Illaahey ha N naxariisto janatul fardowsal aclaa allaha ku casuumo dhalinyarada muslimiinta allaha ka dhigo kuwa xambaara diintan illaahey nagu maneystay adigana ajar allaha ka siiyo habaryar allaha ku barakeeyo
Waxa KU dayda saalax caddiyah ninki masar iyo sh.ahmed deedaa alle ha unaxaristo iyo sh. Mustafa XAJI ISMACIIL mashallah Dr abdirhamn Al samiid wa dadalay alle ha unaxaristo
Kheer ilaah kaa siiyo ee noo soo badi wax yaabo ku saab san diinteena islaam ka si aan u barano oo aan ugu dayano dadkii naga horeeyey ee fiic fiicnaa sidii asxaabada rasuulka scw iyo culimadii islaam ka wlhi chennelo badan baa wax aan fiicneen noo soo gudbiya
Incredible inspiration! I couldn't watch a better video than this today. May Allah reward him the highest rank in Jannah and bless you abundantly for bringing this to our attention! Shukran...
Masha Allah Wlaal Abdirahman Waxaa tahay Dhiirigeliye Qibrad iyo Waano Idilkeeda Ilaahey Ku deeqay Allah hakuu kobciyo Aqooontaada Ilaaaheyna Kuma tuso Wax ku dhibo Ilaaheyna wxaan Kabaryaa Inuu Noo soo saaro Dhalinyaro Sidaada Camal ah Diintana Barta kuna camal falaaan Insha Allah
alle haku sharfo cabdiraxmaan cumarow. waxaa aad u wangsanen laheyd qaabka ugu fudud oo wax loogu diri kar mashariicaha masaahidada iyo ceelasha in aad dadka uso fududeysid
Hore umana maqlin qisadiisa aad ayaana ugu mahadsantahay halyeey wayn ayaad no soo gudbisay 11million waa inta Somalia Ku nool oo kle cajiib cajiib Allaha u naxaristo Hana Ka abaal mariyo Amiin
Waad ku mahadsan tahay C/Raxmaan, sida quruxda badan ee aad barnaamijyada noogu soo gudbiso. Waxan hormuud ka dhigtaa, marka laga imaado nabiga (scw), Madaxwayne Rajib Dayib Ordugan. Waayo, hal adayg leh, islaamkana difaaca, umada islaamka il walaalnimo ku eega, waddankiisa horumariyay.
Wlal aad ayaad umahadsantahy wlhi ilahay ayaa balkisa ku sinaya wad ka qayb qadaty inaad na so gadhsiisay ana wan la so dagay app kii wll mahadsnid from françe 🙏🏽
Halkan Hoose ayaad ka heli kartaa websiteka iyo Applicationada Haayadan Khayriga ah:
Website: direct-aid.org/donate/ar/
App IOS: apple.co/3lBFAvv
App Android: bit.ly/3jReEYe
Wllo allaha hakuu gu daro miisanka xasandka akhiro 🤲🤲
Mahadsanid wallaal
Waxa aynu haysanaa dadsaa soo kale ah sida cali khabab waawiil dhalin yara ah oo u istaagay in uu dadka tabaalaysan wax uqabto waxa uwaxbarasho ufuray kumanan arday
Waxa oodhisaa masaajid ceelal goobo waxbarasho waxan filayaa hadii dawladi garab istaagto inoo intaa kabad qaban kari lahaa
Nio lkn ma waxy ubaahan tahay bank international ah inaad ku dirto lacag bal taana kawaran
@@abdiasismuse4099 waa muhum inaahaysato master card iyo Visa card
Walhi wa qiiroday zxp ilahay ajar ha kaa siiyo barnamijyadn oo kale no so badi insh lh wn ka qayb qadanaya masharuuc yadan insh lh insh lh insh lh goorti uu alle wax isiiyo insh lh insh lh.,
Waan dhigtaa iskulada ay maamusha hayada cawnu mubashir iLaahay ha unaxaristoH
Illaahey ha N naxariisto janatul fardowsal aclaa allaha ku casuumo dhalinyarada muslimiinta allaha ka dhigo kuwa xambaara diintan illaahey nagu maneystay adigana ajar allaha ka siiyo habaryar allaha ku barakeeyo
Alle Swt Ha unaxariisto Abdirahman Al samiid, Wuxuu mudan yahay in lagu daydo , Mahadsanid Walal ❤️
Meenku dayankari waynay cabdiraxman wadadu qaadey ilahayow janatul fatduusa gee ya rabi 🤲
mansha allah cabdiraxman hore usoco wll
illahay ha unaxaristo🍂
aamiin
Waxaan aan ku daydaa cumar binu khadaab
Sidoo kle waxa igu dhaliyay inaan ku daydo waa ina aan lahaado geesinimadiisi oo kle haduu eebe weyni ogalaado❤️
M.a Wll isku mid ayaan nahay
Waxa KU dayda saalax caddiyah ninki masar iyo sh.ahmed deedaa alle ha unaxaristo iyo sh. Mustafa XAJI ISMACIIL mashallah Dr abdirhamn Al samiid wa dadalay alle ha unaxaristo
Kheer ilaah kaa siiyo ee noo soo badi wax yaabo ku saab san diinteena islaam ka si aan u barano oo aan ugu dayano dadkii naga horeeyey ee fiic fiicnaa sidii asxaabada rasuulka scw iyo culimadii islaam ka wlhi chennelo badan baa wax aan fiicneen noo soo gudbiya
Allaha u naxariisto wallkeen abdirahman al samiit
Sheakh nustafe ayaan ku deydaa waayo Aqoontiisa alle ubarakeyay diini iyo maadina waa uu bartay
Mashallah wll hore usoco
Msh allh ilahy ha unaxriisto aamiin ya rabi
Mnzha alah jazakalaaH
Barnaamij Tayo leh
Ilahay ha u naxariisto
بارك الله فيك وكثر امثالك يا اخي عبدالرحمن
Incredible inspiration! I couldn't watch a better video than this today. May Allah reward him the highest rank in Jannah and bless you abundantly for bringing this to our attention! Shukran...
Thanks my brother lnsha Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Mansha allah ilahy cimriga ha kuu dheereeyo. Cabdi raxman cumar
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وادخله الجنة
Wlh Waa ii farxad inaan kamid noqday Dadka iskuuladii uu Taageeray walaalkeen c.raxmaan Al Sumeyd.
Allaha hakuu naxariisto walaal
Ilaaheh ha u naxariisto cabdi raxman al samiit
Allaahu unuuriyo qabrigiisa anagana gadaashi Allah namafidneeyo
Thanks brother and keep going forward
Allah yerxamu Allow jannada hoy sare kasii.
Allow shaqsiyaadkaas oo kale noo nadi.
Allah ha.unaxariisto abdirahmaan jazzakallahul khayr
Allaha unaxariisto shiikheenee
Jannada Allaha Nagu kulmiyo wadadaadina illahay ha noosahlo
Mansha allah ilahay hawnaxaristo janadi haka warabiyo insha allah
waadmahadsantahay walal cabdiraxman intii aan ku dawaawanayey wax badan ayaan kaa faaiidee ilaahay raali ha kaa ahaado wll qaali
Mashaallh jisaakalaho kheeran
ILeHow heydiLin anoo delkayga iyo dadkeygaba iyo diintaba waxqebata mooye😥😭
Aamiin wll ❤️
@@Waaberi-Media zhukren wllo sidaad noo gu soo gudbisey
M.a queen sister☺
Brother cabdiraxmaan cumar hore u soco sxp qali
جزاك الله خير
Mahadsanid ustaad cabdiraxman waaberi
Thanks walaal make more of them 🤗🤗
Mid kamida vedioyada ugu wanagsan 2020 mansha alah
Mahadsanid wlal
jazaa kallah
Masha Allah jazakllah qeir
Ma aqaan meeshaad ku nooshahay laakiin waxaa tahay mid kamd ah haldoorada aan haysano ee faro kutiriska ah intaad adoo kale dalkeena kunool yahay waxba naga xumaan maaayo wax ku dhiba ilaahay kuma tuso
Waxaa tahay dhiirigaliye
istanbul turkey king
Alle haku barakeeyo walaal sheekha daacigaana Alle ha u naxariisto Oo Alle jannoyinkiisa ha galiyo
thanks wllky muuqal faaido badan xambaarsan
Masha allah qof saa u wngsn wuu yaryagay ilhow naxriistada ufur oo u waasici waxan umaleya jmacada simad inaan ku arkay magacas
Masha Allah Wlaal Abdirahman Waxaa tahay Dhiirigeliye Qibrad iyo Waano Idilkeeda Ilaahey Ku deeqay Allah hakuu kobciyo Aqooontaada Ilaaaheyna Kuma tuso Wax ku dhibo Ilaaheyna wxaan Kabaryaa Inuu Noo soo saaro Dhalinyaro Sidaada Camal ah Diintana Barta kuna camal falaaan Insha Allah
My role model alle janada
Hanagu kulmiyo 😊❤
ilahay haunaxaristo janada rabi haka warabiiyo alahuma amiin amiin
Allah hakaa abaal mariyo wll qaliya
Noosii wad barnamij yadan oo kale mahadsanid
Mshaa allh sheeko qiiro leh wlhi
Allh janatul fardawsa haka warabiyo
Ku dayasho ayuu mudan yahay ❤
shukran wall
Allaha unaxariisto sh cabdiraxman al samiid
Jazakallah sxb
ilaahy haka ajarsiiyo ....hanagana dhigo kuwo diinta islamka u halgama...
Shukran wll
alle haku sharfo cabdiraxmaan cumarow.
waxaa aad u wangsanen laheyd qaabka ugu fudud oo wax loogu diri kar mashariicaha masaahidada iyo ceelasha in aad dadka uso fududeysid
Mansha allah ❤❤❤
allah waxnkamid ahy dadka waxbaraty goobihi waxbarasho uu malagaliyay sida simad university oo hayadan malgaliso sheakh allh unaxresto 🤲🤲
M.a good luturer c/raxman cumar waaberi nooolow wll mcn
Allah.akbar.illaahoow.unaxariiso
Jazakallah bro
Keep going wlll c/rixmaan
Hore umana maqlin qisadiisa aad ayaana ugu mahadsantahay halyeey wayn ayaad no soo gudbisay 11million waa inta Somalia Ku nool oo kle cajiib cajiib Allaha u naxaristo Hana Ka abaal mariyo
Amiin
Masha allh
Allh haku xifdiyo akhii 💯
wllo allah haka abaal mariyo xata aniga waxay inoqotay qiso aan ku cibraqato waxayna badashay qalbigayga wanan kaga mahad celinaya allah ha ingu sugo xaqa aamiin
Waan ku taageerynaa inshallh.
Maa sha allaah
Waad ku mahadsan tahay C/Raxmaan, sida quruxda badan ee aad barnaamijyada noogu soo gudbiso.
Waxan hormuud ka dhigtaa, marka laga imaado nabiga (scw), Madaxwayne Rajib Dayib Ordugan.
Waayo, hal adayg leh, islaamkana difaaca, umada islaamka il walaalnimo ku eega, waddankiisa horumariyay.
Thanks wll... amazing Legend...ilhay unaxrist
Maasha allah mahadsanid wll
Abdi-rahman Cumar wall Walhy ERAYADAADU samayn bay igu yeeshaan mar waliba inashalh
Waxan rajaynaya inaan wax badan badalnno
Masha allah ilahey ajar hakasiiyo
Aad baad u mahadsantahay walal waan ka helaaaa barnaamijyadaada
Masha 😘Allah 😘
Alle ha ku barakeeyo
Mashaa Allah
Wabari midiya walhi masexan karo ila anku dawado ale dartiban kujecelay libax somaliyed keep going Bor
Masha allah
Masha allah allaha u naxariisto Amin
Wlal aad ayaad umahadsantahy wlhi ilahay ayaa balkisa ku sinaya wad ka qayb qadaty inaad na so gadhsiisay ana wan la so dagay app kii wll mahadsnid from françe 🙏🏽
Allah unaaxriisto guusha aduunk uku guuleeyste
Muqaal saameynta wata waye rntii allah inga wada dhigo kuwa wx istara alle dartiis ✊🏾
Alahaw unaxariso anaga fakirkisaa okale qulubtaya gali kartidedana nasii
Wuxuu yidhi nabigi muxamed scw: Markuu ina aadam dhinto camalkiisu wuu go'ay 3 mooyee
1. sadaqo jaaria ah ( socota)
2. ilmo wanaagsan oo kuso duceya
3. cilmi waxtra
Masha Allah aad io aad baad ugu mahadsantahy walal muqalada tayada leh eed nala wadaagto.
Masha Allah jazakalah c/raxman waabari
Sh cabdirahman wuu geeriyooday ale ha unaxariistee lkn waxa aynu ubaahanay dadkii bedelahaa
ALLAAH haw naxariisto wallkeen
M allh walkyga qaaliga ah waan Ka helay muqalkan illahey haku xifdiyo wllky 🥰👌
Man sha allah wlhi waan kahilay qisadaan
Masha Allah wll mahadsanid hakaqoosan youtube kan hakacajisan youtube kan
Allah jecliya ddka kheyriga kashaqeeyo😭😭😭😭😭😭
Allaha u naxariisto
Masha Allah wajazakallaahu kheyran
hore u soco wad gadhi hiigsigaaga
Mansha allh allha unaxariisto
masha allah
Apdirahman Omar Fadlan Zoo Badi Vedio Aad Zoo Dhigtid pro♥️
انا لست فنان ولا مغني✋ انا فقط انشر القرآن🌺 ولا كن لا اجد من يسمعوني😭 فهل اجد من يسمعون القرآن😥😥
Wcs mahadsanid sxb
MashAllah MashAllah 😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲💯
Thank u walaal
mahadsanid wll
Thank you brother