Haa walaahay waa wareey, xaqii baa feedhaha ka dilaacay, argagixisada qoryaha sidata waxaa ka muhiimsan in ninkanoo kale la soo qabto, waa dadka mashruuc yada ku bixiya weriyahan wa brave smart
Dhalinyaradi iyo bulshadi sunti gaaladi ayaa saaqday ilaa ay ciddi kitaabka qur'aanka ah ugu yeerto ay la coloobaan . Waxaan kale oo aan si fiican u ogaaday in dadka Muslimiinta ah ee argagaxisada lagu sheegaba ay yihiin dadka dadka ugu yeera hirgalinta shareecada islaamka .
Waa yaab wariye aan waxba kala ogayn ayaa qof diyaarsan waraystay!!! Anigu waxaan aaminsanahay in Al shabaab ay reer galbeedku la gali doonaan heshiis kaasi oo ah inay dalkooda ku ekaadaan ee maalintaas xassan shekh oo hada rabin inuu wadahadal la galo Al shabaab mxu sameyn doonnaa tolow!! Ileen wixii Afghanistan ka dhcy baan soo aragnee
7:18 wariyahaan waa wax ay gaalo soo carbisatay , yaa moog in gaalo diidantahay kitaabka qur'aanka ah in la isku dhaqo , u fiirso sida uu wariyuhu u dhibsaa marka la yiraahdo gaalo ayaa diidan ku dhaqanka shareecada.
waxu leeyahay ha lala hadlo wiil somali baa labadhinac ku dhimayo shabaabku markey naga dilayeen maalin gudaheed boqolaal dadsomali maheen miya dad ay xasuuqayeen maxeytahay somalinimada soo baxdey markii ayaga laga adkaadey
Ninkaan maarkaan arko waxaan soo xasuusana dilkii dr xasan jiis .aniga cunog yar eh 16 jir eh aya bawuur laga sodajey tiyaataarki iyo hoyooyinga xamar .agteyda lagu dileey nimankii Dileyne wali an xamar dhaxmarooyo.TAAKEYE AQOON UMA LAHI lakiin warbahinta an ka arkeey
Maxay u ogolaan waayeen , sheekadoodu waxa ay ka bilaabataa kitaabka qur'aanka ah aan ku dhaqanno , dowladduna intaa ma ogola . Dhageyso yaa diidan in la heshiiyo iska indha tir AMA ka iska indha tirin : ruclips.net/video/DKed2_kU6AY/видео.htmlm28s
Yaa diidan in la heshiiyo , dowladdu xur ma u tahy in ay heshiis la gasho shabaa b xaqiiqada qaraar si fiican u dhugo : ruclips.net/video/DKed2_kU6AY/видео.htmlm28s
Dowladdu maxay rabtaa in ay dhaqangeliso , shabaabna muxuu rabaa caddeynta waa tan waana inta la isku haayo : ruclips.net/video/DKed2_kU6AY/видео.htmlm42s
Taakeeye adiga iyo kuwa aad ka dhalateyba ma rabtaan in ay dowlad dhalato,waayo hantidii shacabja iyo middii dowladdiiba adikaa xoog ku haysta waxaad ogtihiin hadday dowlad dhato in la idika qaadayo hantida aad xoogga kuhaysataan insha Allah waana ka idinka adkaan doonaa.
Dadkaa jaahwareerka ee waxaay maqlaanba wa run oranaya wa weel wax lagu shubtay . Naaf iyo maal iyo ciirdi iyo dhiiga dhalaanka iyo camaada yaa u baneeyey xitaa kay gaal ka u yaqaanin. Somaalidu wa bilaa diin waxaa laguhubaa diinta shaydanka ilaa in yar aad u yar mooyee
Dowladdu hadda ha qaadato kitaabka qur'aanka ah ee haloo aqoo aan waayo argagaxiso, Waxa argagaxisada lagu noqdo waa kitaabka qur'aanka ah oo la dhaqangeliyo iyo in la qaado wadadii lagu hirgalin lahaa .
Kani waa taageere AS sida ka muuqata, War dagaalka ka hor dad bey leynayeen kuwa lala dagaalamayo hal maalinbaa 200 qof la dilayay, miyuu maalinna ka hadlay tuugaas.
Wariyaha is Legend
Haa walaahay waa wareey, xaqii baa feedhaha ka dilaacay, argagixisada qoryaha sidata waxaa ka muhiimsan in ninkanoo kale la soo qabto, waa dadka mashruuc yada ku bixiya weriyahan wa brave smart
Warkan wuxuu wariye ka ogyahay malahan dabaal aan aqlilahayn
Ani wariyaha agteyda jaahil ayuu ka yahay op daba dhilif ah
Dr sufyaan wa nin rag ah oo runta yaqaan
Dr Taakeeye Mahadsanid
Dr. Sufyan Takeye is a legend.
Taakeeya waa legend asagoo kale allaha noo badiya
Kitaabka alle aan isku mamulno
Kitaabka rabbigay ha shaqeeyo
Dhalinyaradi iyo bulshadi sunti gaaladi ayaa saaqday ilaa ay ciddi kitaabka qur'aanka ah ugu yeerto ay la coloobaan .
Waxaan kale oo aan si fiican u ogaaday in dadka Muslimiinta ah ee argagaxisada lagu sheegaba ay yihiin dadka dadka ugu yeera hirgalinta shareecada islaamka .
Nio MA u fiirsatay!!!
❤❤❤❤❤
Gesinimo ugu imaaw ruux Allah keliya aminsan qabigisu kuwenyahay quranka iyo sunada❤❤❤❤
Taakeeye was Shabaab marka wareysigiisa waqti haku lumin
adina waxaa thy jaahil oo shareecada islaamka ka soo horjeedo
Weli wan la'ahay weriye caqli leh o so waresta ninkan walhi wa cawaano weriyeyaashaan
Wllhi wa sax hadalkaga wll wariye walba waxa moda galada iney kahelaan kista musharka
Wariyow run marabtid runta diidaysa
Wariyahaan waa bakhti uf, waxan oo kale inuu horyimaado nin wax garad ah oo soo diyaar garoobay wax la ogolaan karo ma ahan
Kitaabka aan isku xukuno dadka badankiisu xasaasiyad ayay ka qaban allaw alle
very good video merci
Waa yaab wariye aan waxba kala ogayn ayaa qof diyaarsan waraystay!!! Anigu waxaan aaminsanahay in Al shabaab ay reer galbeedku la gali doonaan heshiis kaasi oo ah inay dalkooda ku ekaadaan ee maalintaas xassan shekh oo hada rabin inuu wadahadal la galo Al shabaab mxu sameyn doonnaa tolow!! Ileen wixii Afghanistan ka dhcy baan soo aragnee
Masha alaah
wariya wax uu ogyahay malahan waxaa ka saxan sufyaan .
taakeye waa geesi runyaqaan ah😂😂
taakeeye legend
waxaa xaqiiq ah haddii Xasah Sheekh uu dhaho waxaan qaatay Shareecada islaamka in uu dili doono askariga ugu dhow ee ilaaladiisa.
Sufyaan always is the best
7:18 wariyahaan waa wax ay gaalo soo carbisatay , yaa moog in gaalo diidantahay kitaabka qur'aanka ah in la isku dhaqo , u fiirso sida uu wariyuhu u dhibsaa marka la yiraahdo gaalo ayaa diidan ku dhaqanka shareecada.
Adeer cidi ma diidana kitaabka alle balse dadkan isqarxinayaa muslim miyaa mise waa gaal
Kitabka qaraxa lagushegay kee waye
Wlhi ninka waraysanayo lenged weeyi qacan taan katagay 🤞😆
Noocaa oo kalee. Lama wareysto. Taakeeyee la midkaa
wariyahaan Sheydaan runtaa dhibeysa
Taakeeye waa runtiis alshabaab ha maamulaan somalia dawlada XSM waa gaal definitely
Adina haiskarebin
Nuur wlhi waa wariye dhamees tiran 👏👏
Kan wariyaha sheeganaayo waxaa dhaamo taakeye
@@mohamedomat4028 sabab muxu udhaa maa
Waxaad saa uledahay adi iyo taakeye isku mabda ayaa tihin waxaad kumidowden gaalaysinta umada islamka
Taakeye hadalkiisa logic baa ku jira. Dood cilmiyaysan ila la yeesho waa haboontahy
Is the fact Mr Taakeeye hhhhhh
Taakeeye waa Takfiir khawaarij ah
How do you know that?
Taakeeye isagaaba Al shabaab ah
❤❤❤❤
Takeye Allah hanaga Qabto
Waa Cawan
ninka taakeeye ah wuu saxan yahay qofku hadu kudhaho aan diinta islamka isku xukunno ood aqbali waydo adaa khaldan ninkan nuur ahna runta wuu didan yahay mdaxda somaliyana iyaga dadki somaliya aha dhameyay o didan heshiis nabaded waayo iyaga lacagta gaalada ay ka qadanayan unba udaran shacab masakin ah cidna dan kama laha
Yaa diiday in la heshiiyo :
ruclips.net/video/DKed2_kU6AY/видео.htmlm28s
Soomaalidu ha ogaadaan in islaamniada iyo sharciga islaamka ayna kala maarmin ama argigixisa kusheeg ama caay xaqiiqdu waa taas
Ninkan waa alshabaab wuxuu rabaa inaa dhiiga masaakiinta waxba galabsan inaaladaadiyo
Qof aaminsan in aad galtahay malinkii uu jaanis helo maxaa dhicikara??
Taakeeye waa shabaab waana isku xaaray
Ninkaan Taakeye wa shabaab wana shabaab kalkaal sida waxushkii caanood ee dhawan laxirey wuna difaacayaa burcad diimeedka alqushaash wuuna ka difaacayaa dagaalka xaqa ah dalka laga xoreenaayo waxuu rabaa khawaarij iyo qarax in laku jiro taa oo somaaliya ka sii dhamaaneyso ka dib qarax iyo xasuuq maalinkisto umad somaliyed aan waxgalabsan sida 14 oktober 1000qof laku xasuuqey hal maalin waxaas maa diin ah burcad diimeed Nimo moye.
La habarakeeyo taakeeye inta galada taageersana alahajabiyo
Uffffff
waxu leeyahay ha lala hadlo wiil somali baa labadhinac ku dhimayo shabaabku markey naga dilayeen maalin gudaheed boqolaal dadsomali maheen miya dad ay xasuuqayeen maxeytahay somalinimada soo baxdey markii ayaga laga adkaadey
Kan waaa alshabaab
Taakeeye
Wariye nin wax og ma ihid
Takeye saxib binta naladaf
Taakeeye Alshabaab ayuu u xuub siibtay oo hada Gabalkoodi dhacay....
Waryiyaha dhagihii ayaa qiiqay bas kadheh
War ummaddi Somaliyed o ad adigu laynaysay sow wiilal Somaliyed o ad xaqdaro ku dileysay ma ahayn,walale ha waraysan wa Mujrim
Ninkaan maarkaan arko waxaan soo xasuusana dilkii dr xasan jiis .aniga cunog yar eh 16 jir eh aya bawuur laga sodajey tiyaataarki iyo hoyooyinga xamar .agteyda lagu dileey nimankii Dileyne wali an xamar dhaxmarooyo.TAAKEYE AQOON UMA LAHI lakiin warbahinta an ka arkeey
Nuur sidan wariye kuma noqon kàrtiid
Taakeeye waa khawarij ka mid ah khawaarilta
Xildhibaanku was shabaab
wariyaha waxuu cadeysit gaalnimadiisa waa wariye Nuur
1:42 wariyaha xoolo nool waaye , xeryahooda ay iska joogaan , tolow ma ku wardiyaan .
Ninkaan taakeeye waa shabaab takfiiri waxbuu qarinayaa ururkiisa qarsodiga allow naga qabo
Absolutely warkiisu banaankuuyaal
Ninkaan waa fashilanyahay Alshabaab miyaa xal ogol?
Maxay u ogolaan waayeen , sheekadoodu waxa ay ka bilaabataa kitaabka qur'aanka ah aan ku dhaqanno , dowladduna intaa ma ogola .
Dhageyso yaa diidan in la heshiiyo iska indha tir AMA ka iska indha tirin :
ruclips.net/video/DKed2_kU6AY/видео.htmlm28s
Marka aad wariye tahy dad waa inaad dhexdhexaad u tahy, qofka aad waraysanyso iyo dadka ku dhagaysanyo ba ixtiraam, bilaa ixtiraam ayaad tahyee
Yaa diidan in la heshiiyo , dowladdu xur ma u tahy in ay heshiis la gasho shabaa b xaqiiqada qaraar si fiican u dhugo : ruclips.net/video/DKed2_kU6AY/видео.htmlm28s
Ahlu sunnah wax kaweydii
Ilma yar yar oo maskaxda laga xaday ayaa la laayaa madaxdii al shabaab waatan wasiirada ah wali yaa arkay nin madaxa oo al shabaab ah oo la tooganayo
Wariyaha duntoo daboola
Barnaamijkaan uu ka hadlaa taakeeye waa mid ey wada aamin sanyihiin
Qolada wahaabidu
Diinta ayey ku ganbanaan mana qabto diintu
Balse waxani fakar kooda hubeysan
Sida kuwa lamagac baxay shabaab
Iyo kooda kale wey wada rumeysan yihiin
4xaasle waxuu shega waa runtiis
YAA HuU KANI WAA CADAHAY WAXA UU YAHAY DAMIR LAWE WAXAN MA BA AHA IN AAD UMADA HORKENTO
Ninkaan diintuu ku adag adagyahay
diinta ma qadadweyn ba keentay? duli ba wada tihin, isma dhanto iyo dhasheedi! waxaad moda inay bixiyan visaha narta iyo janada lagu tago
Gaalo jecel iyo aduun jecel marabaan hormarka diiinta wexey kadorteen demokrasi
Wariye aan diyaarsanayn oo aqoon lahayn oo dhinac ka raran baad tahay suaalahaaga ka dhig logic sida hanoolato oo kale
Takeye iyo kuwa taageerayaba waa al shabaab hubkii umbaa kamaqan fikir koodu waa hal
KHAWAARIJTA IS QARINAYSA GODADKA KASOO SAARA
Ka jawab aakeeyow
Kkkkk wiila dhimanayo kulaha 600 ayeey halgalab dileen orod diyadoda kaso qaad markasa lala heshiina tankale laba somali kulaha muslin xata maha ugus
Waqtigoda dhamade xal lo bahnyhy
Wagar Waar wadankii Somalia Khawaarij Ayaa usoo Biyo dhaansaday
Norow xaqa ha leexan
Qawaarij isqarinaya
Khawaarijta iyo kuwa ku jeebka ah gabalkoodu waa dhamaaday, kolley Somalia ma caga dhigan doontid inta aad sidaan u hadlayso
Dowladdu maxay rabtaa in ay dhaqangeliso , shabaabna muxuu rabaa caddeynta waa tan waana inta la isku haayo : ruclips.net/video/DKed2_kU6AY/видео.htmlm42s
Taakeeye adiga iyo kuwa aad ka dhalateyba ma rabtaan in ay dowlad dhalato,waayo hantidii shacabja iyo middii dowladdiiba adikaa xoog ku haysta waxaad ogtihiin hadday dowlad dhato in la idika qaadayo hantida aad xoogga kuhaysataan insha Allah waana ka idinka adkaan doonaa.
3:14
Nuurow taakeeye shabaab weeye waa loo jeedaa dowlada Kenya wey lasocotaa
Nuur jaahil waaye wall waxbaro layskama hadluune
Alshabaab suut xiran ayaan arkaa, Kuwii Zoobe Umadha kuxasuqi ayuu xal uradinayaa
Axmed nuur ninkaan iska ilaali waa qaatil kulajooga keenya
Dadkaa jaahwareerka ee waxaay maqlaanba wa run oranaya wa weel wax lagu shubtay . Naaf iyo maal iyo ciirdi iyo dhiiga dhalaanka iyo camaada yaa u baneeyey xitaa kay gaal ka u yaqaanin. Somaalidu wa bilaa diin waxaa laguhubaa diinta shaydanka ilaa in yar aad u yar mooyee
Wariye runta ma rabtid
Taakeeye ayaaa kaa saxan gaalada na dhex joogta ayaa diidan inaan diinteena isku xukumno
Nuurow western wey dagaalamayaan, diyaaradaha wax garaacaya ma soomaali baa leh?
Hadda run miyaa la rabaa
Dad badan baa kitaabkii ilahy udayay shabb ba dad kulyza Al qushaash wa tuugo , quranka ilahy baa leh halagu dhaqmo
Dowladdu hadda ha qaadato kitaabka qur'aanka ah ee haloo aqoo aan waayo argagaxiso, Waxa argagaxisada lagu noqdo waa kitaabka qur'aanka ah oo la dhaqangeliyo iyo in la qaado wadadii lagu hirgalin lahaa .
Wariyaha wuxu is mooday caqlilow lkn waa doqon madax adag.
Kan xabsi lagu tuuro ayuu mudanyahay
Nuur ninka box ka galisay
Ninkaan hadhaw dadbaa difaacaya war xuriyatul khawlka xataa xad buu leeyahay
Inta dagaalka ku dhimatay iyo inta ey dilijireen yaabadan cawàan ayaatahy
Dowladada diidan kutubka alle in lagu dhaqmo waa gaalo
dagaalku wuxuu u dhexeeyaa Somali muslim asal ah iyo dameero Somaliyeed oo gaalo u adeegaysa.
Kani waa taageere AS sida ka muuqata, War dagaalka ka hor dad bey leynayeen kuwa lala dagaalamayo hal maalinbaa 200 qof la dilayay, miyuu maalinna ka hadlay tuugaas.
Weriyaha caqli huma
Waaxba mesha Kuma haya qawarij waye wa Sax
Taakeeye waa runt waxa la isku hayo cida diidan, lkn waa shabab laftiisu ama waaba ka fogyahay kk. Wariye sare nuur.
yaaab
Takaye is in Kenya why are you asking him such question??? very sensitive