Adan khadar aqoon shaqsiyaded iskuma lihin lkn waxad tahay nin an ku daydo kuna tixnahay taxanayalka dhan walbo taabanayo Mogadisho ayan kala socda horay u soco walaal
Umadana aqoon ayey utartameysaa adna intaa lasoo taagantahay hadaa jiif ku daawaneyso like ii saar waxaasi waxba kuuma tarayaane wax manfac kuu leh raadso
Asc wll Aadan,waxa tahay mid ka mida dadka waxtarka leh ee umada soomaaliyeed,kuma dhaleecaynayo balse videogan dhowr wax ayaa is yara daba marsan ama sanadaha ayay wax ka yara khaldanyihiin ee bal dib uyara eed zhp.Ma ahi mid taariikhdan hore u akhriyay balse markaan daawaday uunbaan ku arkay.
Si fiican ayan uga war bixisay Waana xogo aad u haboon lknze waxan ku odhan lahaa taariikhada dhimashadiii waa 9 feb 1881 wakhtigaazi oo da’adisu ahayd (59) ila xogeedyo intaazi ka buuranina ku sheegan inuu ahaaa 60 jir wakhtigaazi uun dhintay da’diisu
Waxaad ka soo baadhaa aadam maktabaddii ugu waynayd caalamka ee ku taalay baqdaad iran er cilmiga adduun laga baran jiray bugaagtii magtabadaasna badda lagu qubay ilaa baddi ay isku badashay madow khadkii bugagtaas cilmiga ah ku qornaa waalaqariyaa magtabada iyo cilmigii laga baran jiray ana Wax soo baadhi
Wll aadan Intaan youtube is ticmaalo kaliya channelka aan ka helay waa channelkan "ˢᵃʰᵃⁿᵏᵃ ˣᵒᵍᵃʰᵃ" wll aadan allaha ku dhawro, mar hore ayaadna sheegtahay inaan wadadii calimka wayn ee dr zakir naik inaad haysid walibana ku hamiyay sid haddan khaldanyn
Wcs. mahadsanid sxp Adigoo Mahadsan Halyeeyada islaamka taariikhdooda wax jooga soo diyaari Adigoo mahadsanid.
Mahadsanid macalin iigu Soo duceeya aabahay ayaa shalay dhintay 😢
Ilaahay ha unaxariisto walaalo
Alle ha u naxariisto
Aamiin aamiin wllyaal
Alle hawnaxariisto
Fydor Dostoevesky. Faylasuuf aan laga xiiso dhicin Akhrinta sheeko-faneedyadiisa.
Aaden sahan zhp adiga laftaada philosopher.
Adan khadar aqoon shaqsiyaded iskuma lihin lkn waxad tahay nin an ku daydo kuna tixnahay taxanayalka dhan walbo taabanayo Mogadisho ayan kala socda horay u soco walaal
Jzk khayran, Maka soo hadli kartaa afkaaraha ugu waa wayn ee siyaasadeed ee jira mahadsanid,
Nin aan kagadaydo dinaca aqriska iyo daraseynta bugagta❤❤
Dostoevsky waayo arag so jabey
Sanaag iyo waqmu caad iyo yaman wixii ka dhexeeyay iyo magaaladii dahabka Ahayd ee reer caad halkay ku danbaysay halageedi 🙏🙏🙏🙏
mazha allah brother keep going 💯🎓💯🎓💯❤💯🎓💯🎓❤
Alx ilahay ayaa mahad leh marka xigtana wallkay aadam
Taarikhda AXMED GUREY noso tabi 🙏
Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo
Tariikhda.zoobadi.maclin🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Aadbaad u mahadsantahay wll aadan
Hore ugu soco dhinaca guusha zxp adaan
Legend Adan saxan si gaar ah ayan kuu taagyeraa waayo waxey ila thy qof xogah isku fikir nahey
Mahadsanid wll adan
Aniga kolay waxan aaminsanahay kaliyaata xoog xoog mana aaminsani waxkale raganimo iyo dad nimoba iyo dawlad nimo waa xoog iyo awood hadii aana kadh laisgaga siin maxaa hagaagaya waxaana aan leeyahay carku dhaca cidlayduni ka hanjabay saanee wax kale oo lagu hodmi oo aana xoog ahayn waad mahadsantihiin idinka iyo sxb qli ah waa aadan Sahan waa wll kiin subayr andalus
Asc wllo Aadan waxaan kaga mahad celinayaa sida hufaan ee aad inoogu sharaxdid waxkaste oo faaido inoo leh
Waxaad Agteena Kathay wllo aan Kufaano alleha kudhowro wllo
Masha Allah bro igu qaali ah aadan waan ku faraxsanahy inaa kamid noqdo asxaapta ugu horeysa
Msha Allah sxb guuleyso
Soyaalka ahmed ibraahim (Gurey)
Waanka sugina halyeeygii soomaliyeed hogaamiyihii boqortooyadii adal
Mashaallah aadan
Fayador qoraa aan aad u xiiseeyo💓💓💓💓💓
Mansha allah
يا ادم احبك في الله ربي يحفطك
Masha allah
maadsanid wll adam
Good information
Keep moving for warding
wll aadan maalmahan kuma arke
barnaamijyada nosoo badi
Asc sxb aadan Sahan iyo nin loobaahanyahay sxb waxan codsan lahaa inaad xaga sirdoonka ka diyaariso muuqaalo sida kii maasooniyada oo kale waa subayr andalus oo ku le jasaaka laahu khayr
Keep going zxp aadan aduunka Sharad Ku noolow zxp thanks
adanow sxp khalkhal ayaa igalisee daqiiqada 9:16 waxaad leedahay 1857 ayuu guur saday waxa uu dhintay 1851 daqiiqada 9:59 khal khalka intaa leeg maxaa jirra macnaha
In uu sanadka khalday ayan u malenaa
Laga yabaa bal aadanow sxp halkaa iyadaa inoo faahfaahi
Wlhi waan yaabay anba xagay wax ka khaldan yihiin baan dhahay waxaan u filayaa in taariikhdu ka khaldantay aadan
Sxb aadan sahan waxaad kasoo hadashaa taarikhdii tigtaarka
Inta jiifks ku dawanysa like isku muujiya
Umadana aqoon ayey utartameysaa adna intaa lasoo taagantahay hadaa jiif ku daawaneyso like ii saar waxaasi waxba kuuma tarayaane wax manfac kuu leh raadso
Hore u soco sxb
walshy ama wlkag waa wllk garab kaga bahan inaad siiso plz 1k wa wax wan gadhi kara wa adigu igu so biira ,,
Keep going 💪 ✨
Mhdsanid wll
Ninkaan waxan iska shabahnaa meelo badan
1_ anigu waxaan leyahay hal abuur dhanka suugaanta ah iyo dhanka mala awaalka sheeko sameynta ,
2_Barbaarki nolosha waxan kusoo koray nolol adag walow ayna tiisa gaarin balse way adkayd
3_Waxan kaloo aan aaminsanhy dictatorship in maamul adag wax lagu xukumo oo cadaalad ah
Aadan waa lagu tabey waayahan bro ninlatabay soodhac
Thanks wll qali
7:32 1859
10:02 1851
Keep going
Ustad lahjadaada saaid ey u adagtahay oraahdii ugu danbeysay daqiiqadda 8:40 luqad ahaan waxba kama fahmin 10 jeer kabadan waan ku ceshtay Cajiib
somali baantuu miyaad tahay adigu wll?
@@AhmedDaariq Maya waxaa Ahay Somali Jaanguu
#sahanka xogaha zxp adan isku day inaad qizoyinka zaxapada io ambiyada muqalo noga soo samesid plz
WLL AADAN VIDEO-YADAN NOO SOO BADI
Barnaamij fiican
Asc mahadsani wll waxan kaa codsanayaa inaada soo galisid xalgad kusaabsan halyay islaam ah aniga oo mudan
sahanka xogaha 😍😍😍😍😍😍
Wczln ustaad
Спасибо брат
Allaha haku xafido wll
Nooso badi sxb
Booktiisa waxa yha mid ahaa, the brothers karaoke, the gambler iyo crime and punishment.
Aadan wxn ka codsanayaa inaad barnaamij ka sameyso buugga la dagaalanka nuurka
Aadan Zahan Taagero buuxan ku ahay tan iyo maalinki aan youtube channelkaga arkay aad ban u jeclahy xogaha aad noo soo tabizay
m.a wll adaaN aLLaH ku xifdiyoH 😘
Asc wll Aadan,waxa tahay mid ka mida dadka waxtarka leh ee umada soomaaliyeed,kuma dhaleecaynayo balse videogan dhowr wax ayaa is yara daba marsan ama sanadaha ayay wax ka yara khaldanyihiin ee bal dib uyara eed zhp.Ma ahi mid taariikhdan hore u akhriyay balse markaan daawaday uunbaan ku arkay.
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما
Thanks SX.
Thanks
Inkastoon dhiiri glinta necebahay hadana horay u soco🤚
Saxibow waanba kula yaabay sidee ku dhacday nin 1864 yurubta dhexe usafray inuu dhinto 1851 mana waaleysaa saxibow waxaan macquul maaha ee iisheeg sidee wax ujiraan gormusa dhintay ninkan Fyodor Dostoevsky?
Mahd sanid techer 1milion subs ku rajeyna
Habeenadii cadda
𝙼𝚘𝚟𝚒𝚗𝚐 𝚏𝚘𝚛𝚠𝚊𝚛𝚍 𝚊𝚍𝚊𝚖
zxp #adan
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤ inchallah 🙏
Dostoevsky,Died:February 9,1881.saint petersburg,Russia.
Soo daawada janalkayga oo kusoo biira wll
Maxaaa laga daawadaaa wasakh ayaaa ku jidheee
@@bushroomar5487 wllo 1 hees uun baa ku jirtay tiina wn kasaaray sorry wll
Balse muuqaalka kale waa wacyi gelin wll mcn
Saaxiib warbixin inooga doo diyaari sanaag iyo qawmu caad iyo yaman wixii gadhexeeyay
Si fiican ayan uga war bixisay
Waana xogo aad u haboon lknze waxan ku odhan lahaa taariikhada dhimashadiii waa 9 feb 1881 wakhtigaazi oo da’adisu ahayd (59) ila xogeedyo intaazi ka buuranina ku sheegan inuu ahaaa 60 jir wakhtigaazi uun dhintay da’diisu
Adan walala waxan raba inaan barto falsafada ee ila tali oo xage ka bilaawa
Friend, I ask you, what are you doing? You told the story that this man was released from prison in 1859 and now you say he died in 1851.
Carabkaa kaga dhacay ee waa 1881
1958kii miyuusan ahayn markii uu xabsiga kujiray islamarkasna miyu gursaday 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Wa waydin waxkle ha ii arkina
Inta wanagsan kaqaado inta kalena isaga tag wllo
Crime and punishment waxaan ku akhriyey sedex maalmood ii qolka ha buxin
M.a
Maxa ad ugahali harawi ama ku lee Somali
Good 2021 300 k
✊✊😍😍
Wll aad ban ku salmaya.
Inta ka dib waxad tiri wuxu kaso baxay ciqaabtii iyo jeelkii mustafiris ahaa 1859, hadana sido kale waxad tiri waxa uu gursadey gabadhiisii labaad 1857, hadana ugu dambeyntii waxad tiri wuxu geeryoodey 1851.
Sido kale marka uu kaso baxay xabsiga wuxu u safrey danka yurub 1864 taariikh dana waxa dhintay walalkii iyo xaaskiisii hore.
Bro nooso badi asago qoraal eh
masha allah
Mhdsanid wllo
Waxa tidhi aadan waxa uu guursaday dosteovsky 1857 hadana waxa tiri wuxuu dhintay 1851 February khalad Yar halkaa ku jiree ufiirso hada
👍👍👍
Xikmadihisaa
Toogasho buu ka badaay. Last minute.
🙃inTa beerka Ujiifta iscadeeya
Machallah
adano is qabo wax uu dhintey feb/9/1881
AaDan waLal kayi aad ayan ku salmaY shp qali alle aQon taaD HA KUGU AN FACO AAD AYAN UGU XIDHA NAHAY CHANNEL KAGA WAAN KA CHANNEL LADA SOOMALID AN UGU JECELAHY GUUL IYO GOOB NIMO KU RAJAY NAYA 🤩🤑
Niyhow khaladadga iska sax 1857 waa guursaday ba tri 9 feb 1851 waa dhinty see isku qabanysa
Mahad sanid aadan wll ilahy hano kaa daayoo
Cbzbz
$،
سقضشزهضفشر💪😈😡
💪💪💪
Waxaad ka soo baadhaa aadam maktabaddii ugu waynayd caalamka ee ku taalay baqdaad iran er cilmiga adduun laga baran jiray bugaagtii magtabadaasna badda lagu qubay ilaa baddi ay isku badashay madow khadkii bugagtaas cilmiga ah ku qornaa waalaqariyaa magtabada iyo cilmigii laga baran jiray ana Wax soo baadhi
6th shaakir Abdi
Mhdsanid mudane
Gobolka sanaag waxa jira dhagax laga helay gaar ahaan yufle oo danab le diyaaradaha caalamku la'aantiis ma socdaan markay dabayluhu jiraan chanelka dalsoor ka raadiya
m.a
Mma
Wll aadan Intaan youtube is ticmaalo kaliya channelka aan ka helay waa channelkan "ˢᵃʰᵃⁿᵏᵃ ˣᵒᵍᵃʰᵃ" wll aadan allaha ku dhawro, mar hore ayaadna sheegtahay inaan wadadii calimka wayn ee dr zakir naik inaad haysid walibana ku hamiyay sid haddan khaldanyn