Waraysi Dagaal ah oo na dhexmaray Mr Taakeeye oo Aaminsan In Dumarka Baarlamaanka ku Jira Gaaloobeen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии •

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 2 года назад +13

    Sufiyan shiikh ahmed illaah haku xifdiyo xaqa aad ku hadashayna illaah hakuu adkeeyo adoo kale iyo kuwa raba in eey kitaabka allaah nagu xakuman illaah hanoogu dhiibo amiiin yarabi ❤❤❤

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 2 года назад +18

    Taakeeye boqolkiiba boqol waa saxan yahay Guuleyso brother 🧠💪☝

  • @Nuu-qn9bw
    @Nuu-qn9bw 2 года назад +16

    فلا وربك لا يؤمنون حتي يحكموك فيما شجر بينهم ثم لا يجدوا في أنفسهم حرجا مما قضيت ويسلموا تسليما.

  • @khadarahmed9583
    @khadarahmed9583 2 года назад +16

    Thank you takeye ale kulajir ee hakacajisin difacida dinita ale☝️

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 года назад

      NINKAAN MOORYAANKAA OO 5 TA WARIYE 1991 KII DILEY HADANA LEH NAAGTAAN LA QABIN WAA DHILAYSATAA MIYAAD U DUCEYNAYSA MA QOLOOYIN KIISAD TAHAY TAKFIIRI MISE MOORYAAN HAWIYAA?

    • @halimaahmed2179
      @halimaahmed2179 2 года назад

      diin difaac meesha kuma hayee habow ha ugu kalmeyn

  • @husseinismail3525
    @husseinismail3525 2 года назад +7

    MAHADSANID DR TAAKEEYE "XALKU WUXU KU JIRAA DIINTOO LAGU DHAQMO:

  • @Cubeyda104
    @Cubeyda104 2 года назад +13

    Taakeye waa nin xog ogaal ah
    Guuleyso Mudane ✅

    • @fahima6186
      @fahima6186 2 года назад

      Qabiil baa kaa qeeylisiinaaya qof lataageero oo qiima leh meesha majoogee😏😏😏

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +9

    Taakeye ❤️❤️❤️❤️❤️💯👍

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 2 года назад +1

      Wll adoo raali ah waxan doonayey inaan ku waydiiyo nin waxad aragtay ee ku jecelahay ama ku taageertay
      Midh ama labo wlhy suaashu waa iga dhab wan arkay warsiyadiisa
      Isaga laman yaabin lkn bal adigan inaN jawab ka helo

    • @muxamadalfaatix6758
      @muxamadalfaatix6758 Год назад

      @@cawilfaanto8994 aniga qof inu saxan yahay waxa ku aqonsada inu democracy ga gaalnimadaas necebyahau

  • @Axmed2121
    @Axmed2121 2 года назад +13

    Sufyan waa saxan yahay 100%, wali Maan arag inta waraysi ee uu bixiyay ninkaasi wax qallad ah oo lagu qoonsado ama Cid ulla dooda si cilmiyaysan oo xujooyin ku burrisa wuxuu aaminsan yahay. Af-lagaado aan cilmi badan ku dhisnayn maahane lama hayo qof buriya fikirkiisa Kuna burriya cadaymo iyo xujooyin.

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 2 года назад +2

      Sax wlo waa saxanyahay ,,,waxaan layaabi jiray kuwii dadka xaqa sheeya dhalceen jiray lkn imika hal daliil kugu filan in aanay dadku xaqadoonay ay baadilka raabaan badankoodu bal ninkan wax aan xaq ahayn maku hadlay maxay ku dhalacayn

    • @abdirahman6309
      @abdirahman6309 2 года назад +1

      Ninkan(sufyaan) wuu icajabiyay, ee wax khalfiyad ah iga siiya ,

    • @ferhanahmednur7233
      @ferhanahmednur7233 Год назад

      100% waaan kugu taaageersanahay, kolba will yarooo youtuber ah oo aqoon iyo waayo aragnimo toona lahayn baaa muran la soo hor fadhiista. Kkkk

  • @MK-ds2lb
    @MK-ds2lb 2 года назад +38

    Professor Taakeye is correct- well done 👏

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +18

    Thank you for telling the truth

  • @nimcohassan3636
    @nimcohassan3636 2 года назад +11

    M.a allah sidad dinta udi facday💯❤️

    • @AHH677
      @AHH677 Год назад

      Baaraka ALLAH Nimco
      Dad yar ayaa fahamsan, waxaana loogu yeeraa argagixiso.

  • @AbdullahiJamal-sv9fn
    @AbdullahiJamal-sv9fn 8 месяцев назад +1

    Masatar Sufyan alle haku barakeyo xaqa qayad kutaganthay wll alle ayaa ku garab tagan

  • @machadal-ansaar9256
    @machadal-ansaar9256 2 года назад +10

    Mastar sufyaan waa saxan yahay %
    Maa shaa allaah waa runtiis dastuurka soomaaliyeed loo dajiyey waa kufri
    Xataa haduu kitaabka waa faqo maa kitaanka la daysto
    Cajiib
    Xaqa waad caddeysey sufyaan alle ha ku barakeeyo

    • @cabdiraxmaankhadar8394
      @cabdiraxmaankhadar8394 2 года назад

      Ey ey dhalay oo shabaab ah bad tahay

    • @MK-ds2lb
      @MK-ds2lb 2 года назад

      @@cabdiraxmaankhadar8394 xeerka qowm luudka ee la diiday maa ka xanaaqday 😂 blue makeup kooxdiis ☠️

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 2 года назад +4

    SXB ADIGA TASTUURKA SOMALIA 🇸🇴BAL SOO AQRI QALAD AYAA KA BUUXAA IYO WAX DIINTA KA SOO HORJEEDAA... ADIGA AYAA YAABI DOONO.

  • @amalomar3138
    @amalomar3138 2 года назад +8

    Absolutely taakeye waa libaax runtuu shegay

  • @ismailhillac6011
    @ismailhillac6011 8 месяцев назад

    You'll never win an argument from Professor Sufyan because he's smart and got the world of God in his side. Mwu God bless
    You professor.

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 2 года назад +28

    sharci Allah kali ayaa dejiyay Ummadda yaan la qaldin Dadka Soomaaliyeed Diinta wey ku yartahay

    • @dr.khalidbeergeel5471
      @dr.khalidbeergeel5471 Год назад

      waxaad ogaataa sharci aan diinta khilaafsanayn waa khasab in la samaysto, wadanku inuu 18 gobol yeesho ma xadiis baa sheegay, in iskuulka 12 sano la dhigto, in wasaarado la sameeyo dadka ushaqeeya, in wadada laba haad noqoto yaa sheegay, in farmasii dawo kaliya gado, balhaarkuna raashin kaliya yaasheegay, in guriga aad dhisayso guryaha kale lasinmo oo wadada aanad dhisan yaasheegay, in somaliya wadanka layidhaa yaasheegay, in ciidamo jiraan, dadba hawl gaar ah qabtaan yaasheegay, waxyaaba yaryar waxa la yidhi kayashada oo wax aad iaku raacdaan yeela, hadii maanta madarasad laba qof furanayso saw wax inay qortaan maaha magaca schoolka, intasano la dhiganayo inta exam lagalayo intaaba saw inay iyagu dajistaan maaha xeer hoosaad ubixi, tastuur ubixi, heshiis ubixi, shu'uun ubixi lakiin waa waxa dadku kukala socdo kaliya waa inaanu diinta ka hor imanayn

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف Год назад +1

      Wabah kudhashen dintah maxay tahay waa kuh yartahay
      Markah walalih ninkastah haduyirih anah amir intah kalanah waa jahilin waa amarkaleh
      Markah somali duh haday jahil yihin oo dintoh kuh yar tahay malah waa yey khof fansiyah dintah mecnahedah oo kasarah jihil nimadah eey kujuran somalia duh
      Markah wabah yab oo khof kastah oo hadlah isgabah islah saxan oo dadkabah waxuuh u hestah ineey jahilun yihin oo waxabah garaney
      Maraka khofkih khaldan oo watah figrad khalad kuh ah umadah somaliyed rabih ha hadeyo oo hanah tusuh jidkah tosan amiin

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 2 года назад +5

    Professer taakaye is absolutely 💯 right

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 года назад +23

    Maan raacno quraanka iyo sunada

    • @mustafegadhka2720
      @mustafegadhka2720 2 года назад

      Ma rabaan waliba hadaad ku tidhaahdid ood ku celcelisid waxay ku odhan argagixiso ayaad tahay

    • @AHH677
      @AHH677 Год назад

      @@mustafegadhka2720
      Mustafe
      ILAAHAY haku xafido
      Nin weeyn oo oday ah ayaan ahay, Waan ku farxay fahamkaaga Caawa.
      ALLA hakaa farxiyo
      Aamiin

  • @Raho339
    @Raho339 2 года назад +3

    Wariye Nuur🦁❤️💯👍

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 2 года назад +8

    SXB NOOR 100% WAAD QALDANTAHAY..WAXAA KAA SAXAN HON SUFYAN ....

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 2 года назад +13

    Wow taakeye is really very educated intelligent philosopher teacher

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h Год назад +2

      Adigana argagixiso tahay bn filayaa

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 2 года назад +7

    Wariyaha waa dhaalim u saxayo xumaanta gabdhaha Somaliyeed.

  • @nasteexdahirog9476
    @nasteexdahirog9476 Год назад +1

    Illahayow ninkaa waxa uu sheegayo waa xaqiiq wanad ogtahay ummada islamkana u gargaar❤

    • @AHH677
      @AHH677 Год назад

      Alla haku xafido
      Aamiin

  • @nin-geed-saaran
    @nin-geed-saaran 2 года назад +7

    Sheikh sufyaan/taakeeye allaha ku barakeeyo

  • @mohamedhussein7444
    @mohamedhussein7444 2 года назад +9

    WARIYUHU WAXA FICAN INUU DIINTIISA SOOBARTO WAAYO WUXU RAQIIS KUTILMAAMAY DASTUURKA ALLE NOOSOO DAJIYAY

  • @IbraMudu
    @IbraMudu 8 месяцев назад

    Professor ❤❤❤keep going

  • @mali9027
    @mali9027 2 года назад +7

    DIMUQORAADIYADA, SOMALIDU MAFAHANSANA IN AAY GAALNIMO TAHAY

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +7

    Taakeye thank you

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +7

    Maansha Allah taakeye

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 2 года назад

      Wanku arkay inaad nin la dhacsantahaye
      Bal suaasha kusoo waydiiyeyiga jawaab

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +9

    Taakeye,keep going

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 2 года назад +7

    Taakeeye idaacadaha waraysanaya ayaaba ka daran wuuba soo shaacbaxay

  • @caskayare4482
    @caskayare4482 2 года назад +13

    Wallhi waxan ku dhartey allahi nafteyda gacanta ku hayey inuu xaq kahadley

  • @suadomarmohamed6806
    @suadomarmohamed6806 2 года назад +7

    Mr taakeeye waad ku mahadsan tahay dadkaan diinta hadii laga hadloba waxay ku sheegaan shabaab

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      Argagaxiso gaaladu yey u taqaan :
      ruclips.net/video/JK2QPk-XICA/видео.htmlm58s

  • @maxmedibraahimxaaji1137
    @maxmedibraahimxaaji1137 2 года назад +2

    Taakeeye mashaallh horay usoco guul inshllh

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 2 года назад +6

    Thank you Mudane Taakeye

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 2 года назад +6

    Dumarku guryohooda hajoogen
    Waayo Yaa Caruurta korinaya

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +7

    Taakeye sharaf iyo karaamo

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 2 года назад +2

    Kkkkkk, SSTV wa wareysi holcayo, kuwano kale soo badiya

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +3

    Waa dastuur xaaraam ah

  • @saidmohammed2873
    @saidmohammed2873 Год назад

    Prof . He's intelligent not only that he have always high education man 👞👞♂️

  • @Hidaayaproductions463
    @Hidaayaproductions463 2 года назад +3

    Zxb m.r sufyaan waasaxanyahay

  • @hanasomali1324
    @hanasomali1324 2 года назад +8

    Maasha Allah Nuur walee geesibaad tahay ma isagaa kajawaabi kara suaalahaaga, marba meelkale haku galgasho
    Ilaahay ha caafiyo ninkaan

    • @IskufilanSido2810hooyad.
      @IskufilanSido2810hooyad. 2 года назад +1

      Ninkani sidi Dilka wariyasha 5 ah logu edeeyay , Siyasi noqdy! Isago Dumarka aflagadayn unba arki jiraye! Miid walbo walan ,murder ah Diin ayu Somali ugu so habada Ma diin ayu wax ka ogyhy !🤔

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y Год назад +2

    Professor taakeeye is not easy 😅

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 2 года назад +11

    Wariyayaasheenu badankoodu waa caada qaatayaal nin kaan taakeeye ah run ayuu ka hadlaya walahi😥

  • @abdulaaahi6748
    @abdulaaahi6748 2 года назад +3

    Philosof takeye👊🏽

  • @YahyaAwake
    @YahyaAwake 2 года назад +3

    sax walahi Taakeeye

  • @hassanomar294
    @hassanomar294 2 года назад +4

    Mr taakeeye allaah ha kubarakeeyo

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 2 года назад +2

    SUBHANAALLAH
    WELIGEY QOF JAHLI SIDAN MADKAXDISA UGU JAJABAY MA ANAN ARAG!
    INU SOO HOR ISTAG ASAGA ANAN FIQ BARAN AYUU QOF MUSLAMAT ASAGA GALEYN HAYAA AWCUDU BILAHI MINAL JAHILIIN

  • @Garaad216
    @Garaad216 2 года назад +2

    Nuurow diinta baro

  • @amalcarale9259
    @amalcarale9259 2 года назад +3

    War dastuur aan Kan Alle ahayn aduunka kamashaqeyn karo

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 2 года назад +2

    taakeeye is true

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 2 года назад +1

    Wariyaha duur cidla ah ayuu jaffaayaa

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 2 года назад +6

    Dastuurka wa dawaqiita wey

  • @salatissackabdi5051
    @salatissackabdi5051 2 года назад +3

    Msr taakeeye runtuu ka. hadley

  • @fahadabdi5361
    @fahadabdi5361 2 года назад +1

    Wlh taakeye waa runtii

  • @NuurtoaadanMaxamed
    @NuurtoaadanMaxamed 8 месяцев назад

    Masha Alah takeye

  • @mansah737
    @mansah737 2 года назад +2

    Professorka wuu saxanyahay

  • @Almacarif
    @Almacarif 2 года назад +1

    اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @yasirtube1778
    @yasirtube1778 2 года назад +7

    Taakeeye waxa umuuqda nin cadaymo wata doodisna wa iqancisay

  • @mohamedmukhtaar3086
    @mohamedmukhtaar3086 2 года назад +1

    Nuurow takeye waa kasaxan yahay.diintisuu difaacay.waa sax.hdlka takeeye

  • @ayandahirmohamud1465
    @ayandahirmohamud1465 2 года назад +6

    Subxanalaah nuur ilaahay ulaabo oo kadanbi dhaf dhalbo sababtoo ah kalmada ah qofku inuu dastur amino ama kudhaqmo oon dastur ka ale ka ahayn waa gaalnimo mida labaad eed kugaftay waxay tahay diintaa ogal qawaanin ladajisto ood gaf diinta ugu gaysatay

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 Год назад +1

    It's funny takeeye is like the Somali Andrew Tate 😅😊😮

  • @ayuubaadamayuubaadam1177
    @ayuubaadamayuubaadam1177 2 года назад +2

    Wayaa wariye wa lagaa saxsan yahay adu mesha arin kuma hayisid waxan xasid nimo ahayin

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 года назад +5

    Nuur ma aha nin aqoon durugdan u leh diinta Islaam sida muuqata, waayo sida Taakeeye ugu taagtaagsaday baa laga fahmi karaa. That doesn't necessarily mean that I agree with Taakeye.

    • @abdidr-od9ek
      @abdidr-od9ek Год назад

      Kkkk orod hee taakeeye raac😂 Taakeye waa xoolo😊

  • @ahmedhassan6097
    @ahmedhassan6097 Год назад

    Taakeeye allah hakuxifdiyo

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 2 года назад +1

    Madaxda soo martay Dhamaantood wey aaminsanaayen Demoncratic ANAA afkii Ka maqlay xassan sheekh iyo sheekh shariif demoncraticada waa wax fiican ayagoo dhahaayaan

  • @Raho339
    @Raho339 2 года назад +1

    Allaahu AkbaR Kabiiraah☝️
    Scw Scw Scw
    Scw Scw Scw
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @caydaroos
    @caydaroos 2 года назад +5

    Taakeeye = 90%
    Weriye Nuur =10%
    Kutaabka Quraanka wax ka baxsan qofkii qorta ama loo soo qoro oo xukun ka dhigta waa gaal
    Taakeeye iga Xaqiiji hadalkaaga ugu dambeeyay bro.

    • @keynaanyare2980
      @keynaanyare2980 2 года назад

      Waa uu ku sxanyahay oraahdiisa taa ah

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      Sheekh mustafe kasoo baro muxaada cinwaankèdu yahay sharciga iyo qaanuunka , waan hurudnaa hadii aan nahay bulshada soomaaliyeed.

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      ruclips.net/video/jQ001tX9yNA/видео.htmlm10s.
      Waa kan sheekh mustafe xaaji ismaaciil ayaa waa hore cadeeyay in qawaaniinta in la sameysto lagu gaaloobayo weliba lala dagaalamayo.

  • @abdiadan1019
    @abdiadan1019 2 года назад +5

    Msaallah taakeye gay and lesbian xitaa galada ayaa maanta didan marks ingoo muslim ah maxaa noo kenay

  • @afaarah5760
    @afaarah5760 2 года назад +5

    Wax dastuurka ku qoran ayuu sheegay ninkaan waana runtiis

  • @hindajimale7918
    @hindajimale7918 2 года назад +4

    NINKAN HORTA MAXAABA LOO WARAYSAN WAABA NIN DADKA SOMALIYEED GAALO U YAQAANE

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 года назад

      Xasan Gaal Iyo Gaaladiiisa Qifka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Muslim Ka Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa ayaa Sharci U ah Gaalkane Demuqradiyad Marka Lagama Rabo Dastuuurka Demuqradiyada Somaliia Galada Walaga So Sarayaa Insha Allah

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 года назад

      @Ismail Mohamed xoolo caadi ah baa tahay. Qof aad neceb tahay gaal kama dhigi kartid. Ee meesha ka carar. Waxaa tahay argagixiso. Weyn.

    • @mustafegadhka2720
      @mustafegadhka2720 2 года назад

      Adiga laftaada ayaa balaayo doona argagixiso aad iska leedahay. Waar qofkii kitaabka allah diida in xukun laga dhigto waa gaal. Anaguna kumaanu odhan ee allaah ayaa yidhi. Dastuur iyo dimuquraadiyad gaalo wadato ayaa dadkii lagu dhaqayaa inta kitaabkii la diiday. Markaasaad argagixiso iska leedahay.oradoo diinta soo baro

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      Aniga soomaali aan ahay gaal miyuu ii yaqaan

  • @IbraMudu
    @IbraMudu 8 месяцев назад

    Wariyahan tawabar ayu ubaxanyaxay ❤❤❤don't pressure, wait to complete the questions 😂😂😂😂are somali wariya majiro

  • @mimediskender1786
    @mimediskender1786 2 года назад +6

    Bravo Mr Takeye. Vous avez parfaitement raison. 👏👏👏👍🏻

  • @wadayhore8162
    @wadayhore8162 2 года назад +1

    Taaakeye wlhi waa geesi allaha ku dhawro

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 года назад +5

    War kani waa afhayeenka ALSHAYDAAN BELO KUGU DHACDAY INDHO ADAKAA

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 года назад +2

      Xasan Gaal Iyo Gaaladiiisa Qofka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Waalida Hala Daaayo Somaliia Lagama Rabo Dastuuurka Christian Ka ama Demuqradiyada dalka Hanooga Baxaan

  • @caarifcali2636
    @caarifcali2636 2 года назад +1

    Nuur inaan waraysasto
    SaxAhan wuxuu xanbaarsanyahay afgaarta xagjirka ah

  • @somaliman8162
    @somaliman8162 2 года назад

    8:44 good piont👍

  • @maxmedibraahimxaaji1137
    @maxmedibraahimxaaji1137 2 года назад

    Sufiyaa sax uray usoco

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад

    Islam waa sharcigeena, Somalia 🇸🇴

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm Год назад

    صدقت يا سفيان

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +5

    Taaake,Allah kuxifdiyo

  • @aadansalaad5900
    @aadansalaad5900 2 года назад +4

    Ma sha allaah taakeyya

    • @fahima6186
      @fahima6186 2 года назад

      Qabiil baa kaa qeeylisiinaaya qof lataageero oo qiima leh meesha majoogee😏😏😏

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      @@fahima6186
      Inti Muslim ah ciddi dhahaysa halagu dhaqmo kitaabka qur'aanka ah madaxa uu noo saaranyahy ,allaha ha xifdiyo labada daaroodba .

    • @fahima6186
      @fahima6186 2 года назад

      @@samowade1300
      Akhii kitaabkii Alle mawuxuu noqday wax tuug walba iyo qaatil waba eey kugabadaan oo lagu been abuurto??? Illeen qof qaatil oo qaatiliintii dhiigyacab ka ah ee alsheeydaan sidaas utaageeraaya asagina lagu cadeeyay inuu mujrim yahay oo muslimiin kulaayay qabiilkooda dartiis kitaabja Alle inuu kusoo gabado oo isku qarinaayo waa loo jeedaye yuu khaldi karaa adiga iyo asagaba iima dhuuman kartaan😏😏😏😡

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      @@fahima6186
      Kitaabka qur'aanka ah halagu dhaqmo hadii lagu yiraa ma been aa lagu sheegay ?
      Maxaad u murmeysaa hadii aad diinka Allah aad jeceshahay in lagu dhaqmo oo dadka ugu tilmaameysa in ay yihiin dhiigyo cab , adiga maa giobjoog u ahaa meesha uu wax ku dilayay ?

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 2 года назад +1

    N N K H❣❣❣❣❣❣❣

  • @Almacarif
    @Almacarif 2 года назад

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @cowlhaaji4568
    @cowlhaaji4568 2 года назад

    Takeey is a best

  • @aadenmaxamed8922
    @aadenmaxamed8922 2 года назад +2

    Eraygaas aatiri waa khater (sheekaa rakhiis ah)

  • @KhadarSugule9
    @KhadarSugule9 11 месяцев назад +1

    Sinnaanta
    (1) Muwaaddiniinta oo dhan, iyagoo aan loo eegin lab iyo dheddig, diin, xaalad bulsho ama dhaqaale, afkaar siyaasadeed, qabiil, naafannimo, xirfad, dhalasho iyo afguri toona, xuquuqda iyo waajibaadkaba waa u siman yihiin sharciga hortiisa.
    😡😡xaqiiq weye qodobkazii

  • @sihamhajji2010
    @sihamhajji2010 2 года назад +4

    Nimanka Soomaalida ma fahmin. Sinnaan marka laga hadlaayo maxey uga hadlaan qeybta dhaxalka. Ninka iyo naagta Illaahey xaggiisa waa ka simmanahay, waxaa doonto iska sheeg uunbo u hadlaaya. Ma aqaanno qofkan sida aa shaykh u leedahay, aqoontiisa waa koobantahay, afkiisa waa xunyahay.

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      Waa saminyihiin hadii la yiraahdo , dhaxalka soogali mayo miyaa , midda loo socdo waa dhaxalka waa midki maxamed siyaad culimada ku laayay .
      Ha is dabaalin .

  • @IbraahimXasanIbraahimBaa-mb9xn

    وماكان صلاتهم عند البيت الا مكاء
    Saas dheh
    Hadhihin
    الا بكاء waa Khalad

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +4

    Subxaana Allah

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 2 года назад +6

    Ninkan shaqaalihii radio muqdisho 1991 xasuuqay maxaad u waraysan kanbaa diin nooga sheekaynaya

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 года назад

      Qof dilaa ah ayaaa iska dhigaayo. Qof fcn

  • @kamaladow6217
    @kamaladow6217 2 года назад +1

    Warayaha ma ismoodsiinayaa meeqa jeer ayaa qodobka sinaanta loogu celiyey mise diintaba madamqeeyso miyaah Allahu akbar

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      Meelow u jeedaa , in xaqiiqda la taabsiiyo ayuu iska indha tiraa .

  • @Boqoradarerka723
    @Boqoradarerka723 2 года назад

    Taakeye waa walanyahay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад +12

    Subxaanallah Subxaanallah oo heedhe qofka nin ama naag miyaanu noolaankarin hadaanu xaas ama sawj lahayn yaahuu umadu mawada sinaykunoshay acuudubilaah arkanaa shartaada Allah hanaga duwo

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 года назад +2

      Naftiisuu ku saleeyay waa ciyaal suuq

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      Yaa ku yiri lama noolaan karo , hadalkiisa ka keen .

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 2 года назад

      @@Cadar49 xildhibaanada nin iyo naag kuwooda single kaa ineey tuntaan oo fasahaad bdn yihiin waa xaqiiqo jirta oo la ogyahay, mida uu yiri qofku lamaane kama maarmana waa mid aan la inkiri karin Xafsa bintu Cumar ayaa aabaheed weydiiyay aabo gabadhu imisa ayay ninkeeda ka maarmi kartaa 4 bilood ayay tiri, sidoo kle isla Cumar binu Khadaab asagoo habeen magaalada wareegaya oo xaalada magaalada si qarsodi ah u indha indheenaya ayuu maqlay cod haweenay oranaysa hadaana Alle ka baqeeyn sharafna dhoowraneen caawa sariirtaydu weey ruxan leheed subaxii markuu naagtii xogteeda wareeysaty waxaa loo sheegay in ninkeedi jihaad ku maqan yahay markaas ayuu soo saaray in mujaahid walba uusan dagaalka ku maqnaan karin mudo ka badan 4 bilood sidaa darteed qof walboo caafimaad qaba da' iyo gaboowna aan gaarin nolol adag oo uusan sabri karin ayay ku tahay inuu iska noolaado lamaane la'aan waayo waa baahi ilaahay dadka ku abuuray qiyaarkiisana uusan ku maamuli karin.

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 года назад +1

      @@MudaneSooyaal lamaane in eey naf walbaa rabto la iskuma haayo lakiin hadii eey nolosha kugu qasabto kali nimo inteey rabto ha ahaatee xaraan mala galaa taas waaye su aasha ?anig ahan qof walbo oo kaliya hadii uu ilahay ka cabsanaayo waqti ku kalifaayo in uu xaaraan galo ma jirtto qiilna ma noqoneeyso lamane la aan lama joogi karo qof na maha in lagu tuhmo xumaan waa jaahil ninkaan takeeye . qof kii xun isageey u taalaa

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Год назад

      Lacag buu ku soo qatay inuu dumarka somalid caayo 😮

  • @ayuubaadamayuubaadam1177
    @ayuubaadamayuubaadam1177 2 года назад +1

    Nuroow mesha waxba kuma hayisid

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 2 года назад +7

    Great work/questions brother Noor❤

  • @halimab5796
    @halimab5796 2 года назад +2

    Taakeeye waydiiya inuu akhriyay Aayadda Quraanka ee Sheegaysa qofkii qof Mu'min ah ulakac u dila Abaalkiisa.

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 2 года назад

      Kkkkkkk that is true, in waa nin wax ku lamaanyihiin waayo waxaa ka muuqda deg deg iyo kulayl badan xiiqsanaan iyo inuusan fahan badan diinta ka haysan😂

    • @hazzanabdi5551
      @hazzanabdi5551 2 года назад

      Mar haduu garanaayo tafsiirkeeda
      Sis OK waaye haddii laguu akhriyana
      Ii tafsiir leedahay uun damiiri geeday ku xoqoto ma waydo

    • @somalisalafimedia8121
      @somalisalafimedia8121 2 года назад

      Hada taakeeye mu miniin kama hadlooyo ee wuxuu kahadlayaa kuwo xeerar iyo dstuur qortay oo kabaxay dariiqii mu miniinta ee adiga dastuurka islaamka ee quraanka ah soo kuma qanacsanid mise midka qoraayo in lees fuuli karo dadkii qortay miyaa mu miniin kuu ah

  • @saadiahassan3835
    @saadiahassan3835 2 года назад +5

    Takeeye Allaha barakeeyo

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 2 года назад +2

    Taakeye waa sheydaan waana alshabab
    Inuu caan noqdo ayuu u washey 👿👹
    Ala dowlada Kenya dul badanaa saa Taakeye oo Alshabab ah baba ku dhex nool 🤦‍♀️