Meesha lagu toogtey ma aheen Maryland ee washigton dc ee gacan ku dhiiglihii toogtey john wilkes ayaa ka soo jeeda Maryland thank bro waad dadaal badan tahay hore u soco
Ilaahay waxa koobaad ee uu kaa xisaabinaayo malinta qiyaame waa salaada ee salaada iska hagaajiya xafidana qaladadka salaada iska hagaajiya sheekhda you tubka ku jirta ka daba barta iyo sida loo wasaysto Wll inta aan lagu xisaabin is xisaabi
Walal macalimad school oo American ah taariikh iyo diimaha dadka barta igu tiri Abraham Lincoln wuxuu akhriyey book Qur'an iyo books muslimiinta cml taas raad racay xureeynta dadka modoow cml lkn diintiisa Allah og
waxaa la sheegay in wakhtiga eedamka u qolkisa so xiran jiray mana ogalayn in lo so galo wakhtigi u madaxwaynha ahaa waxa kamida in loga shakiyay in u muslim ahaa waa magaca o wuxu aha ba la dhahaa abdirahman o u badaly abraham si an loga shakin
Shpkay wax badan baan kaa faidnay xitaa waxad awood u yeelanaysaa inaad kiciso mition muslim oo garanayn meel laga haysto balse hada wax badan baad daaha ka qaaday
Kanalka ugu fa'idada padan kuwa an ku xirnahay waye tlh. Palse sual a qapa wexe tahay orahyada xigmada ahe dadka canka ah ad noso gudpiso luqadahoda ku dhahan ma ada afsomaliyeya mise dadkale aya afsomaliyeye o kaso xigata?
@@sahanka97 maya tlh si cajipa walipa dhaxal gal aha upadasha wana ka hela padi wan qorta, cid ine kaga ficnaneso manu malenayi hde dhip kugu ehen wa isaga filan tahay hlka kasi wad wll, wqdna ku mhdsnthy jwp celintada
ninkan waxaa loogu magac daray markabka dagaal ee aduunka ugu wayn ee aan bini aadam loodin karain MARAYKANKA ee USS ABRAHAM LINCOLN yuu. es es Abraham linakool
Sxb kugu daalay xaqiiqooyinka dadka naga daaye noo soo diyaari Bermuda si somalinimo ah mise comment Waad yasaysaa bro taariikhaha uun ha wadine jimcaha bari ah aan arko ANAA mudan
Haddii aad qancin doonayso, diinta islaamku dadka waxba kuma ay adkayn ee duruuftu sida ay kuu saamaxayso ayaad diintaada u wadanaysaa, diintayada islaamkuna nama cuslayso, haddii ay ka fursan waa noqoto suuliguu ku tukanayaa. Sxb wax aadan caddayn u hayn hana diidin, hana dafirin.
@@sahanka97 Subxannalah diinta islamka ee ah risaalada u danbaysa nabi maxamed scw u hogaanka u hayo waa diin camal/action iyo rumayn isla socota ma ahan diimihii hore qaarkood oo kale oo inta ALLAH la rumeeeyo oo kaliya kugu filanaanayso....arkanta islaamka 5ta tiir ah baa daliil u ah ee adigu maxaa daliil u haysa oo ku qancaa in islaamnimadayda igu filnaynayso rumayn kaliya sxb?!
Qodobooyinka qoraaga maaha kuwa aad u xoog badan Waxaa kamid ah "dhiigiisa markaan eegay waa mid u eg dadka reer bariga ah" aniga ka shaqsi ahaan qofka Dintiisa kuma xerna la dagaalan Dulmiga iyo taciyada foosha xun tusala ahaan Nabiga mohammed iyo islaamkaba waxey yimaadeen Iyado adoonsiga jira dadkane Bar la adoonsado Hasayeeshe muusan reebin ee waxu noqday mid dhiira galiye adoonsiga Bal isagaaba lahaa adoomo badan. halkaAbraham Lincoln u la dagaalmay adonsiga, mana u maleynayo inu muslim ahaa dulmigaasne muslinimo darteed igu horyimid.
Abti meesha been iyo run meesha mataalo videogii Ku cajabiya ama aad ka hesho daawo kii klena iskadaa Wallkeena dadaalkii iyo juhdigii uu usoomaray in uu inoo soo diyaariyo video faaiido leh makaamudna sidaan ee iskuday in aadan ugafin qofna adigoon xaqiiqada aqoon Mahadsanid
Meesha lagu toogtey ma aheen Maryland ee washigton dc ee gacan ku dhiiglihii toogtey john wilkes ayaa ka soo jeeda Maryland thank bro waad dadaal badan tahay hore u soco
ilaahy ajar iyo xasanaad hakaa siiyo sida aad noogu soo tabinyso
wax kasta oo wanaagsan
Mashalaha walalkay hadaan one million ku gaadhsiin karo waxba kaama hagradeen hore usoco ayaan ku odhan lahaa ❤
manshaa allaah zxb hore usoco oo marna haka caajisin dhiirigelinta muslimiinta soomaaliyeed
Masha,alaah walaahi wuxuu uqalmaa 1000000000 million subascriber heersare ebow horuu soco from mogadishou
Tirada aad qortay waa hal bilion hadana waxaad ku mujisay in aay tahay milion balse waa one bilion subscribe waxa aad la jeclaatay walaalkeen
جزاك الله خير اخي
Ilaahay waxa koobaad ee uu kaa xisaabinaayo malinta qiyaame waa salaada ee salaada iska hagaajiya xafidana qaladadka salaada iska hagaajiya sheekhda you tubka ku jirta ka daba barta iyo sida loo wasaysto Wll inta aan lagu xisaabin is xisaabi
Waaw
Mahadsanid wll in badan
Illahy caqliga haku barakeyo
Thanks Runtii Abraham Linc muqaal muslim ayuu leyahay
Masha allaah alla haku barakeeyo
Ma Shaa Allah... Thanks millions SahankaXogaha.
Thnk u macalin😍😍😍noloshu kuma xumeeyso abid
Thanks Ustaad✌✌💖
allaa og dhabta se intanaad nooga sheegtay waa wax maanka deeqa
SubhanAllaah haa ereyadisa waxaa laga dareemaa Muslimimo lkin Allaah ayaa og
Mazhallaah intaan dhagasanayay xogo xogahan kahelay shanka xogaha channel kale kama helin mashallaah
Jasaaka allah khayr
ماشاء الله
Cadawgiin hajabo sxbyaaaaaal
RUclipsr kaliyee wax aan badan ka faaiday baad tahay mahadsanid wll 🙏
Ciise Nasiib hehe
Information lagu qanci karo noosoo bandhigtay lkn illahy BAA xaqiiqda OG xogo kasoo daran noosoo diyaari somaaliyey idinkana waxan idin leeyahay wXkasta oo adan idiin soo badndhigo intanad aaminin adiguna xogo kloo laxidhiidha mawduucaà raadiya si aad markasta xaqa ugu sugnaatiin
Jasaka allh khair wall aadan
Haddii uu muslim ahaa alaha unaxariisto
Thanks a lot bro
Wcs Bro Mahadsanid 👋
Muqdisho ayan kala socda chanelka Qimaha bdn 👋👋
Msha allah wll Aadan taxane noo Raadi Sxp
ale cilmigaga haku barkeyo
Wllahi wajigiisa heybad ayaa kamuuqata ilaaheybaa naga og
Tanks bro from nairobi
Mahadsanid. Wllo
mhdsnd ustaad
Hore u soco
Hore u soco sxp
Sahanka xogaha channels aadka udaawado
waxyaalo badana aan ka faa iiday sxp horay usoco
Waad ku mahadsan tahay walaal in aad noo soo gudbiso waxyaabo naga dahsoon balse hal mid halyeyyadii islaamka inaad noo soo gudbiso ku dadaal
....from the people to the people
Ilaahay ha idinka abaal Mariyo wll aqoontaa
Masha allah
Interesting! Dadka qaarna waxay yidhaahdaan wuu ku qasbanaaday doonista xoreynta madowga, siyaasad adag oo la soo gudboonatay awgeed! Shaki la aanse wuxu taariikhda Marayka ka galay kaalin dahab ah. Inuu malaha Islam ahaase, waa ii koow.
thanks
Sxb waan kuuxiisay wlhi 🎙🔊😍
Aadan zahan❤👍
Adan gaheynaa (madax weynayaasha ameriga oo dhan maasooniyiin ayeey ahaayeen xataa ubaama) waxan gaa fileynaa inaad ino shegto see gu gulmen
Abraham Lincoln runti waxa uu ahaa Nin meel dheer Ka fakira..umadiisana ugu baaqi jiray wanaaga
ALLAAH ayaa og inuu Muslim aha iyo in kleh
Wxaa Kudartaa Magaciisa Oo Ah Abraham Oo Asalkii Laga Keenay ibraahim
MaxamadAmiin 143 war hanala dhax kicin ibrahin maha
Marka koowaad barnaamijyadada wn jecelhay wlaal niyada waxan iska idhaahda Adam Sahan wuxu noqonaya aqoonyahay yacni wado aqoonyahan ayad haysa walal , ta labaad ninkan odhaahisa wXad ka dareemaysa odhaahyo muslim inay yihin
Thanks zxp
Madaxweynaha ugu fiicna mareykanka
saxib andulus xogo nooga soo diyaari
Keep going bro
Manshallah wll horay usoco
Marka uu adhi Jiruhu Ri'ka rido yey, ridu waxa ay u arkaysaa Haley, yeyguna waxa uu u arkayaa kalitalis aan Cidna xaqiisa u Ogolayn eshcala
Thank you Us history aya mante ku qatay
Zxp wan kugu xidhanahay
Asc wr wb walaal xageen kaala soo xariiri karaa?
imrkaL iyoQoyi 🌍🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲
Wllhi zhp Muslim pure ah tahay wllky
Walal macalimad school oo American ah taariikh iyo diimaha dadka barta igu tiri Abraham Lincoln wuxuu akhriyey book Qur'an iyo books muslimiinta cml taas raad racay xureeynta dadka modoow cml lkn diintiisa Allah og
Mashaallah
waxaa la sheegay in wakhtiga eedamka u qolkisa so xiran jiray mana ogalayn in lo so galo wakhtigi u madaxwaynha ahaa waxa kamida in loga shakiyay in u muslim ahaa waa magaca o wuxu aha ba la dhahaa abdirahman o u badaly abraham si an loga shakin
Shpkay wax badan baan kaa faidnay xitaa waxad awood u yeelanaysaa inaad kiciso mition muslim oo garanayn meel laga haysto balse hada wax badan baad daaha ka qaaday
🔥🔥🔥
Asc wll sahanka xogta wll aad bad u mahadasan tahay waayo barnaamijyo Tayo uleh bulshada somaliyeed waayo heeso iyo munkar baa umada daashaday
warbal yaabkan ila eeg adoomaha ma madow unbaa ???
Sxb waxaa kaa codsanaa in aad kahadasho taariikhda ka niisada loo yaqaano (kaniisato AL QIYAAMAH).
Dagaalka usa Dhex maray Adoonta kuma Saabsanayn Wax yaala Badan isku Haysteen
Kanalka ugu fa'idada padan kuwa an ku xirnahay waye tlh. Palse sual a qapa wexe tahay orahyada xigmada ahe dadka canka ah ad noso gudpiso luqadahoda ku dhahan ma ada afsomaliyeya mise dadkale aya afsomaliyeye o kaso xigata?
Mayee anaa soomaaliyeeya wll haddii aan heli lahaa cidnsoomaaliyaysa oo aan ka soo xigtaa waan ku badhaadhi lahaa runtii.
@@sahanka97 maya tlh si cajipa walipa dhaxal gal aha upadasha wana ka hela padi wan qorta, cid ine kaga ficnaneso manu malenayi hde dhip kugu ehen wa isaga filan tahay hlka kasi wad wll, wqdna ku mhdsnthy jwp celintada
Zida raga😎
War Adam mafiican tahy wllo😊
🙏🙏🙏🙏
Daawada harumaysan hana beenin wax walbo ood yourube ku arktid hadi aad waxas xisaynaysona raadi maclumad kala dawan kalana bax warka saxda ah mahadsanid
Serius.. kok ga takut sich . Bingung saya..
Magacyada iska sac dhawaqoda Lincoln l laguma dhawaqo
𝙰𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚜𝚊𝚑𝚊𝚗 𝚗𝚒𝚗 𝚠𝚊𝚡 𝚋𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚘𝚐𝚐 𝚌𝚊𝚚𝚕𝚒𝚐𝚊 𝚛𝚊𝚋𝚋𝚒 𝚔𝚞 𝚋𝚊𝚛𝚊𝚔𝚎𝚎
ميءة من العلماء غيرو مجرة التاريخ ee uu qoray jihad maha il xogeed lagu kalsoonaan karayo waayo xataa barnaamijkiisa ma keeno cadayn qancisa daawadaha
abraham lincoln
Halyeeygan waxaan rajaynayaa in uu muslinimo ku dhintay☝
Ma aha liinkoolan waa linkan ku dhawaaqista magana hhhhhh
👍🏾
Abraham Lincoln xogahaa lagasoo tabiyay waxay caddaynaysaa in uu 90% muslim ahaa waa ra'yigayga
Calaamada kuu saaran profileka waa 6 gees waana ta yuhuuda oo kake
Tageere buuxa ayaan uhay
Koley wuxuu ahaa nin degan oo caqligu kabuuxo illaahey ayaa u soo diray umadii madoweyd ee la gumeysanayey halyeykastana waxa dila cadowga ku dhow
Thanks SX:dabayaqadii diintii INJIiL, waxa yaradey dadkii yiqiin iyo camalfalkii, waxa Nebi-maxamed csw, laweydiiyey,dadkii xiligaa noolaa, janno iyo cadaab waxey mudanayaan ,wuxuu yidhi ,cidii aan laheyn dhaqankii (qays) waa midkamida 7-dii gabeyga carbeed taariikhda ku gashey waxana lagu macabaa 7-bada laalaada (sabca-mucalaqaad) wuxu ku faani jirey xumaha iyo sameyntooda , (Waan ogahay in ALLe ilajiro waxaanse kabaqayaa in aanan anigu lajirin) waa odhaah cabsi xoigani ka muuqato.
ninkan waxaa loogu magac daray markabka dagaal ee aduunka ugu wayn ee aan bini aadam loodin karain MARAYKANKA ee USS ABRAHAM LINCOLN
yuu. es es Abraham linakool
Uss Gerald r ford ayaa ah markaba ugu weyn uguna casrisan ee maraykanka waxaana ku baxday lacag dhan 17billion dollar
Aabihi wuxuu guursaday hooyadii oo beertiisa uga shaqayn jirtay
Isaguna wuxuu noloshiisa inta ugu badan kashaqeeyey looxa waxaanu ahaa xogsade kaxoogsada noloshiisa kalabadh samynta looxaha guryahay iyo doomaaha iwm burco.com
Filim Hindi af Somali iska dawo subscribe saar
M.a jasa kalah
Waxan idinka raali gelinayaa qoraalka dheer.
Sxb kugu daalay xaqiiqooyinka dadka naga daaye noo soo diyaari Bermuda si somalinimo ah mise comment Waad yasaysaa bro taariikhaha uun ha wadine jimcaha bari ah aan arko ANAA mudan
Wlhi inyar kahor aniga iyo walaalahay waxaanu kasheekeysanaynay bermuda waanu iskula doodaynay hada isle comments uqor ayaa adiga ku arkay yaabay 😂😂😂
Zxp marka hore waa in wallakeen wuxu soo diiyaariyay ku dhiirina kuna tageerna wuxu soo diyaariiyaa waa wax aad uu faaido badan Bermuda waxbaa kuma dhex jiiran waana been laa dhob dhoobay wax ciilmiiyo laga faaidayaa ma jiiran ee haa modiin wax hawl yar sii aad uu fuduud looso qabanaayo wakhti iyo daadal badan aayu galiyaa Siday tahay marka waxaan uu malayn nin yar ayaa tahay waxaad aad xiisay nayso ayaa ah wiixi marku qofku yar yahay uu xiiseeyo caruurnimadi ayaa aniguba xiisayn jiray Markan ahaa 8 jiirka wllhi isagu wuxu so diyaariiyo waa wax uu Qoran mahaa marbaa waxaan iskaso daa siida ayaa ku odhan lahaa is daji
sheeko baraley iga dheh Lincoln baa muslim ah...away saladihisi iyo sonkisii iyo xajkisi masee isaga laguma lahan miya masee cabsi baa u gaysay oo taasi haddi aay jirto xagee oga badbaadaya xukunkii aha ardullahi wasica....
Haddii aad qancin doonayso, diinta islaamku dadka waxba kuma ay adkayn ee duruuftu sida ay kuu saamaxayso ayaad diintaada u wadanaysaa, diintayada islaamkuna nama cuslayso, haddii ay ka fursan waa noqoto suuliguu ku tukanayaa.
Sxb wax aadan caddayn u hayn hana diidin, hana dafirin.
@@sahanka97 Subxannalah diinta islamka ee ah risaalada u danbaysa nabi maxamed scw u hogaanka u hayo waa diin camal/action iyo rumayn isla socota ma ahan diimihii hore qaarkood oo kale oo inta ALLAH la rumeeeyo oo kaliya kugu filanaanayso....arkanta islaamka 5ta tiir ah baa daliil u ah ee adigu maxaa daliil u haysa oo ku qancaa in islaamnimadayda igu filnaynayso rumayn kaliya sxb?!
Waaa maxay borootistaan
Mad-hab ka mid ah mad-habyada kiristanka
Mahad sanid
ma wikipediyaha ayaad dadka usoo akhridaa lol
Qodobooyinka qoraaga maaha kuwa aad u xoog badan Waxaa kamid ah "dhiigiisa markaan eegay waa mid u eg dadka reer bariga ah" aniga ka shaqsi ahaan qofka Dintiisa kuma xerna la dagaalan Dulmiga iyo taciyada foosha xun tusala ahaan Nabiga mohammed iyo islaamkaba waxey yimaadeen Iyado adoonsiga jira dadkane Bar la adoonsado Hasayeeshe muusan reebin ee waxu noqday mid dhiira galiye adoonsiga Bal isagaaba lahaa adoomo badan. halkaAbraham Lincoln u la dagaalmay adonsiga, mana u maleynayo inu muslim ahaa dulmigaasne muslinimo darteed igu horyimid.
ula kaskaaga ma kaa aqoon darribaa ma kas xumay kaa tahay maxaa kuu dhabeeya ah oo xigasho xooggan leh?
Baladweyn ayaan kala eebow horay usoco waxbaan ka faiida mansha Allah
Islaamku ma dhiirri galin addoonsiga ee waxa ui dejiyay qorshihii addoonsiga khadka lagaga saari lahaa oo danbiyada waaweyn danbidhaafkooda waxaba laga dhigay xoraynta addoon, mar ayaanan barnaamij ka diyaarin doonaa insha allaah
@@sahanka97 waan ku faraxsanahay dedaalkaaga iyo badheedhahaaga geesinimadu salka kaga qotonto allana hasoo hanuuniyo inaguna waanada kala hagran-meyno dhalinta nimcadiyo badhaadhuhu u been sheegeen.
@@sahanka97 waan ka sugeyna Barnaamijka waa sax danbi dhaaf bu ahaa xoreyntiisa si taa lamid ahne qofka adoonka hadu sayidkisa ka baxsado Salaad lagama aqbaalayo muddo-cayiman waana qeybkamid ah dhiiragalinti ama iney sii jirto, calaa kuli xaal muslimiinta magacee doonaan ha ugu yeeraane waxey mar uun rajeynayaaan iney wax adoonsada.
Putain 🤯🤯gormay somali in-dheergarad yeelan been ha usheegin dadka si aad views uheshid
Abti meesha been iyo run meesha mataalo videogii Ku cajabiya ama aad ka hesho daawo kii klena iskadaa
Wallkeena dadaalkii iyo juhdigii uu usoomaray in uu inoo soo diyaariyo video faaiido leh makaamudna sidaan ee iskuday in aadan ugafin qofna adigoon xaqiiqada aqoon
Mahadsanid
Masha Allah