Boqor Faysal | Geesiga Keliya Ee Soo Maray Sucuudiga.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Boggeena Facebook:
    www.facebook.c...
    Barteena Instagram-ka:
    / aadan_sahan
    Taxanaha Shubahaad Saarka:
    • Maxaynu U Soonaa Ramad...
    Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
    • Xaqiiqada 01 | Asalka ...
    Taxanaha Soomaalida Weyn:
    • Soomaalida Weyn | 01 |...

Комментарии • 186

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 года назад +12

    Dhab ahaantii waa geesi eebe ha unaxariisto 🤲🤲

  • @Sheekhmustafahaajiismaciil
    @Sheekhmustafahaajiismaciil 4 года назад +35

    Fadlan walal nagu so biir hada qeerka jaceshhy mhdsanid 😔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😔😔😔😢😭😢😢😢😥😥

    • @b1n0ry92
      @b1n0ry92 4 года назад

      Wlalo maxad kalmadaha " K & Q " ugu qorta xarafka G, videos kaga kuligod dhaman xarfaha K iyo Q waxd kadhigta G. kalmada "O" waxd kadhigta "U".
      Isku day inad afkaaga qoraalkisa aad hagaajisid MAHADSANID

  • @siciidxasannuur1039
    @siciidxasannuur1039 3 года назад +1

    Wallaahay wiilkan XOGAHA SAHANKA waa halyey, xogo badan oo xaqiiqi ah kuna salaysan jacaylka diinta, jacaylka islaamka, nacybka cilmaaniyada iyo gaalnimada ayuu soo dhigaa bartiisan,
    Talow gobolkee/magaaladee ayuu Ku/u dhashay

  • @ramlahosman1947
    @ramlahosman1947 4 года назад +19

    Congratulation 100k🥳🥳🥳

  • @sacdiyochannel3548
    @sacdiyochannel3548 4 года назад +45

    Geesi walbaahi maalin buu galbadaa allow u naxariiiso😭😭

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      #Sadia Ali Channel wlshy subscribe igu caawi waan ku saari Ana wllnimo😘😘

    • @sacdiyochannel3548
      @sacdiyochannel3548 4 года назад

      Wanku saaray walal

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      Sadia Ali Channel mahadsanid wlshy 😘😘😘😘😘😘

  • @ibrahimabdalla132
    @ibrahimabdalla132 3 года назад +1

    Walaal adam cilmigaaga ilahay hakuu ziyadiyo

  • @updyfataahhussein8998
    @updyfataahhussein8998 4 года назад +2

    Alle hakaa jasaa is siiyo wll Aadan

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 3 года назад +1

    Ka 2aadna insha allah wuxuu noqonayaa MBC

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 года назад +1

    2022 Dawanaya Kawarama Alle Ha unaxariste 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ibrahimmaxamud9408
    @ibrahimmaxamud9408 3 месяца назад

    Allah unaxariisto boqor feysal ❤

  • @mohamedhassanwarsame6338
    @mohamedhassanwarsame6338 4 года назад +2

    Ale haunaxariisto Boqor Faysal geesi buu ahaa gaaladu shirqool u dhigeen Isagoo kalana Sacuudiga masoo marin

  • @bayaanmaxamed3686
    @bayaanmaxamed3686 3 года назад +1

    man sha allah

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 4 года назад +1

    Ilaahow unaxariisto geesi haybad raganimo iyo ku geeriyooday ayuu ahaa hortii iyo dabadii boqorada carabtu sidii dumarkii ayay u maryo waawaynayen

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 года назад +2

    Mnsha allah wll balse dawladada sucuudigo waxay Ahayd dawlad waxaykufiicanyd tawxiidka

  • @puntishboy1028
    @puntishboy1028 4 года назад +1

    Illahay haw naxariisto faysal halyeey

  • @deeqdeeq9032
    @deeqdeeq9032 4 года назад +6

    100 k masha allah 💥💫

  • @ibraahimcaligaas2050
    @ibraahimcaligaas2050 4 года назад +1

    Suldaam faysal ale hakuu naxariisto oo kasoo horjeede maraykanka

  • @superosman9998
    @superosman9998 4 года назад +1

    Nashiidada hordhaca ah magaceda iisheeg

  • @Facelessuplouder
    @Facelessuplouder 4 года назад +11

    Congratulations 100k subscribers
    Waxaan kugu xirnaa adigoo 4k subscribers uun leh .
    Keep going brother

  • @shamacinolosha3694
    @shamacinolosha3694 4 года назад +1

    Msha alh wll waxbadan baan ka faa idney jasaa ka alh

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 4 года назад +7

    100k subscribers Mnsha allah

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 года назад +3

    mansha allh wallo waan jecelnay
    hormarkaaga iyo chanlkab hore usoco

  • @maxbuubali8930
    @maxbuubali8930 4 года назад +32

    Ilahay hooyada jaNadii Fardawza Ha Geeyo wll Subscribe ilaHay Dartii iigu saar wll😥🙏🙏

  • @oumaloumal4694
    @oumaloumal4694 4 года назад +1

    Allow u naxariiso boqor faysal.

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 4 года назад +6

    Congratulations mcaLin👏👏

  • @salmaancabdi525
    @salmaancabdi525 4 года назад +1

    Alle ha unaxariisto halyeygaa geesiga

  • @amazik5216
    @amazik5216 4 года назад +2

    MASHA Allah...
    nabiga kusali
    SCW SCW
    👇👇
    👇👇

  • @Amma1229b
    @Amma1229b 4 года назад +4

    Mahadsanis wll Hambalyo 100k
    Lkn inoo soo badi Qisooyinka Bahlul io
    Juxa Hana kanatagin Antakhristoos Xalqoyinka
    Shukran❤

  • @laabaasraaib7254
    @laabaasraaib7254 4 года назад +2

    Mahadsand wll wan kuhanbalyay nayaa madama aad gadhay 100k hore usoco

  • @khadijomaxamuud235
    @khadijomaxamuud235 4 года назад

    Mashaa allah wll adan alaah hakuu Siyaadsho cilmiga marnaha kacaajisin ushaqeynta islaamka iyo sare uqaadida qadoyada diinta islaamka

  • @mohamedzajid4143
    @mohamedzajid4143 4 года назад +1

    Alaha u naxaristo halyeyga

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 года назад +3

    Masha allah wll mahsanid

  • @dhiganemedia4904
    @dhiganemedia4904 3 года назад

    Walee geesi buu ahaa waas maanta muslinkii dulinimo ku nool😭😭😭

  • @ubaidebrahem857
    @ubaidebrahem857 4 года назад +2

    Congratulations 100k
    Keep going brotherky

  • @houseofhighlights1226
    @houseofhighlights1226 4 года назад +1

    Zxpow maskaxdeda waxa ka dareema aqoon kuroorsi marwalba oo vidoes yashada aan saas ufuro ...aad baad umahadsanthy wll ilahay haku abaal mariyo ❤🦁❤ lipaax baad thy ❤✌🏽

  • @AbdulleZamzam
    @AbdulleZamzam Месяц назад

    Allah ha naxariisto

  • @muniirkhani291
    @muniirkhani291 4 года назад +2

    مبروك الف مبروك والله وصلت 100k
    الله يبارك بقناتك

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 4 года назад

    rabi ka waraabiyo janooyinkiisa boqorkii samaha Ku tilmaamnaaa

  • @giifyare535
    @giifyare535 4 года назад +11

    Sxb Aqoon ilahy kugu manysty wxna thy qofka kowad ee aan youtubekisa hpnki marki aan sexanayo anigo dhageysanayo hurdo ila tagto nolow nolshane ilahy wx ku caqabadyo ilahy kuma tuso

  • @om-os2wc
    @om-os2wc 4 года назад +2

    Hambaliyo walal qali 👍🏿💪🏿🤝🏾

  • @sagalhassan4313
    @sagalhassan4313 4 года назад

    Alle cimriga iyo cilmiga Alleh hakuu barakeeyo

  • @AhmedAbdulahi-ht2xi
    @AhmedAbdulahi-ht2xi 9 месяцев назад

    Allh ha u naxariisto

  • @mubashirmahamud
    @mubashirmahamud 4 года назад +5

    Wxaad tahay nin rageed mzha allah

  • @marwan4346
    @marwan4346 4 года назад +4

    ANAGUNA XAQIIQOYINKAAS OO DHAN MAANAN OGAANEN OO WAXAD NOOGU JIRTA DHALINYARADI SOOMALIDA WAX KA BADASHAY WLLKY AADAN ILAAHAY CILMIGA HAKU WAASICIYE🤲

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 4 года назад +1

    Ilaahay ha unaxariisto boqor fayasal binu cabdicasiis ninkii shiidaalka kagooyay maraykanka markii danbana wiil abti uyahay ayaa baaskolad madaxa kagadhufatay ilaahay ha,unaxariisto

  • @maxamedamiinsheekhyounisca9283
    @maxamedamiinsheekhyounisca9283 4 года назад +5

    M.allah maanta waa maalin farxad inoo aha dhamaanteenba inta ku xidhan kanaalka sahanka xogaha sababtuna tahay waxaan gaadhnay hlakaan inbadan usoo soconay oo ah inaan gaadhno 100k subescribers ah waana wax ilaahay loogu mahadnaqo
    Waxaanan sugnaa waa falcelinta wllkeen #AADAN SAHAN

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 года назад +1

    Mahad sanid wlaale aadan sahan😍

  • @tatihero5047
    @tatihero5047 4 года назад +1

    Walaal illahay ha ku barakeeyi

  • @craxiimaxmedmaskax1239
    @craxiimaxmedmaskax1239 4 года назад +2

    Mahadsanid zhp

  • @yahyemuxumed3308
    @yahyemuxumed3308 4 года назад

    Ilahy haw naxariisto

  • @kaafibeyhani
    @kaafibeyhani 4 года назад +2

    100K mashallaah bro keep it up

  • @drsakirmohamudoogle3349
    @drsakirmohamudoogle3349 4 года назад +2

    Wll aaDaN

  • @saidnachi3066
    @saidnachi3066 4 года назад +4

    M Allah wllkaY qli o gadhay horu mar xaga youth channel ka ah keep going bro AADAN/SAHAN

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare 4 года назад +2

    Aaadanaw walaal warbixin ka sooo diyaaari Mohammed hijab

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 4 года назад +1

    Masha allaah

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 4 года назад

    halyayga kalia ee ee carabta ayuu ahaa geesigaasi alaah ha unaxariistee😭😭

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 4 года назад +1

    Masha allah 100k😎

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 года назад +1

    Hanpalyo 300K

  • @deeqaxuseen3197
    @deeqaxuseen3197 4 года назад

    Ilaahow unaxariiso

  • @khadarmaxamedibrahimoffici7873
    @khadarmaxamedibrahimoffici7873 4 года назад

    Dhab ahaan waxaan ahay qof Ku xidhan
    Channelka sahanka xogaha
    Waxaanan taageeraa qaabka hufan ee aad noogu
    Soo diyaariso.walaal hore u soco
    Ilaahay(s.w) ha ku xiftiyo

  • @greatsomalia8138
    @greatsomalia8138 4 года назад

    Allah unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 года назад +3

    Subxaanallah Alle hogaamiyaasha ha inoo hagaajiyo

  • @axmedmustafe9004
    @axmedmustafe9004 4 года назад +2

    Congratulations Bro

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 года назад +1

    mahadsanid wll adam

  • @basharjama8809
    @basharjama8809 3 года назад +1

    👏

  • @abibakarahmed7198
    @abibakarahmed7198 4 года назад

    thanks aadan for every thanks

  • @Inadeak
    @Inadeak 4 года назад +1

    M.a zhp

  • @Shaacuur
    @Shaacuur 4 года назад

    Boqor sauucud maaha walaal Abdlul casiisa Alaa sacud walaal kiina ma ahayn aabihii ayuu ahaa.

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar9763 3 года назад +1

    Allahaa u naxariisto boqor faysal

  • @xamsecalin912
    @xamsecalin912 4 года назад +1

    Walaahi chanal kan wuxuu uqalmaa 900k iyo wax kabadanba hasayeeshee hanbalyo hanbalyo hanbalyo wll AADAN KHADAR CALI @Sahanka_xogaha waa chanaal aan waxbadan ka faa iiday ✋👋👏👏

  • @cabdirisaaqmuuse186
    @cabdirisaaqmuuse186 4 года назад

    mansha allah 100k kasii badi wll qli

  • @aflaxnews5264
    @aflaxnews5264 4 года назад +1

    Wallaahay aadan illaa 10k baa la socday uaddana waa 100k masha allaah😊

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 4 года назад +1

    Alx wazan ku farax sanahay inad gashay 100k inkastoonad aadan danaynba viewga

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 года назад

    M.a elhy ha unaxriiiso geesi buu ahaaa

  • @sadaammaxamedjaamac9737
    @sadaammaxamedjaamac9737 4 года назад

    Walaal hanbalyo guusho aad gaadhay ee 100 ka kun ah alle guulo badan haku gaarsiiyo❤

  • @zupeerriyad8605
    @zupeerriyad8605 4 года назад +2

    Msha allah Lipax

  • @abdihakim5691
    @abdihakim5691 4 года назад

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo wll Aadan sahan 100K. 🥳🥳🥳🥳 🙌🏾🙌🏾🙌🏾

  • @nadirsmiler4678
    @nadirsmiler4678 4 года назад +1

    Kanaalkaannugu dawashada badanahay yaa igu raacsan🤩

  • @ananyare9476
    @ananyare9476 4 года назад

    Hambayo hambalyo wll 100k

  • @ayanmahamud314
    @ayanmahamud314 4 года назад +1

    Ninki uu sadaam ka qabsan jiray

  • @axmedcusmaan5199
    @axmedcusmaan5199 3 года назад

    Mash'allah illaahow ku Naxariisto Qof Walbo Wanagsan Mawaaro Lakin Tariiq Ayo Ka Tagay Dawa Dawa Dhilif Mahehen Geesi Mawaaro

  • @sumadadhalinyarta8201
    @sumadadhalinyarta8201 4 года назад +2

    Mhdsanid wall keep going

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 4 года назад +1

    Ustaad aadan jabkii 4aad ee somalida mowduc maka so diyaarinkartaa waxaan ula jeeda jabkii fatxul xabasha kasoo gaaray somalida? adoo mahadsan

  • @yassinduhu
    @yassinduhu 4 года назад +1

    100k hambalyo malnkii subscribe idi 3kun buu cong bro keep going

  • @walaalwanaajiyemedia6255
    @walaalwanaajiyemedia6255 4 года назад

    صحيح

  • @boqorhaadi7385
    @boqorhaadi7385 4 года назад +2

    Lakin waxa aan layaabay sida looga indha saabey carabta turkidii dhulkooda dhowreysay iyo hantidoodaba mudada kabadan 600 ee sano xagey abaalkooda geeyeen

    • @mamalop311
      @mamalop311 Год назад

      Turkidii dhulkooda xooga kuheesate dheh

  • @maxamedjama316
    @maxamedjama316 4 года назад +2

    Wan Ku hanbalyaynaya Adan wll

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 года назад

    Ramadan muparIk

  • @hananali788
    @hananali788 4 года назад +1

    Mahdsanid

  • @lipansheik1337
    @lipansheik1337 4 года назад +1

    Aadan zahan

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 года назад +1

    Dowladaha qaliijka ilhay sidhab ha aga baqaan cumar binu qadaab radiyalahu canhu wuxuu sameeni jiray hawenki oo dhan xafadaha ayuu wareegi jiray oo ku dhihi jiray wax macunteen islamka saxda waa sidaa ma aha in russian u daba dhaqaan

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 4 года назад

    Mahadsanid sxb aadan sahan

  • @mohamedcm4848
    @mohamedcm4848 4 года назад

    100k hamblyo sxb khadar

  • @ibraahimwadaad2118
    @ibraahimwadaad2118 4 года назад

    Hambalyo ustad Aadan 100k

  • @lipansheik1337
    @lipansheik1337 4 года назад

    MA.A WLLO 100K
    1M KUU RAJAYNAA

  • @c.naasirkaad2232
    @c.naasirkaad2232 4 года назад +1

    Hambalyo adan shn🥰🤩

  • @cumarmaxamuud709
    @cumarmaxamuud709 4 года назад +1

    Mansha allah

  • @sayidalih34
    @sayidalih34 4 года назад

    #Aadan fadlan mawduuc ka soo fiyaari wabiga #danube ee lagu nanayso wabiga casimadaha

  • @maqsuudjama403
    @maqsuudjama403 4 года назад +2

    Balaq balaq geesigii reer moosaad dheh

    • @umixasaan644
      @umixasaan644 4 года назад

      Ceebcaleyk ninkaan moosaad shaqo kuma laheyn ee hanabin marxuumka

  • @maymaahmed1164
    @maymaahmed1164 4 года назад

    Hambalyo wll 100k subscribers 🤩👏👏