiahmed6322 3 года назад

      Taalada loogu magac daray waxay ku taala magaladeyda B/weyn

    • @muhandjama5582
      @muhandjama5582 3 года назад +5

      Sxb waxaan o
      ka Codsanaya inaad Halyeygii Axmad Guray Tariikhdisa Nosoo diyaariso Mahadsanid

    • @sadaq-zadka1
      @sadaq-zadka1 3 года назад

      Wllo shalay baan instagramkaaga kuugu soo diray muuqaal 1 minute soconaya

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira6948 3 года назад +58

    Masha allah awoowgeyga macaan sheekh xasan barsane allah jannada haka waraabiyo

  • @emed5587
    @emed5587 3 года назад +9

    Sheekh xasan barsane fasalka lixaad ee schoolka ayaan ku qaatey taariikhdiisa oo yera faahfaahsan waa hayley xasuus mudan Allah ha u naxariisto💜💜💜

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 3 года назад +21

    Waan aqaana fasalka 9 laad wuuxuna markii yaraa awoowgey iiga sheegkeen jiray waana awoowgey alle ha unaxariisto asi inta lamidka ahaa🤲

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +8

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @mahadamerica9623
    @mahadamerica9623 3 года назад +1

    Allaha u naxariisto Shiikh Xasan Barsame halyeeygii Umadda Soomaaliyeed ee Ku Baxay Gacanta Gaalada Cadawga ah ee Taliyaaniga ee Kusoo Duushay Soomaaliya
    Wuxuu Naftiisa u huray si dadkiisu Sharaf, Xornimo iyo Karaamo ugu Noolaadaan waa in aan Maanta Weynaynaa Taariiqdiisa Kuna Dayanaa isaga iyo Halyeeyadii kale ee u dhintay Dalkooda.

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 3 года назад +57

    Waxaa ka xumahay in aan wax taalo ah loo dhisin Halyeey sh,xasan barsane
    balse aniga u dhisi doona mustaqbalka
    🇸🇴✊

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 3 года назад +1

      Shiikh xasan barsame qolyaha dawlad la,aanta la kowsadey baan aqoone,
      *Iskuulada lagu dhigan jirey,
      Iskuulkii shiikh xasan barsame ayaa loogu magac daray.

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 года назад

      School dhan ayaaba loogu magac daray Sh xasan barsame waa la taqnaaan waa halveert talyaani la dagaal jiray laakiin talyaaniga soomaali aad u badan ayaa la soo dagaalantay kuwaan ayuu ka mid ahaaa

    • @ilyaasmaxamed3141
      @ilyaasmaxamed3141 3 года назад +3

      mhdsnd wll blse taalo waxa looga dhisay balad weyn dhowr school oo loogu magac darayna wey jiraan

    • @badmaaxFX
      @badmaaxFX 3 года назад +1

      I.a

    • @MohamedOmar-nl2qn
      @MohamedOmar-nl2qn Год назад

      Taalo wax uu ugu baahanyahay malahane, aan u duceeyno in Alle dambigiisa dhaafo janaatkiisane ku cazuumo.

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 года назад +8

    Sayid Maxamad iyo Daraawiish gadaashood in uu jiray urur Soomaaliyeed oo diin iyo gobanimo u dirir ah mabaan ogayn.
    Sh X. Barsame caawa ayaa iigu horrayso warkiisa.
    Mahadsanid wll

    • @zulthanzinyor6011
      @zulthanzinyor6011 3 года назад +1

      Waar wuu Ka horeeyay siyaadkan iyo dhiigyacbtiisi

    • @Norwey000
      @Norwey000 3 года назад

      @@zulthanzinyor6011 afkada uraya kala bax sayidka iyo darawishta xolo yahow

    • @Norwey000
      @Norwey000 3 года назад

      @@zulthanzinyor6011 dhilo ku dhashay langab idoor

    • @zulthanzinyor6011
      @zulthanzinyor6011 3 года назад

      @@Norwey000 anigu daraawiish ma sheegin dhiigyacbtaay aabahaaba dhiig dad kuğu koriyee

  • @abdirizakosman5162
    @abdirizakosman5162 3 года назад +2

    MashaAllah. Wllo aad baad ugu mahadsantahay sida wacan ee aad nola wadaagtay muuqalkan quruxda badan. Muqaalkanu wuxu xambaarsan yahay taariikh dhaxal gal u noqonaysa jiilka soo kacaya ee Soomaaliyeed.

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 3 года назад +3

    Eebe haw naxariisto dhamaan halyeyadii soo hal gamay aamiin

  • @AbdirahamnOsman
    @AbdirahamnOsman Месяц назад +1

    Awoowe Alle haku Naxariisto ❤

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 года назад +80

    Ma gacaygu wa omar mohamed halkinana wa waberi media o an ku xiranahay I like the way u talk keep going bro

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +1

      Doon cumar ✅
      Magacaygu ✅ waa ✅ cumar ✅ maxamad ✅
      Inta soo hartayna afsoomaali ku soo qor

    • @c.raxmaanodawaay5539
      @c.raxmaanodawaay5539 3 года назад

      Waan jeclahay degalka ugu wanaagsan caalamka

    • @aliliban6974
      @aliliban6974 3 года назад

      Dee afkaagan qalaad aad wadid dhaaf inkaar qabe. Mr. Omar

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      @@aliliban6974
      Cali ✅ liibaan ✅
      Mudane ✅ cumar ✅

    • @weproduction1804
      @weproduction1804 3 года назад

      Inta u danbeyso micnahedu waa= wan ka helaa qabka ad u hadasho ma garaten inkarta jojiya

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 3 года назад

    Waligay ma maqall halyaygan...wallahay waa run wax taariikha malihin hadanan xifdiyin halyaynadeena waa tan ina.haysata ..ALLAAH haw naxariisto HALYAY SHIIKH XASAN BARASANE

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 3 года назад +2

    Mashaa-Allaah,Waad ku mahad-san tahay Barnaamij-yadaadan Aqoonta & Taariqaha Aan kaga faa'idnay👍💖

  • @MohamedAhmed-yv4go
    @MohamedAhmed-yv4go 3 года назад +3

    masha allah hore u soco wll qaali ino badi halgamayaalka somaliyeed ❤️

  • @l14ban
    @l14ban 3 года назад +4

    Sheekha ilaah ha u naxriisto qisadisa waa aqaanay waxaan ku qaatay secondary school macalinkeygii Aadan sheikh saciid ayaa nooga sheekeyey halgankiisii io sidaa soomaalidiina tariikhdiisii mugdi uu gelinay oo dad badan aanan aqoon
    #waaberimedia thanks 🙏

  • @wllfeyzal5494
    @wllfeyzal5494 3 года назад +4

    Taariikh noogu soo sameeey
    1:sayid Mohamed abdulle Hassan
    2:ibrahim gurey
    Codsi waaaye🙏🏿🙏🏿🙏🏿

    • @Kckcollection
      @Kckcollection 3 года назад +1

      Ibraahim gurey mis ahmed gurey

  • @ahmedadesh222
    @ahmedadesh222 3 года назад

    Mahadsanid ustaaad Abdirahman

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 года назад +1

    MashAllah allaha unaxaristo dhaman halyayadii somliyeed

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 5 месяцев назад +1

    Sheq Xassan Barsane Allha unaxariisto 30 Xabbsii maya Maxaa Tallo loo guu saamen waye SOMALI WADANNII WAYE❤❤❤❤❤

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 3 года назад

    Mahadsanid ustaad cabdiraxman waaberi sida aad noola socodsiisid barnaamij yo waxtar leh

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 года назад

    So much thanks WAABERI-MEDIA.

  • @queenlamaaz6352
    @queenlamaaz6352 3 года назад +3

    Geesigaan wxaan ku brtay schoolkeyga fasalka 5aad ayaa lgu qataa sheekdiisa maddada taariikhda🥰❤❤

  • @FarxanTopaz
    @FarxanTopaz 3 года назад +48

    ❤Nabi Maxamed kusali ( Scw ) Xapiipkeena hadaa jeceshay Subscribe igu caaawi waa iga codsi wll
    ✔❤✔❤

  • @suleymanabdirasaq3530
    @suleymanabdirasaq3530 3 года назад

    Msh allah wa runta wll sheikh xassan barsane wixii u mudna kama helin dadkii uu ka dhashay

  • @abdirashiidabdi4094
    @abdirashiidabdi4094 3 года назад +3

    Msha allH 100k in yar ayaaa inooga hadhay
    We are waabari media❤️❤️❤️

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 3 года назад

    ilhay ha unaxariisto mujaahidkaa.

  • @Garas1
    @Garas1 3 года назад +3

    6aad keyga ayaad isoo xasusisay
    Halyeyga sh xasan barsame
    Halkanina waa waaberi media kusoo dhawaada daawadayaal 💕💕

  • @dhoodiween700
    @dhoodiween700 3 года назад +5

    Waaaw ragi adka weeye an cuuni jirin galada wexeda oo dalka laha

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 3 года назад +3

    Sh/ Hassan Barsame, waa geesi somaliyeed.

  • @Qazalimedia
    @Qazalimedia 3 года назад +3

    Wlh waa markii iigu horaysay een maqlay maanta halyaygan
    Jidhkayga cadho ayaa dubaaxisay aan uqaatay talyaani naclad korkiisa aha ahaatee dhanka kale waxaan aad ugu laab qabowsaday fariintii macaanka badnayd ee xigmada kabuuxday ee uu sheekhu ugu jawaabay gumaystaha
    Sidookale waxaan codsan lahaaa in bahda #waabari media noosoo badiso taariikhahan noocan oo kale ah ee soomaalida khuseeya
    Wabilaahi towfiiq

  • @adonkialle2300
    @adonkialle2300 3 года назад

    Masha allahu walahi tariikhdiisa adbaan u xiiseyaa

  • @ilyaasmaxamed3141
    @ilyaasmaxamed3141 3 года назад +2

    sheekh xasan barsane allha AUN wuxuu ahaa halyey ay somalidu ay si wngsn u taqaano aniga ayuu awoowgeey yahay wadku mahadsntahay in aad taariikhdiisa xusto balse iska sax cinwaanka aad qaadatay adiga oo xumaan ii arkeyn mhdsnd

  • @fuadartansaid6891
    @fuadartansaid6891 3 года назад +9

    Shiekh xasan barsane
    Madada history ga
    Fasalada 5aad iyo 6aad ee dugsiga hose ban ku so qatay
    Somaliga fasalka 7aad wa lagu qataaa

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 3 года назад +1

    Masha allah❤

  • @ramlazaki6614
    @ramlazaki6614 3 года назад

    Masha allah

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 Месяц назад

    Alle ha unaxariisto

  • @fahmijama7794
    @fahmijama7794 3 года назад

    Kolay anuu ma maqal meel uu talyaanigu
    Ku doonayey in uu ku qabsado somali oo
    Dhan ,lakin waxan garanaya in africa bartaa lagu soo qabsaday iyadoo qaybsayna la soo dul dagay . Aad ayad ugu mahadsan tahay taariikhda nala wadaagtay .Ana wan soo baadhana incho Allah. Thanks you teacher wan ka soo shaqaynaya assignment ka

  • @sakariaabdiaziz
    @sakariaabdiaziz 3 года назад +11

    Halyaygan waxa Lagu dhigaa Taariikhdiisa Secondary ga Form 2 Xisadda Carabiga.

  • @asiadhool1895
    @asiadhool1895 3 года назад

    Msha allh waan ku farxsanahy in aad halyey soomaliyeed kasoo hadashay ilahay haku barakeeyo wlo👏✌

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 года назад +1

    Masha Allah waxaan gaarney 100kun Asxaab horo USO cod wanaagsan guul sare saxb thanks

  • @kaaapearayzane1464
    @kaaapearayzane1464 3 года назад +1

    Walal swrkaas waa swirkii suldaan mxmuud cali shire

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe 3 года назад

    Alle ha u naxariisto

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад +1

    mansh allah wlky mahadsanid❤

  • @SatooGames
    @SatooGames 3 года назад

    Mahadsanid cabdi rahman

  • @CusmaanAli-u5d
    @CusmaanAli-u5d Месяц назад

    Haa walaahi hadii aan anaga is xilqaamin
    Anaga kasomali ahaan cid taariqdena
    Noo shegi malahan wall adiga Allah noo kaa daayo

  • @nimcoadam5287
    @nimcoadam5287 3 года назад

    Maasha wiil somaliyeed oo ilahay kumanaystay garaad alle haku barakeyo halyay qaran

  • @hadillaium
    @hadillaium Год назад +3

    Wn aqaana faslka 8aad kusoo qaatey tarikhdisa😇 Alle ha u naxariisto

  • @mohamedsomali1241
    @mohamedsomali1241 3 года назад

    Ilaahay SWT ha u naxariisto halyeey/sheikh Hasan barsame.
    Laakin ustaad sawirka aad adeegsaneyso ee aad leedhy waa sheikh Hasan maaha sheikh Hasan ee waa awoowahay SULDAAN MOHAMOUD SULDAAN ALI SHIRE oo ahaa suldaan-kii 25-aad ee suldanadda faraca Wayn ee warsengali ilaa iyo maantana ka jirta dhulkii ay xukumi jirtay waligayd.

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 3 года назад

    Mahadsanid mudane.

  • @amiinshukribadal7034
    @amiinshukribadal7034 3 года назад

    Alx wll thanks wad ii dhirigalisay aniga iyo azhptayda

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 3 года назад +3

    Abdi Rahman omar we miss uh brother mine where have you been ☝️☝️☝️

  • @SKY-pf7sl
    @SKY-pf7sl 3 года назад +2

    asc hadaanu nahay dadka dega caro Daraawiisheed Shiikhu laabtuu nagaga yaala ILAAHAY janatul fardowsa haku casuumo ,isaga iyo sayid maxamed iyo sh Bshiir iyo shiikh kaloo magaciisii aan liqay oo gaalkii ingriis iyo dabaqoodhigiisu dileen iyo halgamayaashii ay culimadaasi ku tiirsanaayeenba

  • @naleydahir6786
    @naleydahir6786 3 года назад

    Thank you abowe🥀

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 года назад +1

    Halkani waa media waabari
    Kismaanyo ayaan jooga waan kusalaamay sxb Thanks

  • @cabdicasiiscambe8965
    @cabdicasiiscambe8965 3 года назад

    Masha allh waan ku xidhnhy jankaaga

  • @fathihassan8271
    @fathihassan8271 3 года назад +2

    Anaaa ka mida dadka aan aqoon sheeka alaha u naxariiateee👍🏾🙏

  • @maryaniddahmed7443
    @maryaniddahmed7443 3 года назад +1

    Ma sha Allah wllkey I am waiting in an 100k kula dabal dgo

  • @yaasincumarchannel886
    @yaasincumarchannel886 3 года назад +24

    Magaciisa ayaa kaa tusaya inuu yahay geesi geesi dhaley Xassan Barsanne

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCIFmp3MgvvfNop2SkA2o0sw
      Channelka ugu muuqaalada wareersan kuwa kahdalo barnamijyada cawi wallkaan

    • @moussemahamoud859
      @moussemahamoud859 3 года назад

      Why

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 3 года назад +5

    Tariikhda omar samater soo diyaari sagana lama yaqaan Tariikhdisa xataa itoobayanka ayaa sheegtaa waan yaabay ninkana waa somalia xataa waxaa jiraa school omar samater somalia

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 3 года назад

    Asc,jasaaka ALLAAH.

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 года назад +1

    Alle haku xafido Abdirahman bro

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCIFmp3MgvvfNop2SkA2o0sw
      Channelka ugu muuqaalada wareersan kuwa kahdalo barnamijyada cawi wallkaan

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Год назад

    Sh. Xasan barsame alla yarxam❤

  • @shucaybabdiqani7613
    @shucaybabdiqani7613 3 года назад

    Alle ha ku barakeeyo wll qli horay u soco

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 года назад +10

    Ku sali nabiga wll like isaar

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 года назад +36

    Asc wll mcn aduun cisi ku noolow aakhirana janada allaha kuugu casuumo 🤲🙏 subscribe 👈 inagu caawi waa codsi wll mahadsanid ✅🙏

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCIFmp3MgvvfNop2SkA2o0sw
      Channelka ugu muuqaalada wareersan kuwa kahdalo barnamijyada cawi wallkaan

    • @calimaxamedcali9015
      @calimaxamedcali9015 3 года назад

      waan ku saray subscribe adiga ka faiid madama aan youtubka aan u faideno adiga neh ka faiid

  • @muhandjama5582
    @muhandjama5582 3 года назад

    Mansha Allah

  • @ridwanyare1439
    @ridwanyare1439 3 года назад +1

    Magaceygu waa ridwaan waan ku faraxsanahey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hori usoco

  • @nuurcali2555
    @nuurcali2555 3 года назад +1

    Two thnkz bro

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCIFmp3MgvvfNop2SkA2o0sw
      Channelka ugu muuqaalada wareersan kuwa kahdalo barnamijyada cawi wallkaan

  • @farasfarlajo6754
    @farasfarlajo6754 3 года назад

    Goormaa labilaabayaa duubista muuqalka mahadsanid

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 3 года назад

    ماشاء

  • @drahmed7202
    @drahmed7202 3 года назад

    Adeer xasan barsane Alle hakuu naxariisto

  • @haqeeqah2045
    @haqeeqah2045 3 года назад

    asxaabta sharafta leh an buuxino poqolka kun thanks team waaberi media

  • @sacdiyocookenbeauty3737
    @sacdiyocookenbeauty3737 3 года назад

    Masha allaah janada alaha uku abalgudo

  • @rooza114
    @rooza114 3 года назад +2

    Shiikha Waa hlyey qaran 💙🤍 waxa uu u Qalmaa in loo dhiso Taaalo

  • @zuweysmohamud4431
    @zuweysmohamud4431 3 года назад +1

    Waxaynu nahay qoom aan aqoon taariikh doda fadlan noosoo badi taariikhaha sidan oo kle ah Alle hakaa abaal mariyee🙏🇸🇴

  • @honkeyofficial4820
    @honkeyofficial4820 3 года назад +2

    xasan barsane waxan kuxusuu ta taalada baladweyne Alla ha unaxariisto

  • @amiirkack9427
    @amiirkack9427 3 года назад

    Mahadsanid wll

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCIFmp3MgvvfNop2SkA2o0sw
      Channelka ugu muuqaalada wareersan kuwa kahdalo barnamijyada cawi wallkaan

  • @bishaaroqurux1420
    @bishaaroqurux1420 Год назад

    Mash alah

  • @khalifgulwade3081
    @khalifgulwade3081 Год назад

    Very good

  • @rnsstudio6256
    @rnsstudio6256 3 года назад

    8:40 ila iyo 9:00 beenta mahn wlh somalia history caadi ahen aye ledhahy wlh am really proud to be somali illhy aya mahad iska leeh. abdirahman plz noo badi historyka somalia ..

  • @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831
    @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831 3 года назад

    Wa aqana wiliba si fcn sh3kha alaha unaxariste

  • @ezraseadmahamuod9644
    @ezraseadmahamuod9644 3 года назад +3

    Wad mahadsantay wllo wlhi caawa ka hor waan maqlin 😍

  • @anisali2266
    @anisali2266 3 года назад

    Maasha allah waa in taariikhda la bar taa

  • @maxamedibrahimxusen5294
    @maxamedibrahimxusen5294 3 года назад

    haa shiiq xasan barsame tariikhdiisa dugsiga sare ayaan ku qaatay

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 года назад +1

    Hampalyo Ustaad waan kuusii hormarinaa dabaaldaga100,000💕💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 года назад

    Keep going

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 5 месяцев назад

    Sheq Xassan Barsane WADANNI WAYE GUUL SHEQ XASSAN BARSENE❤❤❤❤❤

  • @sahroabdirahman1480
    @sahroabdirahman1480 3 года назад

    Allaha unaxariisto

  • @saacidasaake
    @saacidasaake 3 года назад +1

    Keep going pro

  • @abdulwahaabdubad8457
    @abdulwahaabdubad8457 3 года назад

    Mashallah zxpow keep going waad kaaga mahad celinayaa

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 3 года назад +1

    Waxaan ku qaatey schoolka sheikh xasan barsami allh haku naxriisto

  • @hanadgeesi4133
    @hanadgeesi4133 3 года назад +1

    Soomaalidu waligooba aadban idin salaamaya walaalyaal

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 3 года назад +8

    Ku sali nabiga wll hayla dhaafin like

    • @xidigaxarakada5159
      @xidigaxarakada5159 3 года назад

      Scw
      ruclips.net/channel/UCIFmp3MgvvfNop2SkA2o0sw
      Channelka ugu muuqaalada wareersan kuwa kahdalo barnamijyada cawi wallkaan

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 года назад

    Sawirkii #Suldaan maxamuud cali shire baa halkaa iiga muuqda
    Oo ahaa halyeey sumcad & taariikhba lahaa

  • @caremuhacm8893
    @caremuhacm8893 3 года назад

    Alha kunaxarito

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 3 года назад +1

    Sheekh xasan barsane
    Waxaan ku qaatay sooyaalkisa iyo halgankiisa dugsi sare , eebe naxariistiisa dusha hakaga dhacdo , jannadiisana haka cabo

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 года назад

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 года назад

    Masha allah waberi taariikhda tixgelin gaar siiya dadka

  • @xamdamaxamud129
    @xamdamaxamud129 3 года назад +11

    Sayid maxamed Cabdale xasn miyaad ilawdyy